"Waxaan ahay qof qofkeedii wayday." Muniiira

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • "Waxaan ahay qof qofkeedii wayday." Muniiira

КОМЕНТАРІ • 590

  • @Cadceedchannel
    @Cadceedchannel  3 місяці тому +27

    Qofki haya qiso
    Waxaa u nagalaso xidhidhi kartaa..What's upkan 0653459860..

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 5 місяців тому +77

    gabadh aad u aqli badan oo dagan qurux badan diin leh nin nasiib leh ayaa hela inta igu raacday likta saaara amiira horay usoco

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 5 місяців тому +254

    Ninkan ayaa si wanagsan uyaqana waraysiga gabadhana wakhti ayu siyay mnshallh ❤

  • @HibaaqAbdirahmaan
    @HibaaqAbdirahmaan 5 місяців тому +83

    "Ma aqaano waxaaan ugu abaal gudo oo aan ahayn inaan jeclaado" ❤😢
    Muniiray huno alle qofkaagii ha isku kiin simo ❤😢

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 5 місяців тому +61

    Muniira intan Barnaamijka dawanayey Waxay Aad u celineysay Ilmo indhaheda ka timada ❤️‍🩹. “ Ragow Dumarka ilaaliya Markasta Waayo Dumarku Emotional 🥲 waxay ka socdaan Qalpiga “
    Sharaf Badaney Wllo Ilahay Qalbiga haku Qabojiyo JACAYLKU HA WARO OO HA GUULEYSTO ❤️❤️❤️

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 5 місяців тому +125

    Wlahi weyqalbi hadleysaaa mana aqaano waxan ku tilmaamo qofkii dareemi karuun baa dareemi kara
    Walal muniira kuma aqaano lkn wxn kugu tilmaami karaa inaad thy dhameystiran kaligeed boqorad wxd thy gabadh sharaf qiimo xishood Caqli daganan io in badan isku darsatey Walal Allah haku sharfo Allah qalibigaaga hakuuu qaboojiyo dhibkaaga io dareenka dareemeyso Allah ha kula garab Galo😢😢😢😢 Waa bil Ramadane wan kuso duceynayaaa insha allah ❤

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 місяців тому +76

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤

  • @user-wp2sr2rc7m
    @user-wp2sr2rc7m 5 місяців тому +19

    Abaal gudkiisa ma aqaan oo aan ahyn inaa jeclaado eraygaas waa eray qiimo weyn 😢❤

  • @user-om5io2ik5x
    @user-om5io2ik5x 5 місяців тому +40

    Dhararatad iga fogatay 😢
    Xanuun ban daris la haday😢
    Dareenka ila fogaaaday 😢
    qalbigu dam qashu mutaystay😢
    Xanuun badan ban daremay😢
    Ciil iyo murugan mutaystay 😢
    Muniira wlhi qalbigeda
    Wax badan ba gubaya
    Allh haw qabojiyo qulubta😢😢

    • @goal860
      @goal860 5 місяців тому +3

      21:19

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 5 місяців тому +48

    dadka qaar soo jiidasho ayey leedihiin oo waxay xataa ka hadlayaan ayaa kugu soconaya, halka qaarkoodna aanay lahaynba hal eegmo inaad u jaleecdaaa. Muniira ❤

    • @Fardowsoxuseen-gi8nr
      @Fardowsoxuseen-gi8nr 5 місяців тому

      Ma aragtay

    • @Amaan-um5cr
      @Amaan-um5cr 5 місяців тому +1

      Bro....wareysi ma bihisid si an kugunafisno🙏

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 5 місяців тому

      @@Fardowsoxuseen-gi8nr my wali

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 5 місяців тому

      @@Amaan-um5cr midayda waraaqo iyo ka sheekayn midna ma soo koobayso

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 5 місяців тому +21

    Labadaan sheekada wey isugu baxdaa sida kamuuqata, maasha'allaah

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 5 місяців тому +7

    😢❤munira waxa so martay dhib badan sida ka daremayo abyo allle nolosha haku wanajiyo Ramadan waye wnku duceyaya gabar somaliyed aya thy😢❤

  • @user-sk6jt2zx8c
    @user-sk6jt2zx8c 5 місяців тому +15

    😢miskiin waa inan yar oo qalbi fiican wlhy allh mustaqbal wacan oo wanaagsan Ood ku faraxdo ha ku siiyo wllo mcn muniira yareey

  • @Qisooyinka878
    @Qisooyinka878 5 місяців тому +10

    Jecelka inta leg hadane aan waareyn mrkaan arko waan ka xumaadaa Aduunyo waa iska yartahee is jeclada isna cafiya ❤😢

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 5 місяців тому +10

    wlhi si qalpiyan ah ayay u hadlaysaa muniira waxan is odhan jirey qof kaa qiso xun ma jiro waqti xaadirkan lkn qofka shaqsiyadiisa u taga waxa ka xanuun badan kan laguu diido ama se lagugu diro laguna guuleysto Alle Qalpiyada haynooga reebo🥲💔

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 5 місяців тому +14

    Ubaxii xusuustee ifka ugujeclaye tii habloo idil iyada uu kadortee axdiga lagala iyo oofinaysa wacadka waligey isman odhan uurkeygana kumey jirin isasega nagu dhacey waa amur ilahee qof abal kugaley marna lama ilawo munera mohamed God job ❤️♥️

  • @zubedazarah6597
    @zubedazarah6597 5 місяців тому +16

    Walhi way qalbi hadlaysa muniiri waban garan wayay goor u dhamaday vidio gii 😢❤ xili uu roob da ayo ayan dawanaya oo aan xanusanyo walhi gavadhan galbigeda ilhay uun ba og 😢

  • @ednafaysal1-kz6sj
    @ednafaysal1-kz6sj 5 місяців тому +15

    Hal mid ma ku idha quruxeey wad qurux badan tay noloshada dhiso nolosha wad u da yarte hays wada dhibiin ee magaaladada shido kun ba rabi kaa baryeysa kun baa rajo kugu sugaysa☝️😎🫡marka wllo dahaboy waxad ogaata inaad dheman tahay dhemantana cid walba ma heshee dhulka hays dhigin kor ahow ❤

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 5 місяців тому +17

    Cadceed wlhi wa qofka dareemi kada sida loola sheekaysto
    dadka qalpiga ka hadlaaya sida muniira
    Muniirana wlhi wa qof Ay ka muuqato yacni sifo walba oo qof wanaagsani laha
    Alleh ha ku sharfo wllo 👸💫

  • @knownking9094
    @knownking9094 5 місяців тому +8

    Muniiro waan salaamaya marka hore
    Mid kale waxaan dhihi lahaa qalbiga illahay hakuu qaboojiyo
    Maanta hadaan awooda qofkay jaceshahay waan la mataanayn lahaa balsi wax waliba xaga illahay bay ka qoranyihiine qadarta ku kalsoonow baan dhihi lahaa
    Anigana qof muniiro cml ah iigh duceeya dawadayaal❤

  • @iprahimfarhanofficial3764
    @iprahimfarhanofficial3764 5 місяців тому +17

    M.a Gapadh caqli,xizhood,deganaan,naxariis,murti,Hal adeyg,Aftahanimo ku Dhantahy wlhi DareenkayGu Aad pu izku pedelay Muniiray Wll allaha CaqliGa ku ziyaadiyo Nolol Ta u wacan pan ku rajeynaya🥺👸

  • @sahalsaleebaanmaxamed368
    @sahalsaleebaanmaxamed368 5 місяців тому +14

    Family problems 🥺+ love problems 💔
    Muniira is strong 💪 😳 ❤️ women

  • @mohamedrashiid7269
    @mohamedrashiid7269 4 місяці тому +4

    Qofkii ku dareemi laa
    Inuu kuu soo dag dago
    𝐀𝐲𝐚𝐚𝐧 kula doonayaa ❤

  • @MohamedAbdi-ne3wz
    @MohamedAbdi-ne3wz 4 місяці тому +3

    Somalida inuu hal aabe wada dhalay tan ayaa cadeeyn u ah
    Waayo ufiirso sidaay iskuuga damqanayaan iskuuna dhiiirigaliniyaan somalinimada hawaarto
    Muniirana allaha usoo celiyo jaceylkeeda amiin

  • @eng-moabdikadirmohamoud774
    @eng-moabdikadirmohamoud774 5 місяців тому +4

    Qof kasta hadii wakhti lasiiyo wax quruxbadan baa laga faiidayaa Masha allah inan akhlaaq wngsan ka muuqato weeye insha allah jcylkediina alle haw soo celiyo jcylku hawaaro

  • @abdihakimhamoudchannel581
    @abdihakimhamoudchannel581 5 місяців тому +27

    Muniira way qalbi hadlaysaa, qalbigeega waxaan dareemayaa niyad jab weyn, hadii ninkaasi nin rageed yahay muniira oo kale waa qaliil qof wixii la taray garwaaqsan, muniira noloshu kuma xumayso

  • @zakeriamaacuun7630
    @zakeriamaacuun7630 5 місяців тому +10

    she is beautiful ,optimistic,quiet , educate what she talk .
    Dadka noocasa ubaahan in la dhegeystee noo soo badiya

  • @CabdirashidDiiriye-lb1zj
    @CabdirashidDiiriye-lb1zj 4 місяці тому +2

    Qof walbo waqti la siiyo waxa kaso baxa wax qurux badan cadceed gabadha waqti buu siiye eey ku hadasho muniiro waxa ka muuqato daganaan fara badab io caqli falcelinteeda wa cajiib su asha maraka laweydiiyo wllo qalbika Alle haku qaboojiyo oo rabi haku siiyo nolol farxad badan wana qof adag dhoowr mar ba indhaheeda ilin kuso istagatay wa qof emotional 😭 ah nolosha kuma xumeeyso abdi peace and love

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 5 місяців тому +6

    Xaqiiqdi gabadhan Marka eego indhaheda wax kle baan ka arkaa qof aan sidaa u dareemo ale calaf ha igu daro 💯

    • @deeqaahmed2607
      @deeqaahmed2607 5 місяців тому +1

      Raadi oo ilaahey kii ilowsiiya ex jeceylkeeda Allah kaa dhigo

  • @mahamedismaciil6317
    @mahamedismaciil6317 3 місяці тому +2

    Gabadhan allah ha barakeyo
    Waa Gabar ka dhisan dhanka asasiga nolosha si walbo wax u fahmeyso wax badane fahansii karto Bulshada waa shaqsi lagu tilmaami karo Geesiyad Si dhab ah wax u jeclatay walipo si cilmiyeeysan wax u fahansan
    Thanks
    Sido kale Yarkan Wareiya ah ee Cadceed waa Shaqsi Aqoon fiican u leh wareysiga uu qadayo walipo janis fiican sinaayo asigoo weydinaayo wax yabo haboon sido kle jawaab walbo xageeda ka timaado waa lagu qancikaraa
    Thanks 2 shaqsi ee la warestaha Muniira iyo wareystaha Cadaceed

  • @mohedabdiqoosh811
    @mohedabdiqoosh811 5 місяців тому +4

    Waa inan daganaan faro badan iyo xishood, ixtiraam, korniimo wanaagsan, tarbiyad iyo akhlaaqi ka muuqato, waxaan kaliya ogahay in qofka wanaagsan la dhibo, balse waxaan dareemayaa in aad hoppy leedahay wax qoritaaan guuleyso muniira❤

    • @BasraBasra2024
      @BasraBasra2024 Місяць тому

      Waxa ikudhacy jªcåĺ xàñun bàďñ

  • @selma_abdi
    @selma_abdi 3 місяці тому +7

    Jaceylka kolba waa dhinac ma aqaano ilaa hada waxan gabdhan saaid ugu dareemayo ani ahaan qalbigayga saaid ayuu u dhaqaqay markay ka hadleysay abaalka maxan samena ragow maxad marka hore inoo soo jiidaneysan hadii aydan aqoon sida noola daryeelo hadii aydan aqoonin sida marka idiin jeclaano aad noola dhaqmi lahayden hadii aydaan aqoonin xiliyada aan idiin bahanahay sida noola soo dhawaado hadii xiligan idiin darsano aan idiin heli karin please wan idiin baryayna marka hore hanoo soo dhawanina sideena noo daaya😭😭😭

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 5 місяців тому +4

    WIILKAAN AAN MEEL SARE GAARSIINO WALHI WAA SHAQO ADAG MANSHA ALLAH❤ASAGABA QOFKII DAAWAYNAYA YAA CAJIIB

  • @urdohofficial1394
    @urdohofficial1394 5 місяців тому +8

    Muniira ilahy caqli dadnimo qurux wuu udhamaystiray waxa kaaga daran soo jiidashada hadalkeeda iyo dabcigeeda dahabka ah isma lihi ruux muniira oo kale ah ayaa maanta somali ku jiro qalbi saliim muniira ilahy sharaf iyo cizi korkaaga ha yeelo comment dadka qoro ma ahayn lkn muniira soo jiidasho iyo dareen qalbiya ayaan uqaaday muniira❤❤

  • @muuse7009
    @muuse7009 5 місяців тому +7

    Mansha allah aqoon, xishood, degenaan, aftahanimo, qurux iyo waxa ugu weyn ee aan latacajabay oo ah inay qoraa tahay............... wad uun waxa kastoo wacan. Inkastoo ay waxabad noo dulmartay muniira hadana qisooyin badan baa qalbigeeda ku kaydsan. Waayo arag nololeed, waxay tidhi berigaa "hees ahaan baan u dhegaysan jiray lakiin hada xasuus baaan u haystaa" marmarka qaar ma awoodaysid inaaad soo ceshato" cajiib! Waa Eryo culus in yar uun baa fahamin karta, walal guulayso.

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 5 місяців тому +11

    Masha Allah wllhi waa qof qalbi wngsn oo daacad ah wxan ilaahey ka barya inuu alle dib kugu soo ciliyo qofkaga sida aad nolasha aad ku midowdan 😢😢

  • @ceeblacali8850
    @ceeblacali8850 5 місяців тому +10

    Kijadiiba i sugaysa iyo cibaadadii rabbi inta afurka kedib dawaan doonta waan idin salaamay❤️🙌

  • @smartsankavic1017
    @smartsankavic1017 5 місяців тому +8

    She is very beautiful, loyal, wise, intelligent and educated girl.....she deserve to be married...... Anyway Allah haku qabojiyo qalbiga o qofka aad jaceshahy calaf hakugu daaro😢😢

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii 25 днів тому

    Dadka qaar wlhi ma garanaayaan sida qofka loo wareysto cause qpfka waxa uu rabaa in wakhti la siiyo❤❤ keep going my brother cadceed

  • @ayeeyokorisofficial1478
    @ayeeyokorisofficial1478 5 місяців тому +4

    Muniira qurux badan rabi riyo kasta aad leedahay ha kuu rumeeyo qofkuu qalmana rabi ha kugu beego❤

  • @xasankaafichanel5587
    @xasankaafichanel5587 5 місяців тому +5

    "Hadaa aragto inan ku leh ina habaryartey baan qabaa Ogow inan kale yaa loo diiday"
    Kalmad cajiib ah ubaahan in hoos loo eego😮

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 5 місяців тому +4

    Gabadhan waa gabar aad uqalbi wanagsan wllhida.
    Snap kana wan iskula jirnaa.
    Wxan ilaahey swt kaga baryaya waa Bil Ramadane in ilahey uu calaf ugu daro qofkey jeceshahy oo ayna dib umidoban weliba lamaane noqdan insha allah ❤

    • @Amuun13
      @Amuun13 5 місяців тому

      Telegram-keeda mahaysaa?

  • @zakiamareh1448
    @zakiamareh1448 5 місяців тому +2

    Wlhi channelka darreen ku qoranrahay waan ku xidhnaa inbadan aniga oo aan aqoonin in ay iyadu iska leedahay tun ahaanti waa channel aad aad uga helaysid marka aad akhrisanaysid walipa dadka qalpiyan u buka ay aad ula dhacayaan
    KEEP MOVING WLLZHYEEY ❤

  • @nimconalkanimconalka
    @nimconalkanimconalka 5 місяців тому +7

    Ilaahey qof walba qofkiisa haku simo❤️🤲

  • @antoniaa.kofficial4694
    @antoniaa.kofficial4694 5 місяців тому +5

    Runtii gabdha waa qalbi hadshy
    Wllo qaliga alle murugda ha kaga qaado
    Oo booska heesa aad dhagysnyo quraan ku badl qalpigu waa ku qaboobyaaye mhdsnud
    Muniira runtii waa ka hely shekdada ❤

  • @jokarofficial5103
    @jokarofficial5103 5 місяців тому +8

    Wlhi dareenka iga dhex guuxaya haddii aan hal waraysi bixiyo somali😢 waa WADA ooyi lahaayeen😢😢😢 please sxp cadceed hadad fariintaydan aragto ii soo jawaab😢😢

    • @fayroozaqaliofficial2381
      @fayroozaqaliofficial2381 5 місяців тому +2

      Wall jacaylka malha wax wayn baa kaso maray , anba qalbigayga in badan wuu jabay dad aan kuu kalsoonana way ii niyad jabiyeen sidaas darteed dadba hada shaqo kuma lihi oo kali socod baan ahay , ilhay inta ila mid ah ee cidla dareemaysa iyo khiyaano ilhow noo boogo dhay oo fadli bisha ramdaan wehel khayr qba kuu xasilno nasii yaa rabii😢

    • @Fardowsoxuseen-gi8nr
      @Fardowsoxuseen-gi8nr 5 місяців тому

      Aniga ku dhaageysane iga sheeke bowe

    • @Cadceedchannel
      @Cadceedchannel  5 місяців тому +1

      Sodhwaw wlal

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 5 місяців тому +5

    Muniira waxan kula talin lahaa in ay heesaha iska dayso dhegaysigooda.
    Waayo heesuhu waxay cariyaan dareemo aan ACTIVE aheyn

  • @AsmaSaed-dr7wv
    @AsmaSaed-dr7wv 5 місяців тому +2

    Waa inan deganaan iyo xishood ka muuqdo wllhi ilhay haku qabojiyo qalbiga wll😢

  • @Gaazi777
    @Gaazi777 5 місяців тому +2

    Gabadh karti leh aqoonle , degan , muqal qurux badan weyi habka ay u shekeynaso ka helayba😮❤😊

  • @user-xj9vs4jc8r
    @user-xj9vs4jc8r 5 місяців тому +12

    Waxay ka hadashey wax badan oo aan anigu qarinaayay balse muniira waa qof qalpiyan u hadlaysa ❤🤕

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 5 місяців тому +1

    Haduu sharma hiil walaal noqdo mahelayso sababtoo ah familykedaan yeelayn wagiibaa wa kuwii socayey markuu cawinayey ilahay garab hakusiiyo qlbiyyy munirey❤😢

  • @ismaciildheere3887
    @ismaciildheere3887 5 місяців тому +3

    War niyow anu inan taan wanba kahelay hadal keeda daganaan ayaa ka muuqato tankale qurux deedq waa 10/10

  • @jamalmohamed8670
    @jamalmohamed8670 5 місяців тому +2

    I wish I was in Hargeisa where Munira is😢very beautiful Nd innocent girl.. wlh wangursani lahaa 😢❤❤❤ love you Munira ❤❤❤❤

  • @ramlaabdirazak19
    @ramlaabdirazak19 5 місяців тому +22

    Boqorada samira gbdhan sowmha tiktok ugu qornthy alla innta jecliya😢 ilahy qalbiga haku qabojiyo

  • @simanali7559
    @simanali7559 5 місяців тому +1

    What an amazing interview mashallah cacdeed . Munira mash Allah tabarakaAllah sis you are beautiful inside and out may you be bless with happiness for the rest of your life

  • @CalibAARE
    @CalibAARE 5 місяців тому +1

    Wanaagiyo jacylku waa labo walaal ah wakhtiguna Marbuu Cadow ku noqdo marka lays wayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-tv8tl7px7t
    @user-tv8tl7px7t 5 місяців тому +4

    Alha ku barakeeyo wll MCN muradkaga khayr qaba midigtaada 😢😢😢😢😢

  • @naum644
    @naum644 5 місяців тому +13

    Inanta waxaaan kula talinayaaa ilaahay u dhawow quraankana akhri
    Heesuhu qofna ma caafiyaan xasuusna ma tiraan denbi way sameeyaaan
    Quraanka ayaaa dawo Ah sister inshaAllah ilaahay xidhiidh la sameee waad guulaysan qalbigaga iyo xasuustaaduna way bogsan
    Ilaahay beri wuxuu u sameeyay si shalay wixi dhacay loo ilaawo

  • @AyaanJama-sd1ex
    @AyaanJama-sd1ex 3 місяці тому +2

    Wlhi inantu waxa badan baya ka hadashya hadlkedinu dhinacyo badan baya tabaysa 😢runtii waxan mooda inaya waxa yaal badan aniga qalbiyga ka hadlayso waxan leyha jacaylka dhabta ma dhamado sida runtaa aha

  • @iimaanxasan7776
    @iimaanxasan7776 5 місяців тому +2

    Qofma waayo ku ogaan allow waa ka waraysta munira illahy waxd jeceshahy haku siiyo

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw 3 місяці тому +1

    Muniiray janatul firdowsa alle hakaa waraabiyo ❤❤

  • @iidohashi2203
    @iidohashi2203 5 місяців тому +4

    Allow riyadeena noo rumee yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-jc9ew2oy8w
    @user-jc9ew2oy8w 4 місяці тому +1

    Ax ax ax wan ilmeyay😢 wxaban moodayay inan anigu meesha fadhiyo noloshu wa pagege badantay
    Alle qalbiyadeena hayno xafido
    Adna guuleyso marwalba wlashayey

  • @MohamedAminAdan-ke8od
    @MohamedAminAdan-ke8od 5 місяців тому +15

    Sxb farinteydii Hadi ay kusogarto ii tixgili usolabo plz 😢😢😢😢

  • @Ymansuuri
    @Ymansuuri 5 місяців тому +11

    Cajiib, barnaamij weyn. Soo badi saaxiib

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 5 місяців тому +2

    Markii ugu horeysey aan idin soo boogdo wan dhowahay mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @user-ch7ey3ls7m
    @user-ch7ey3ls7m 5 місяців тому +3

    Intan Arky Qof jaceyl ka sheekeynya ama Hees Ha noqote weligy ma Arkin muniira Qof ka Qalbi jab xun mxy macalimad jaceyl taHy😢

  • @MaxamedcabdiMoha
    @MaxamedcabdiMoha 5 місяців тому +1

    Masha'alah waa qof caqli badan wiilka waraysanaya waa nin akhlaaq iyo ixtiraambadan leh

  • @user-dz8nt3mi4x
    @user-dz8nt3mi4x 2 місяці тому

    Run badanaa kulahaa haddaad aragto wiil ku idhi inaabtidey baan qabaa gabadhkle ayaaa loo diidey been maaaha wllhi waa ta igu dhacdey oo kle 4/7/2024 maalinkii igu xanuunka badnaaa ilaahayoow qof ka wanaagsan isii🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @SaahirMohamed-yc6xv
    @SaahirMohamed-yc6xv 5 місяців тому +1

    Wlhi waxaan soo qoro waan waayay 😢lkn rapi Muniiro ha xafido oo calafkeedi dib ha ugu soo Celiyo 🥺 Runti waan ilmeeyay 😒 daganaan xushmad daacadnimo dhiiranaan misaaniyad ❤intapa muniiro ka dhan 💯🙌

    • @FardowsaCudoon
      @FardowsaCudoon 5 місяців тому +1

      Faarax baa ilmeyy ben dheh😂😂😂

    • @BinMahii-wt9no
      @BinMahii-wt9no 5 місяців тому

      ​@@FardowsaCudoonqalbigan kaa hadalnaa mar mar quruxey ❤😢 Ax

  • @abdihamidyusuf
    @abdihamidyusuf 5 місяців тому +1

    Mustaqbal Wacan abaayo Runtii qof unique ah oo Smart ah ayad tahy ❤

  • @mohamedibrahimabdi-oe1ii
    @mohamedibrahimabdi-oe1ii 25 днів тому

    Aniga waxaan rajeynayaan inaan barnaamijkaan aan kasoo hor muuqda insha allh cadceed podcast ♥ ❤ 👌

  • @deeqahappy740
    @deeqahappy740 5 місяців тому +1

    Xaqiiqatan gabadhan wamarkii kowaad ee aan arko noloshedana waamid aad uquruxbadan gabadhan wxaa allh siyey deganan qurux iyo caqli. Wll alle qalbigaaga haqabojiyo runtii waan kaahelay wana kufarxsanahy inay gabadh walshy ahi saanodhan uqalbificntahy wayo hablobadan ayaajira oo qiso haysato blse deganantay kubandhiganlahayem aan hayn

  • @AbdullahiFarxan-m5b
    @AbdullahiFarxan-m5b 8 днів тому

    Alla jaceelku xanuun badanaa ilaahow farxadiisa na tusi 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @zamzamsharaf3238
    @zamzamsharaf3238 5 місяців тому +5

    Wuu iga nasiib badan yahay qof haysta meel uu ku nafiso 😢

  • @mustaphamustapha5067
    @mustaphamustapha5067 5 місяців тому +4

    Mss Munira take a heart for the hardship you have undergone......Head up baby girl.

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 5 місяців тому +1

    Intaan wareysi daawanayaya weligay ma arag dad sidaad udegen wiilka iyi gabadhuba m.a 🫡muniira waa gabar fariida qisadeeda wa mid qalbiyo bdn taabaneysa waxana ka helay ereyga ah wanaagiisa darteed waxn ugu abaal guday inaan jeclaado😢qalbiga allaha ku qaboojiyo ina isku soo dhawaatana wan rajeynayaa qofkaas🙌🤘👌

  • @mohmediproh2463
    @mohmediproh2463 5 місяців тому +5

    Muniira waa qof qalbi wanaagsan wanay dareen hadallysa illahayna siday rabto ha u yeello.
    Cadceed iyo faHad karie waan idin bogadinaya saxiibayall Noo badiya saxiibayall wllhi podcast ka xiiso badan man daawan mudadii 5 sano ahayda podcast la socday 41:34

  • @Rahmo__mo372
    @Rahmo__mo372 3 місяці тому +4

    intan jacylka aaminsanyn waa idin salaamy😜😍✋

  • @maxamedxasan5578
    @maxamedxasan5578 5 місяців тому +2

    Marka laga yimaado qisaska gabadha iyo hal abuurkeeda sida qurux badan ay wax u tabaniso waxaa barmaamijka sii bilay waa gudbinta Mr Cadceed oo aad u saraysaya.
    waxaan oran karaa waa Podcast ugu cajiibsanaa soomaalidu ay duubto.

  • @farxaancismaanali3804
    @farxaancismaanali3804 4 місяці тому +1

    Muniiro wlhi wey daren hadleesaa wll wax walbo oo qalbigaaga kujira allha isku kiin simo wllo waad qalbi wanaagsantahay😢

  • @bushraalli2751
    @bushraalli2751 5 місяців тому +3

    2019 ilaha hada Bukan jaceyl Baan any 🥹

    • @fayroozaqaliofficial2381
      @fayroozaqaliofficial2381 5 місяців тому

      Ilhay haka saaro wll lkn maad ka samrtid qofka oo qof kale kuu qalma radsid insha allah guul baan kuu rajaynyaa 😢

  • @iftinburhaan1779
    @iftinburhaan1779 5 місяців тому +2

    intaan wareysi dawanyy ma arkin wilkn wilka dagan m.a allH🥺❤🥰

  • @amiirwax7376
    @amiirwax7376 Місяць тому +1

    Maku sugaa mise waan is badelaa sidaada oo kale! 🙂💔

  • @sabcaj3996
    @sabcaj3996 5 місяців тому +4

    Broken 💔 people are not easy 🙏💯💬 iska jira habaarkoda 😊

  • @MaxamedcabdiMoha
    @MaxamedcabdiMoha 5 місяців тому +4

    Masha'alah waa gabadh akhlaaq iyo adkaysiba leh, wiilka waraysanayana waa mid ixtiraam iyo qaddarin leh

  • @user-sf2fh9mm4e
    @user-sf2fh9mm4e 5 місяців тому +1

    Qiso xanuun ked wada ta weye wllhi qof marka uu qof jeclaa ka tago niyada ma siiyo qof kale oo iska hadaly❤ Dhibatad kaliya ee nolash burburisaa waa adiga oo Matlab qof kale waxa uu ku dhahy Uganda fogaada jcayl iyo qalip is dhab ujelayad😢😢 nolashu waxay ku dhadhanta marka aad haysto ruux farxad aad ka hesho haduu murgoodan aad la murgooto😢😢
    MAANSAD OO HADA NIYAD KU SOOmaaxatay ayaa waxa aya leedahay😢😢😢
    Hiil caashaq baad ii ahayd😢
    Haynaa kaygaad ahayad😢
    HADFKII NOLASHA KURAACAY😢

  • @user-iw1zm2nz1l
    @user-iw1zm2nz1l 4 місяці тому +1

    M.a waabad uguday abalkiisi waayo waad jeclatay❤

  • @xariirxasanturki2011
    @xariirxasanturki2011 5 місяців тому +4

    Heeska aa barnaamjika ku furtay ayaaba murug ahaa abti😢 gabdhaane ilahey qalbiga hau qaboojiyo

  • @AminoQueen-xx1yc
    @AminoQueen-xx1yc 5 місяців тому +3

    Ani nur ahanti waxn haya qiso jcyl oo dhaba oo ani igudhaqday wax iwarystana mahayo weli 💔💔💔💔💔💔💔

  • @SamsamAdan-fe1kc
    @SamsamAdan-fe1kc 5 місяців тому +1

    Wlhi wa ilmeyay markan dhagaystay ilahayow qalbigeeda uqaboji muniiira😢😢

  • @mucaadyareofficial4191
    @mucaadyareofficial4191 5 місяців тому

    The legend guuleyso zxb mcn hormar wacan ayan ku rajeynaya shaqa fican heysa qofkana wala daremeysa xanunkisa wana la qironeysa nin nolasha wax ka yaqana jaceylkana fahansan tahay runti lpx keep up

  • @aptirahmanabdiracheit985
    @aptirahmanabdiracheit985 Місяць тому

    Wax walba oo aad jeceshahay ilahay haku siiyo walal.❤

  • @FaadumoDheeman-uc6ex
    @FaadumoDheeman-uc6ex 5 місяців тому +1

    alle qalbiga haw qaboojo waa qof qalbi leh wllhi qisadeeda waan la ilmeeyay muniira😢😢

  • @AliKabir-vq9hb
    @AliKabir-vq9hb 5 місяців тому +1

    Mashallah true love never end . Thanks alots ❤

  • @hazzanmohamedadam1838
    @hazzanmohamedadam1838 5 місяців тому +5

    Waa aniga oo kale wali waxaan raadinya qofkii noloshayda u qalmayay

  • @mutaazqalpidhaya
    @mutaazqalpidhaya 5 місяців тому +1

    Muniira wlhi waa gabadh qalpi wanagsan oo an jeclahy alleh Mel wangsan haku mariyo wll

  • @SaabariinCumar-
    @SaabariinCumar- 5 місяців тому +3

    Wlhi waa cajiib😢 xanuuna walaga bogsada lkn xasuus qar laga ma bogsado😢

  • @husseinmohamed9984
    @husseinmohamed9984 4 місяці тому

    Munira ani hadan ku bartay wll qali waxa thy gabar gari ah niyadada side jeceshahay illah haku yelo wax thy qalbi kaaba 🙏🏻

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 5 місяців тому +19

    Xanuun Waa Laga Bogsada🤕 Balse Xasuus Lagama Bogsado 🤭
    My Author
    10:30pm
    02-april-2024 Monday
    23-09-1445 Hijriya

    • @Nathanabdi-rv2rq
      @Nathanabdi-rv2rq 5 місяців тому +2

      Waaaw waa cajiiib wlhi taarikhdeedii dhan walbaa kahasataa😢

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 5 місяців тому

      😂😂😂 taariikhdu waa maanta u fiirso malinka aad qoraalka qorayso miyaa la ilaawi kara​@@Nathanabdi-rv2rq

    • @marla_arag6880
      @marla_arag6880 5 місяців тому

      Wlhi been maaha xasuusta qof tagay 8 sano ayan La noolahay 😢

    • @abdiqaadirdaadofficial9179
      @abdiqaadirdaadofficial9179 5 місяців тому

      Really walahi

    • @abdiqaadirdaadofficial9179
      @abdiqaadirdaadofficial9179 5 місяців тому

      Cadceed channel