Baabajeey ma run buu sheegaya mise been ? Waxaan wacey Soomaalida Belaruus runtana waatan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 157

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 4 місяці тому +19

    Waxa laa dhahy qofka beenta badan marku dhimnaya xita lama amini karo. Allah aan Kaa baqno risaq khyar qabo oo xalal Allah haa naa siyo☝️☝️

  • @AxmedMaadkeer
    @AxmedMaadkeer 4 місяці тому +42

    Babajee warkii lama aaminikaro lkn hadii runtiisi tahay alle ha badbaadiyo

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 місяці тому +25

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 4 місяці тому

      Scw❤scw❤scw❤

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 4 місяці тому

      Salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤

  • @harun7450
    @harun7450 4 місяці тому +34

    Baaba jeey hada ka hor ayuu qabri kasoo dhex Hadley marka lama aamini Karo sheekadiisa 😅 lakiin waa taagrersanahay ilaahay ha U fududeeyo

  • @Officialmalio
    @Officialmalio 4 місяці тому +26

    inta igu racsan iney benthy❤️

  • @ElmiGutale-p1e
    @ElmiGutale-p1e 4 місяці тому +1

    Thank U Top analist.

  • @MahatIbrahim-c7n
    @MahatIbrahim-c7n 4 місяці тому +2

    Watching from wajir ❤❤

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW 4 місяці тому

    kusali Nabi Mohamed Scw 🎉

  • @ju4965
    @ju4965 4 місяці тому +1

    Thanks you

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 4 місяці тому +1

    Yes

  • @Unusulthan
    @Unusulthan 4 місяці тому +2

    Jaf vlog la duubaayo😂dulqaad badanaa tahriib yaasha ku xanbaarayo video UA-cam ku duubaayo

    • @ruunmoh
      @ruunmoh 4 місяці тому

      😂😂😂 waxkle

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 4 місяці тому +6

    Waadhici kartaa haduuba diyaarad ku galeeynin waa lug waxkasta filo ma fududa Yurub

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 4 місяці тому

    Meeshaan jafma ahaan ee waaa meel magaalo afaafkeeda ah

  • @salewanawees
    @salewanawees 4 місяці тому +1

    Waa bini

  • @HadamuSamusoni
    @HadamuSamusoni 4 місяці тому +3

    munasarow cawinta mahn kaliyah inad wax siiso e moqalkn ayad ku wacin karta 🎉🎉

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 місяці тому +4

    Beentada badan runtaadey ubaas baxdaa ilahay hau gargaaro hadey runtaas 😢

  • @hibougas
    @hibougas 4 місяці тому +2

    munasara adiga madaweyane aya uqalanataa aniga wa kucodeyaay hade jeyow biraa muqalakisa soqadatayaa waraa waa jilaya benabadan

  • @naasirothmaanteywaani9284
    @naasirothmaanteywaani9284 4 місяці тому +17

    Waxan noqday qofkii ugu horeey ee like saaro so please munasar replay isoo gal

    • @AbdiRahmanJeilani-hd6cc
      @AbdiRahmanJeilani-hd6cc 4 місяці тому

      Mahadsanid 😅

    • @ahmedabdi5435
      @ahmedabdi5435 4 місяці тому

      Sxb ma Rabtaa in baba jeey arintiisa meel ku sheegto daraad anaa la hadlay quf teey wada hadlaan Waa run in oo Tahribay lakiin ma gaarin meshuurabay
      Waxaana oo sheegay sidii oo rushka ugu laban lahaay in oo radinayo waana adagtay

  • @Amiir2107
    @Amiir2107 4 місяці тому +1

    Mr vii adi hadaa dhimanaysid xataa ma ku aminayno horaa noo washay😀

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 4 місяці тому +3

    Wlhi ma rumysan karo qof jilay ah film hindi cml😂

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 місяці тому

    Safarku warun oo dhibatada safarka weykamuqata ee allaha ufuddeyo muradkisa

  • @MohamedXasanfarax
    @MohamedXasanfarax 4 місяці тому +6

    Munasarow waydow kaasalaamaa

  • @AbdiNaasir-f5h
    @AbdiNaasir-f5h Місяць тому

    Waxaan layaabanajay vlog lagu duubayo dhexdeeda waa barmaajim iga dambeyey

  • @Yussufnoor-y7k
    @Yussufnoor-y7k 4 місяці тому +1

    Waxan lugta guska leh lama amini karo😅

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 місяці тому +2

    DHALINYARO WADANKIINA JOOGA HADII KALE SAXARAHAAS KU DHIMANEYSA

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 місяці тому

    JAF LAMA DHAHEE JIQ DHEH WUU IL GO,AN YAHAY DHEH WUU JIIR GO,AN YAHAY MAAHEE WAXAA LAGA DAREEMAA MURQAHA LUGAHA AF SOMALIGA HAKU CAYAARIN

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 4 місяці тому +3

    Baaba waayadaan dhaqaalihii ayaa hoos u dhac ku yimid marka waa is ka caadi 😂

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 4 місяці тому

    Sawirkaan waa markii hore waaye

  • @aayartapoy792
    @aayartapoy792 4 місяці тому

    Niyow ninkaan papa jey anaaa caagaga miyuu noo moodaa anigoo dhibaateysan miyaan ka gaara inaa video duubo

  • @Mahadakhuna
    @Mahadakhuna 4 місяці тому +1

    Waxa is weydii noya hadi kenta loga tegay jiini ma kamiirad u hayo yab😂

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 4 місяці тому

    Haday runtahay Allah ugargaaro wllkeen

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 4 місяці тому +2

    Duli waye kan

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 4 місяці тому

    Munasarow marka hore waan ku salamay
    Xaqiiqdi aniga ayaa ka imaaday belarus waana tagay poland lkn waa ka soo laambtay oo wey ii suuro gali weyday baabajey kutaab ayaan u mari karaa inuusan tagin xadka poland iyo belarus taa badalkeeda waxaan aaminsanahy inuu joogo rashiya waadna ogtahay yurub markii la joogo hadaad magaalo ka baxdo oo mid kale u socoto in ay leedahay meela badan oo changle ah ninkaan hadii lugaha loo reesiyo xitaa meeshaas ma mari karyo walahi meshaas igu soo orad ma ahan jaaw 9:14

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 4 місяці тому

    Waa runtii baaba jeey

  • @ahmedabdi5435
    @ahmedabdi5435 4 місяці тому +1

    Sxb anaa la hadlay quf yeey wada hadlaan
    Intaan dhib Waa jiraa lakiin wax dhimasho ma jiraan
    Xadane waxaa oo daneynayaa in oo rushka ku labto

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q Місяць тому

    dad sharaf leh inaa nooga sheekaynaysid baan mooday

  • @ayanazkar6059
    @ayanazkar6059 4 місяці тому

    Tankale waxa uu yidhi kaligay ayaa layga tagay oo kaynta aan joogay oo gurguranayey iyo mobile laysta duubayo , markaa su'aasha waxa ay tahay yaa ka duubayey camerada ?Mida kale, kabahiisa, dharkiisa fiiri , nadiifta

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 4 місяці тому +1

    Mida kale vidio keenta ku dhex jiro firiya kula hadii keenta lagaga tagay yeeyihiin waxa ku duubayay ma kaneecadaa ku duubeeysay sheeko wagar 😮😮😮😮😮

  • @FaraxsaalaxXuseen
    @FaraxsaalaxXuseen 4 місяці тому +1

    Haa waa sax anaamaray

  • @Funny.family11
    @Funny.family11 4 місяці тому

    Babajey haduu rabo waa dhintay inu dhaho hadana live soo galo baba is not easy

  • @AHMEDABDIRAHMAN-qn7eu
    @AHMEDABDIRAHMAN-qn7eu 4 місяці тому

    Wale babajey lama amini karo lkn Allah ufududeyo

  • @IbraahimmohamedAbuukar
    @IbraahimmohamedAbuukar 4 місяці тому

    Dhipka allah ka dulqaado baaba jey

  • @HappyBear-jp1te
    @HappyBear-jp1te 4 місяці тому

    Nimanka wajigooda maxay uqarsadeen asagaba caadi ja dhigay wajigiisa

  • @bintownur2528
    @bintownur2528 4 місяці тому

    Qof jaf ku jiro internet oo iska soo duubo intow u yaalaa firaaqose ma u haaya soo duubis qaaba qoowseyn ayaa lagu jiraaye

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 4 місяці тому

    Moo beelka aalayaabay waaaruntaaa maxaaaaa dhacay dhibkaaaan dhan

  • @Shankharon
    @Shankharon 4 місяці тому

    Jaf waa afsomali sax ah tariibka lahjadi saxda ah bey wateen jaf waa juq labada waa la dhahaa

  • @CabaasCabdullahi-q7j
    @CabaasCabdullahi-q7j 4 місяці тому

    Koleey wa macqqul wad aragta inu rafad sanyhy illaah ha u pogdhayo wixi u so maray illaah haku mahdiyo

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Sunshine-id9tg
    @Sunshine-id9tg 4 місяці тому

    Mexico passpor kiisa haku soo galo oo america ama canada haka soo galo, visa ha Mexico 🇲🇽 ha raadsado

  • @ARWAAXCawil-tl1ne
    @ARWAAXCawil-tl1ne 4 місяці тому

    Shaqo kale makaa shacdomiyaa inaa umada kumash qushidmahee camal yelo niyo

  • @MohamedFarax-f9d
    @MohamedFarax-f9d 4 місяці тому

    Baaba jey ANADAR LEVEL.Baaba Jey waxa uu noqdey CUMAR BEENAALE.MARKA LAMA AAMNI KARO WAA ADOO CUMAR BEENAALE AAMINAYO.BAABAJEY ISAGOO XSMAR JOOGOO BEENTA LOOGA BARTEY WAABA JEY HELEY FURSAD BEEN KALE KU SHEEGO.SXB CUMAR BEENALE NAGADAA

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 4 місяці тому

    Poland 🇵🇱 mel fican ma ahan xeykadonen

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro 4 місяці тому

      Wa mesha Europe ladan laga so galo

  • @1oCabdiqanibulshawi
    @1oCabdiqanibulshawi 4 місяці тому +1

    Ninkan ma la aamini karo wllkey

  • @Amiir2107
    @Amiir2107 4 місяці тому +1

    Babajay saan maa u danbay in lagu murmo runtiis iyo beentiis😀😀

    • @Caliya7
      @Caliya7 4 місяці тому +1

      Cumar beenaalihii lasheegijirey ayuu noqday oo halkiimar uu runta sheegay laga runsanwaayey

  • @abdiossmanmohamed6017
    @abdiossmanmohamed6017 4 місяці тому

    Rawaan suldaan mataqanaa

  • @sucaadsoomali
    @sucaadsoomali 4 місяці тому

    Horta yaa duubay

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 місяці тому

    ASC WLLE WAA BEEN NINKAN MACQUUL MAAHA INUU MEESHAAN KU GURGUURTO ISAGOO CURYAAN AH

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 місяці тому

    Dhulka ruushku waa kaymo

  • @SSS78781
    @SSS78781 4 місяці тому

    WAR NINKAN EUROPE 🇪🇺 SOO MAJOOGIN

  • @bonkeynasiibwangan271
    @bonkeynasiibwangan271 4 місяці тому

    Haye yaa Ka doowaye hee videoga marka hdi uu kaligas ah

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 4 місяці тому

    Geed lama jaro mid labeero mooyee

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 місяці тому

    Wa in laso xidhaa wa kuwa akhlaaqda xun wa duli

  • @ahmedhagi7096
    @ahmedhagi7096 4 місяці тому

    Marka Baabajey wuxuu nagu akhrinaayay oo dhan waxay aheyd Riwaayad miyaa? Balaayo ku arakto.

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 4 місяці тому

    Waaa beentis pran waaye aniga jafta so marey

  • @XuseenXuseen-gq3qz
    @XuseenXuseen-gq3qz 4 місяці тому

    Wuxu ku sojeestay asxabtiisa dameerka

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 4 місяці тому

    Baaba jeey yaa aminaayo lacag muu rabaa ileen ma marikaro meel socod ah beentiis

  • @ahmedqosho4148
    @ahmedqosho4148 4 місяці тому

    Bentisa aya badhan

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 місяці тому

    Ababajey qabri galay lama amiini karo

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 місяці тому

    Video yaa ka duubay 😅

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 4 місяці тому

    Af jajaf iyo jafta

  • @omarabdulahi4414
    @omarabdulahi4414 4 місяці тому

    ninkaan waa jillaa been badan
    lama aamini karo

  • @AbdiRiise-dq2bc
    @AbdiRiise-dq2bc 4 місяці тому

    Mxa dhacy halgan waye nolosha nin raga ahna wa kii soo jaba

  • @QeysMonTana1
    @QeysMonTana1 4 місяці тому

    Adaaba nahaab ah 😅

  • @abdilatifibrahim7117
    @abdilatifibrahim7117 4 місяці тому

    Bentisa badatey

  • @XayirAxmedCiise
    @XayirAxmedCiise 4 місяці тому

    Munasar wakujeclahay❤❤❤❤runtiii

  • @ahmedabdi5435
    @ahmedabdi5435 4 місяці тому

    Hadii aad wax tafaa siil rabto anaa kugu xiraa

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 4 місяці тому

    baaba jeey waa prank badan yahay. …..Sida lagu Aaminaaa Adag illaahay sa ha u fudeeydiyo hadeey run tahay

  • @ibnulaqli200
    @ibnulaqli200 4 місяці тому

    Miskiin waa dhab

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 4 місяці тому +1

    Brank lee waaye

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 4 місяці тому +1

    Meesha ay marayaan waxay U EGTAHAY PUBLIC Park, Public trail, ama Camping Public Park!

  • @1XBETSERVICE1
    @1XBETSERVICE1 4 місяці тому

    Hada asi ma soo noqday ama wali wuu maqan yahay

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 4 місяці тому

    Waa meel hawf iska ah

  • @HiisMohamed-pp4nn
    @HiisMohamed-pp4nn 4 місяці тому

    Dadku been bay ka mood Ayaan baa a jey lkn dadka ku so arkey 335 way rumaysan yihiin

  • @user-bd1vd9tj9c.barkhad.
    @user-bd1vd9tj9c.barkhad. 4 місяці тому

    🥺🥺🥺🥺

  • @bosteeyomahad-mt4ti
    @bosteeyomahad-mt4ti 4 місяці тому

    Munasar shekada.wan.aaminsana.lkn cawa.waakala.shikinay.pro.kkkkk

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 місяці тому

    JiiskaN BEELOW EEY AH WAA QALQAALA RAADIN 😮😮😮😮😂😂

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 4 місяці тому +2

    WAR ANIGA BAABA JEY HADOW IGU YIRAHDO NAFTA IGA SOCOTO MA AAMINAYO WAYO WAA QOF BEEN BADAN

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 4 місяці тому

    WAA NAHAAB EE WARKISA KABAX

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 4 місяці тому

    Jaf. lugta baba jey miya
    Ladhahaa

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 4 місяці тому

    Kkkkkk maxaa dhibataan oo dhan u leenay hadii gurigiisi fadhin lahay

  • @QaaliMacalin-s3s
    @QaaliMacalin-s3s 4 місяці тому

    ❤❤❤❤💙💞💞🙌🙌🇸🇴🇸🇴💙

  • @Halimo-f1l
    @Halimo-f1l 4 місяці тому

    Arintaan in la jilaayo,ayeey iila egtahay

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 4 місяці тому

    Waa Beeanlee ninksa Qofkaa ka Dubayaa😂😂😂 lascoda

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 місяці тому

    Horta baaba Jeey waa nin naafo ah marwalbana u baahan caawinaad laakiin horay baa Somali u tiri runtaada hore beentaada danbe baay u daran tahay. Ugu danbeen run waay noqon kartaa beena waay noqon kartaa

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 4 місяці тому +1

    Waa beenlow view raadinaya

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 4 місяці тому

    Baba jey aduunka muxu ka hayaa hadu dhinto nagtis uu ka dhintay anaka maxa naga galay benalaha

  • @abdiraxmanyasiin3515
    @abdiraxmanyasiin3515 4 місяці тому

    Videoga u gurgurnayo ya ka dubay

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 4 місяці тому

    Raf maaha

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 4 місяці тому

    KAAS WAX AAMINAYO MA JIRAAN WLH IYO BILLAAHI MIDA KALE YURUB WAA JOOGNA QOF MISKINA OO JIISA CID UDIIDEYSO MALAHAN SHARCI EE YOWSAN KUWALIN WAKEE INAN AAMINEYNIN BAABA JEEY ADUNKU HADOW XITAA HADOW ROGMADU AAMINI MAYO BAABA JEEY EE YOWSAN KU DANBAJININ😮😮

  • @XuseenXuseen-gq3qz
    @XuseenXuseen-gq3qz 4 місяці тому

    Kan hala garaaco wa xasid