Jah filimkan dadka jilaya dhan wan wada jeclahay wlhi illahay cimri dheer idin kaga barya dhamantin qasadan ninka raga e abdishukri ban salamaya dadnimada bu wax ka yaqan masha allah from nairobi❤❤🎉
Asc dhamaan dadweynaha ku xidhan iyo kooxda matalaysaaba filimkan dhalmdoon inta Jecel in filimku la inoosiiwado ama uu siisocdo like saar inta kabacdi Ramadan way dhamaatay camalkii iyo khayrkii ha lasiiwado oo ha lajoogteeyo illahay khayrkeeda ha ina siiyo insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Allah Mahad leh ❤🤍💚💯
Umul khayr wlhi waa boqorad filimka iyada darteed u daawada ❤
Haa xata me
Abdi shugri iyo umul kheyr dad qalbi wangsan dhamantiin wad qalbi wangsan tihin sxibayaal ❤
Jah filimkan dadka jilaya dhan wan wada jeclahay wlhi illahay cimri dheer idin kaga barya dhamantin qasadan ninka raga e abdishukri ban salamaya dadnimada bu wax ka yaqan masha allah from nairobi❤❤🎉
❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Aan kuwada salino nabigen muxamed scw ❤❤😢😢
Salalaahu calayhi wasalam
SCW Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Mnzha Allah
Dad Talanti Leh
Baad Tihiin
Waxaan Idin leeyahay
Hormar Wcn Dhamaantiin
Gaar Ahan UmaLkhaYr
Waxaan Jooga jigjiga❤
Really aad baan u ga naxaa kalmada ma dhasho xataa haday filim tahay waa kalmad laga naxo
Eid Mubarak 🎉
iscadayntu heerbaygaadhayHhĥhĥhhhhhalaylehe waabur😂😂😂😂😂😂😂
Sacdiyo caadi maaha sodogaybaa i soo dilay kulaha😂😂😂😂
😂😂 walaahi waan qoslay. Kuteene odaygii sodogay baa saaka isoo qaraacay 🙈
Next part la soo dhaqsada
Alaylehe so dhereyay cawa
suudi yare oo joogo mogadishu
sodogeey ayaa isoodiley wlh wan qiiroodey team qasaal wan idiin xiisey Hor usocda
Mashallah waa idin jecelahay❤
Asc dhamaan dadweynaha ku xidhan iyo kooxda matalaysaaba filimkan dhalmdoon inta Jecel in filimku la inoosiiwado ama uu siisocdo like saar inta kabacdi Ramadan way dhamaatay camalkii iyo khayrkii ha lasiiwado oo ha lajoogteeyo illahay khayrkeeda ha ina siiyo insha Allah Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Allah Mahad leh ❤🤍💚💯
Aamiin yaarabi
Team cabdi shukri ismuujiya
Scw scw scw❤❤❤❤
Umal darted hlkn ujogaa 🎉❤
Reer baadiyadii iyadaa lugaheeda ku doonatay umulqeer kkkkk maskiinta hadeey hoosheeda galeysaa umulqeer
Waaaaw the old man is so funny 😅😅.
C/shoukri o maskinimo jilaya
Walaahi run baan mooday❤❤❤❤❤waan ilmeeyay
Ilhaya Umukhry ubdaa khayr qabaaa sii aaamnie
Aamin wll
Ameen Ameen
Aamiiin
Umul khayray wll waxan armay dhabkuunoqotaa bisinkee
Scw scw scw scw scw scw scw
Nin wiilkiisu ka caqli badanyhay
Like ❤❤❤❤ saar
❤❤
Umul qyr ano og iny waxni ruwayad un thy hadana wn la murugody wlhi😢😢😢
Thanks abaabina Xeynosh nin abeeso guriyay kkkk
Xuska alle iyo saliga Nabiga csw Hala badsado aduunyo waa in yar
Alahu masali calaa muxamed
Team qasal horey uu socda ❤ From djabuti
Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
Asc
Waaaw
Taleefan bakhtiyay iga dheh kkkkkk
Anigu waxaan aad ugasiihelaa Odayga Muqayilka iyo Islaantiisa yar ee Reer Baadiyaha kumatala Musalsalkan kkkkkkkk.Waxaan kaloo Film kan Musalsalka ah aad aan ugahelaa Xamse Shaacir Buraanbur iyo aabihii xaynoosh,They're so funny.Ciid Mubaarak Asxaabta Somaliyeed meelkasta ood Dunida kajoogtaan..
❤❤❤umal khayr
Waw wax kale 😂😂😂
Dhaqanka ugu fiican yaan leehoo aan ku dhaartaa
Umu kheyr ❤❤❤
😭😭😭😭Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Scw scw scw
Teeth and I have a few days ago and a vfajl in
Umulkhayr ayadiibaba Sodohdeed inay cariso rabtaa, ayadna mid Sodogeed ishayaan bay so xeraysatay.
Ruwayadii maxaa ku dhacay saan u sugaaye waan daalay insha allah qeer no so daaya plz
Lkn waxan ogahay raga somaliyeed in ay ku jiraan boqortooyo wllhi raga qaar sida cabdishugri oo kale laga furi maayo inay ku ag dhintaan mooye
TEAM SHAMUUREY HADA TAHAY ISO RAAC WAA IGAN
Gabadhii wa dusty kulahaa 😂😂😂😅😅😅
Musasalkii hadii Mar lagu kalatagay xaraabadii ka dhacday😅
Kkkkkkkkk😂😂😂😂 sacdiyo ma soo laabata kkkk jacda ku dhacdey xamza
Hadal cilmiyesan iyo wacdi lagooga Abdi shukri
Tan amaadan soo dhawaysan
Keep going 😂😂😂😂
Sodogeyaa iso dilay 😂
Umlkhyr❤❤❤❤❤❤❤
Kkkk filinku haduu macanaday walhi
Umal khayr❤❤❤🎉🎉🎉
221
Wqx walba murti ka raadiya ayey is leeyihiin kuwa jaahiliin ah balse Riwaayadan waxan u AQAANAA ANIGU MAGACEEDA DHALFA DOON IYO DHALI WAASHAY . IYO KOOXDII SAAQIDIINTA AHAYD .
Wax ka jira bulshada dhex deeda bay sheegin maxad kula dirirtay mise riwaayada kugu dari waayeen
Deef waa boodey ar xaynooshbaa xasuus buu igaliyay iyo xiligii flimka😂😂😂😂
Aduun wax walbo ka filo😢😢
😝😝🤪🤪🤪🤪😜😜😛
Sacdiyo ADI Iyo xamse nabsigii umul qeyr ayaa ayaa idinka so bxay😂😂😂
Sacdiyo dharbaxad xashanosh xanun malahan wllye surah iska dah😂😂😢
Xamse iyo xaynosh😂😂😂
Umulkhayr the best
❤❤❤
Waa dustay
Caynooshawo gabadha aad sodoga utahay ka xishoo dee
Cabdiwali me😂
Dumarka.aan.ilaahay.Awlaada.siin.ma.sidaabaa.haysata.subxaana.laah
riwaayad qiimo badan qosol iyo qaraaxo leh
odayga xamse sodigii islanta ka adag😂😂
Maahan waxaaani see more
Xaynoosh isn't iseee😅😂
Alha❤
Odaygaan shaatiga iskama badalo miyaa😂
Tan waa tii gabadha dhashay oo iska soo tuurtay markaasay karkrsantahy
Canugaan maxishoodaha ah iyo xamaamadiisa adigoon iska eryin xeeynoosh nasan meysid
❤❤❤🎉
Sacdiyo abaha shadhaka isma bedlo miyaa😂
Filnka waxa uu ku fiicnan laha iyadoo xaynoosh iyo nastexo layskuso celiyo si uu xalad u yeesho
Waxan noqody qofki 2 ad cawa
Waa lAgàa so horeeyey miyaa😂
@@XamdaCumar-kn2gn ha qali hal qof ba iga so horeyey
Cabdishugri godkiisa biyo ugu soogalen dhanka umulqeer samir ku idlaaday ala dulqadbadanaa teeda kale heer badiiyada balan malahan ee eri
Odayga ceynaasha waala badalay sabab too ah wajikale ayuu lasoobaxay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
tan reer baadiyaha waa baruurta filinka dhan kala wada
Asc
❤❤❤❤❤❤❤❤
jini ishumi Boos baas abihi miya waisku egyihiin
Team shaqo ❤
Labo qof filinka qas ku hayan heer badiiyada iyo ninkeeda hala eryo ciilban uhaayaa
😮😮😮😮😮
Xaynoosh is the best actor
Odayga shaarka iskama siiba miya
Waaaw wa bare jo
dheef waa booday🤔
❤❤❤❤❤❤❤❤😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂❤❤
Dharbaaxuu u dusiyay 🤣🤣 duqa kulahaa yaa dusay
Reer somalilanow filimkan Odayga ku jira ee xaynoosh wajigiisu qoroto miyaanu u eeken bal ila eega wajigan aad moodo futa xaar soo wada 😂😂😂😂😂😂😂
Odayga ka xishod wax dhimaday batahaye maxa ka galay su u egyahay shaqadada qabso dan la.an ba ku hayse xantada melaha la ad islamka ha danbajine😏
@Randomreply wll wlhi wuxu yahay ma aqan lkn. Ma ficna qof bili adan inad u qorto waxyalaha qar ficnayn
Odayga ma ree somaliland baad moodaysaa wa ree kilil 5 sidaa u baro
Aburka ilahay iina caaydo ka ma mudno ee abaha hacayin
Xishood waa ramadana hada ma cay baaad nogu yeedhaysa😅
Khadro kkkkkkkk
أعوذ بالله من الشيطان الرجيم