Qisada laacibka Jérémy Doku

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Jermey doku dabka ayuu saaran yahay
    Jermey doku wuxuu kamid yahay laacibiinta ugu fiican horyaal permeir league wuxuuna kamid yahay wingerada aad looga baqo seasonkan wuxuu ciyaaray 15 match wuxuuna dhaliyey 3 goal iyo 6 assist ayuu bixiyey muqaalka maanta waxaynu kusoo qaadan doona muxuu u yahay doku laacibiinta ugu fiican ay kooxda man city lasoo wareegtay seasonkan

КОМЕНТАРІ • 1

  • @Samsamcabdilaahi4119
    @Samsamcabdilaahi4119 2 місяці тому

    Doku waa ciyaaryhn aad u fcn oo ganbis bdn kaliya waxa uu la dhibtooaya gool khasaarinta