Waala yaabanyahay Lubnaan O si xun loo dhax galay| Dilki Mdx Iran & Shaki cusub| kala cararka gudaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Waala yaabanyahay Lubnaan O si xun loo dhax galay| Dilki Mdx Iran & Shaki cusub| kala cararka gudaha
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 96

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 години тому +13

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 3 години тому +3

    Guul ayaan urajsynayaa Muslimiinta jihaadiyiinta ah

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 3 години тому +4

    Dhibka ku dhexjiraa waa jaajuusiinta Muslim ka ueg calooshooday fiirsaday Allah ugargaar Muslims especially Palestinian Iyo Muslimka oo dhan

  • @khadiijamuhammed3584
    @khadiijamuhammed3584 6 хвилин тому

    I love Allah (swt), I love Muhammad(saw), I love Quran, I love Islam. Allahu akbar!

  • @Fathifour
    @Fathifour 4 години тому +3

    Insha muslimiinta waay guleysan donaan

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 3 години тому +1

    Incha allh muslimiitu way ka guuleysan doonaan❤❤❤

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 2 години тому +2

    Siixirey waaye yahuudu carabtan intay dorada cunayeen aa yahuudu sheydanimo kashaqeynneysay waa dad cirfiid ah Allaha jabiyo kibirka yahuuda

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 години тому +3

    Shirk Ada dad u shaqeeya baa siiyay ama way habsatay hadii numarkaaga la helo Waa la ogaa aa meesha joogto

  • @0marabdi209
    @0marabdi209 2 години тому +1

    ولقد اخترناهم على علم على العالمين. Was rer bani israel

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 години тому +1

    Allah swt haugargaro musliminta insha allah

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 3 години тому +6

    Esrael wxy kucanbaxday laynta caruurta iyo shacabka😢

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Годину тому

      Layn caruur waa la isla soo dhaafay wadamo kale bay wax ku dilayaan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Годину тому

    Waa waddan waddan kale u dhacay isgaarsiinta Gudaha, waana Wax cajiib ah, waa laga soo dhex hadlay ma maqli jirtey. Waa tanoo kale

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 Годину тому

    Boqolkiiba boqal waan aamin sanahay in isratl ka danbayso madaxdii iran laga laayay iyo dekedii lubnaanba

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 7 хвилин тому

    Bismillahi raxmani raxiim wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 3 години тому

    Anigu waxaan is leeyahay dalkeena ama dawkadeena soomaliyeed ayaa wax dhiig leh oo damqanaaya ku haray caalamka islaamka anigu yaabaye from hargeysa

  • @NadirYusuf-ym4po
    @NadirYusuf-ym4po 2 години тому

    ما شاء الله

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 3 години тому

    Insha Allaha ıslamaaku waa guulean adiga sheekh ducew

  • @mnageeye
    @mnageeye 3 години тому

    Caller ID software muxuu qabtaa ?
    La yaab ma aha !

  • @Umxasan
    @Umxasan 3 години тому

    dharbax shada lugo dhufta xasbulah kuma dhicilaheen. hadee. darookii. laamusilaheed faan hud hua andirnay waa loodir garoobay

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 години тому +1

    Asc haday ayga gacanta ku haya careb oo dhan

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 15 хвилин тому

    Thanks 👍

  • @hassantimabul4566
    @hassantimabul4566 2 години тому

    Waa la maal gashay Somalia sheikhow adaan warhayn

  • @abdikadiromar1168
    @abdikadiromar1168 11 хвилин тому

    Asc Sh Dulmidiid ha Ila win wax farsmo ah % tiro ka mid ah I Haajika& iskaamka ba aad bay ugu lug leetihiin

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 години тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 години тому

    Yes waa lagu qarxiyey

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 57 хвилин тому

    Hagerman ilahay masibu haku rido yhd

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 години тому

    Waa bay ku xigaan masr iyo urdun

  • @mohamedabdi7908
    @mohamedabdi7908 2 години тому

    That's inside the job.

  • @HalimaCumar-l6v
    @HalimaCumar-l6v 3 години тому +2

    Ani waa yaabanahaye shiikhaan magaaladuu ka cabsadaa mise wuula shaqeeyaa marwalbo wuu buunbuuniyaa gaaladee

    • @maxameddeeqcabdale961
      @maxameddeeqcabdale961 2 години тому

      😂😂😂😂😂war adeerow xaqiiqda ayuu ka hadlaya wax barta somaliyey intaad qabiil qabiil ku jirtan soo macquul Ma aha in ciidanka itoobiya ay soo wacaan 18,000,000 milyan oo somali ah kadibna ay dhahaan wax kabaxa dhulka war dadkan cilmigooda ayeey aduunka ku maamulayan adiguna qabiil baad ku dhex jirtaa iyo qolo hebel baan iska celin

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Годину тому

      Abaayo been maaha yuhuudo waa dad imtixaan ah waa shar laga cawdu bilayso aduunka iyagaa walaaqaya xitaa maraykan iyagaa maamula marka sheekhu waxii dhacay buu inoo sheegay cidna ma amaanin
      Hadaa ogaan lahayd inta sarkaal oo falastiin ama wadan kale udhashay ay dileen waliba wadan kale ku dileen maxaa oran lahayd 🙄

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 3 години тому

    Guuleysta xisbulaah

  • @WarsamecabdillahiMuuse
    @WarsamecabdillahiMuuse Годину тому

    Sheekh. Wan. Kugu. So. Birsay. Manta

  • @cabdirauuf-o2r
    @cabdirauuf-o2r 4 години тому +1

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇱🇧🇱🇧🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 3 години тому

    Haddi aiimta jiirto yelefonda ah wa la jaabsaada waayo khadakodka mahal waa lagu dheexe jiira xaruunta telefonda ayaa daad kujoogan yahuuda

  • @hasancadaawecabdihasancada2352
    @hasancadaawecabdihasancada2352 42 хвилини тому

    Scw

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 3 години тому

    dulmi diid waa wadaad xariif ah oo wax waliba fahansan kana hadla runta

  • @Engineer-sl3hf
    @Engineer-sl3hf 3 години тому

    Gaalo alle ha duleeyo

  • @hibbocadey7719
    @hibbocadey7719 3 години тому

    Lubnan❤❤❤❤❤falstin❤❤❤❤❤

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm Годину тому

    Boqorada carbeed waxey yuhuda uga baqan ilèen telka iyo dayaradaha lagu qarxiyo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 години тому

    Yahuud Arga gax Allaha Ku Rido

  • @Duqabto
    @Duqabto Годину тому

    Awal baa dadkaan laga shaqaystay marka hada ilayn si kale uma awodan inay saas u walan Subxanallah kuwaan waa kansar ilahay umada ha ka qabto

  • @yusufabdullahi3745
    @yusufabdullahi3745 2 години тому

    of course, way iska cadahay in laga danbeeyey qaraxii helicopter ka M.Iran.

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 3 години тому

    Qarax iyo balaa yaad sheegi war runta ka hadal oo ciqaab alla ina hee satee kitaab ka alle an das tuur ka dhi gana dheh waa hadaad aamin san tahay kitaab ka alle in la is ku dha qo yaa madkhali

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 години тому

    Soomaaliya wax la yidhaahdo ma jirto

  • @MaxamadAxmadqaasim
    @MaxamadAxmadqaasim 3 години тому +1

    Isgarsinta eey isticnaalab toos waxeey ugu xirin yihiin satarletka satarletkan waxaa maa mula mareykanka marka wax weeyn maahan inuu mareykan kacaawiyo 😂

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 3 години тому

    Waa argagaxiso yuhuudu

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 3 години тому

    Yuhuuda aduunka ayaa la siiyey

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 години тому

    Xaata maarkabki Iran ee laagubey isna waa laagubey

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 3 години тому +1

    Wayba kusoo socataa carab dhan waa u shabadeesan yihiin malin walbana meel cusub ayeey ku duli dontaa waxaay ka faa ideesteen carabta hurdadooda hada xitaa markay lubnan soo dhameyaan masara ku xigto

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 3 години тому +1

    Cadowga ayaa taageertaa meel daranbaa ladahay wanaaga muqaawamada kama hadashid ama sida joornaalayste nadaara iyo mowliid u hadal ama iska aamus hakoofi baqtiya lahaane

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow Годину тому

    Shiiqow.adiguba
    Hadaadxorkatahayhayuud.muuqqaalsoobandhig

  • @dawailesaman8983
    @dawailesaman8983 2 години тому

    Asc❤❤❤

  • @arsade
    @arsade 3 години тому

    Falastiin guul insha allah

  • @ayanmohamed9717
    @ayanmohamed9717 Годину тому

    Overtime somalia maxaad u liidaa

  • @Umxasan
    @Umxasan 3 години тому

    Israel iidoo. heysa maclumaad waa amuseen xisbulah waa sheeh waxyar. hadii uu sameyo waloodir garobay

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 години тому +1

    Somali ha ku cibro qaataan waxa dadkaan ku dhacaya waayo shalay baa la kala qeybiyey oo la isku diray ayagoo walalo ah ayagii ayaa walala ahaa baa cadow midba midka kale u arkey si manta oo kale midba mar loo cuno 1 sano baa falastiin hortooda lagu cunayey mantana lubnaan baa la cunayaa berina midba mid baa lagu xijin ilaa kan ugu danbeeya marka isku duubni wax sahlan ma aha

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x Годину тому

    Kulla shey macquul????

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 Годину тому

    Somali markey wax ku dacan ayey ku xisabtam. Dadna 20 sano waxa sosocdo sidhey uga hor tegi lahayen ayey ku xisabtam ayan. !!! 😂

  • @Suldaan.3
    @Suldaan.3 3 години тому

    Shiikhow warkii habaynimo

  • @abdimed9393
    @abdimed9393 2 години тому

    Marka horeba xagay ka yimadeen hadhay telephone tahay iyo hadhay internet tahayba sow wax ay kugu darsadeen oo Ku basasa maha

  • @sunniic
    @sunniic 2 години тому

    Qadarta waa jirtaa wanna u qoned

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 3 години тому

    Mqdaxwaynaha hore Iran qarax gudaha kuma dhiman. Sobobtoo ah qof qarax ku dhacay diyaaradii kale lamuu soo xidhiidheeen. Ka hor diyarada m.waynaha intii ayna khadka Ka bixin diyaaradii kale way la hadleeen . Marka qarax gudaha ah ma ku dhiman

  • @NagmaMohamed-o3k
    @NagmaMohamed-o3k 3 години тому

    Yahuuda aduunka dhan ayadaa maamusho goortaan ogaaday waa 2 sano.kahor. cunug yar oo 15 jiraa ii sheegay 😅

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 4 хвилини тому

    Qofkii wax ka fahamsan isgaarsiinta wuu fahmi karaa arrintaas in la sameeyo waa Fududahay sidoo kale in la ogaado meesha aad joogto waa easy lkn waxaan is leeyahay macluumaad ayaa loo gudbiyey Israel siday u badan tahay...

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 години тому

    Aniigaba dheehay

  • @kawserabdi3704
    @kawserabdi3704 3 години тому

    What I am hearing is now is very terorising me 😢😢😢😢 I was expecting that Israel don't have a power like this to destroy lebnan I am now sure that Israel control middle east so sad.

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 3 години тому

    Waxaad dhadaa hayareysan

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 3 години тому

    Inta ay noo talin hayaan murtaziqadaan gaala raacada ah saan leen gumeysi loo gu jiri mar ka sheekhul madkhali yow taa geera yaa sha da ku waani inaan ki taab ka alle u nus reeno ha daadan ba qeen

  • @muraadabubakar7809
    @muraadabubakar7809 2 години тому +1

    Qofwalbo saas ayey usoo wicijirtay alshawab

  • @CabdulqadirCadani-vr7yd
    @CabdulqadirCadani-vr7yd 6 хвилин тому

    Xayeesiinta. Israeli .iskadhaaf

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 32 хвилини тому

    Ya falanqeyey telifonada ku jiro lubnan ma arag ma luqadda ingiis wayo carab falanqeyneyso telifonada lubnan ma ann arkin ya falanqeyey sheg an radine

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 години тому

    Shiicada marnaba Israil cadow uma aha ee howshani waa dhako kale.

  • @maryami2299
    @maryami2299 3 години тому +1

    Shirk Ada bay ka heshay hada uk sdrekaga iyo telefonka hadii shirk Ada laga qaato Waa lahelayaa

  • @ibrahimethio2314
    @ibrahimethio2314 3 години тому +1

    SHEKHOOW IN TELFON IYO SIRDION AHAANBA LUBNAAN LA SOO DHAXGALO WAXA FUDAYDISAY DADKA RER LUBNAAN OO LA KALA QAYBIYAY SUNI SHIICO AYAA WAXAN IYO WAX KA DARANBA FUDUDAYN DOONTA

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 2 години тому

    Lebenon masiixiyiinta ayaa yuhuudda la jirta

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 години тому

    Shiico cadowgay iska eegaysay waxuu ahaa sunniyiinta lkn Israil cadow umay haysan tan maalinkii Shiico la asaasay.

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 3 години тому +1

    Shiqow hadan muslim nahay maxa lowayay qof ama dolad islam ah ama waxsosari karnaa o nogoniah

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 2 години тому

    Ma laga yaabaa , in ay Bariga - Dhexe , oo dhan ay Isra'iil gacanta ku hayso . Not only ; Lebnan & Palastine .
    Waa suurtogal , waayo mudo dheer ayey ku dhex jirtay oo ay ka adeeganaysay !
    Sorry , Carabtu waa la haystayaal !

  • @hassanyare9400
    @hassanyare9400 3 години тому

    😂😂😂

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle Годину тому

    Block may saarto google and meta iyagaa fududeynaaaaaa xaqiq waye google Facebook ayaama mid ah

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Годину тому

    Lubnan saxiibo aa nahay Israel bay dhihi jirtay

  • @haa8793
    @haa8793 3 години тому +1

    Carab diin hadey laheyn eber waayo wlh aniga idil Lee dihi lahaa

  • @Salaxc112
    @Salaxc112 2 години тому

    Adi nafirkaaga waad ushaqeeysa Saad ubunbuunineyso baa marqaati ka ah

  • @abdimali5445
    @abdimali5445 4 години тому

    Shiikh dadka bad kanixisaa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Годину тому

    Adigu kaddaabsanidaa yaa wararka kusiiya mise goobta dhacdada ayaad joogtaa, maxaase inaga nooga xiran bariga dhexe. Maad teena ka hadashid.

  • @muraadabubakar7809
    @muraadabubakar7809 2 години тому

    Haqariib sanin sababtoo eh inta kahor alshabaab ayaa is tacmashay waalagusoo wacaa lambar la aan waxa kuqoran no lambar

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 3 години тому

    Dulmi diidow adga isreal baa balaaya ladhigtaaa waa kabaqday miyaaa war kuwo islaamka kidhxjiro ayaa kutaagan islaamka mahne isreal il birqsi mesha majoogteeen

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 3 години тому

    Aaway hee bootadii xisbulah meelihii ay soobandhigaysay iyo saldhigyadii waa waynaa iyo TelAviv iyo Ben-Gurion may duqayso Shacab miya shacab kafican

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 години тому

    Macquul waaye sheqow ibrahim raisi iyo kooxdiisa israel a qararamsatay muamarad lee lagadhigay itane waxa lagayama iney ogatay eycebsatay iney dhahdo israel akadanbeysay

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 3 години тому

    Maya. ❤SHEEKH. MAKUUSHEEGAA. KAMBANIYO. IYO. BUSINESS AY. SAMEEYEEN. IYAGU. OO LAGA LEEYAHAY. LABSNOON. ❤AYAY. KA HELEEN. DETAILS KA. DADKA. IYO ADDRESS KOODABA. KUWA. BUSINESS KUDHEXLEHINA. WAXAY USHAQEEYAAN. IYAGA. WAXAANEY SAMEEYAAN. XISAAB. XIDH ❤ OO ALAABTA. LOOSOODIRAA. QI8MAHAOODANA. WAALOOSHEEGAA. ❤LACAGTANA. WEYSOOCELIYAAN. OO AKOON BAYKUSOOSHUBAAN ❤TAAS. BAA LAGAYAABAA ALLAAHU ACLAM