TOOS: Dunida iyo Maanta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 місяці тому +2

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕 💞

  • @xasancali3652
    @xasancali3652 3 місяці тому +1

    Allah ya raxma😢

  • @Khadar.Cadaani
    @Khadar.Cadaani 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 3 місяці тому

  • @AxmadLegend
    @AxmadLegend 2 місяці тому

    BBC news resbact❤🎉

  • @GeudiAli
    @GeudiAli 3 місяці тому

    Hadaan naahaay somaliya maa raabnoo itopiyaa

  • @MuhyadinMohamedAbdulahi
    @MuhyadinMohamedAbdulahi 3 місяці тому

    haddii aan tixraaco hadalka RW Dalka Itoobiya Abiye Axmed ee BBC Somali ee halkan gaar ahaan laba qeybood ee ah 1. " qeybo badan oo ka mid ah qabiilada Soomaaliyeed waxay dagaan Dalka Itoobiya mana rabno inaan Somali kala qeybino" iyo 2. "haday rabaan in ay nala hadlaan waxay noogu imaan karaan diyaarad qaadanaysa hal saac Addis Ababa" haddii ay dadku meel iska dhigaan seef la boodnimada aan ku aqaan dadka Social media kaga qeyliya afka Soomaaliga, waxay labadaas qeybood ee hadalka aan qoray ee Abiye Axmed ba ay toos umuujinayaan inuu isku qaaday dulka Soomaalida guud ahaan xataa kan map ka Itoobiya ee maanta ku dhex xardhan. midda hore way iska cadahay. kan danbe ee ah diyaarada hal saac Addis u soconeysa waxay kaliya suurto gal ka tahay haddii ay Dirirdhaba ama Jigjiga ka duusho. diyaarada Muqdisho iyo Addis hal saac uma kala socoto haddii aysan gantaal ahayn ama uusan khalad cilmiyeed galin Abiye Axmed, taas oo aan suuro gal ahayn marka loo eego background ka Abiye Axmed oo ah nin wax bartay background sirtoona
    sixitaan yar waa hal duulimaad iyo shir qaadanaya hal saac waana adiga iyo fahan kaaga haddii ay kula noqoto in halk saac uu shirka kaliya sifaynayo iyo haddii labadaba loo celinayo isku hal saac leh.ua-cam.com/video/LCr1YRl7BMs/v-deo.htmlsi=YfQkLjp7qxjWU_o5

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂