Aamiin yaarab🤲🏼🤲🏼 Ilaahow umadda kala’qabooji oo Cadowga isku diraya ee Ethiopia 🇪🇹 laga soo abaabulay iyo kabaqaad kooda ilaahow umadda xalaasha ah ka badbaadi yarab oo nabad dag dag ah ka dhali yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
IDINKAA KA DAMBEEYA QAXA OO UMMADDII IDINLA JOOGTEY LAYNAYA ,CALANKA XUN EE LIIDLIIDKA KA LEH INAGA SAARA HADDAAD RUN SHEEGAYSAAN.AAN NABAD KUWADA NOOLAANE HA II DAWLADAYN,NABADII MA JIRTO.
Gobolka sanag laba dagmo doorsho uunbay ku leeyhin darood wana badhan iyo dahar cumarka iyo dubyska uunba labda ka so baxa dadka beenta ka daaya dheh sanag cida leh waa la yaqana huwanay

Alle kheir iyo ajir ha niisiyo. Nabad baad kashaqeeya
Illaahaayt haidinka qabto cadawga laasacaanood ookale hanoqonina,alle haidinxifdiyo
War salladna maha sallaada soomaalidu 2:02
Caruurta iyo dumarka mageydada ah baanu
Gaashaan ka dhiganaynaa
Qabiilka harti ah calan qabiil leeyahay hadda ka dib ma hoosjoogidoono oo la haystanimada waa ay ka baxayaan ogaada ,
Yaad usheegaysaa
Argagixisada meesha
Qabsatay ciidan umanaqan
Laakiin shacab baad aragtan
Ciidana maad arag soomali
Waa idin baratay miidhiya
Sheeko macaan baa laydin
Bartay laakiin muuse ismaa ciilow ceerigaabo gxjis
Kumaydaan degenayn
Abtinimo ugaadhayan
Baad ahaydeen kabaxde
Farad istaawiseen ciidan
Jamhad tuuga ah yaad uwadan war masaajidka
Ilaahay baa leh waa hwenkodi
Waxa saa loodilayo waagun
Saqajaanimada noocan ookale
Waayahay
IDINKAA KA DAMBEEYA QAXA OO UMMADDII IDINLA JOOGTEY LAYNAYA ,CALANKA XUN EE LIIDLIIDKA KA LEH INAGA SAARA HADDAAD RUN SHEEGAYSAAN.AAN NABAD KUWADA NOOLAANE HA II DAWLADAYN,NABADII MA JIRTO.
Gur gurtow ayan xamar iyo bosaso lagugu iman inta is leedhy isaq ba dhul ka qaadysa
MAXAABIIS BAY AHAANAYAAN ,CIIDANKU WAA AYO WAA REER REERO INUU U DAWLADEEYO RABA ,BEENAALE .
Waxba colaadi kordhin mayso
Rer ceergaabo Gedo ayaan inkasoosalamayaa walalayaaloow
Somali magaalo madaxdeeda ayaad
Uqulantaaan marka walalayaaloow
Rer ceergaaboow nabadiina wadada ilaashadada ilahi baan inkudhaarinaye
Gob inaatihiiin ayey somali ooo dhan qirtay somali shacabka rer ceergaabo nabadina adkeesta guuuul iyo gobanimo
Guuuleeesta walalayaaal magaladii wariye teero uuu kudhashay nabad iyo barwaaqo ayaaan ilahi inkagaga baryeynaa
Gobolka sanag laba dagmo doorsho uunbay ku leeyhin darood wana badhan iyo dahar cumarka iyo dubyska uunba labda ka so baxa dadka beenta ka daaya dheh sanag cida leh waa la yaqana huwanay
Maxa dad been lo sheegya gur gurti masakin so waalaya