ha ka walwalin diintaan ilaah baa ilaa shado quraanka ha la isku qabsado ma dhacayso lkn quraafaad ay isku dilaan bay rabaan ilahna daalim ma hanuuniyo nacayb mid walbo midka kale ku xumee soomaalida mufti lagu klsoonyahay ma leh afar kitaab ba akhrinaa waaba fadwoonaa casrul jaahil bay ku jiraan kuwo qabiil isku dilo kuwo quraafaad kala aaminsa suufi, wahaabi ictsaam ma cyaarihii gobolada subxana Allah
Diinta suufiyada iyo tan shiicad way is shabahdaa meelo badan ayee iska shabahaan waxaana ka mid ah dabaal dagaa ay sameenayaan waxay xaga ka shabahan sido kale dadka kiristanka ah
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤
Shekada mawlidu wa BIDCO Shekadi CHRISTIANKA ba lagu dayaday X-mas (Jesus birthday) 🎉 RASULKEENA IYO ASXABTISA WALI GIS HAPPY BIRTHDAY ma dhihan.
أللهم صلي على سيدنامحمد ، Qofka doonaya inuu nabi muxamed (صلي ألله عليه وسلم ) Wayneeyoow sunada nabiga ku dhaqan markasta.
اللهم صل وسلم على رسولنا❤ محمد❤
ALLAHU AKIBAR ❤
SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM SALLALAHU CALEHI WASALIM
Subxanalah malikiqudus Nabiga scw
Gadashis waxa sodagay mayajiray
Ilaahay diintana ha u gargaro
ha ka walwalin diintaan ilaah baa ilaa shado quraanka ha la isku qabsado ma dhacayso lkn quraafaad ay isku dilaan bay rabaan ilahna daalim ma hanuuniyo nacayb mid walbo midka kale ku xumee soomaalida mufti lagu klsoonyahay ma leh afar kitaab ba akhrinaa waaba fadwoonaa casrul jaahil bay ku jiraan kuwo qabiil isku dilo kuwo quraafaad kala aaminsa suufi, wahaabi ictsaam ma cyaarihii gobolada subxana Allah
Subxaan waa bicda? Nabigeena scw in la sharfaa waa khayr iyo qayb ka mida diinteena
Haday khayr tahay saxaabada samayn lahayd ee aduu ma iyagaad ka cilmi badan tahay?
Nabiga waan jeclahey iyo majecli mid uun dhaha wixi lajecelyahay ayaa lasheegsheegaaa wax aan lajeclayn lama sheegsheego
Salallaahu caleyhi wasalam
WAAR SHEEKH UMAL WALAAHI MAAHA QOF CAQIIDADIISU SAX TAHAY WUXUUNA KA TIRSANYAHAY KOOXDA SUCUUDUGU AFKAARTA QALDAN SOO BARAY KUWAAS OO ARIMAHA DIINTOODA KAWAYNI TAHAY SIDAY MAAL IYO MAGAC U HELI LAAYEEN HADAFKOODA UGU WAYNI WAA INAY KA SHAQEEYAAN KHILAAFKA MUSLIMIINTA
اقسمت بالقمر ،اى برب القمر barta مضاف مضاف اليه
نعم
بمعنى الكلمة
Sh abukar qofka kaga adkanayo ma jira??
Shekh mustafa aa si saxan akhlaaq ku sheeran iyo diin noogu shegay waxa sugnaday shekh mustafa cimrigiisa allha dhereyo
Shabeele channel waa midka isku dirka culimada war ilaahay ka cabso sidaa aduunyo looma raadiyo
Naagaha qaaban hore ma jiri dirin hadana wey isqaawiyaan maad kasoo hadashaanصلى الله عليه وسلم
berrina hana dhihina ALLAH ma jiro
Scw
النسائي (بفتح النون
لا بكسر النون
يا شيخ محمد
Wax kaste oo shareecada lugu daro waa khalad adeeraw masaajidka ciyaarta kadaa Quraan kii iyo sunihiibaa dayacan
Raggii edbin jirey bidcoolayaasha sow maudaan nicin
Hadalka xun yaan laga dhigan halkudhig adigoo u jeeda in ladaawado wax islaayay ma jiro
Waligeedna culimadu way sheegi jireen bidcadd mawliidja
Hadi aay Isnin ku hagaagi waaydo kwrn?
Bidco suufiyo ilaahay umada hakaqabto
SALALAAHU CALLEYHI WASALAM
SALALAAHU CALLEYHI WASALAM
SALALAAHU CALLEYHI WASALAM
Halataageero.xuska.nabiga.swc.dariiqatul.suufiya.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mushrikiin waye
Subxaanallaah
intii laysku dili lahaa laysku caayi lahaa lagu. xiiqi lahaa sanad kasta
qorshe kale in la keenaa roon saa dayn maayane
Halaga hortago bidcada looyqano mawlidka
war mowliid hakumashquulinee kumashquula kuwaan umadii dabarjaraya ee umadii qaraxa kudhameeyey ningeeliisa iskacunaa waalagadaranyahaye
Shirkiga iyo bidcada ayaa ka ween dilka
Waxaan Hubaa Maalintay Bilaabeen Mawliidku Waa Xaaraan
Raga Mawliidka Ogol Way Sii Badanayaan
Shiikh mustafe caanood baa buurka inika jafay .laakiin shirki ga kuhadla
Kumanaan qof oo somaali ah meesheey isugu imaadaan fidno week ka dhalaneeyee hadii massive dhacdo habeenkaas yaa ma's,uul ka ah
Soomaslida in diin lagu kala dilo iyo qabyaalad waa wax qorshaysnaa waayo wax ay iyagu leeyihihiin oo mabda' ah ayey waayeen.
Dariiqatu.sunah.waljameeco.walsuufiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Isninaha nabigena csw usoomay maad soontaan qolyahan suufyada kuwada. Galata waxay xusaan maalinka ay dhashaan.
Ninkii nabiga jeclaana wuu ku farxi ninkii nabiga nebcaana
Wuu ka xumaanayaa
Umal , shibili iyo iblayskuba xaqay ka indhataagaan
Walee bisha mawliid xumad baa wahaabiyada kudhacda
Sheekh mustafe isaga kawarn? Maxad kafahamtay?
@@Jiramacoy xuska nabiga csw inta xumadu ka qabato oo idilba waa isku mid
Waxn kugula talini lahaa inaad barato diintaada! Dhalasho in laxuso iyo in lajeclaato suubanaha csw iskuma xidhna. Jaceelka nabiga scw waa waajib. La’ aantiisana waa gaalnimo. Lkn qaabka loo jeclaanaayo isagaa noo sheegay csw. Inta uu isaga csw inoo sheegay kolkaad latimaadid baad jeceshahay nabiga csw. Lkn dabaaldega waa hool kale oo ujeedo kale wadata..
Bidco wax looguhagaago maleh maalinkasta ficil cusub iyoqowl cusub
Umal yuusan shiicada idinka horgayn si aan carabta gaashaan ugu noqono. Tankale yuusan carab idinka dhigin waa malcuun lasoo tashkiiliyey.
Diinta suufiyada iyo tan shiicad way is shabahdaa meelo badan ayee iska shabahaan waxaana ka mid ah dabaal dagaa ay sameenayaan waxay xaga ka shabahan sido kale dadka kiristanka ah
nimankaan kuxiiqaya mowliidka qalbiga hoose ayey alshabaab kawadayihiin ayagaana dhalay xasaanka islii ufadhiya oo kale waaye dadka marka ladhameeyhaa oo qaraxa lagudhameeyhaa waa aamusanyihiin Shibu waaraali markii geelooda iyo wanankooda qashaana qaylo ayey bilaabayaan
Nacallaa salafkaaga iyo sillankaagaba kuyaal ee ka dhexbax umadda Muslimka ah .
Salafusaalix aad lacnaday adigeey kuugu soo noqoni
waa fuuray qosol wahaabi iyo suufi iyo mooryaan baa noo tasaday aan aragno ciyaarta meesheey ku dhamaato
Wahaabigu yuusan sheecada Iiraan idinka horgeyn ee iska ilaaliya. Xaabada dabka lagu shito yaan laydinka dhigin. Nacallaa wahaabiyadda iyo yuhuuda aywadatoba kuyaal. Soomaaliyeey is ilaaliya Soomaali ay soo tababareen yey ilmaha iyo raadweynta idinka duufsan.
Sheekhow laguma dhihin nabiga lagama sheekeyn karo. Ee waxa lagu yiri kala saar farqiga xusida ninka gaalka ah marku dhashay xusaa
Nacallaa salafkaaga iyo sillankaagaba kuyaal ee ka dhexbax umadda Muslimka ah .
Salafka halacnadin kan hadlayo waxdheh lakiin salafusaalix haku xad gudbin