TABAALO ( WALI WAAN TALINAYA HEES WADANI 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2022
  • Hees Wadani Tabaalo
    Erayada KOFI ADAM
    MUSIC MAXAMED YARE
    DUUBISTA IDIT JUNDI MEDIA
    Xasuusin Heestan dib ayaan usoo tumay waxay ka mid ahayd heesihii wadaniga aha een soo saaray sanadkii 2018 balse wakhtigaas waxaa ila qaadayay Hobolada waaberi

КОМЕНТАРІ • 435

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +288

    #Xasuusin Heestan dib ayaan usoo tumay waxay ka mid ahayd heesihii wadaniga aha een soo saaray sanadkii 2018 balse wakhtigaas waxaa ila qaadayay Hobolada waaberi. #Mahadsanidiin Bulshada qaaliga ah ee ku xidhan #Hillaac_Music. #Happy 26 JUUN dhamaan Bulsho waynta soomaaliyeed

    • @apthinazir4821
      @apthinazir4821 2 роки тому +2

      Hore u soco wllkey marna fanankayagii 🔥👍

    • @abdirahmaanabduqadir6467
      @abdirahmaanabduqadir6467 2 роки тому +3

      Codkaaga cml hadaa lahaan lahaa wey ii ficnaan laheed runtii epoow

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 2 роки тому +2

      Farxad ku noolow inta nololi jirto heestana waxaan kaga rajeyn wax ka kheyrbadan in aad la imaato

    • @amadomar485
      @amadomar485 2 роки тому +3

      Gullesyo fanan qaran qofa adi aheen ma heesano wlhi nolow🇸🇴🖤🖤

    • @zuhuurasomali6219
      @zuhuurasomali6219 2 роки тому +5

      Legend keena fanaanka ugu jeclhy fananinta somalida Nimcaan hilaac fanan wadani ah nolow markastane waan sugnaa codkaada halaasiga ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴

  • @anizamohamed5053
    @anizamohamed5053 2 роки тому +39

    Somalia 🇸🇴 Hanolato fanan qaran 🙌🇸🇴🤴

    • @mushrafmuxudin6748
      @mushrafmuxudin6748 2 роки тому

      Alibaaba &Anuush Lamaane aan taagero idinku deysan doonaa

  • @amadomar485
    @amadomar485 2 роки тому +19

    Dhanka fanka wadaniyada adaa kaga wayn kuwa kale ee malinbo gobol u tumayo nolow qaranka fanan aad adika aheen ma heesto wlhi🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 2 роки тому +8

    Masha allah wadaniga dhabta ah ee jecel Qaranimada waddankiisa insha allah Somalia dhibta weey ka bexeysaa cadawgeen ha jabo aaaamiiin yaa rabbi

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 2 роки тому +18

    Inkastoon tasooboo
    Dadkeygii tagoogtiyo
    Turuqyada is gooyeen
    Wali waan talaabaa
    Great song
    HILAAC hirgalay✌

  • @shantasomali411
    @shantasomali411 2 роки тому +52

    The only artist I see ever

  • @najuuhmoha755
    @najuuhmoha755 2 роки тому +3

    Qaranka adi ookale moye madonayo fanankale wadani dhaba😓🇸🇴heesihisa si gar ban uxiseya😓🥲

  • @wllsamiirfamous1299
    @wllsamiirfamous1299 2 роки тому +18

    Hesta waa hes Darren leh horay uma dhageysan way igu cusubtahay waana ka helay..legend ba thy, your the only artist with golden voice and sing a meaningful songs

  • @apthinazir4821
    @apthinazir4821 2 роки тому +15

    Xidiga fanka nimcaan hilaac hore usoco Pro uztaad waxankaso salamayaa Boorama gaar ahaan xasleyda iyo axmed gurey hambaylyo Hambaylyo wllkey 🥰💙🫂

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +20

    Welcome back legend hilaac
    Fananka kliye qaranku haysto wadani 🇸🇴 ❤

  • @samsammohamed8461
    @samsammohamed8461 2 роки тому +18

    Masha Allah Wadani la hubo adaa la hayaa Nimcaan bahda Fanka The one Only arts of Somali People🇸🇴

  • @manker6445
    @manker6445 2 роки тому +24

    I could not control my emotions while listening to this song for the second time lightning live artist nimcaan hilaac a patriotic artist🧑‍🎨🎤🇸🇴🔥

  • @mohamedbashir355
    @mohamedbashir355 2 роки тому +3

    Waxkasto macan wxan ka macan wxu rabi kufaray adigo ku dasho

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 роки тому +7

    Hees Iyo Badh 💯👏😍Boqorka Codka Wali wan Tartamayaa

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 2 роки тому +6

    Legend Nimcaan Hilaac hees qiimo badan ayaad Somali u qaday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️erayada iyo laxanku way isku qalman iyo codkaga macaan

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +10

    Legend hilac hirgeley👋✌️the song is full of meaning full , Somali is among last ten poor countries in Africa in terms of economic due to civilian war and cool war against western countries but still competing with other countries its shows somali people are smart enough and ready not to give up💪Somali guul❤️

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 2 роки тому +5

    Tabaalaha adunyada inkaston latiico qeyrkeygu igatagy wali wa tartamayaa wllhi 18/19 ba schoolki dhameeyey jamacadne magalin halka ardeydi an iskufasalka aheyn jamacadihi dhameyeen ane aan maanta hotel waardiye ka ahy lkn wali waa tartamayaa✊

    • @phaatiibrahim4084
      @phaatiibrahim4084 2 роки тому +2

      Iminka wa bilaawi kartaa wll anba 17 ban dhmeyy hadanse jmcd bilaabayaa insallah dadku iski duruuf iyo khadar maaha ha niyad jabin waligaa

    • @mukhtaar__nuur2785
      @mukhtaar__nuur2785 2 роки тому

      @@phaatiibrahim4084 guul ba inowada rajeynayaa zhp🙏

    • @beerlula1290
      @beerlula1290 2 роки тому +1

      Wll haniyad jabin maalin waad arkeesa adoo jmcdii ku idlaatay o halkad dooneysay ilah kugaarsiyay e uun ha isdhigan haniyad jabin
      galinne shaqeso galinne waxbaro insha'allah

    • @lukmanfaisalabib2234
      @lukmanfaisalabib2234 2 роки тому

      Alle hammigaaga haku gaadhsiiyo🤲🤲🤲🤲

  • @abdiaziizshidane5992
    @abdiaziizshidane5992 2 роки тому +8

    Heestaan horay aan udhegaystay waan jeclaay inaad music usoo tunto dibna aad usooqaado waa hees Eraya waaween kujiraan Mahassnid legend waxaan jaclaay inaad dharka Calanka xidhato 🇸🇴 Anway Keep going

  • @nafisachannal1152
    @nafisachannal1152 2 роки тому +10

    Our people somalia 🇸🇴 fanankoda legend hilaac

  • @zaacid1
    @zaacid1 2 роки тому +3

    Taxanaha adunyadu watilkal ayaamo
    Kolba qola ku tagane
    Kolun bay tagaysayo tahan kaygu so noqon
    Wali waan talinayaa
    The real singer nimcan hilaac

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 2 роки тому +4

    The one and only aan taagero legend ❤️❤️🇸🇴

  • @bilaladan6663
    @bilaladan6663 2 роки тому +7

    Nimcaan Hilaaac The One and Only Legend With GOLDEN VOICE .... May you live Long ...❤

  • @azmarubdle6032
    @azmarubdle6032 2 роки тому +19

    Nimcan hillaac The best songs keep Going brother ❤🇸🇴

    • @kingmoha855
      @kingmoha855 2 роки тому +1

      Legend subscribe iisaar sxb

    • @habibige2238
      @habibige2238 2 роки тому

      Nimcan hillaac The beest songs keep Going brother🇸🇴❤️👍🏻💪🏻

  • @mahamedbarre8000
    @mahamedbarre8000 2 роки тому +1

    Run ahaanti heestan si gaar ah bay ii taabatey waxay so baxdy xili aan waqti adag wajahayo lkn isma dhiibin weli wan tartamayaa

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +2

    Hilaacii hirgaley⚡⚡🌟⚡⚡❤❤❤🌹 💯👍👍 Insha Allah waa laga bixi tafaraaruqa Somalia ha noolaato!💪💪💪💪

  • @abdirahmanyassin7406
    @abdirahmanyassin7406 2 роки тому +3

    What a beautiful song. Truly Nimcaan hilaac is the best artist we have. Keep going my legend

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 роки тому +3

    Wa iska kaa jeclhy mashallha xafidullha bro wadni la hubo ❤🌅🇸🇴

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 2 роки тому +1

    🥲😭😭😭😭😰Fanaanka kaliyoo dareenkayga ku heesa weeye nimcaan wlhi soomaali oo midowdey oo wax qabsatay dunidana ka sareysaan ku hamiyaa nimcaan fanka Allaha kaasoo hadeeyo heesaha somalinimada iyo guubaabada music la'aan noogusoo qaad ama geeraar ah iyagoo ah noosoo gudbi music kheyr maleh Allaha noo wada dambi dhaafo

  • @mohaabshir5870
    @mohaabshir5870 2 роки тому +4

    ✋️Happy 26 juun wamaali in laxuso maqaddas tahy somaali hanoolaato🇸🇴🇸🇴💪Nimcaa hilaac sxp guul ayaan kuu rajeena

  • @manoowcde6019
    @manoowcde6019 2 роки тому

    WA Halki Fanan Oooo Hesihisaa Dambi Lagu gali karoo Dageysogodhaa .... COD,LAXAAN IYO music Macanaa .. Ninkii..... 💜💜💟💟💟💖MY only FaNan

  • @sahrocali3577
    @sahrocali3577 2 роки тому

    Nimacan wili aan is ka jclahay wadani dhab ah ayaa tahay boqorkii codka allha ku xafido🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Місяць тому

    Heestaan Caadi maha Koofi ileen abwaan uu ahaa hees fadhida oo wadani ah waye

  • @hamdiINdhacad
    @hamdiINdhacad 2 роки тому +3

    Cajiib cajiib xooga wadaniyiinta hilaac hirgalay🥰🇸🇴🖐

  • @husseinaadanyuunis3497
    @husseinaadanyuunis3497 2 роки тому +2

    LEGEND OF THE LEGEND PEST WAYE NIMCAAN hilaac
    Fantastic waye 💪💪💪💯💯💯💥💥💥💥💥👏👏👏👏✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @derossicade5737
    @derossicade5737 2 роки тому +6

    Legend keep going 🤞🤞❤️🇸🇴

  • @abdyfatahfarahcasemero3899
    @abdyfatahfarahcasemero3899 2 роки тому +2

    LeGend Nimcaan Apdirahman hazzan hiLaaC❤️The GoLden Voice🎤🇸🇴🙏👍😍

  • @fartunqalbi-dahab4005
    @fartunqalbi-dahab4005 2 роки тому

    Nimcaan hilaac waa qaran m.a fanaanka kaliya aan 100% taageero nafteyda waan uhuri karaa noolow inteey nolol jirto😍😘

  • @nuurmaxamedijaabooy8432
    @nuurmaxamedijaabooy8432 11 місяців тому

    Weli waa Tartamayaa Cajiib 👏👏👏👏

  • @saidsalasalat9938
    @saidsalasalat9938 Рік тому +1

    Only my favorite fanan in somalia keep going brother

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +4

    Our nimcaan👑⚡🖤🎧❤

  • @nasiibshuuriye333
    @nasiibshuuriye333 2 роки тому +11

    The one and only LEGEND👑❤❤

  • @abdiogaadeenia436
    @abdiogaadeenia436 Місяць тому

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 hagulaysato in sha Allah

  • @habibohabiiboabdi3505
    @habibohabiiboabdi3505 2 роки тому +1

    Wadani illaahow ku xafid guuleysa Abid insha Allah

  • @haadkaduulamohamed8201
    @haadkaduulamohamed8201 2 роки тому

    Nimcan Cabdiraxman Hilac mooye faninta kale way iska ciyan sida dameraha oo kale ♥❤❤

  • @Payaan58
    @Payaan58 2 роки тому +6

    NIMCAN HILAN FANAN QARAN 🔥🔥

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 роки тому

    Best artist Nimcaan Hilaac waxaa tahay Fanaan Qaran ee Soomaali leedahay Allow ku Xafid

  • @simaneosmane3774
    @simaneosmane3774 2 роки тому

    Mashala hore u soco nimcan hilac inaderkayi

  • @umul-kaltumissa2142
    @umul-kaltumissa2142 2 роки тому +3

    My favourite Nimcan Hilac love frm Kenya bruh keep going

    • @CRSQ17
      @CRSQ17 Рік тому

      Love him too ... Kenya

  • @maanrosh4392
    @maanrosh4392 2 роки тому +1

    Legend weyn wll hilaac wadani dhab ah 💕🔥

  • @Tigali8810
    @Tigali8810 2 роки тому

    Fanaanka kaliya aaan taagyeero number one adiga iyo ilkacase Allah ha idin sharafo

  • @osmanahmedsabrie1388
    @osmanahmedsabrie1388 2 роки тому +1

    Fanaan qaran ayaa tahay keep up the good work 👏

  • @libaanoffcial8194
    @libaanoffcial8194 2 роки тому +3

    Waw legend nimcan horey usoco sxib keep going musuc🎵🎵 Beatuful 😱🙏

  • @abdiaziz5492
    @abdiaziz5492 Рік тому

    Amazing one my brother MashAllah

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 2 роки тому +2

    Wow another banger from the one & only Hilaac💪

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 2 роки тому

    Ma all time fav som singer nimcaaan abdiraxmN hassan hilaaac bruh wan kuwata since day 1

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 Рік тому

    Woooow nimcaan hilaac gulyaso 👏💕💐💕👏👏👏👏💕❤️💐👏👏👏👏👏💕❤️💕❤️👏

  • @nusramuhamed2847
    @nusramuhamed2847 2 роки тому

    Woow wali wan tartamaya legend hilac ✌️👍🇸🇴🙏❤️

  • @zamzamyussuf2655
    @zamzamyussuf2655 Рік тому

    Somalia oo hadleso waye hestan😢 Allow wadankena nabad nogadhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 роки тому +1

    alllaw somalia nabad siii Somaliland guuusheeeda gaadhaaa💚🤍❤️

  • @axmedsahal5379
    @axmedsahal5379 2 роки тому +4

    Salaada hala ilaaliyo😪❣️

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 2 роки тому +1

    Nimcaan Abdirahman Hassan Abti Wlhi Wan Ku Taagera Balse Mid Ayaan Kugu Yara Dhaliilaa Wxnan Rajaynayaa Inaad iSka Dhaafto Wa Siyaasada Aad La Fal Gashay Fanaan Bad Tahay Taagaarayaashisu Meel Kasta ku Nool Yihin Siyaasada Iyo Fanku Wa Kala Lapa

  • @sabariinsiman7849
    @sabariinsiman7849 2 роки тому

    Nimcaan fanaanka kaliya ee wadaniga ah guuleyso wll 💖🤴💚👑🥰

  • @YasinYaska-wr8zc
    @YasinYaska-wr8zc 2 роки тому +1

    Suldaankii ummada somaliyed nimcaan hilaaac keep goin pro

  • @sadiiqcadoosh9769
    @sadiiqcadoosh9769 2 роки тому

    fanan qaran
    horuu soco
    lijin
    Long life

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 2 роки тому +3

    Boqorka codka somalia keep going zxp

  • @OmarGalti
    @OmarGalti 9 місяців тому

    Inakston tabanho taldi xunto kaly tagy dakeyiyo wali wan tartmya ❤️ nimcan hilac the only fanan on tagero

  • @maahirhussien9884
    @maahirhussien9884 2 роки тому +3

    Nimcaan hilaac ❤️❤️❤️
    Hees qurux badan

  • @yuusufaliabdirahmaan8270
    @yuusufaliabdirahmaan8270 2 роки тому

    Wali waan tartamayaa insha allh❤️❤️

  • @ibrawobra
    @ibrawobra 2 роки тому +2

    Fanan soomaliyed🇸🇴

  • @Qabiilkeenu.Somali
    @Qabiilkeenu.Somali 2 роки тому

    Tabaalaha aduunka inkasto dunida iga tagtay siina carabaha Allah imarates iyo Saudi ka hoos maray wadankeeni miyuu xanuun idin heyn. Talo waa Allah Allow wadankena qiimihisa Allah hana garansiyo qabiil ka weynaanaa iyo qori.

  • @khadaradansuldaan7726
    @khadaradansuldaan7726 2 роки тому +1

    tabalada aduunyada inkastoon laticoo qeyrkayegu iga tagay wali watar tamayaa ujededu cud fahmeysa ayaa ficiinan laheyd all vanan zomaliyed nimcaan Hilaac xafidullh pro

  • @inaapdalla4093
    @inaapdalla4093 2 роки тому +3

    Nimcaaakeena🇸🇴💪😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 2 роки тому +3

    Our legend come back 🙏

  • @daaweyacsuubshcabdi8802
    @daaweyacsuubshcabdi8802 2 роки тому

    Op nin weyn horay u soco

  • @ibrahinhomohamed9841
    @ibrahinhomohamed9841 2 роки тому +4

    The legend 🙌 nimcaan

  • @masruuryuusuf1263
    @masruuryuusuf1263 2 роки тому

    Nimcaan hilaac wllee waa fanaan jira

  • @anasbashiir1233
    @anasbashiir1233 2 роки тому

    Legend come back💯💥💥

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 2 роки тому +1

    Hilaaca Fanka shida 🔥 wali wan Tartamayaa 🎤

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому +1

    Nimcaan hillaac Fanaankeena wadani somaaliyeed best song 🎵 🇸🇴🥰❤✊

  • @fadxi--calishaahofficial176
    @fadxi--calishaahofficial176 2 роки тому +1

    Waw fanaam qaran nimcaan c rahamaan xasan hillaac 🥰🇬🇶🇸🇴💋❤️

  • @qamarainan2785
    @qamarainan2785 2 роки тому

    Mashallah. Wadani asliya Nimcaan Hillaac, nabadoon Somaalyed

  • @leylaleylalucky4584
    @leylaleylalucky4584 2 роки тому

    Fanaan qaran😘😘😘😘

  • @iqrosomalia4835
    @iqrosomalia4835 2 роки тому +1

    Masha allah Somalia hanoolaato insha allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fardalaaye_79
    @fardalaaye_79 2 роки тому +2

    Fanaan cod dahabiya allha nookaadaayo nimcaan hilaax🥰🔥🔥💯💯

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 2 роки тому +1

    Shantii somaliyed oo Qof ah Hilaaceena 🇸🇴👌👍

  • @sadamabdi3250
    @sadamabdi3250 2 роки тому

    Wwwww legend nimcaan hilaac

  • @falismohamed7796
    @falismohamed7796 2 роки тому +1

    wali waantartamayaaa Allow dadkeena cadowgooda tusi 🇸🇴❤

  • @farhiyaaden1113
    @farhiyaaden1113 2 роки тому

    Woow well and thanks brother 🙏 ❤ 🙌 💙 😊 ☺ 🙏 ❤

  • @lailahussein6152
    @lailahussein6152 2 роки тому

    Legend nimcaan hilaac guuleysoh wadani dhapa

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 2 роки тому +2

    Good song with nice and heart ❤ voice

  • @rithwaanofficial3288
    @rithwaanofficial3288 2 роки тому

    Hilaaca fanka ❤️

  • @maasinchannel6606
    @maasinchannel6606 2 роки тому

    Horay uu soco hilaac

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 2 роки тому +2

    Somali oo miid ah Rabiyow ii tus 🇸🇴🇩🇯❤️

  • @motoronto3762
    @motoronto3762 2 роки тому

    Big legend Nimcan Hilac ahaa

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 2 роки тому

    😢😢😢 Insha allaah guul somaliya oo isracda

  • @mahamedhamubiaden4742
    @mahamedhamubiaden4742 2 роки тому

    sxb nimcan ku xiisey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 роки тому

    Legend my bro 🇸🇴 🦁 💯

  • @rafiiqofficial
    @rafiiqofficial 2 роки тому +1

    Hilaaca. wadnaha
    ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴.
    wali wan talinayah
    taxanah addunyadu
    🔥🔥

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 роки тому

    Rug cada fananinta somaliyed sumcad ku dhex leh dhalinta dhibataysana caawiya wax barasho iyo sports iyo fankaba garab istaga nimcan hilaac hore u soco bro

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 2 роки тому

    Legend is back