@@Caaliyasharif waa Sheeko cajiib ah gabadhaasina waxay ahayd qof Caqli Badan Tabaraka Allah adiguna Walal aad baan ugu helay sheekooyinkaas bulshadeena ja dhexdhaca wax Badan oo ka mid ah waa in lagu ciriqaataa oo wax laga bartaa inshaa Allah Mahadsanid
@@Caaliyasharif aad baan u dhegaystaa sheekooyinka aad soo gudbiso ee ka dhex dhaca ummadda soomaaliyeed waadna ku mahahdan tahay waxaan kale oo dhegaystay yutubaro dhowr ah oo aad runta xaqiiqada u sheegaysid waad ku mahadsan tahay run sheegidaada Alle ha ku Xifdiyo Aamiin
Masha allah tabarakallah habo caaliya shariif allah ha ku sharfo iam so interesting your beautiful history 😍 😊 gabadhaasi fariid bay ahayd iyo guud ahaanba dumarka somaliyeed iam so proud somali women alhamdulillah habo thanks so much 🙏 habo from all the way of France 🇫🇷 🙌🙌
asc walaal maa shaa alaah gabadha ayaa sheekada si fcn u jishay waayo adna waad ku mahadsan tahy tabintaada quruxda badan ms aalia good lucky next vedio in shaa allaaahhhhh
ASC runtii UK baan joogga sheekooyin qaar ka mida waan maqlay inkasta oo anan ogeyn meesha ay ku dhamaatay,sida gabadha walaalsheed iyo iyadu isku dhaceen,adiga ayaana ii dhameystiray Thanks ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qofkaasi Waa Sheeko Xariir uunban maqli jirey, Waaaba adiga,🌹🙌 Midse kuuguma Raacsani Walal Mise Habaryar Nimankan iiyaga uun Loo Roonanyo Ma iyagaa la xanaaneeyaa mise ciyaalaka. Inkastoo aan ogahay in ay Guryahoodii Kala Yimadeen Tarbiyo La'aanta,
@@saynf atsometime she isn't enjoying, she takes care the rest of the Kids🙈🥺 Waxaay iiiska dhaadhicyeeen Ciyaalka La mid tihiiin. Kedib markii Qalaldkii ay kusoo Barbaareen iyo Xaqdaradiii laga Reebi waayay,
@@womenwithprincipal5175 waa run walahey subhanallah. Waxaan dhaqan xumu ayaan ku arkey UK iyo kibir badanaa. Dumarkan walaalahood raga kaqadaya, was saqajaanimo, Akhaas. Anigu waxaan arkey rag guryahoodi ka soo baxa, iyado oo qoracdi loo dhigey, Hadana maqaaxi taagan. Because happy kumaaha dhowrka maalmood eynaa qoorac culus loo sameynin. Yaa waqti uahyaa subax walba madbakh taagnow. Most somali men are from a different world. It's TRUE as you said walaal the bad habit they grew up with in their mother's home is what they expect when they get married. Ilaahey ha soo hadeeyo.
Aniga livka marka aad tahay ma daawado waqtiga oo kala duwan,iyo shaqo iwm so aad baan uga helaa sheekooyinkaaga Mashaallah ,waqti ilaa Week ah baan ka Arkay Youtubka,halkaas ka wad inshaallah
Mashaallah caaliya aad baan kuu salaamayaa,waxaan kuugu hambalyeynayaa barnaamijyadaada aan Turxaanta Lahayn ee cidna gaar u taabanayn, ilaahay ha ku barakeeyo Ummu Abbas USA
Caaliyo, schoolkee caruurta keensataa? Anna waan keensanayaaye, canjeero iyo oodkacna horay noogu soo qaad, ka bacdiina adaa suqaar u bedeli doona in sha Allah.
You are beautiful your stories are wonderful
Thank you Rahma😍😍
Sax
@@Caaliyasharif waa Sheeko cajiib ah gabadhaasina waxay ahayd qof Caqli Badan Tabaraka Allah adiguna Walal aad baan ugu helay sheekooyinkaas bulshadeena ja dhexdhaca wax Badan oo ka mid ah waa in lagu ciriqaataa oo wax laga bartaa inshaa Allah Mahadsanid
M.a❤️👍
@@Caaliyasharif aad baan u dhegaystaa sheekooyinka aad soo gudbiso ee ka dhex dhaca ummadda soomaaliyeed waadna ku mahahdan tahay waxaan kale oo dhegaystay yutubaro dhowr ah oo aad runta xaqiiqada u sheegaysid waad ku mahadsan tahay run sheegidaada Alle ha ku Xifdiyo Aamiin
Masha alh caaliyo shekoyankaaga aad baan oga hey reedakale nin waa dhuuntisa gabrey ninkaaga ilaasho❤️❤️❤️
Historiyada wan ka hela hore u soco
ماشاءالله قصة حلوة وأنيقة
Masha allah tabarakallah habo caaliya shariif allah ha ku sharfo iam so interesting your beautiful history 😍 😊 gabadhaasi fariid bay ahayd iyo guud ahaanba dumarka somaliyeed iam so proud somali women alhamdulillah habo thanks so much 🙏 habo from all the way of France 🇫🇷 🙌🙌
Mashallah Raga Somaliyeed adigoo kale aya ka buuxa🙏🙏 jazakumullah🙏
Balo ku dagtay dheh raga Soomaaliyeedna hadey waashaan cuntey ku waalanayaan
Caloosha ku go’day dheh thanks Caaliya sheekooyinkaaga xiisaha leh eed noo soo gudbiso dadka gadaal kaaga soo biirey baan ka mid ahay
Soo dhowoow cadeey😍😍
Masha alakh wa aku cusubahay wananjeclaaday shekadada alahunka barakeeyo from Ireland 🇮🇪
Naima soo dhowoow xbbti😍
asc walaal maa shaa alaah gabadha ayaa sheekada si fcn u jishay waayo adna waad ku mahadsan tahy tabintaada quruxda badan ms aalia
good lucky next vedio
in shaa allaaahhhhh
ASC runtii UK baan joogga sheekooyin qaar ka mida waan maqlay inkasta oo anan ogeyn meesha ay ku dhamaatay,sida gabadha walaalsheed iyo iyadu isku dhaceen,adiga ayaana ii dhameystiray Thanks ❤️❤️❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
masha allah wakugu cusbahay waa ka helay shekooyinkaga kuligood wana shekooyin runtii ka dhaca dadka dhaxdooda waa ka helay
Mahadsanid xbti qaali soo dhowoow
mashaa allah wallo caliyo hormar wacn❤❤🧡🧡
Qofkaasi Waa Sheeko Xariir uunban maqli jirey, Waaaba adiga,🌹🙌
Midse kuuguma Raacsani Walal Mise Habaryar Nimankan iiyaga uun Loo Roonanyo Ma iyagaa la xanaaneeyaa mise ciyaalaka. Inkastoo aan ogahay in ay Guryahoodii Kala Yimadeen Tarbiyo La'aanta,
🤣🤣🤣🤣 Ragu waa caruurta oo kale baa la yiri😁😁
True!! It's so ridiculous. Subhanallah. What is wrong with cornflakes??
@@saynf atsometime she isn't enjoying, she takes care the rest of the Kids🙈🥺 Waxaay iiiska dhaadhicyeeen Ciyaalka La mid tihiiin. Kedib markii Qalaldkii ay kusoo Barbaareen iyo Xaqdaradiii laga Reebi waayay,
@@womenwithprincipal5175 waa run walahey subhanallah. Waxaan dhaqan xumu ayaan ku arkey UK iyo kibir badanaa. Dumarkan walaalahood raga kaqadaya, was saqajaanimo, Akhaas.
Anigu waxaan arkey rag guryahoodi ka soo baxa, iyado oo qoracdi loo dhigey, Hadana maqaaxi taagan. Because happy kumaaha dhowrka maalmood eynaa qoorac culus loo sameynin. Yaa waqti uahyaa subax walba madbakh taagnow. Most somali men are from a different world. It's TRUE as you said walaal the bad habit they grew up with in their mother's home is what they expect when they get married. Ilaahey ha soo hadeeyo.
Caaliyo nooloow abaayo cumri dheer iyo cibaado suuban iyo caafiid ilaahay kaaga baryay🤲❤
Maasha Allah Allaha isku barakeeyo familyadaas
Nin somaliyeed caloosha iyo candho uu rabaa.
Waa sidaa😂😂😂
Maasha Allah walalo please noosoo badi sheekooyinka quruxda badan ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
Thank you to the media
Nag nool wallahi fariid 💕thank you abayo caaliya 💕💕
Mashaa allah wallaahi waa qiso cajiib ah qofkiinol baa waxnooleeyah
Aniga livka marka aad tahay ma daawado waqtiga oo kala duwan,iyo shaqo iwm so aad baan uga helaa sheekooyinkaaga Mashaallah ,waqti ilaa Week ah baan ka Arkay Youtubka,halkaas ka wad inshaallah
Caaliyo sharaf kunoolow shekoyinkaga love ku ahay nosoo badi inshalah hadad awodo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Malabo cadeey haye xbbti 😍😍
Maasha allaah from amal baqare waan ka helay sheekoyinkaaga inaba caadi ma ahan sheekoyinka waan jacaylahay keep going horomar wacaan
Soo dhowoow xbbti😍
Maansha allah wll qurux badan burco ayaan jooga aad ayaan kuxiseya hore usoco
Waan kusoo dhoweynayaa xbbti❤ Burco waa magaalooyinka Somalida kuwa aan ugu jeclahay mid ka mid ah😍😍
Abaayo waa kugucusbahay. You tube kaaga waa kaheley ma sha Allah keep going ❤️
Ar caaliya shariifaa waaaa iga qoslisay galabta from 🇨🇦 kaaa soo salaaamayaaaa 😍😍😍😍😍
🤣🤣🤣🤣😍😍
Very interested stories caaliyal Inaba cadi ma aha sheegadan thanks for sharing qaaliyeey keep it up.
Maasha allah maxa suxul baruur uk jooga allah marka i gee uk
Mansha allaah sheekadaadu waa fiican tahay waxaad ka mid tahay dadka loo baahan yahay
Mashaa allah shekadada wey igu socotaa taas waxaa cadeyn utahay in ay run tahay waan ku salaamay walaashey qaali
Dahabo soo dhowoow xbbti😍😍
Mashaa allah wandhawahay mcnto shukran
Wonder full story wlhi keep going mamo
saas maha waa.ragu waa caraf iyo cuno
Masha’allah shekadaada way nugu socotaa maadaama ay tahay run 🥰🥰🌹🌹🌹😂
Hhhhhhhh waa eater uu ahaa caliyo waa iga qoslise waa sheko kala xiran cunaye waaye kkkkkkkk 👍👍✊👏💯thanks Cadey
🤣🤣🤣🤣 cunaaye 🤣 Raga dhan waa cunaaye mid yar oo todobo ku dhalay ah maahine😂😁
@@Caaliyasharif kkkk absolutely Abayo mcnto waa sheko cajiiba noo soo badi shekoyinkaga waa ka hela sis filimo hindina nogu barax sometimes quruxleey thanks 🙏🏻 👏👏👏✊👍❤️💯👍
Naagtaan ninkeeda dhaqaalaysan waa loo dhaqaalayn baan maqlijiray .. masha allah naag fiican bay ahayd
Mashaallah caaliya aad baan kuu salaamayaa,waxaan kuugu hambalyeynayaa barnaamijyadaada aan Turxaanta Lahayn ee cidna gaar u taabanayn, ilaahay ha ku barakeeyo Ummu Abbas USA
Thank you Ummu Abbas soo dhowoow xbbti qaali♥️
You so welcome mcn waan dhowahay Thanks
Mashallaha tabarkallaha ❤
Caaliya asc faniskaga horusoco vivo.mamma caaliya
miss True story keep going,
Masha allah habo alia mar dhaw ku bartay waana dawaday video yadada dhan🥰
Thank you xbbti soo dhowoow 😍😍
mashAllah
Wcs walaashey waan kusalaamay sharafey mardhow ayaan kugu soo biiray waanwaan ku faraxsanahay inaan kugu xirnaado from xamar cadey
Soo dhowoow xbbti😍 Xamar cadeey igu salaan♥️♥️♥️
Mansha alaah abaayo caliyo waa sheeko yaab leh hore usoco 😍 noso badi shekoyinka waan ka helay hada awodid Malin walba so gali shego channel ka guul wacan
Thank you xbbti haye inshallaah 😍😍
Mansha allaha caaliya
Masha Allah shekoyinkada ad ayan ujeclhy ee no so badi sister insha Allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah waa sideey tahaye
Aduunka waxaan u jeclahay canjelo iyo oodkac xataa waxaan ku fakaraa arooskayga meeshii cake la cuni lahaa canjeli hala cuno saasaan jeclahay allaha na gaarsiiyo waan jeclahay laxooxda waxaana noo samaysa hooyaday macaan allaha xifdiyee iyo walaashay xayaad reexaano.
Qof Somali ah oo aann Canjeelo(Laxoox) aan jecleyn ma jiro
Masha Allah qaali sharafeey sheekadada waan ka helay noo soo badi xabiibti Thanks ❤
Fartun cadeey soo dhowoow qalbiyeey 😍😍
Waasheeko layaabkeeda wadata wallhi😊
Walaashey bacdamaa. Aad aqbaar Dumar iyo xaasas iyo dad is qabey kala tegay. Ka hadashey. Ma is laaxi saa.hadii ay qabsadaan
Waxaan jeclahay sheekadada
Ma shaa Allah !! sheeko jacayl oo aad u xiiso badan wa sheekooyinka cajiib ah. sii wad sis
Mashallh abaayo macaanto sheekadaad waan jeclahay walaahay waxaan kula dagalahay London shiikooyinaan wax badan ayaan goob joog u ahaaa
Reer Tuition warkaan waa hayaan🤣 waa imtixaan Alla maxaa nin la qaatay🤣🤣
Mashaa allah sheeko wngs horay usoco walaashay mcn
Nin xaasle oo naag kale shukansanayo tani qiso jaceyl mahan. Waa heartbreak story. I feel sorry for his wife💔
WCS WR WB HABO QAALI QALBI WANAAGEY MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO
Walaa waxad nooga sheekaysaya sheeko adaada iyo adada u fican noo so badi sheekooyinka jecelka ah.
ManshaAllah keep going
Mashalaaah waxaad tahay gawar degan oo wayo arag ah
Masha allaah abaayo qurux gabadheena horay usoco
Thanks shaxshaxeey♥️♥️
hbo quruxey waxatahay qaraxo socota wlhi Masha Allah
Thank you habo qaali
Asc caliya. Haaye sheeko waa weenka ayaa cawaa noo waada
Thank you xbbti 😍😍
🥰😍🥰😍😍😍😍🥰😘😍😍😍🥰😍
Kkkkkk. Sheekadaasi waa igu socotaa, hadaaban ku jiraaa
Asc wll video wan dawdaa markasta keep going wll ilahay haku xafido
asc sis Allah ku xifdiyo😍😍😍😍😍😍😍😍😍
mamo shekadada waya aragnimo kala baxny in hadii adan qofkada cer garen laga sasabanayo sida ilmayar ❤❤❤❤❤❤ rayi fican nasiisy
Hiru soco abaayo beutiful stories
Abayo caliyo waan ku jeclahy
Allah ha ku jeclaado xbbti qaali 🥰🥰
Moma
Sheekadan wnka helay
Noosoo badi sheekooyinka🥰🥰
Haye habo carfooneey thank you 😍
Caaliyo, schoolkee caruurta keensataa? Anna waan keensanayaaye, canjeero iyo oodkacna horay noogu soo qaad, ka bacdiina adaa suqaar u bedeli doona in sha Allah.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wa runtay, caaliyo, suqaar iyo canjeero see ku daynahayaa? waaba complete golden package-de
Anoo amisan in nimanka lakool kooliyo. Baan labo wiil dhalay. Waan is badalay Waxaan naftayda igu sheekeeyey nin haduu dareemay xanuun hooyo kasoo martay wallee inuusan dareemayn naag jacayl keed iyo koolloolonteed . Naagaw nafiina hormariya cunis , meel lajiifsado iyo labis Adoo foolxun yaan lagaa tagin baldhan uciirso
Fariid ayey ahayd gabadhaasi .
Caaliya qof qaali ah baad tahay sheekooyin xaqiiq ah . Mahadsanid
حبيبتي انتي وين
Naag nool bay ahayd really Because xalaal dharaar baa la goostaa😍
😂😂😂😂😂 walaahi naag usoo diyaar garoday weyaan
Waa sheeko cajiiba
Mahadsanid abaayo
Please soo badi dhacdooyinka yurub ka dhaca
mash allh hada ayn kugu so biiry shekoyinkada aad ayan u jecleday 😍😍😍🥰🥰🥰💐💐
Mashllah mashllah waan kugu sobiray wllshay shokeynka waan jeclahay qurux
Amina cadeey soo dhowoow xbbti albi😍
Caaliya cadey qalbigaa kusalamy wlshy sheekadaada aad ban uxiiseya
Sjeekooyinkaaga mid ba takale ka daram❤️
Ninka ay canjeelo iyo suqaar bartay walee iyada dhib qabta.
🤣🤣🤣🤣🤣 sidee dhib u qabtaa weyba dherjisaye😅 iyazuna wey dhergeysaa nin walba inuu cunuu ciidamiyaa ma maqashay
Hooyo guriga habaryar gaym baan is solo qadaynay canal iga dheh
😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Africa maad jogtaan walaaleey, cuntada laqadaayo maxeey tahay
Africa cunto lama qaatee waa la karsadaa markaas baa la cunaa laakiin Yurub cuntada waa la qaataa
Maanshaa Allah eedo mcn
Haboon Naaje aad baan kuu salaamayaa eedo carfoon😍😍
Masha alllh qali allle hakuu barkeeeyo
Amin amiin wallo mahadsanid ducadaada😍😍
😆👍
Mansha allah❤
Caliya sethy
Naag iimaan leh bay ahayd
True story....
Asc waa sheeko macaan huuno
Kkkk waa sheeko xiiso leh
🤣🤣🤣
Maaash alaaah
Kkkk caaliya shariif hadii wiil hoog aragto waa lasoo quruxsaday haduu xaniinyo laheen odgaca ayuu rabay kkkk iyo canjeerada haduuba cabsaayo odgaca ha iska daayo iimaan laawaga naagtiisa in uu usheego ayaa larabay whi abaayo aniga konfalakis waa nacay sheekada badal hadii kale odgaca ayaan aadaa kkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
❤❤❤❤😍😍
Asc wrxb. Walaashey sawirada gaduudan iyo sawirada indhaha ka muuqdaan xey yihiin
Asc wrxb. Walaashey sawirada gaduudan iyo sawirada indhaha ka muuqdaan xey yihiin
Mama Sharif i am a new fan
Welcome habo
Kkkkkkkkk ❤❤❤❤❤ quraac
Kkkkkk❤
Caliyo abaayo ku soo
Asc habo Caaliyo inteen kala soo xiriiraa mahad sanid