Dhibku ma aha mid ka yimid ra’iisul wasaare Xamza, balse waa mid ka dhashay khilaaf u dhexeeya madaxweyne Axmed Madoobe oo ku tuntay xuquuqdii iyo xaqii dadka reer Jubaland isagoo u diidaya inay wax doortaan. Waxaan la yaabanahay sababta aan marnaba loo ga hadlin xaqdarada ay ku sugan yihiin dadka reer Jubaland. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Su,aasha jawab cilmiyeysan ee aan qabiisleen u bahan waa Rooble oo mw hiisii farmaajo tolkiisa ka raacay,iyo xamsa aan mw hiisii xasan sh ka raacin tolkiisa, Suaasha waa Rooble iyo Xamsa yaa mudan in mw loo doorto madaxweyne hadii labadooda final uskuugu soo haraan,jwb qabiil iyo nin jecleysi ka ilaali,ama ha ka jwaaanin please
Yaahuuu
MD XASANOW ka heeshiya siyaasada xumida tagaan, oo midee somali o dhan, cadow qaliya unba laydihiin
Sax hadaba wan jogna juba xali kassoka jawiga wa nabad
Dhibku ma aha mid ka yimid ra’iisul wasaare Xamza, balse waa mid ka dhashay khilaaf u dhexeeya madaxweyne Axmed Madoobe oo ku tuntay xuquuqdii iyo xaqii dadka reer Jubaland isagoo u diidaya inay wax doortaan. Waxaan la yaabanahay sababta aan marnaba loo ga hadlin xaqdarada ay ku sugan yihiin dadka reer Jubaland. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Su,aasha jawab cilmiyeysan ee aan qabiisleen u bahan waa Rooble oo mw hiisii farmaajo tolkiisa ka raacay,iyo xamsa aan mw hiisii xasan sh ka raacin tolkiisa,
Suaasha waa Rooble iyo Xamsa yaa mudan in mw loo doorto madaxweyne hadii labadooda final uskuugu soo haraan,jwb qabiil iyo nin jecleysi ka ilaali,ama ha ka jwaaanin please
Been low ale rasuul ka furtay garoowe oo noqoto waa calabash oo tin ka soo baxday wax ka qabo lascanood oo ka celi Dani oo Rabin khatumo dabalyahow.
Beenaale dabdhilif warkiisu manco ma lha