Duck's/shimbir yaashan, dharka madoow, maalin walba iska soo liic liicaya, mutaas way walayaan ugu dambeeyn. Kuligood walid isku sheegani waa selfish, daren kooda bes ka fakaraya. Habka raadis ka iyo xaquuqda ilmaha & dareenkeeda mid na loo ma jeedo miskiinta.
Please part 87
Muzey xeynosh Aniga wan dawda filimkan dhalma doon lkin gabdhaha taa tabashada ka daa) 😮
Amuu awowe ku yahy😂
Fadlan balantiinu waxay aheed in habeen walba la daawado shalay waad jarteen
Fadlan joojiya
Magaca waa in lagu badalo from Qasaal TV to Reer Balan goos TV
Soobadiya in dhoweyto waad soo yareeysaan
😢J3avwa3y7jbs3
J
😂😮😂
Love haynoosh
Ma jidho iyo waa jidhaa waysku qaban jidheen.
Masha allh umul qeyr
Qasaal tv
Xaynosh waxa uu ku jira aabayasha Qiimaha leh waanan kahela hadaladiisa Qiimaha leh iyo naxariistisa dabiciga ❤❤❤ Masha Allah
Waxa Qurux badanaan layad iyado aabayasha somaliyed noqdan kuwo wax garada oo talada reerkoda iyo taa awladoodaba latalin Kara Lana saxiibi Kara se maay noqon sida 😢😢😢
Waxay noqdeen kuwo nolosha ka dhacay dayacayna masuuliyadii reerkisa iyo awladiisa intaba 😢😢 marka waxan leeyahay ilaahay haso dayeeyo aabayasha masuliyadoodana hatuso inshallah
Xaynoosh Gabadha hooyadeed mar hore a yay
Kulmeen iyadoo uur leh oo walwalsan …wuna la taliyay😂😂 12:04
Sax walahi waa runtaa filim horantiisa ayey kulmen waliba gawar kale ayey hada waala badali filimhada sida lo wado mafiicna 😮 waxba qaldan
War codkii meeday cabdi shukriyoww😂
Cod uu leyahay
codka ka xidhan maante maxa qaldan 😢
Wallee suleekho waa doqon😅
😂😂😂
Dawada yaasha wax Maa maqleysiin
😅ha😅
Haa
Haa
Cod wuu leyahayb33
10:23
War xaynoosh waxaanu bidaar maahan😂
Masha allah jumca mubaaeak
Codka maxa ku dhacay😢😢
Wale abdixalim jac aya ku dhacday ader xaynoosh uu ka walay oo uu ku diray umullkeyr ayuba gabadh ka soo donatay 😂
Mumtaas waa garacad😂 hooyadeedba lagu garcay😢😂💔
Wlle ha u ka fin inanata wuxu waa ruwaayadee
@@AshoMuhmedwll wan iska kaftamayay😂 walhi wax xumaana ugama jeedin sorry abayo❤
Part 87🎉
Cod majiro😂
Waa jira ani😂
Hooyo macan halasayo
Asc wallayal❤
❤❤❤❤
😂😂😂
Waa wacyi gelin fiican
Odyga inta dhex max ka lefay diriy by noqotaye waxniy Bidar kawyn
Gabadhan habka loo raadinayo waa qalad
Waa sax waan kula qabaa Habo qiiresan oo kamuuqato dareen waalidnimo ayaa fiicn
❤❤❤❤❤❤❤❤
Cod ma jiro
❤
Xaynoosh indho adaÿg waa la kulmi kulahaa
❤❤1
Filim kan wax wayn ba ka khaldan Caadi ueega
👍
❤❤😂😂🎉🎉😂😂
Xaynosh❤😂
Xayno. Ciyartu wabilaw
Yes
Duck's/shimbir yaashan, dharka madoow, maalin walba iska soo liic liicaya, mutaas way walayaan ugu dambeeyn. Kuligood walid isku sheegani waa selfish, daren kooda bes ka fakaraya. Habka raadis ka iyo xaquuqda ilmaha & dareenkeeda mid na loo ma jeedo miskiinta.
❤😂😅😅😢🎉😢😮😊❤❤❤
Ccccc
Love haynoosh
😂😂😂