dhulka xorta ah maxey ugu shiri waayeen mise jigjiga ayaa xor ah baad ummada ku khaldeysaa dawlad deegaanka soomaalida ee Ethiopia miyaan la odhan jigjiga
Yarkas Alqabyalla warka u soo qoray waa mid ujeda leh,Alqabyalla 8sano ee Dirdhabo beshas lagu xasuuqayay warbo lagama maqal midda kale waa shaqsi khaladaadkisa xuqdad aan kadhamanin waa Mid baraha bulshada war aan tafaxtirneyn ksso qoro.Jamacow bal in warkisa uu khaldan bogisa galay una jawab.SSC iyo Puntlaand Waa in iyana Matalad eey u diraan.
Jaamac ina adeer inay garanwaayeen wixi ay Jigjiga u tageen maaha ee waa inkiraad in Somalida degtaa deegaanka heshay xoriyad ay isku maamulaan. Somali waxey isugu wada fadhidaa ganbar gaaban.
Guul iyo gobanimo DDs people guuleysta marwalba inshallah
Mshaa alah hanballayo guul
Dds❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin alloow ay 5 soomaaliyeed israacdaa ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉 allaahumaa aamiin congratulations 🎊 my dhuuxa iyo lafaha ((❤ agaaaa❤))
Hamblyo wlalden somali galbeeda ❤ from somalilnd
Hambalyo Hambalyo somaliyad galbeed jigiga ❤❤😍🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶😘
Kooxda xasan sheekh siyaasad ma yaqaanaan
Hambalyo wallaalahayo aan illahay darti ujecelnahay ee DDs 🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯❤️❤️🥰😘🎉🎉😍😍🙏🙏👌👌🥗🥗
Inshaa Allah 5 somalia
Walaahi waa hees muujinaysa midnimo soomaaliyeed ilaahoow madax awooda soomaaliya sooceliya noosahal oo awoodooda arka oon cidnakaga hibaysanayn midnimada soomaaliyeed ooqayraadka dalkooda arka iskunatashada sidhaba uwada hadla waxkalana meel iska dhiga maanta madaxda soomaaliyeed oo isku tiirsan maraykan xitaa kama adkaankaro laakiin maoga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉hanbalyo
hanbalyo
❤❤❤❤❤❤❤
Waakasa guuul
Hambalyo 🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🎉🎉👏👏🇸🇴🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mansha Allah
Mansha alh 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶❣️❣️❣️🇸🇴❣️❣️❣️😍😍😘😘
Hambalayo Hambalayo Hambalayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jig jiga waa magaalo xor ah guul iyo horumar ka jiro
waxaan alle rajeynayaa inaan goob joog u noqono somaali oo dhan(soomaali nation) oo si dhab
ah ugu dabbaal degaya gobanimo iyo midnimo dhab ah.
Guuul wadanka somali galbed eejigjiga
Hambalyo dds 32 sano guurada dds Allow itoobiya jabi🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hanblyo🎉🎉🎉
Guul iyo Gobanimo shacabka dowlad deegaanka Soomaiyeed
Alxmdullah Viv Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕😍❣️🇸🇴💕🇸🇴
Guul iyo Gobanimo dowlada degaanka somalida ilaahey ha idin siiyo dowlad madax banaan. From muqdisho
Somalida runta ah waa kilinka 5aad
Aaamin Aaamin yaarabi ❤❤❤❤
Jamac gallad nolow from jabuti 🇩🇯
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
.insha.allah.jigjiga.wey.xorobeysaa.wey.guuleysan.mar.dhaw.insha.allah.dadka.soomaaliyeed.xeryaha.cadawgu.u.dhigay.wey.kabaxayaan.
SHACABKA JIGJIGA HAMBALYO IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Peace for all
Maansha alaa 5 haysraacdo aamin amiin
Aka wa jigjiga
Guul Iyo Gobonimo Soomaliwen
guuul midnimo hanbalyo ♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🇬🇲🇬🇲💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶❤️❤️🙏
HAMBALYO HAMBALYO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MIDNIMO❤❤❤
Galad Wad warxuntahay.Cunsuriyad Baa Ka muuqata. DEER Istoosi.
Guul Guul
Guul weligiin isku duubnaada
Ninkan wuxu cadaystay inu ka xunyahay hormarka deganka
❤❤❤❤❤
Aamiin Aamiin Aamiin❤️👏
Asaasaqa wixii soodiray ayaa horay hadalkan ookale uyiri waa naceeb daarood isrkoo ayaan jirxumada ku abaabiyay
Hambalyo Sannad guurada 32aad ee Maamulka DDS. Sidoo kale waan hambalyeynayaa aragtida Madaxweynaha DDS oo kor u qaaday maalintan taariikhiga ah.
Fadlan iska hubso wxd umada somaliyeed lawadaageysid waa runtood waa maalinta xuska xeerka ciise mnta
Inasha alaha waligiin gumeysi ku jira😂
Calanka somaligalbeed waa calan muunad iyo haybadleh waa calan SL iyo koonfurtu kadhex muuqdaan waa calan 5tii somaliyeed ka dhex muuqato calankaas calan udhigma majiro
Kolay Cagdheer taariikh ma haysee Jigjiga waxay mar ahayd xarunta dhaqdhaqaaqa xorimodoonka Soomaalo oo dhan hilaadii 1948 ilaa 54. Dadka magaaladu ucamiraydna oo ganacsato ubadnaydna waa kuwa markii dambe ee lasoo gaadhay 1956 usoo wareegay ee Camiray Hargeysa.
Cadala waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
dhulka xorta ah maxey ugu shiri waayeen mise jigjiga ayaa xor ah baad ummada ku khaldeysaa dawlad deegaanka soomaalida ee Ethiopia miyaan la odhan jigjiga
Waa meesha kaliya ee calankooda Somali ku qoray Muqdishana nabad ayaa yar gobiloda kalana waa calano goboleed
Yarkas Alqabyalla warka u soo qoray waa mid ujeda leh,Alqabyalla 8sano ee Dirdhabo beshas lagu xasuuqayay warbo lagama maqal midda kale waa shaqsi khaladaadkisa xuqdad aan kadhamanin waa Mid baraha bulshada war aan tafaxtirneyn ksso qoro.Jamacow bal in warkisa uu khaldan bogisa galay una jawab.SSC iyo Puntlaand Waa in iyana Matalad eey u diraan.
Geeesi galad
WAA WAXA JAHA WAREERKA KU RIDEY DOWLADA DADKAAS OO KALAA WASIIRO KA AH DIYAARADAAS UNBEY DAD MOODAAN
alcadala waa shabaab eemaxuukadoonay
Waa bilowga burburka DDS.
Jaamac ina adeer inay garanwaayeen wixi ay Jigjiga u tageen maaha ee waa inkiraad in Somalida degtaa deegaanka heshay xoriyad ay isku maamulaan. Somali waxey isugu wada fadhidaa ganbar gaaban.
Waxaan canbaareynaney hadaan nahay ssc
Dds masuuliyiintii ku tilmaamay maamulka somaliland inay keligiid metelaan qoboladii waqooyi iyadoo lagareebey qaybtii ugu muhiinsaneyd ee hornimada keentey waqooyi hada layiraahdo SSC
Doqontaan yaa gumeysi jecel
AGAH XARUNTAEEDA WAA MUQDISHO ISMAACIIL GEELE AYAA DHISEY KHARASHKANA BIXIYEY XARIGANA KA JAREY INTA AFSOOMAALIGA KU HADASHA WEY YIMAADEEN KENYA WASIIRKA GAASHAAN SHAANDHIGA AADAN IYO YUUSUF KAMA KUNJI LAGA SOO DOORTO BAA JOOGEY
Waa Dameero Loo sheeg Weeyi
Waa film dhamaadey iyo Riwaayad hore losoo dhigay
Jamac galad jigjiga matago miyaa horta
Hanbalyo jaamac 24 kedah
Waalagu qabanaya xeerkaciisa tiridhabe
ciisuhu waayo war nibanka maxaa kakhaldamay
Aamiin aaamiin
😂😂😂heestan somaliyadi hora lahayd😂😂
Aamin
JAAMAC HUURO YAA KULA SOMALI AH SIILKA HOOYADA EE URAYA WASE MA ADIGA SOMALI AH WAXAAD TAHAY ADOON AXMAARO JIGJIGA WAA MAGAALO ETHIOPIAN
Ma jirto wax la dhaho Somaliweyn oo ku gabbadaan kuwa aan weli is-xorayn, dhibaato weyna u geysteen kuwa xorta ah.
Dir in uu tago may ahayn qalad wayn ayaan u arkaa tagista dir
Dir wa mxy
😅war somalida walaaøha ah Ka daa qodqofka Hana u hadlin si xidhod darro ah walaalo isjecel oo is martigeluya
23 junuary 1993 ayay ahayd
WASIIR ALCADAALA IYO WAFTIGA AYSOO XULEEN WAA DAD MEEL AY U SOCDAAN BA AQOON😂.
😂😂😂😂 aga
Jaamacow way jirtaa iyana Xaflada Deridhaba loogu samaynaayo Xeer Ciise.
AGAA AWOOWGAA LA GUBYE JAAMACOW SAWNAGII DAWACALYNA KU HESHIINAY MAGATIINA DDS WAA IDIN SIINAY NAAYE INAGADA HADE AWOOW GAA LA GUBYE ,DADKA ISU SOO DHAWEE ,
Cawa Wad qarisay lkn kariba waxad odhan waxkale hhhhh
WAA DIPLOMATIC ACCIDENT ‼️ALCADAALAH IYO BAL KA TALIYA HADAY DAL SHISHEEYE WAXAAS QORI LAHAAYEEN 😂?
Aga አንድ ግዜ እንኳን ኢትዮጵያ አትልም እዴ እዼት ረስተሃል
Is there any thing to call ethiopia!
Mansha alhaa alhaw somali midkadhe tugtana kaqabo
Jaamac wey ugu tala galeen hadalka sababta oo ah ma rumeysna mana ogol in jigjiga looga dabaal dago calan somali galbeed
AL CADAALA IYO KOORDA DAMULJADIID WAA LAGA FILAYEY IN AY HADAAR YIHIIN😂😂😂. CEEB IYO DHIIQO AY DHEX DABAASHAAN KAMA BAXAAN😊
WASIIR AL QABYAALA IGA DHEH
jamacow xasan iyo inta lashaqesaye waa serqansayehin alqabyaala wax fecanlagamasogen
Moryanti xamare usc, wa cancer somaliyed
Shirwayne Irir samaale miyaa
Kkkkkkkk 33 sano maxad xoreeysen onlf
Sheeko gadheerti oo wax isku haysta
Weli itobia haysata
BeenaaLe cagdheer u sheeg iyo baryo culus iyo barasr wiish
Subxaanallaah war iidoor kkk nimaan ciilaa caytama war caadi iska dhig
😂😂😂😂😊
Shanta somaliyed maxay ahayd xagay ka shaqeysa
Horn of Africa
Way isyelyel al cadala
GOORMA AYUU OGAADEEN XOROOBEY KKKKKKKKKKK WELIGAA MA XOROOBI DOONTID WALAAHI AXMAARADA AYAA KUN JEER KAA FIICAN OROMIA NASAB NASAB DHALAY OGAADEEN IYO XORIYAD MEEL MA WADA GALAAN
😂saqajaan
Ibini xaarama makuwa oroomadu
Hadey kuguursaty. Aad
Meeshoda soomaali marbto
Cidi katagta oo sinji kale qaata.cidi kumarbto daalin urey
Ogaadeeniya waa D5
Xawa yaanadu waxba kamaqaado
Karaan iyo cawaanku haadalin
Dds d5
ILAAHEY QARANKA ETHIOPIA HA KARAAMEEYO OGAADEEN WAA XAAR IYO DHUUSO DOQON AH
Ogaaden aya qalbada ka jiidhe dhulku waa ogaaden dadkuna waa ogaaden 😊
Xoriyada waxa qaatay soomaaliland 196o laakiin soomaaliya may qaadanin xoriyad ee jamac galadaw jooji cadaalad xumada
Haa xiriyada waxa siiyey madaxweyne aadan cabdule cisman 1960 gii, puntland na waxa uu siiyey 1950 gii
@ waa sax markaad map ka soomaaliya fiirisid ma jiraa waqooyi iyo koonfur? Ka soo jawaab
@ mapka fiiri koonfur waa xagee, waqooyina waa xagee, gobolada soomaaliyana mapka dul dhig. Kasoo jawaab
Lamgaab xooriyad aadam uu dhalamin xoriyad maha . Idinku waxaa thiin dadkii dhabarka ku siiday gaalka cad.
@@imthecaptainnow6446 waa runtaa soomaali oo dhan ayaa ah laan gaab sax waaye
❤❤❤❤❤❤❤❤