Jooji daba orodka Naagaha. SE01 EP13
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- Dhagayso Podcast-ga Fikradaha Xaliye.
.
Apple Podcast: podcasts.apple....
Spotify: open.spotify.c....
Google Podcast : podcasts.googl....
Anchor Fm : anchor.fm/fikr...
Igala soo xiriir :
Telegram: Xaliyeali
Instagram: Fikradaha_Xaliyepodcast
TIKTOK: Xaliye_Ali
fikradahaxaliye@gmail.com
Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Entrepreneur, and Podcast Host.
this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on a daily basis.
our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe
Coaching program ka si aad ugu soo biirto ku dhufo link-ga si aad iila soo xiriirto ka mid noqo ardayda maanta.
t.me/XaliyeAli
Ok sir
link ima shaqeynayo ustad
Link iima shaqaynayo ustaad
my idol 🤩🤩🤩💝💝💝 keep going 💪💪💪💪💯💓💓
Ok
Nin Wax ku siiya in badan bad aragtaa , lkn Nin wax kuu sheega in yar Mr Xaliye waxaad ka hadlaysid aad bn u fahmayaa Ciyaar yahan horaan ahaa janiskaa Taladaa qadan lahaa wan soo dhafay lkn never too late.
Always you explain us How can we improve ourlife and I appreciate you for your sharing brother and I enjoyed your videos.
Walal qali wa khadar MOHAMED SAHAL thanks kusuco
Fans from djibouti.🤝🤝
Horèe uu soco,professional mental masculinity macalin xaliye ali
يارجل انت بطل استمر الله يقويك كلامك في الصميم شبابنا فاضيين وعاطلين ما عندهم هدف ولا شيء في الحياة شكرا شكرا بالعكس إحنا كمان كبنات نشجعك استمر ياليت شبابنا لو يطبقون كلام الى تقول لهم كان فادوا نفسهم واحنا بعد استفدنا منهم .
😂
اصدق رجل صومالي يحب الشعب الصومالي حب غير طبيعي ولكن الشعب الصومالي لايفهمون حقيقة حبه وصدقه خاصة النساء يحسبونه انه يكره المراه وهذا غير صحيح بالعكس يحب شعبه
كلامه صحيح اعجبتني فكرته 😂
مع إلقاء الضوء على كثرة أسرار وطرق العلاقات المزيفة مع البنين لا شك أن الخلق الحسن لا يزال عند بعض البنات اللذين أوصانا الحبيب صلى الله عليه وسلم بزواجهم وهم ذوات الدين ولكنهم قليل، فسعيد من وفقه الله
Dhalinyaro noloshiina diiradda saara waxba waqti ha isaga lumina naago iyo wax lamida ah, habeenki xilli fcn jiifo, subixi waqti hore soo kac juz Qur'aana aqri, jirdhis sameey.
Waxaad arki doontaa adigoo is beddel muuqdo sameeye oo noloshaada ku raaxeysanaya
Sax waaye Mas'uul.
😂😂nin qayrkyga caqligag ha badalo
Baaba Xaliye, naagahan oo dhan way kugu dawakhsan yihiin, Nin adagooo Raggi lagu riyoon jiray ah oo saa u qurux badan xagee laga helaa bay is leeyihiin. thank you for showing us the quality of men we have in our own community, habrahan is garacay iyo dhoocilahan ay program gareeyaan oo feminist ka ah Ha iska baroortaane ha U joojin.
Iskahadal ninka adiga kamid ah Gabadha uu ku hadlaayo wllo diiga miyaa lagaa miirayy!!!
@@allaaamin9834 Danyeer Gorilla Pro Max Oo caqli lahayn, yara fikir horta
@@sumeyaadan44 amaan kagama baahno iska aamus hadad moowduuca fahmin aniga one Euro hadad ii tuugsado waa kusiin lahaaa Wllo
@@allaaamin9834 Gabadha ka dhamow, Doqon.
Abwaan xaliye naaguhu waa kula col lkn haday caqli leeyihiin, laba xinoooydle way kuu duceyn lahaayen ileen rag maskaxdooda iyo jidhkooduba diyraasan yhy bay heli lahaayen lkn daalky Dan moodan hhhhhhhh
MashaAllah Xaliyahayga
Ninkan halaga faaidayso nolashayda wax wayn ayuu kabadalay thanks again Sir
Daanyeer hello
Maasha Allah xaliyow markasta xaqiiqda jirta ayaad soo gudbisaa howl fiican ayaad haysaa waan kugu taageersanahay macalin 👍👍
Wallahi Xaliye rijaal weyye. ilma xalaal iga dheh. You have told the truth and I admire that sir. Salute
First time an dawada your idea.. its very interesting wlhi... 😢
Ustaad Xaliye Ugu Horayn wan Ku salanay Marka Xigta Anigu tageradada ma ahayn lkn sadex Haben ka Hor ban ardayda kuso biiray wax badana wan faiday noloshaydana wan Ku base gareyey Isbadal Iyo argatiyo kala duwana iska dareemay Runtii Caawa waxan kuu qiraya kuna cadaynaya inaad tahay hormuudka dhalinyarada ilahayna haku sharfo ustaad Cimrigaga Iyo Cilmigaga allaha kuu barakeeyo ❤✔
Our main advisor u deserve more than 1m subscribers ND thanks for the coaching❤
Sergio thanks
Ustad bishan ayan goan qatay inan naag waqti danbe isga luminin marakan heer garo unban waqti galin donaa🔥👏
legend xaliye
Thank you Xalliye, this helps a lot.
Ha fariid.weeye.qofkan 💯💯💞💞
Kor baan u qaaday tirada kastuumooyinka iyo perfumes ka aan leeyahay. Macalinka ayaana sabab u ahaa. 😍 Raggu waa kii tashada.
🤣🤣🤣🤣
Sir make your contents constantly and work hard on your podcasts. At least we should get one podcast in every week without delay!
11 may 2024 ustaad xaliye imika ayaan gabdh la hadlayay lknse wanku Qanci waayay hdlkeda icasho Gee isoo wareeji kadibna guriga igu celi macqul maha kadibna youtubkaga ayan soo galay qodobka ayaan Qaatay *joogi kadaba orodka naagaha* mahadsanid ustaad xaliye maanta ayaa iigu dambysa goaan ayaan ka gaadhay
Macalin xaliye Allaha ku sharfo wll GREAT RESPECT❤🙏🙏❤❤❤
Ustadka dalka ka hadla mar waliba
Congrats bba xaliye cashirkii ogu horeyee kadawday legend tahy
Nin rageed xaliye.. danyeerada tashkiili sxb.. Naftooda waxba uma quudhan balse naag lacag buu uso amaahan ama baryii..
❤❤❤❤Lened xaliye waxa badan baan ka fahamy
Aad ayad uu mahadsanatahay xaliye aad ayan uu fahamay vediogan ❤
I'm proud of you listen so every a good your advice .
be carefully. take your time bro.
Xaliyow wllhi talo tan kafiican waligey qof isiiya ma arag mahadsanid walal aadban kaga mahadcelinaa
That good point awoow .
Sidii hore an kaga codsanay awoow podcast no so badi .
Sido kale donation channel na so dir ana i mean bank number channel we need to motivate the podcast u gotten me.
Guleyso macalin 👏🙏🙏🙏🙏
Greatest motivations brother keep going more youth are waiting your 🎉❤
I sha allha macalin❤❤
Nin legend baa thy wxs aad ka sheekaynasidba away I hystaan sxb wax mira dhalana kama hayo mnta laga bilaabo naag danbe waan u goynaya wakhtiga aan dayacayo anaaba u baahan
Noloshaada biloow inaad badashid ma jirto abaal marin laga qaato naago buriska iyo s*** raadiska ,noloshaada si aad u badasho waxaad u baahan tahay waqti inaad galiso awoow. naagna ma rabto nin daalan oo nolol ahaan aan dhisnayn. isdhis kor isu qaad , kadib iyagaa ku soo raadinaya.
Wlhi sxb qli france 🇫🇷 jogaa waana balan sanayn inagu lkn hwlaa I qabsaday wan ka mid noon donaa ardaadada Mar uuun lkn sxb annigu lcg uma diro lkn la hadalkaas bn iskaga jabiya xaraarada lkn asna waa joojinaya insha allah horay u soco wxd ka hadkaysid waa wax jira Wlhi dhalintii oo dhan naas iyo dabo bay daba ordayaan ilaawe dantoodii siiba Europe gumaysi bay nagu haystaan anagoo janis walba noo furan yhy Mar ajaanib laguursado iyo Mar guriga laga cayriyo waayan danbana jamecan inta la dhaafay Afghanistan bay marasaa sheekadu sxb
@@Fikradaha_XaliyePodcast dumar dheh naago lahayne afku ku go,ye
Macalin wa Soo dahday mar hore inaad imato waxaa tahay dhirigaliye waliba ragga thank you
بصراحه شكرا شكرا
much helpfull maalin
Marwalipa an UA-cam so galo search ban ku dhaha macalin👏❤️
Xaliyee. Spx. Kali❤❤❤
Always proud of you my mentor 😊😊🙏🙏🥰
Thank you 😊
Xaliye nin wax bartay weye walahy daladad wan qadnynaaa🎉🎉
Ustaad rabbi hakusharfo xaqiiq baad kahadashay waligay naag aan lashekaysto hal madh baa lacag udirey waxayna ahyd lacagtaas 0.25waan uqabsanaya ❤
Guud ahan waan kugu raacsanahay bro 💯 thanks for your courage ment as a men 🙏
واحد يجي يقول لك أحبك وابغى منك الزواج تقول له أيش عندك تعال تقدم دق الباب ما يعرف أيش يسوي يسحب لأن ما عنده غير كلام فاضي يبغى سواليف واستنزاف في الطاقة ولا الى يقول لك انتظريني اكون نفسي سنين ليش سلامات أنا ما عندي غيرك في الحياة الحياة واسعة وأنت أصلا لا تكلم بنت الا لما تستعد وتقدر دق الباب يا بنات انتبهوا من الى يسولف ويبغى كلام فقط اولا هالشيء ما يرضي الله وانت بعد ما يرضيك لان الى بداية ظلام نهاية دمار وبداية الى ما ترضي الله نهايتها ما ترضيك فإسحبي نفسك من بدري وباذن الله ربنا يعوضكم بالأحسن بالتوفيق للجميع ♥️♥️♥️♥️
لقد أحسنت، الكلام الفاضي لا ينفع بشيء فعليه الإستعداد عندما يخطب ويتكلم مع فتاة ولكن علينا أن نعلم أن الفساد والنكاح بغير حق وعدم قبول وترحيب بعض القبائل في بلادنا أدا إلى فقدان الزواج والثقة مع أن نسبة المبلغ المالي للنكاح لا يكون إلا باستطاعة الشاب حين يتفق مع الفتاه. ولا أنصح بطلب العهد والإنتظار بشهور أو سنين إذا لم يكن الشاب مستعدا في ذلك الحين.
macalin runta ku jeclahay waa legend noo soo baxay
Waan ku wataa xaliye ❤️💯
Masha allah macalin sare wan ku salamay
Ustaad xaliye rol moder baa utahay dhalin yarada Somalia 🇸🇴 😊
Runtii ustaad xaliyoow ,wllhi arintaada wan diidi jiray,lkn 2023 ayaan go aan kaqaatay,in aan lahadlin hada ayagaa unbaa iraadiya aniga maya wn diiday,sababtoo ah naaguhu ninkooda waa ninkii lacag leh🎉.ragoow dhaqaalaha dhisa
Macalin
Thanks bro
Sigh one year later I'm stuck chasing girls....
This time I'm quitting for good
Ustaad xaliye❤😊
Shukran techer ❤
Ustaad waa topic wanaagsan, Xalqadanina waa top. Ustaad Aqoon yahan baad tahy si accdemic oo cilmiyaysan usoo gudbi muqaalada poscast ga.
Maxad sharxi Nagaha ayad ledahe adigaba qof xune
Badaaawwww
Shukran Macalin
Waxa aan fikrad qaldan ka aaminsanan jiray macalin xaliye barnamijyadiisa se hadda waxan kamid noqonaya ardaydisa , ragga hala gaadhsiiyo Barnamijyadan.
Thank you
Brother very much appreciated;
Shukran teacher xaliye
My rol model ustaad xaliye alle haku xafido ✊
Macalin horay usoco wax badan baan kaa faa iiday
Ustaad horu soco thenks
WAAYO ARAG BAA TAHAY XALIYE GUULEYSO SHB
👋👋👋
PREACH THE RED PILL BIG BRO. MEN OUT HERE BEING SIMPING FOR A MINUTE,
How do u know matrix. Red pill and blue pill?
Muchas Gracias ❤️
very good x mwalimu xaliye
Teacher❤
Nolosha ninka wey k adagthy tan dumarka marka aad u shaqeee saad hadhow nolosha meel fiican uga gaartid freshkana aad qaadatid💯
Mahadsanid ❤
Mualin tnks you
Xaliye xalaal ربي يحفظ حلي xaliye
Wonderful advice..... I promise to do that
Top❤️👌
Waqtigi la dabo ordayay lama joogo. Nice podcast
I am definitely gonna keep riding solo for the next 5-10 years
Thank you teacher.
That is realy ustaad waxaad noo furtaye indhaha 🥺😊
Muqallkan muxuu mar Hore isogariwayay😢😢
My teacher 🎉
M. A mundane xaliye
Guul iyo gawan sxb
Xaliye shaxda anu waxan qataay 2020 ilahada ma daneeyo dumarka libax
The past teacher ❤
iNaa gabaDh shuKaansaTo ama La hadasho waa wax isKa caaDiya lkn yeeLo noLol ka baxsan gabadha aaD shuKaansatid 👍
Wano dhaxal gal ah ✌️
Mnshllh macalin Dalinyarada hada jirta role model baa utahy
Wlh sxb run ayaad sheegtey video gaan aad ayaan ugaheley qalbiyan ayaad uhadashey guuleyso sxb
Xaliimo daalan ha isku mashquulin macalin xaliye keeb going🙏
Thanks
Mahadsanid.
hore usoco xaaji, wlhi waa baraarujin fcn
Khayaali bay rag badan kujiraan, qof wax usheegana majirin.
Runta lama huro,hadii kale waa isdaalin
Mahadsanid mudane
My teacher❤
keep going ustad
👏👏👏
Ninka kaliya een taageero horay usoco brother
Wllhi waad ibadashay macalin
Maxa ka faides hada nag bursato. Always put yourself 1st 👍👍
SIR THANKS
Ustad waxdpa moda ma rarka qar inad iga hadleyso thnkz macalimu