Dowlada soomaali waxbay la dhuumaneysaa ee shacabka soomaali waa iney banaanbaxaan iidoo badee la iibsaneyso dadka soomaali ma iska fiirsan doonaan ayadoo bade la iibsanayo
maxaad beenta ugu dhurta dadka diplomasyada somalia loo adkaadey waa tee wafdiga somalia ee ethiobia tagaya wuxuu dabasocdaa wafdigii Ethiobia ee isbuucii hore Somalia yimid
❤❤❤❤❤❤
Mansha Alaah tabarka Alaah guul puntland ha guulaysato insha Alaah
Guuul dalxuureya 🇸🇴🦁
Soma,,,,,,iii❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Waxbaaa socda lakiin waaan arkaynaaa
Halka wax usocdaaan waana arin aad shaki badan abuuraysa
Itoobiya waxaybay wadaaa
Dowlada soomaali waxbay la dhuumaneysaa ee shacabka soomaali waa iney banaanbaxaan iidoo badee la iibsaneyso dadka soomaali ma iska fiirsan doonaan ayadoo bade la iibsanayo
Xasan.dhiiqo.intaasoodhan wuxusameeynaayo.waa.ax.madoobe.mana.ka.adkaanaayo
MAWAASHAY ?
War xasan waakan madaxa raaricinayee apina maraaricinayee see waxyihiin
XASANOW BERI ITOBIA UMA NOQONAYNO ADOON SIDA GUDHEEL KA AMXAARKA CAGAHA U DHAQA 😡‼️
Puntlan Ayadaa ku jabtay dagaalkii maanta beenina Raad maLeh
Kusoco 🥺
Meesha waxa inooga kala shaki xogan
Awey barlamanki madaxweyne kaligis iska baxaya o hadana laba qusul o somaliya lo so dirayo anga etopiya qusul man u so direna
KKKKKKK
SOMALILAND AYAA BADA LEH EE XASAN MA LAHA BAL WAYNU EEGNAA FILIMKAN XASAN ATOORAHA KA YAHAY 😂
maxaad beenta ugu dhurta dadka diplomasyada somalia loo adkaadey waa tee
wafdiga somalia ee ethiobia tagaya wuxuu dabasocdaa wafdigii Ethiobia ee isbuucii hore Somalia yimid