DEG-DEG Dawo waxa ka socda boorama calanka s.land ladiiday in/safarka ciro ee dalka..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 64

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 14 годин тому +2

    Reer borame ismujiyah aduunka sugayaa malinta aad somali ween soraci lehedeen taag calank 💪💯💥

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 14 годин тому +2

    Free samaroon qabiilka qabiilkale. Dhulkooda ku gumaysto. 2025.

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 22 години тому +8

    guuuul guuuil ssc guuuul ssc ❤❤ guuuulestey ❤

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 16 годин тому +3

    Wa si dhulbahantaha samaroonta waa in ey yirahadan adunkana u shegan adunka

  • @mussejama311
    @mussejama311 23 години тому +4

    Awdalstate calankeeda saara
    Madaxeeyne iyo wasiirana samaysta.
    Dawlad beeleed samaysta

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 21 годину тому +6

    Somalia ha noolaato
    Somalia dal mid ah
    Somalia somali baa leh

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 16 годин тому +2

    REER BOORAME WAA LEGEND GUUL GUUL REER BOORAME GEESIYAAL BAA TIHIN ISKA CELIYA

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 15 годин тому +2

    UJEEDADA WAXAY TAHAY, IN AAD DIR ISKU DIRTO, LAAKIN DANAHOODA AYAGA SI GAAR AHANEED U DHAMEYSANAYA.

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 12 годин тому

      Kkkkkkkkkkk yaa dira ma iidoor baa dira halagu dhuuqin iidoor wagaashow 😂😂😂😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 22 години тому +3

    Gudabiirsi hadaad dalkiina iyo dalkiisa hagaajisan waayeen
    Qayladaa malaha la sharaf badnaatay

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 23 години тому +3

    Cirro oo imaaraatku ugu yeeray sidii uu jeebkiisa ugu soo shubi lahaa xoogaagii uu ku beddelan lahaa badda dhulkiisa ee xabashida loo wado.
    NASIIB DARRO.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 14 годин тому +1

    Reer Awdal marbo lagu daneysto waa dadkii mudna in eey iyaga Gobolkada degmoyinkooda eey u wada tashadan.bulshada marka eey noqdaan kuwa aan xaqa dalkooda Aqoontooda oogu hilin waa ladul shaqeysan.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 22 години тому +3

    Maxamed abiib doqonka ahaa halku ku danbeyey ee odhan jiray hadii labo qaybod oo isleeg loo qaybtami wayo waan ka baxaynaa aaway dib danbe ma u aragtay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 20 годин тому +1

    Iidoor laguma dhex noolaan karo,iyagiibaa waxba isu ogolayn iidoor ma qolo kale ayey wax u ogolyihiin,waa maya

  • @IsraJaamac-n5u
    @IsraJaamac-n5u 13 годин тому

    Maanshllh muda haraada oo kukaca dhako cadeha nei waad fcntahiine wali mucaaradnmo isma arag jilixsantane ha aragto bal libaaxii muuse bixi cabdi siduu isaga hayey cadawga rr boorama awdal state ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 15 годин тому

    Asc weriye santagow. Wa ruunta iidoorku wayka siman yihiin qabyalada iyo kaligood nolashada . Wakan siiman qaybsiga somaliland ay siyeen samaroon:
    28 wasiir = 1
    86 xildhibaan = 11
    60 senator = 9
    28 Director = 1
    28 banasaab = 1
    Etc....

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 7 годин тому

    Waa sheeka beena anakaa dhex joogna boorama meel.baadiyanah wax laga sameeyey waaye

  • @Mahad-d9s
    @Mahad-d9s 22 години тому +4

    Reer boorama waa boosto waxaa wedaan war go anan yeesho oo caanka somalia ka taaga mesha

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 17 годин тому

      Akhas calanka shaydaan never in aan la sudhayn wax aan ahayn tawxiidle oo lagu sameeyay boorana

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 22 години тому +2

    Waruaadha gidabiiso ha u garaabina waayo oyagaaban isu garaabin
    Gudabiirsi qaylo.bilaa tamar ah ayey nolol.moodeen
    Qayladaa la qurux badnaatay maaha .
    Hugaan iyo tayo modna leh

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 21 годину тому +2

    Oo HADA SAMAROON MA ISZAQ AYEY CADAALAD KA SUGAYEEN KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    RUUFYAAMIINTIINAA ISKA AHAADA SAMAROONAY

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 11 годин тому

    Waa kud ka guur oo qanjo u guur. Tusa i ay inoo Bahan yohoin Wallalayaal.

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 11 годин тому

    Haa iska dajiya calan ka SNM

  • @abdirahmanjama9290
    @abdirahmanjama9290 13 годин тому

    Munaafaq Xaarood uraaye ah

  • @BurhanHasanMohamed
    @BurhanHasanMohamed 16 годин тому

    Asc sax runtasheeg siyaasad
    Ma hee saxiib xataamayaqanin

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 16 годин тому

    sodigi siiyey 90kun eee muuse ka codeyey wax ka faaiideysta

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 16 годин тому

    Beeenale gaajo ayaa Loo dhibtey Warya samarooona waaa madax wayne ku xigeeen

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 16 годин тому

    Was calankii somali dds ee jigjiga sudh nas calanka boorama sudhan far lamasaarikaro ka taabankara carkeee

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 22 години тому +1

    borma wa cadwgi ssc ron h kmodena ron wa iisaq mxa nga galey

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 21 годину тому +1

    Samaroon dhulbahate ayaaba ka wasiiro badan horgaladooda
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkweligay u garaabi maayo nin isaaq ku hoos nool.waayo iyagaa is bah dilay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 21 годину тому +2

    Waabeen gudo biirsi waxay qaban karaan ma jirto

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 15 годин тому

    Saaku tagay Cirro imiraadka

  • @CabdiJaamacDhimbiil
    @CabdiJaamacDhimbiil 18 годин тому

    Ha ku waste boorama dhako adageey

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 15 годин тому

    Maxamed abiib oo nolol iyo geeri u dhexeeya oo kooma ku jira kadib markii sirdoonku ay dileen maxay reer awdal uga hadli waayeen

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 16 годин тому

    Waxan samaroon waa dad gumeysiga jecel ciisaha maba kacaan

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 15 годин тому

    Waalana gumaystaa anaka waayo dhimasho .ma ogalinoo naago ayaan noqonay

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 23 години тому +2

    Waa waajibkooda cirro shalay markuu xilka doonayey ee uu boorame tegwy odayaashii xitaa kabaha ka daba sidey.
    Maantana wakaas afka ciidda u daray.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 11 годин тому

    Samaroon qiyaamuhu wuxuu ku dhacayaa iyagoo raadinaya agaasime iyo wasiir weli may garan in iidoor isku mid ka yihiin mamulka jabhada snm in ay lama taabtaan tahay oo iyagu ay leeyiin waar xabada rida oo iska xoreeya reerkan yar ee aan xishoon hadii kale biyaha ha idinku dhaansadaan ee qaylada joojiya bal maxaa anaga naga galay mar hadii aanu dawlad ka samaysanay viva ssc khaatumo !

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 16 годин тому

    Samroon wax jra maha ma damqadan wa xanuusanyihiin

  • @AxmedYuusuf-o1n
    @AxmedYuusuf-o1n 16 годин тому

    Kani wa warmoog war ganbilay samaroon madagto lax dhukan

  • @MohamedBulhan-l1l
    @MohamedBulhan-l1l 17 годин тому

    Laa illaaha illa allaahu s c w

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 20 годин тому

    Kilalka ma Ogaadeen keliya ayaa dega Maxa maamulka Ogaadeen ka wada dhigay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 15 годин тому

      Mamulka ogaden kaliya mahan dds lakin madaxwayneha madama ay ogaden qori qaten sasay ithobiya masul uga dhigta

  • @idirisabdi2515
    @idirisabdi2515 20 годин тому

    Waaryahee.adigu.ma.boirame.ayay.kaaga.goday.camal.yeelo.duqunoow

  • @maxamedxasan1805
    @maxamedxasan1805 19 годин тому

    Uskag.uskag.munaafaq

  • @mustafahussein2250
    @mustafahussein2250 21 годину тому +1

    XANUU BAAKUHAYA BEENTA KADA

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 18 годин тому

    Faqasheey maxaa adiga kuu meela soomaaliland isaaqbaa iskalehe

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 16 годин тому

    GACMO SHISHEEYE AYAA KU JIRA QAYBO KA MIDA REER BORAME.
    CIDDA DAJISA CALANKA SOMALILAND WIXII KA SOO GAADHA IYAGAA KA MASUUL AH.
    GUDBIIRSEY SIDA DHULBAHANTE HA YIDHAAHDAAN GALA DAGAALKA OO HA LAGA QAXO BORAME OO HA XIDHMAAN DUGSIYADU!!!
    RAGANIMADU SIDAAS BAY KU JIDHAA!!!!!!!

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 15 годин тому

      Rer dhan o dulmi ku heshiyay samaron so dhulkoda maleh ayaga xage iska qabtan calan towxid leh iyo dulmi

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 14 годин тому

    Futada qadhmuun ayaa ka socota

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 20 годин тому

    Anaagu hadana hay beesha samaroonmaa yeelayno axmar iyo qurun in badayada laa siiyo.anagu aqoonsi maa donayno maana goyno soomaali baa nahay idinka SNMey ayaa ku washay aqonsi siiya badina maa rabno wax soomaali land laadhaho uf.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 19 годин тому

      Masha allaah 🇸🇴🤍🇸🇴🩵⬜
      Soomaaliya kudarsado
      Cadowgas tuugada kabaxa

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf 19 годин тому +1

      @Bilekhyr inshallah.

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 18 годин тому

    😂😂😂😂😂 so

  • @awicawillcawil8419
    @awicawillcawil8419 21 годину тому

    waaa runtaa isxooreya

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 14 годин тому

    Beenaale beenaale beenaale.hus basaas màxaa ka galay borama taada ka hadal.

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 18 годин тому

    Beenalee xarami cagdheer

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 23 години тому

    😂😂😂😂😂

  • @falisadan384
    @falisadan384 23 години тому

    😂😂😂😂😂