SOO QABASHADA AXMED MADOOBE IYO SARGAALKA LOO XILSAARAY - XOG XASAASI AH..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 37 хвилин тому

    Waa argagixiso dhamaan boliska somali raas caseyr iyo raas kamboni booliska jooga wa boliska somaliya

  • @yussufhhish9320
    @yussufhhish9320 2 години тому +4

    Axmad inbadanbuu qoraalka caawiyey lkn hadda waxaan umaleyn iney udhamaatay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 33 хвилини тому

    SOMALI MEEL ISUGU TIMID HADAAD NABIGA KU HORCAYSID QOF GACAN KUU QAADAYA MALEH LKN HADAAD QABIIL KOODA WAX KA SHEEGTID XABAD AYAA LAGUGU DHIFANAAAAA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedtifow8195
    @ahmedtifow8195 56 хвилин тому +1

    Guud saaxibayaal waxaa tihiin rag la fiirsan karo 👍

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Годину тому +1

    Horta soo Kama horeysa, inaad isweydisaan sababta maxkammadda banadir xukkun soo qabasha ugu ridi weyday Hassan sheekh oo Villada ugu galay farmaajo
    Hassan oo maanta distuurkii ku xadgudbay May soo qabato

  • @MustafMaax-rd8gf
    @MustafMaax-rd8gf 2 години тому +2

    Hhhh sayid fahiye runba iga qoslay

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 2 години тому +1

    GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUL SOMALIA

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 Годину тому +1

    Hoogay kuuwaan waa caawaan caadiya maa Ahmeed ayaa haawiiye iyo jaareer soo xiidhaayan😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 години тому +1

    Afkaaga hagaajiso wariye Ahmed madobe argagaxiso ma ahan ,dawladan somaliyana waa 4.5 qabiilo isu tagay ,ahmedna waa nin daarood ah ,warqadaas ka soo baxday dawlada ayaaba qalad ah

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 2 години тому +1

    CAWAAN BAATAHAY SXB WAX LAYIRAAHDO DAAROOD IYO HAWIYE MAJIRTO WAXAAS WAA WIXII 35 SANO SOMALI BARTAA DHIGTAY

  • @MacalimDaahirMaxamed
    @MacalimDaahirMaxamed 3 години тому +2

    Waa astaahilkiis

  • @InaHabiba
    @InaHabiba 2 години тому +1

    makamada dani soqaban wase ee axamed soqabane mxey ahed dani wi gostee

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 29 хвилин тому +1

    Waxaan U arkaa Amar nacasnimo ah oo aan ka fakerayn mustaqbal horusocod waa waqti lumis Iyo cadaw dalka loo kadayo waa I jiid aan Ku jiido waa jugjug meeshaada joog wax ay Soo jordhinaysaa ma jiro kuwa axmed modoobe askartiisa ah waa xoolo raadis naftooda waanad Lagu meel gaadhayaa markaa Lagu meelgaadhana waxaa la gaynayaa caws Wayne xara dheere Iyo galhareedi halkaasaa Lagu Soo laynayaa oo meel ay U cararaan anay garanayn markaasay miyirsan doonaan
    Sidisididaada mooyee dhul dhacaaga hubso

  • @AbdirashidaliIsaxk
    @AbdirashidaliIsaxk 2 години тому +1

    Kiiska madani mahan ee waa ciqaab

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 3 години тому +2

    Asc

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 2 години тому +2

    axmad ilaldisa soo qabaneso waba haduu albabka gadale ukabixin oo u udhuman shabab kisa

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz Годину тому +1

    Sidii *AHLU SUNO* ayaa loo xaaqayaaa

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 2 години тому +2

    DHAMAAN ADEEGAYAASHA CADAWGA ITOOBIYA IYO IMAARAATKA WAA IN DIL LAGU WADO XUKUMO WAXAA DAAWO U AH SHISHEEYE KALKAAL OO DHAN DIL IYO XARIG

    • @abdigafaryusuf8417
      @abdigafaryusuf8417 8 хвилин тому

      Ka warran xasan imaaraad heshiis millaty Aden madoobe ansahwaa
      Ka warran heshiiskii itoobiya uu la galay ee millatery xasan shiikh ee Aden modoobe Ansah waaye ka warran heshiiskii xasan shiikh uu la galay turkey ee aan cidi a arag Aden modoobe Ansah waaye ka warran heshiiskii xasan shiikh la galay UgandaAden modoobe yidhi Ansah waaye ka warran heshiiskii xasan shiikh lagalay eretria ee military habar meel tagaan wuxuu Rabaa inuu yidhaa heshiis aan Kala saxeexanno waa tuug khaainu waddani ah dal loogu imaanmaayo dad loogu imaan maayo xaaskiisa Iyo wiilkiisa Iyo gabadhisa waa madaxwayne la taliye xoog Haye buskii airporka iyagaa Leh qaadkii iyagaa saadkii ciidanka iyagaa Leh madaxwaynaha Kenya ayuu leeyahay dhul aan dhisto I sii kii Tanzania ayuu haddana U tegay dhul aan dhisto i sii wuxuu raadinayaa meel xoolaha uu dhacay Kula dhuunto waa Lagu Soo qaban doonaa oo Laga Soo celin doonaa hantida dadwaynaha ee aad xaraashateen adiga Iyo reerkaagu tuug sababta uu dadka Isugu diraya waa in dadku isku mashquuli oo loo arag markaasuu leeyahay cid baan maxakabadaynayaa mujrimka

  • @CaaliyoIssack
    @CaaliyoIssack 2 години тому +1

    Kkkkkkk

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro Годину тому +1

    Kkkkkkk