Hubaal xaajiga hadaad usameeyso quraacdan meelkale kama quraacanaayo Cunto caafimad leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 237

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому +1

    Dhib🥰dheefba isla qaybsada
    Aar wllo nin jeclida alle ha isku keenday cimri dheer cibaado suuban👌😊😊😊😊

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 3 роки тому +21

    Masha allaah saakay ku quraacdayba alxamdulillah

  • @Monaahmed-iq9he
    @Monaahmed-iq9he 3 роки тому +6

    Masha Allaah quraac fudud Allaah ku barakeeyo gacantada Abayo

  • @nastehofaarah4903
    @nastehofaarah4903 3 роки тому +13

    Mansha allah wll wax badan ayaa kaa faa iday runtii hore u soco ♥️♥️👏👏👏

  • @ladyheart308
    @ladyheart308 3 роки тому +6

    Abaayo videos kaga aad ayaan u dawada thank you but xaajiga naga yarey anaga cuneyno cuntada nafta xaajiga uu leyahay ayaan lenahay otherwise you are great masha Allah

    • @bincamir1
      @bincamir1 3 роки тому

      🤣🤣

    • @bincamir1
      @bincamir1 3 роки тому

      Sax weeye

    • @rawmo7336
      @rawmo7336 2 роки тому

      Afkaaga caano lagu qabay. Dumaroow naftiina nagaqeysta koow, waxi soo raaco xaajiga halo dayo. Waa talo walal wayelowdey🤣

    • @riyaan8038
      @riyaan8038 2 роки тому

      Anaaba dhihi rapay🥰😇😂

  • @RumaanAadannuur
    @RumaanAadannuur 12 годин тому

    Msha allaha abayo gacantada allaha ku barakeeyo ❤❤❤

  • @sagalaamiin2669
    @sagalaamiin2669 2 роки тому +1

    Mcha allah sister wan so tijaabinaya inshaallah

  • @KibirrLowga
    @KibirrLowga 10 місяців тому

    Maasha allaah allah gacan taada hakuubarakeeyo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 3 роки тому +8

    Manshaa Allah Cafimaad kucuna Xabibti 👌

  • @quranalkareem2035
    @quranalkareem2035 3 роки тому +4

    Ma sha Allah walalo
    Khatar 👍 wadanke baad joogta

  • @queenfalis1727
    @queenfalis1727 Рік тому

    m a wan ka faaideysany ilahy ha ku barakeeyo

  • @cabdillaahi1888
    @cabdillaahi1888 9 місяців тому

    Manshalaah wall ale ha ku xifdiyo

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 роки тому +1

    Margarine waa sun ee organic Butter isticmaal sister please.

  • @ifraaxjaamac5361
    @ifraaxjaamac5361 2 роки тому

    Abaayo waa mahad santahay waan kahelay

  • @ISHWAAQCwahaab-lq5eg
    @ISHWAAQCwahaab-lq5eg Рік тому

    Masha allh qlai horw u soco

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii.

  • @saciidomaxamed1104
    @saciidomaxamed1104 3 роки тому

    Abaayo waa iisoo sheegtaa sida muufaha iyo nalawaxa macaan badan loo sameeyo midakale waxaan ku waydiinaa abayo quracdan caano booro maku badaln karaa caano loda

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 3 роки тому +3

    masha allh qurac ficn wye wn fahmay wpnka helay wn samesan raba insha allh🥀🤍

  • @ashraf9958
    @ashraf9958 Рік тому

    Gabar sida wax u karin taqaano alla ha ii sahlo oo waliba baariyad ah

  • @FartuunMoha-b2q
    @FartuunMoha-b2q Місяць тому

    mashalah abayo❤

  • @dahrancaabdi5482
    @dahrancaabdi5482 Рік тому +1

    Mashalah abayo ana wan tijabinaya

  • @muftimassala5401
    @muftimassala5401 2 роки тому

    Hhhh.cinwaanka video aad buu iiga qosliyay,maasha allah hore usoco wll

  • @LJama6119
    @LJama6119 3 роки тому

    ma iyagaa kala jecel meeshuu ka quraacdo xiisaha somalida waa sanadka hore.

  • @sacdiyosiman5803
    @sacdiyosiman5803 2 роки тому +1

    M.a pyo amiiro❤

  • @xalimomaxamed1598
    @xalimomaxamed1598 Рік тому

    Mahadsanid quruxey

  • @qurxi264
    @qurxi264 3 роки тому +1

    Asc amiira hore usoco markasta su aa yaan kuwaydinayaaa abaayo sidee codka usaarta muqaalada

  • @yasinahemd691
    @yasinahemd691 3 роки тому +1

    Baking powder ayaa katagtay wllo

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 роки тому +4

    Mashalah abayo wa qurac cajib ah lkn abayo marwalbo thaimnilka aad isticmaleyso midad adiga ledahay ha noqdo hadi kale copyright ayu ka noqonaya wa coverka sawirka intabadan midad ledahay kadhigo thanks

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Місяць тому

    Masha Allah

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud Місяць тому

    Mashaallah

  • @naimoopdulla5271
    @naimoopdulla5271 Рік тому +1

    M.a byo jasakalah

  • @dagandawo8635
    @dagandawo8635 3 роки тому +3

    Bakin powder gi mxa maad kudarine ma ilowday

    • @queenikran1591
      @queenikran1591 3 роки тому

      Ma ay ka ilowdey bakin powder kii labo jeer ayaan ku noqday muuqaalkaan ma arkin ayadoo ku darayso..

  • @Fardosa869
    @Fardosa869 Рік тому

    ❤hore u soco abyo

  • @maryomamatalah219
    @maryomamatalah219 3 роки тому

    Abayo sidu burka u kacay qamiriso al aan wax qamiriso ah ma adan shegin inakudartaye ???

  • @dhowrsanahmedahmed4613
    @dhowrsanahmedahmed4613 3 роки тому +1

    Canahaa doonodoono kama dhigan karo miyaa abaayo

  • @pele19812
    @pele19812 3 роки тому +2

    Asc abyo masha allaha gacantaada allaha kuu barakeeyo wax badan waa kaa barty thanks lkn aniga iyo xaajigeygabo reero moos manihin ee maka dhaafi karaa mase waa laasim mcnto plz jwb wcn❤️❤️❤️

  • @suleekhaxuseen546
    @suleekhaxuseen546 3 роки тому

    Wll fixiso miyaa kudarin imisa saac sugayaaa

  • @mataanahmedgurey9309
    @mataanahmedgurey9309 3 роки тому

    Masha Allah abaayo allaha ku barakeeyo waan kugu tixnaan donaa

  • @amiiraaaden8938
    @amiiraaaden8938 Рік тому

    Samideey mahadsanid

  • @mizznaimaofficial1189
    @mizznaimaofficial1189 3 роки тому +1

    Masha Allah walaasheey Alle haku barakeeyo

  • @z_a_h_h_m_s_aitogik1767
    @z_a_h_h_m_s_aitogik1767 3 роки тому +1

    Masha'Allah Allaha ku xafido

  • @abdiqaninazlin6641
    @abdiqaninazlin6641 3 роки тому +11

    asalam aleikum Mashalah I like how your explain the cooks.... Kindly I nid the recipe of pilau

  • @kheyrokeyse1142
    @kheyrokeyse1142 2 роки тому

    Wlshy qli cano bodhe maku samaysankara iso shg

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 3 роки тому +3

    Mansha Allah 👏👏👏

  • @falishasan435
    @falishasan435 2 роки тому

    Abayo burka maku shidikara

  • @zooya8618
    @zooya8618 2 роки тому

    ماشاءالله حبيبتي يحفظك الله

  • @nuurayusuf2461
    @nuurayusuf2461 3 роки тому

    maansha allh allha ku xifdiyo abaayo mcnto mahadsanid

  • @mushtaqkhadar304
    @mushtaqkhadar304 2 роки тому

    Sobadey qali xupe

  • @hindaducaale5249
    @hindaducaale5249 3 роки тому +1

    Canaaha wall ma caanahaan doobaan kudari karaa miyaa
    Baniinada hadaad hayna🙏

  • @fowsiyoosman5306
    @fowsiyoosman5306 3 роки тому

    Masha Allah xbbti

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 3 роки тому +2

    MashaAllah mahadsanid xabibty

  • @hodancowal6860
    @hodancowal6860 3 роки тому +3

    Masha allah waa ka heley

  • @msssaomali
    @msssaomali Рік тому

    Baniilo maxaa la dhahaa abaayo

  • @nahajabdullqadir4273
    @nahajabdullqadir4273 2 роки тому

    Wan ka helaya sistera

  • @ilhaanzoya2344
    @ilhaanzoya2344 2 роки тому

    ma shllh

  • @saadocilmi989
    @saadocilmi989 2 роки тому

    Mashalahmahadsanid wll

  • @faizanbeauty9509
    @faizanbeauty9509 3 роки тому

    Masha allah apayo allaha kuxafido

  • @hashimalimoha1414
    @hashimalimoha1414 3 роки тому +1

    WWWWww macaan waaye m.a

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 Рік тому

    Abaayo avoid margarine hadaad awoodid. Caafimaad ma’ahan

  • @QadanCabdi-f2k
    @QadanCabdi-f2k 8 місяців тому

    Thk❤

  • @maxamuudaadan4306
    @maxamuudaadan4306 2 роки тому

    masha allh

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 3 роки тому

    Masha Allah abaayo jizakalaahu kheyr

  • @saalimcaana8375
    @saalimcaana8375 2 роки тому +1

    Maasha,allaah

  • @abdishakurmahdihduale2583
    @abdishakurmahdihduale2583 3 роки тому

    Fixiso ama iis laguma darayo miyaa abayo

  • @fatimasillah2394
    @fatimasillah2394 3 роки тому +2

    Walikum salam thanks for the video.

  • @jiijoabshir8907
    @jiijoabshir8907 3 роки тому

    wadankee baad joogtaa walashey

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 3 роки тому

    Maasha’llh

  • @amuunqueen3381
    @amuunqueen3381 2 роки тому +1

    ما احلى هدا الاكل

  • @dhemaanmuuze2740
    @dhemaanmuuze2740 2 роки тому

    Cunadan oo khudarleh zogali wllo

  • @ayaanabdimusse9273
    @ayaanabdimusse9273 3 роки тому

    Masha allah tabarakallah sis

  • @faadumocilmixasanfaadumoci3316
    @faadumocilmixasanfaadumoci3316 3 роки тому +2

    Wad mahad santahay walaal ma iska dayn kar uukunta

  • @ikramohamed4672
    @ikramohamed4672 3 роки тому +1

    paayo tnks lkn su aal codsi waye iga so jwb batterka hadan firij galin ma iga dhalala oo u bananka ku kululado

  • @awahaab8803
    @awahaab8803 3 роки тому +3

    asc waw cadi ma ahan

  • @fathiali8485
    @fathiali8485 3 роки тому +1

    Walalo baking powder miyad ku dartey,waayo waxyaalaha meesha kuyaalo wuu kujiraa adoo kudareysaneh ma arak

  • @khadizamama34
    @khadizamama34 3 роки тому

    سلام عليكم اعطينا تفاصيل بعد كم دقيق يتخمر ولا ع طول نخبز بور شو بور تقصدي دقيق اي نوع من دقيق رقم 1 ولا رقم 2 لزم يابنتي تفصيل مهم جدا

    • @زمنيفة
      @زمنيفة 3 роки тому

      نعم بور هو دقيق
      ما بعرف ماهو دقيق رقم او رقم ثاني دقيق اعرفه دقيق فقط بدون ارقام

  • @faizahajir6432
    @faizahajir6432 3 роки тому

    thank you

  • @bishuubiriq5672
    @bishuubiriq5672 2 роки тому

    Maaaaaaashaaa allaaaaah

  • @mahadmohasheikhdon9095
    @mahadmohasheikhdon9095 3 роки тому +2

    Gabar cunta karis taqaanto ha ila soo hadasho

    • @leyliinadagan5320
      @leyliinadagan5320 3 роки тому

      Raga hada dumarka iyagaba ka cuno macaan baro sida loo kariyo

  • @ismailcumar7884
    @ismailcumar7884 3 роки тому

    woow Masha.allah 👭👪💑💏

  • @kawtharahmed7374
    @kawtharahmed7374 Рік тому

    O meshu ka quracanayo maxa iga galay wxn sameyo hadusan cunayn waba alx ana cunaya

  • @ParkJimin-xn9tb
    @ParkJimin-xn9tb 3 роки тому

    Abyo hadaan waayo geedka daqiiqda lagu walaaqayo gacanta ma isticmaali karaa

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 3 роки тому +1

    Waa sifiican laakiin baankeeg moos laguma daro

  • @deeqaahmedabdi5209
    @deeqaahmedabdi5209 3 роки тому +1

    ماشاءاللہ

  • @soniakumar3876
    @soniakumar3876 3 роки тому +1

    Mashalla

  • @sacdiyaali8493
    @sacdiyaali8493 3 роки тому +1

    vanilla la aan ma samayn karaa?

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому

    Mansha allah

  • @gabadhasomaliyed9800
    @gabadhasomaliyed9800 3 роки тому +3

    Masha Allah gabar wngsn

  • @xamdiibraahim9906
    @xamdiibraahim9906 3 роки тому

    Masha alah hure usoco

  • @MunacaydidCaabi
    @MunacaydidCaabi Рік тому

    Faniila ma ahee wax kale ma lagu darikaraa wllashy

  • @hooyomcnto
    @hooyomcnto 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hibohusseinyusuf9133
    @hibohusseinyusuf9133 3 роки тому

    Masha allaah abaayo dadaal waxan wa video aad u quruxbadan o waxtarleh gabdhaha somilyeed waxan Odin leyahay is taagera insha allaah aniga you tuber ma ihi Lkn Marian Argo gabar somaliyeed Wales hey ah o UA-cam haysta o bulshada wax u faaideyneysa waxan jeclahay si dar allaah ah I aan like subscribe u siiyo mark and Gandhi aan is taagerno hadaan Naha gabdhaha somaliyeed Kor aan is ku qaadno insha allaah

  • @hoodonasir9218
    @hoodonasir9218 2 роки тому

    Wlly banila wa maxay

  • @munacashurabshir1433
    @munacashurabshir1433 3 роки тому +6

    ماشا ۶الله

  • @xamdidaud8793
    @xamdidaud8793 3 роки тому

    Masha allah abayo

  • @fatximohamedmalyuun1234
    @fatximohamedmalyuun1234 Рік тому

    Abayo qadada noo soo gali

  • @dekadahab1668
    @dekadahab1668 3 роки тому

    Abayo caanaha yogurt sida lo sameyo inoga fa.ide

  • @raxmacabdulahi4522
    @raxmacabdulahi4522 3 роки тому +1

    Abyo hory usoco

  • @HiboCali-hi6ki
    @HiboCali-hi6ki Рік тому

    Xppti qado noo soo gali

  • @haweyosuusaan6693
    @haweyosuusaan6693 Рік тому

    M.a