Qisada Laacibka Jude Bellingham ( wuxuu ku guulaysanaya balland'orka )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Jude billingham wuxuu kamid yahay laacibiinta ugu cad cad oo ku guulaysanaya ballando’rka sababtuna ay tahay bandhig ciyaareedka usoo bandhigayo sanadkiisii ugu hooreysay kooxda real madrid inta badan laacibiiintu way ku adag tahay inay hore kala qabsadaan naadi cusub ama horyaal cusub lakiin jude billingham wuxuu hayaa goalsha horyaalka laliga ha isagoo ka ciyaara dhex
    Qisada Laacibka Jude Bellingham

КОМЕНТАРІ •