Caawa waxaan xasuusaneynaa xuseynaa allaha u naxarìistee mujaahid General maxamed faarax caydiid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @fartunahmed3927
    @fartunahmed3927 Місяць тому

    Janaral Caydiid Alaha Unaxaristo yaraabi Aamin Aamin Aamin 🤲

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Місяць тому

    Ilaahoow jeneral Ceydiid janada gurigiisa ka dhig

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    waraa diinta islaamka haku gafin ceydiid mujaahid ilaahey dartiis u dagaa lama yey maaheyn wuxuu ahaa nin qabiil u dagaa lama yey kadibna qabiil diley

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    dadkii soomaaliyeed ee qabiilka iyo xaq darada is ku laayey kuwii hugaa minayey wixii ka nool maanta ilahey bey uga roobad keenen oo climadii bey wey diinayaan maxaan maanta same karaa marka danbiyada halaga fogaado

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    dadka mulimiinta ah waxaa looga digayaa in aaney dad aan ilahay jidkiisa ku taag neyn la dhaho majaahidiin waa danbi weyn halaga ilaaliyo carabka danbigaas weyn

  • @AhmedXusen-m3u
    @AhmedXusen-m3u Місяць тому

    Ninkan been weynaa oo ohin buuranaa oo waa niman qajileyn adanba is xoreyn le baladweyne maxad kusoo gartaa sawiryahow indhaha bararan xawadle runtii aduu ku xoreyey runtiina aduu ku xoreyey Somali AYANA marqati ka ah abaal laawe

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    fidnada dadka maalin walba dadka ku wac dinayo maalin aan maanta aheyn baa jirta hala ogaado

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    nin kaan waxaa uu kunool yahey meel dadku qabiil aysan ka shaqeyn hadana waxaa uu u hadlayaa sidii ilmo yar oo geeley ah war qabiil yuu naar ku galin ka joog

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому

    arayaa sheekada mujaahid waa sheekooyin isaaq iney ugu yeeraan dad dadka iyo dalka kala gooynaya ama isaaq nimo u dagaala mayey waa danbi