qaabka saxda ah ee ay u soo kala horeeyeen nabiyada. nabi aadam illaa nabi muuse CS. iyo cimrigooda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • FUAD AMIN: Home of islamic studies
    cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
    ______________________________________________________________________________________________________
    qaabka saxda ah ee ay u soo kala horeeyeen nabiyada. nabi aadam illaa nabi muuse CS. iyo cimrigooda
    fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
    #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
    booqo channelkeyga labaad:
    #horusocod_media : / @horusocod143
    __________________________________________________________________________________________
    daawo muuqaaladeena kale:
    playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
    1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
    2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
    3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
    4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
    5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
    6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
    7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
    8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
    10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
    11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
    12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
    13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
    15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
    17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
    18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
    20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
    22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
    23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
    24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
    25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
    26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
    27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
    ________________________________________________________________________________________________

КОМЕНТАРІ • 85

  • @redakabdi4574
    @redakabdi4574 2 роки тому +16

    Adam , idriss , nouh , houd , salix , luud , ibrahim , ismael , isxaaq , yaquub , youssouf , shucayb , ayuub , dulkifli , yonis , mousse ,haruun , ilyas , alyasac , daoud , souleiman, zakaria, yahya, issa, mohamed ,,, masha allah wad masantahay wa ina madaxa ku qabto

  • @user-xu9gw9xu6f
    @user-xu9gw9xu6f 4 місяці тому +1

    Maasha ala waad mahadsan tahay ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @HafsaQueen-iy7go
    @HafsaQueen-iy7go 4 місяці тому +2

    M.a allhu akbar❤❤❤❤❤❤

  • @MaranedualeWaays
    @MaranedualeWaays 2 місяці тому +1

    Jazaka llaha

  • @yaasirsharaf3564
    @yaasirsharaf3564 2 роки тому +4

    Scw scw scw scw walahu ag bar bar wlle yal ale iwaydiya inu idanbudhafo wlle yal walahu agbar alow nodnbudhaf wa bilrabadane

  • @AnisaCali-fl1xk
    @AnisaCali-fl1xk 2 місяці тому

    Subhanallah🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-xd1zj2ci5n
    @user-xd1zj2ci5n Місяць тому +1

    Scw

  • @ugbaad3587
    @ugbaad3587 Рік тому +2

    جزاك الله خير ❤❤❤

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 3 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 Рік тому +5

    Subxanallah ❤

  • @maxamadcabdi-tu9lq
    @maxamadcabdi-tu9lq 5 місяців тому +1

    Caleyhi salaatuwalaam

  • @HafsaQueen-iy7go
    @HafsaQueen-iy7go 4 місяці тому +1

    M.a

  • @xamdixushmo3349
    @xamdixushmo3349 3 роки тому +3

    Wllky jasa a kalaah khayr

  • @sihaamosman9773
    @sihaamosman9773 Рік тому +2

    Walaal wad maxadsantahay ❤

  • @user-ho6yh3sm5t
    @user-ho6yh3sm5t 5 місяців тому +1

    ❤❤❤

  • @abdirahmanabdullahi5554
    @abdirahmanabdullahi5554 Рік тому +2

    Mahadsanid wll

  • @khadarotyttube6176
    @khadarotyttube6176 Рік тому +2

    Jazakumullaah pro

  • @user-il6rx1lz9c
    @user-il6rx1lz9c Місяць тому +1

    Nabig Lexaad ibraahim

  • @mubaarak2982
    @mubaarak2982 3 роки тому +11

    Mahadsanid جزاك الله خيرا 🤲🕋👈🏻

  • @mssamaal-mw6iv
    @mssamaal-mw6iv Рік тому +2

    M.a allah ❤❤❤❤

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 роки тому +2

    Masha allah shukran aqii 💚💚😍😍💚💚😍😍💚💚😍😍

  • @dekowmuhumedhassan3118
    @dekowmuhumedhassan3118 2 роки тому +4

    Masha allha

  • @faisocalimire5128
    @faisocalimire5128 Рік тому +2

    mnshaa allaah

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 роки тому +4

    Mashallah mahadsanid walal Allah ajar hakasiyo inshallah

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 роки тому +5

    Maasha allaah illaah qaligaaga iyo maskaxdaada ha kuu daayo aamiin

  • @mohamedhilowle1821
    @mohamedhilowle1821 3 роки тому +4

    Wll nabi luud iyo nabi Ibraahim iska hubi waa isku waqti. quraanka ayaa lagu sheegay.

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire Рік тому +2

    Sallahu Caleyhi Wasalam

  • @aamiinboosaso841
    @aamiinboosaso841 2 роки тому +2

    Masha allaha

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Рік тому +2

    sallallahu caleyhi wasallam

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 роки тому +2

    Masha Allah jazakallah khair

  • @shamisjama9423
    @shamisjama9423 Рік тому +2

    Scw scw scw❤❤❤

  • @maxamadcabdi-tu9lq
    @maxamadcabdi-tu9lq 5 місяців тому +1

    Habalyo

  • @cawlhassan8962
    @cawlhassan8962 6 місяців тому +2

    Maxaad uga tagtay Nabi
    daaniyaal❤❤❤❤

  • @isbedelmedia
    @isbedelmedia 2 роки тому +7

    Siday nabiyadu u soo kala horeeyeen nabiyadu
    1 nabi aadam cs
    2 nabi idiris cs
    3 nabi nuux cs
    4 nabi huud cs
    5 nabi saalix cs
    6 nabi luud cs
    7 nabi ibraahim cs
    8 nabi ismaacil cs
    9 nabi isxaaq cs
    10 nabi yacquub cs
    11 nabi yuusuf cs
    12 nabi shucayb
    13 nabi
    14 nabi dulkilfi
    15 nabi
    16 nabi muuse
    17 nabi ilyaas
    18 nabi suleymaan
    19 nabi sakariye yaxye
    20 nabi ciise cs
    21 nabi muxamed csw

  • @maxamadcabdi-tu9lq
    @maxamadcabdi-tu9lq 5 місяців тому +1

    Hablyo

  • @sahraismailmohamed4343
    @sahraismailmohamed4343 2 роки тому +3

    Luove

  • @Umamohamedchannel
    @Umamohamedchannel 3 роки тому +3

    Mahadsanid fuad walalkeyga

  • @hindamuxmedmadar5239
    @hindamuxmedmadar5239 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @naimamohamed3638
    @naimamohamed3638 Рік тому +1

    MSAL

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 роки тому +2

    Jasaakallaahu qer

  • @safiyaabdi627
    @safiyaabdi627 2 роки тому +1

    Maashaa alaah

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 роки тому +2

    Scw scw scw

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Рік тому +2

    waadmahadsantahay wll

  • @bouhahmed5537
    @bouhahmed5537 2 роки тому +2

    Assalam alecum huno le prophète nuur il disait 950 ans allah est grand comme je entendu allah le sais

  • @farhiaabdulleahmed8539
    @farhiaabdulleahmed8539 2 роки тому +3

    Cuzayr waa lagu sheegay quraanka

  • @husseinnurow1844
    @husseinnurow1844 Рік тому +1

    Nabiyada

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 8 місяців тому +1

    Idriss2 nux3

  • @sahraismailmohamed4343
    @sahraismailmohamed4343 2 роки тому +2

    AsmKaanaahajakaa

  • @edabsansidahoyaded
    @edabsansidahoyaded 4 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @bahjosalaad5735
    @bahjosalaad5735 2 роки тому +1

    Mashallah

  • @shugrixiirey4615
    @shugrixiirey4615 3 роки тому +2

    Masha alah

  • @aslimmohamed9049
    @aslimmohamed9049 2 роки тому +2

    Waad qaldan taay nabi 6 waa nabi Ibraahim calehi salam.
    Nabi dhul khifl wuxu dashay nabi ilyas kadib.
    Nabi sulayman wuu ka horeyey nabi muse.

  • @munahappy6747
    @munahappy6747 3 роки тому +1

    Hoyo mcn sukrana

  • @cabdulahiholand99
    @cabdulahiholand99 Рік тому +1

    Asc

  • @amiiroahmed7425
    @amiiroahmed7425 Рік тому +2

    😂😂😊😊

  • @fariidofikar1467
    @fariidofikar1467 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdiwahabmohammed7776
    @abdiwahabmohammed7776 2 роки тому +5

    Asc walaalalayaal qolada kanaalkan leh . Salaan ka dib qisooyinka Nebiyada ha ku ladhine sawirro maxaa yeeley Alle ma jeclo sawirrada.

    • @amiiroahmed7425
      @amiiroahmed7425 Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😊

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 роки тому +3

    Yaa Ustaadii Hadaan Channelkaaga Soo booqday Walaahi Qalbigaana kugu haayay Alx Isla markiiba soo Dhigatay.

    • @fuadamindaud
      @fuadamindaud  3 роки тому +1

      Baarakallaahu fiik

    • @mahamudomar3225
      @mahamudomar3225 3 роки тому +2

      Walaal iska hubi warbixintaada waxaad moodaa in mad madow badan uu ku jiro tusaale ahaan waxaan kuugu filan in nabi muuse uu qabay mid ka mid ah gabdhihii nabi shuceyb sawirkaadi iyo warbixintaada waxaa ka muuqda in dhexdooda ay anbiyaa badan uu ku jiro oo uu shuceyb xataa ka horeeyo ibraahiim,jazaakalaah

  • @dhuubowchanneltv4900
    @dhuubowchanneltv4900 4 місяці тому +1

    Cuzayr nabi miyaa mise waa qof wanaagsan taas bal caddayn nooga sheeg

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 3 роки тому +2

    Wll vidoeyaal cusub soo same kuwaan ayaamhan soo dhigesay kuwo aad ku soo celisay waaye

  • @farxanyusuf4177
    @farxanyusuf4177 4 місяці тому +1

    Ma jiraa rasuul loo diray jayniiska,indhayarta ama hiindida

  • @cabdijabbarr5317
    @cabdijabbarr5317 3 роки тому +3

    Nabi huud iyo nabi saalax sidey carab Ku noqden carabtu miyanay ka tafiirneyn nabi Ismaciil çs halkaa noo sharax bal

  • @mohamedhilowle1821
    @mohamedhilowle1821 3 роки тому +2

    Surat wadaa riyad ayaa daliil u ah iney isku waqti ahaayeen nabi Ibraahim iyo nabi luud CSW ayadaha 23aad iilaa 33aad.

  • @Rabic_nour
    @Rabic_nour 2 роки тому +1

    Luud Ibraahim keebaa horeeyay akhii maxaa qaldan 🤔

    • @farhiahassan2569
      @farhiahassan2569 2 роки тому +1

      ibraahim aa horeyay lkn binaadam wye wu qaldi karaaa

  • @dhamackosar8710
    @dhamackosar8710 5 місяців тому +1

    Xaramka miyaan nebi aadan dhisin bilowgii hore lkn dhismaha danbe ibrahim iyo ismaciil ayaa dib u dhiseu sheekh halkaas noo sax

  • @maymuunxagi794
    @maymuunxagi794 3 роки тому +1

    Illahay waxuu quraabkiis ku sheegay inuu udigaayey 950 sano sider ayuu ujiri karaa 950 sano. Naga jaahil bixi adoo mahadsan

  • @sahraismailmohamed4343
    @sahraismailmohamed4343 2 роки тому +2

    Eawaanmnunnunaqq

  • @abdiqadirabdilaahi1465
    @abdiqadirabdilaahi1465 2 роки тому +3

    Scw

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @user-alta
    @user-alta 5 місяців тому

    Mahadsanid wllo

  • @ilyasmax
    @ilyasmax 3 роки тому +2

    Masha allah