Godax returned to Mogadishu and runs now a waste management company

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Godax used to be a basketball coach and live in a small town of Lohja in Finland, northern part of Europe. Some years ago he decided to move back to Mogadishu, which he left behind because of the civil war. “In Finland I thought, what a wonderful, small and clean town Lohja is. I decided to make Mogadishu as clean as Lohja is.” In Somalia he established a waste management company and hires around 300 employees.
    This video is part of media project, which was conducted by Wali Media Production Center and funded by the Ministry of Foreign Affairs of Finland in 2017.

КОМЕНТАРІ • 40

  • @abdifarah3454
    @abdifarah3454 6 років тому +22

    What an amazing guy. Somali needs more people like him. 🇸🇴

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 років тому +8

    Great job Godax! Am glad walaalo. magaalo kasta oo Somali baa u baahan a waste management.
    "Waxbarta aan barwaaqo gaarnee
    Somalis. "
    Thanks Finland too.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 років тому +6

    Reer Finland 🇫🇮 waxaan la shaqeyn jirey 1987 qeybta cudurka TB da aad ayey ugu caanbaxeen oo nooga caawine jireen reer findland allaha hanuuniyo

  • @Kassimyare
    @Kassimyare 5 років тому +1

    Thank you Godax for motivating and inspiring me, I’m a young Somali guy who lives in Sweden 🇸🇪 and wants to come back and do great things for his beloved Somalia 🇸🇴
    I left my Somali as a little kid just like you🧒🏾 because of the war and I need to come back

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 6 років тому +5

    Thank you bro you really did a good job

  • @makishacali8451
    @makishacali8451 5 років тому +1

    Maasha Allah

  • @ayanodawaa4038
    @ayanodawaa4038 5 років тому

    Masha allah awowe ilah hakuxafiido

  • @samateryussuf5938
    @samateryussuf5938 5 років тому +1

    more to power to you , nothing but respect

  • @yariswadanisomaliyeed6367
    @yariswadanisomaliyeed6367 5 років тому +3

    Libaax somaliyeeed
    🇸🇴❤🇸🇴

  • @expeditionquran
    @expeditionquran 5 років тому

    This guy should get the nobel peace prize..... Masha Allah what a great story....Godax guleeyso

  • @AnwarAli-bn5vt
    @AnwarAli-bn5vt 5 років тому +1

    Manshallah good job

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 років тому +1

    Great you guys

  • @hassanabdikadarmohamed1701
    @hassanabdikadarmohamed1701 5 років тому +2

    Masha ALLAH mudane guuleyso

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 6 років тому +3

    GUULEESO CADAW ALLAH HA KAA ILAA LIYO AMIIN

  • @footballscore8731
    @footballscore8731 5 років тому

    Waxatahy qof role model ah kutayasho mudan Godax keep going

  • @Jack222D
    @Jack222D 6 років тому +2

    We need like this guys think like this guy work like this keep it up

  • @yasminehusin6763
    @yasminehusin6763 6 років тому

    Godax maashaa allaah waan kuu hambalyeena waxaa tahay qof nool rag badan oo adigoo kale ah yuu wadanka u baahan yahay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 років тому

    Kheer Ilaahay haku siiyo. Shaqadaada waa ku mahadsantahay

  • @Humidland
    @Humidland 5 років тому

    Thank u sxp shaqo fcn oo ku dayasho mudan aa dalka u heesa.

  • @ahmeddagenious6885
    @ahmeddagenious6885 6 років тому +1

    Godax for president.

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 років тому

    Great

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 6 років тому

    Walaalo hambalyo. Waxaad ku mahadsantahay dadaalka aad samaynayso. Ninkaan halagu daydo. Wlhi wax wanaagsan ayuu soo kordhinayaa. Wuxuu barayaa dadka in Is-kaa wax loo qabsado.
    SOOMAALI MAXAMAD QASHINKA MAGAALADA LAGU TUURAYO HALA JOOJIYO

  • @mahimahi1278
    @mahimahi1278 5 років тому +1

    Ilaahow Somalia u hiili

  • @mogunking8467
    @mogunking8467 5 років тому

    My HERO...the so called Noble peace price is discriminative or long overdue

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6q 3 місяці тому

    Away jerdiinooyinkii meel Ku sheeg .

  • @Aahil229
    @Aahil229 6 років тому +1

    🇸🇴💯😭

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Aad baad u mahadsantahay. Allaha ku garab galo. Waxase iga su’aal ah, Soomaali oo hal jinsi ah, oo isku af ah, oo isku diin ah ayaan hadana inta uu ajnabi soo dhexgalo oo uu isku dhexdiro, markaasi ayey isdilaan oo qaraxyo isku dhigaan ama ku burburiyaan hantida ummadda. Soomaaliyeey ka fakara maxaad isku dilaysaan. Ajnabi ha dhagaysanina, ee bal hoos u fiiri oo u naxariiso dad kaaga iyo wadan kaaga. Bal fiiri sida aan adduunyada uga harnay ee meel walba la inoogu yasaayo ama la inoogu aflagaadeynaayo.
    Madaxa Soomaaliyeed waxan leehay Alle ka cabsada shacabka Soomaaliyeed cadaalad ku dhaqa. Dhibka oo dhan, nacaybka iyo in ummaddu isdisho waxay ka sobob u ahaa cadaalad darrada ummadda loo kala exday.

  • @onikamodisane9197
    @onikamodisane9197 5 років тому +1

    He must not forget to collect his brothers they must all go back to their countrys of origin Africa without borders it will never work not now not even in the near future

  • @anabali1926
    @anabali1926 5 років тому

    Asc Cabdivasiis xagee ka shaqeysaa magaaladiiba aqshin ayaa lala mari layahaye.maka mukarama besba xamar.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 5 років тому +1

    Han er fra norden ikke corrupt.

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 років тому

    Waxay ahayd waxtigii ugu horeysay dagaalka ka istaagay xamar uu kahadlaa ee hadda maahan

  • @fahadhassan7555
    @fahadhassan7555 6 років тому +4

    Ninkan wuxu xayeysiinaya dhul kale wuxuna xumanta iyo dhibatada dhulkisa soo bandhigaya waxan ku leeyahay hadii aad aragtay dhibatada wadanka wax ka qabo ee ma ahan inad soo bandhigto amanta wadanka kale oo nin kale dhistay

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 6 років тому +2

      Fahad Hassan fahamka ayaa kugu yar

    • @Kassimyare
      @Kassimyare 5 років тому +1

      Fahad, waxaa kaa qaldan bro, cuqdadna Waa ku heysaa, ninkaa soomaaliga ah waxa uu dalkiisa u qabanayo waxa uu ka soo bartay wadan kale, marka in uu wadankaa u barbardhigo khalad maaha,

  • @sareeyemanusqaame8723
    @sareeyemanusqaame8723 5 років тому

    Muqdisho had dii aad tiraahdid MAGAALO HA RAACIN maxaa yeelay qof kaste waa ogyahay muqdisho in ay magaalo tahay. In aad magaalo tiraahdoh waa war dheeraad ah oo aan loo baahnayn, hadal badni weeye maalaa yacni ah

  • @maxamadxusen8424
    @maxamadxusen8424 5 років тому

    Waa xayaysiin wanàagsan laakiin waxa haboonayd in lagu xayaysiiyo mashruucana waa mashruuc waa wanaagsan waa NGO

  • @sareeyemanusqaame8723
    @sareeyemanusqaame8723 5 років тому +1

    “Magaalada muqdishaan aan aniga ku dhashay” dad kaan sidee bay af Somali ga ugu hadlaan?
    Hadal kaas yar oo uu yirih 4 goor buu is tilmaamay
    Muqdish(1)AAN (2)AAN (3) ANIGU (4) KU dha(5)SHAY
    waxaa ku filnayd in uu dhaho: MUQDISHO BAAN KU DHASHAY
    MUQDISHAAN KU DHASHAY
    MUQDISHO KU DHASHAY xitaa had duu dhaho Qof ka dhashay iyo meeshuu ku dhashayba waa la fahmahayaan
    War dad kaan ma meel bay la’a yihiin mise waa dhaga la’a yihiin!!!!

    • @AnazGrp
      @AnazGrp 5 років тому

      Gaala Eri Cusman adigu anitaad cudur qabto mxaa kutusay ood u tafsiireysaa

    • @nolashawadankaofficial6965
      @nolashawadankaofficial6965 5 років тому

      Adiga dhib moow kugu hayaa afsoomaali waa marji