Waxa mudan in la soo qabto lana maxkamadeyo xassan gurgurte maxa yelay waa ninka Ethiopia ka ibsadey badi somaliyed ee lacagta ku qaatey kuma qasbey imaradka kas aya mudan in maxkamada qabiilka ee banaadir in la soo hor ista jiro lana weydiyo sababtu u iibsadey badi shacabka somaliyed iyo waxa ku qasbey❤axmed madoobe bad ma ibsan waxna ma dhicin dirashu qabsadey laguna dortey maxa lagu dortey hadi qof dhan masula lagu soo xirayo waa la ogaan doona insha allaah ❤️🇸🇴❤️
@@Issack22Abdi-f4bXasan Casaloow isaga ma meel villa Wardhiigleey ka baxan buu amarkiisa ka shaqeeya?! Axmed Madoobe Jubaland oo aay Gedo ugu horreeyso isagaa xukuma yaa Mooryaan! From Gedo /Jubaland
XASAN DHIIQO WEEYE NINKA DEGMOOYIN MUQDISHO AAN GACANTA KU HAYN OO MAALIN KASTA QARAXYO KA DHACAN ILAA VIILADA😅. AMNI DARO MUQDISHAY KA JIRTAA OO BAHALA GALEEN NOQOTAY. WAXBA MA TARAYSO IN LAYSKA FAANO OO LAGA HINAASO GOBOLKA JUBALAND OO NABADI KA JIRTO. XASAN AYAX ALSHABAAB VIILADA KU WEERARA HAYSKA XOREEYO.
Farmajo iska daaye somaali oo dhan baa qosol ka dheregtey maanta. Waa ruwaadi ugu qosol badan oo na soo marta. Somali weligeed dawlad iney noqoto ha sugin waayo. Dad aa loogu tala galin iney masuul noqtaan waxaa dhaca sidan.
asc walaalo cadaalada markaan u hadalo waxaa qaldan axmed madoobe su- aal ??? wadanka yaa ka masuul ah ma axmed madoobe mise Xasan Shiikh adoo mahadsan
Waa Alle Mahaddii in Al Sayid Dhuxuleeste iyo Xasan Dal Xaraashe , oo laabaduba umadda oo dhan habaareen , iney isu diraan Hambalyo diirran oo ku lifaaqan Ubaxyo iyo WAARAM ay isu jereen si midba midka kale uu u qabto oo uu soo xiro ayagoo isku eedeeynaaya oo hawada isu marinaya Dastuur burburin , ku tumasho hindise sharciyeed /, iyo khiyaano qaran iyo awood sheegasho/; shacbiga soomaaliyeed oo ay labadaan shakhsi dhibaato ween u soo wadaan waxay Allah ugu baryayaan in labaduba sanooyin badan ay jeelka liinta ku cabaan . Inshaa Allah...........AAMIIN .
Taliska booliiska ee meel uu joogo la aqoon, waxaan farayaa in la soo qabto Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe... waa qosol miiran walaahi. waana run oo labaduba khiyaano qaran ayey gacanta kula jiraan..kkkk.
Asc mahadsanid mudane j.galad sida wanaagsan eed noogu sharaxday lkn meesha waxaa ka cad in nidaamkii iyo qaynuunkii lagu tuntay oo ay ku horay dawlada federalka Kadibna dawlad goboleedka JLna way la jaadlaysay
Nimankan waa inay isduugan nolasha, dad raba in ay umad ay hogaansaan oo sidan u hadlaya sina usigu dagaalay Baarlabaank hadana dadkii xildhibaanada ay duubaan hadana ay soo geliyaan qadka, :(
Somalia dowladnimadii somalia ayaa laga riwaayadsanayaa, daarood ayaa cagaha ku laaqaya somalia. Somaliland wa dowlad awood leh waana xaqiiq wixii kale been
Qabyaaladdu yey ku qaadin Ilaahaana ka baq laba maamul ma aha dibna u eeg ninka dabada ku wada cadowga Soomaaliya intaas baan warka uga haraya waayo Soomaaliya iyo xabashi waxey isku yihiin bisad iyo jiir.
Ina saluugan. Baa saxan bowe waa daacad ina saluugan. INa Suuban. Waa tuug. Qabriyada. QOTO. Rer. Aaqiradkii. Baa ka Dacwooday. In suuban. Dalkeith. Waa xalifiyay😂😂😂😂
Guul in la helay federal lagu la xisaabtamo nimanka marka ay villa soomaaliya galaan sharciga laala oo shaqo ka dhigta burburinta waxa umada u dhisan iyaga oo shaqadii loo idmaday mid ka soo horjeeda ku kaca.
JAMACOW SHARCIYAN MAXKAMAD GOBOLED MA AMRI KARO GOBOL KALE OO FEDERALKA KAMID AH. WA IN AY FEDERAL COURT WARQADA KU XUSANTAHAY. MAXKAMADASNA MADHISNA WAQTIGAN WAAYO FEDERAL KA WELI WA QABYO AFTI DAD WEYNE LAMA MADHININ.
Talo. Ku socoto walalahay kumado iyo daarood weyne iyo tu ku socoto halyey axmed nuur tan axmed madoobe aan ku horeeyo waxaan maqlay xasan dhiiqo oo gu hanjabay hadey kenya lashaqeyso axmed in qaadka ka joojin doono marka axmadna waa in uu ku dhawaaqaa in uu xiray hawada jubland bad iyo biri bal hawiye waxbey is moodeene meeshey Diyaarad qaad wado u Mari lahayd baa larabaa waayo raaskamboono ilaa luuq iyo dolow waa dhul daaroot- ogaadeynow dhageyto jubland darrood adinkaa ku xukumo madaxweynhii waa idinka maanta ma wa xaan mareynaa in madaweyne daarood waliba kumade hawiye abgaal waaran xamar ooga gooyo axmed markii heerkaas loo gaaraayay gacal soo malahayn daaroodow ogaadeen yaan lagu Haleyn jubalnd ha la difaaco
Libaaxas axmed maxamed isaaln magacisa allaha raajo walahi waa libaax halyayakasto nin wax iskadhihikara ayaga lugaha haysta horgaladas aan hankalahayn ee barqo kugadanaya ninka axmed guul jubaland guul midnimo ilahow caqliga usoo celi kuwa dabadhilifka xasan sheekh waranku jaray oo kala loo jaray sharciga isaga katagay xasan
Whi axmed madobe shababka diktetarka ah😮😮😮
@@hamdanuur1148 Madonna kudar
@@Issack22Abdi-f4bxasan sheekh waa argagixiso wadankii loo dhiibay kuli wuxuu galiyay dagaal si uu ugu cimri dheerayasato ayuu sidii alshabaabkii dadka iskugu dhiibay hub ay isku dagaalaan wuxuu wadaa qeeyabi oo xukun waa in la soo xiraa xasan sheekh oo ah khaa,in khiyaamay umada soomaaliyeed ee u dhiibatay xilka
Jaamac dhooqo Qabyaalada ayaan kushaqaynaysa cudurka iska saar
@ qomboboow qabyaaladu waa ta adiga kaa hadlisiineeyasa
Xasan xumoow sheekh hala soo xiro waa khaa,in khiyaamay umada soomaaliyeed
Hooyadaa kuma dhacdo
@ intii la soo xiro aan ku tusaayaa isagoo jeebeeyasan
@ gabadhii yareeyad ee ciyaal iskuulka aheeyad baa maxkamada la koreeyasa iyo qaar badan oo kale
Waxa mudan in la soo qabto lana maxkamadeyo xassan gurgurte maxa yelay waa ninka Ethiopia ka ibsadey badi somaliyed ee lacagta ku qaatey kuma qasbey imaradka kas aya mudan in maxkamada qabiilka ee banaadir in la soo hor ista jiro lana weydiyo sababtu u iibsadey badi shacabka somaliyed iyo waxa ku qasbey❤axmed madoobe bad ma ibsan waxna ma dhicin dirashu qabsadey laguna dortey maxa lagu dortey hadi qof dhan masula lagu soo xirayo waa la ogaan doona insha allaah ❤️🇸🇴❤️
JUBALAND GUULEYSTA❤. XASAN SOO QABTA OO WEERARKU DALKA KA WADAY ISAGANA HALAGU XUKUMO OO DALKA HALAGA QABTO😊
Axmed madobe kismaayo mooye halkee kala oo uu maamula, gobolka gedo iyo gobolka jubada hoose gacan kuma haayo😮
@@Issack22Abdi-f4bsiilka hoyadaa yuu kayahay jubaland dameero jareer abgaal cismaan miyaa xukunta
@@Issack22Abdi-f4bxasan xumoow wuxuu xukumaa vilo kaaraan yuunan iska waalin
@@Issack22Abdi-f4bXasan Casaloow isaga ma meel villa Wardhiigleey ka baxan buu amarkiisa ka shaqeeya?! Axmed Madoobe Jubaland oo aay Gedo ugu horreeyso isagaa xukuma yaa Mooryaan! From Gedo /Jubaland
XASAN DHIIQO WEEYE NINKA DEGMOOYIN MUQDISHO AAN GACANTA KU HAYN OO MAALIN KASTA QARAXYO KA DHACAN ILAA VIILADA😅. AMNI DARO MUQDISHAY KA JIRTAA OO BAHALA GALEEN NOQOTAY. WAXBA MA TARAYSO IN LAYSKA FAANO OO LAGA HINAASO GOBOLKA JUBALAND OO NABADI KA JIRTO. XASAN AYAX ALSHABAAB VIILADA KU WEERARA HAYSKA XOREEYO.
Allow farmaajo yaa soo eega caawa qosol buu la dhacayaa😂😂😂 guul Al Sayid Axmed Mamaxed Islam. Guul Al Daaroodiya. 😂💪🏽💪🏽💙🇸🇴💙
Shaashada tv ayuu ka dawanaya in maxkamad in leys saraayo maanta part two firibi barlamanka❤❤ 😂😂😂😂😂😂😂
Somali Allah ha mideeyo Ameen yaa Rabb.
Farmajo iska daaye somaali oo dhan baa qosol ka dheregtey maanta. Waa ruwaadi ugu qosol badan oo na soo marta. Somali weligeed dawlad iney noqoto ha sugin waayo. Dad aa loogu tala galin iney masuul noqtaan waxaa dhaca sidan.
Jaaamacaaw 😎🌎😎aniga waa ii muuqatey maalintii aad sacabka utumeysey xasan ee laaluushka ku soo baxay waxa uu sameeyo qeyb baad katahay adiguba 🫏🫏🫏🫏🫏
Maxkamad miyaa maxkamad ka fiican labada waxaa qaainu wadaniyiin ah Xasan sheikh iyo kooxdiisa. Taladaydii Maxkamada Kismayo Court way qaadatay ,Maasha Allah.
Ahmed Madoobe Hadaanba tageersanahay halagu dabo safto
Xasan Sheikh Madaxweynihii ugu xumaa Taariiqda Somalia 🇸🇴 tuug
Asc makamad allehii awooda usareesa lahaa daneete daneeste xabaalle khode maxkamadaas alaah ayaasookha ban dootaa aamiin
QARANKA AXMED MAXAMED ISLAM UJARAY XASAN SHEEKH WAA KU SAXSANYAHAY 100/100
WAYO XASAN WAXA UU KUTUNTAY DASTURKII SHACABKA SOMALIYED HESHISKA KU AHAYEEN
MARKA WAA KHAINULWADAN 👍👍👍👍👍👍
XASAN SHEEKH DALKA IYO DADKABA WUU KU XAD GUDBEY
DHULKI UYO DHAQALU SOMALIDA "KUFSI" BA'AN AYU U GEESTAY ISAGO ISTUSEY MARNA IN AAN LAGA XISABTAMEY
QABIILNA KU SHAQEYSTEY.
XASAN DHAQANKUSA WAA
1- ISAGO QABIIL XANBARAN.
2- ISAGO AL SGABAAB AH.
3- ISAGO TUUGA OGU WEYN AH.
NINKASTA QABIILKISA HA FUULO.
asc walaalo cadaalada markaan u hadalo waxaa qaldan axmed madoobe su- aal ??? wadanka yaa ka masuul ah ma axmed madoobe mise Xasan Shiikh adoo mahadsan
Saaxiib wuxuu madaxweyne ku ahas dastuurkii uu. Udhaartay haduu meesha kasaaray means goibakiusa buu xu kumayaa
Kkkk Hooyoyinkood baynabarayan alle ha unaxariisto mamoyinkas
Kkkkkkmmk
Hhhh wad iga hesaa
Madaxweyne Axmed maxamed islaam guulayso , we are your shoulder
Waa Alle Mahaddii in Al Sayid Dhuxuleeste iyo Xasan Dal Xaraashe , oo laabaduba umadda oo dhan habaareen , iney isu diraan Hambalyo diirran oo ku lifaaqan Ubaxyo iyo WAARAM ay isu jereen si midba midka kale uu u qabto oo uu soo xiro ayagoo isku eedeeynaaya oo hawada isu marinaya Dastuur burburin , ku tumasho hindise sharciyeed /, iyo khiyaano qaran iyo awood sheegasho/; shacbiga soomaaliyeed oo ay labadaan shakhsi dhibaato ween u soo wadaan waxay Allah ugu baryayaan in labaduba sanooyin badan ay jeelka liinta ku cabaan . Inshaa Allah...........AAMIIN .
Sayidka nool ❤❤❤❤ waad kusugtey dag dag usooxidha❤❤
Taliska booliiska ee meel uu joogo la aqoon, waxaan farayaa in la soo qabto Xasan Shiikh iyo Axmed Madoobe... waa qosol miiran walaahi. waana run oo labaduba khiyaano qaran ayey gacanta kula jiraan..kkkk.
Asc mahadsanid mudane j.galad sida wanaagsan eed noogu sharaxday lkn meesha waxaa ka cad in nidaamkii iyo qaynuunkii lagu tuntay oo ay ku horay dawlada federalka
Kadibna dawlad goboleedka JLna way la jaadlaysay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa sax gurgurte in sidas lagula dhaqmo 😢😢😢😢😢😢
Guul Sayidka❤
Jamacow erayga axmed madoobe iska sax adoo mahadsan ee waxaa dhahdaa sayid maxamed ka nool❤
Xasan saw isagu uun shalay Axmed madoobe kuma taageersanyn dib u doorashadisii 2019 ? Bil ka horna kuma uusan baryyn inuu 1 sano dheeriya qaato sida maamulada Galnus iyo Hirshabeelle 😂 war wuxu munaafaqsanaa ma Cabdillaahi bin salool baa dhalay? Haddii cidi khiyaano qaran gashay nin maalinta cad badda Somalia 🇸🇴 Ethiopia 🇪🇹 oo cadaw gii badda laga ilaalinyy u saxeexay muxu u dacwyn waayy? Kalabkaas Ina Culusoow hala soo xidho isaga ayaaba danbiile qaran ah.
Thnk U sir keep Goin
War heedhe Jaamcaow walale xasna sheeq waxaa walayaya Ismacil cumar geele ayakabo kawaawana U sooxiray balse halakuu kulasacoda ayanuarakeyn 💯✅💯✅💯
axamad madobeh wadenbile wainlasoqabtah xasan wamadax weynah dalka
Xasanna wa tuug khaa'ina
Ahmed madoobe ma warqadii loo diray ayuu magaciisa kabadalay ,oo hassan sheikh ku qortay hala soo qabto kkkkkkkkkkkkk
Haduu qabsado kismaayo iyo gado waxuu rabaa inuu gumaado daarood awoowe
Maxeytahay qabsashada aad ka hadaleysi Hassan wa madahwryne qaranka Somalia magalooyinka aad ka hadleyso wa Somalia
Ogaadeen illaahay laandheere ayuu kadhigay kama macaashi doontaan wiilashaa war hoy ka joog
Hhh so funny 🤣 Ahmed iyo Hasan kan la so hor xiro ban sugyan
Midina midka kale waxba kama qaadi karo. Mid kasta meeshisa haka booteeyo.
Qaniinyo qaniinyo ayaa kaa fujisa. Axmed Madoobe waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin culus oo soomaali dhab ah wuxuu reer Jubaland ka horjoogaan Ayax.
Yac ar axmed muxo ciyal yahy oy hadana doqonimo udheertahy aniga kuley barordiiqada wansuga waba sodhawyahaye wansuga
Al xasan xumoow muxuu sanbac yahay hadan caqligii dameeraha👉🏾🫏u sii dheer waxaan sugeeyanaa isagoo jeebeeyasan xasan dalxaraashe xabaalo faagate jubbaland xabaalo la fagato ma ahan
XASAN CIYAALASUUQ WAA IN SUU RABO LOOLA DHAQMO😂. CIDNA CABURIS LAGAMA YEELAYO😂
Kkkkkkkkk 🎉🎉🎉meesha islaamahaa magacyadooda dadka larayaa waa shinbirayahoow heeesa 😮😮😮
😂😂😂 inqilaab ka dhicisobay Hassan Gurgurte 😂😂😂😂😂
asc jamac waa ku salamey waxaa tahay ninka kalagee oo ku fiican waraka sax wax u sheega ,aniga waa iney daroodka markooda ay sameystaa babaad qaran oo xassan sheik looga sarayo villa somalya sedee looga sarey farmajo marka waa in ciidamada jubland ay soo aadan muqdisho runtee taagero ayeey ka heleyan mucardka iyo shacbka muqdisho qaati ayeey ka joogan xassan dheewo
MADAXWEYNIHII DALKA SOOMALIYEED IN UU DADKA KU DILI MUDA KORORSI WAA WAX LALA YAABO. ADUUNKANA AAN KA DHICIN😊
Jama galad scw walaalo
yaa dalkaan Somalia 🇸🇴 ka ah madaxweyne???
Madaxwayna guud kama jirta e madax mamul goboled kajirta
Xasan dhiiqo waa ilaxidhaa
Waa 2ba madax wayne gobolees Xasan waa madax waynaha Gobolka banaadir iyo Madax waynaha gobolka jubada hoose Axmed madoobe
Jamac Gallad waa nin majaaliste ah waayo hadaladiisa oo dhan oo qosol miraan. Wuxu yidhi 2 duba waa dambiilayaal qayra masuul ah. Waanan ku raacsanahay . Waa 2 ciyaala suuq.
WAA SAX JAAMACOW😊. XASAN CORRUPTION KA IYO KU DUULISTA GOBOLADA ISAGAA BILAABAY😂
Waa laba isku mid ah isuna dhigma maxa yeelay hassan sheikh Waxas madaxweyne ka yahay Muqdisho gobolka Banaadir labada maxkamaddidna waa isku mid waa gudoomiyaha maxkamadda gobolaka Banaadir iyo gudoomiyaha gobolka Kismaanyo Axmed Madoobe waa madaxweynaha Jubbaland
Is no difference😂
Hooyadaa miyaa kuu sheegtey
qalbi madoobe iyo xamse doqon ayagaa raacey xasan ragii diideyna cidi kuma dhacdo
XASAN ISAGA MADAXWEYNIHII DALKA AH. WAANA NINKA LOO JOOJIN MAAYO YIRI DAGAALADANA QAADAYA.
Xasan xumoow waa dagaal ooge wadankii wuxuu galiyay dagaal sokeeye ee hala soo xiro
Galad rufiyaan Ethiopia 🇪🇹 😊
Wax la yidhaa DAWLAD SOMALIA waahore ayay galbatay,
Waa barbarasho dawladnimo
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
😂😂😂😂 is getting crazy, what did we expect when hire 7 presidents for 1 country
Allow alle kan qabyaalad baa sidaas u hantaataco, war meeshi dhagax buur maahan. Hhh😂
Kkkkkk Jaamac gallad waa iga qosliyay Xasan Sh Max'ud ina gaabow kulahaa awoow waad ku deg degtay
Kkk..kk.. Jaamac waa iga Qosliyey...Walaahi waa runtii..Waxaan amrayaa Taliska Ciidanka meel aan la Aqoonin ku yaal in labada Ninba la soo qabto..
axmad madoobe asagaa shaley usaxiixey sharciga abgaal ee maanta loo adeeg sanayo isaga xamse xasan shiiq markii la diidey raga caqliga iyo syaasada yaqaan diideen beenta xasan wado maxaa loo saxiixey maanta axmad waa biciid xarig galey kana bixi maayo
Asc. Kkkk
M g d r 🌎🫵🌎 maxaay tari waa ceeb dowlad ku sheega ah x b t waa ha iska naac leyso dheh ✅✅✅
Daljire warkaagu waa noomuhiim caawookale
Wallaahi waa Aduunyo gadoon warqadii xasan sheekh loogoyn waayey oo ahayd boob qaran iyo sum cadxumo uu u soo hooyey dadka iyo dalka somaliyeed ayuu Axmed madoobe u gooyey!?
Awoowe guul axmed
Hadii aa maqli jirteen qaniiinyo ayaa Kaa fujiso qaniiinyo waa tan oo kale
Nimankan waa inay isduugan nolasha, dad raba in ay umad ay hogaansaan oo sidan u hadlaya sina usigu dagaalay Baarlabaank hadana dadkii xildhibaanada ay duubaan hadana ay soo geliyaan qadka, :(
Labadii.xaqdaro.iskuraca.xaqay.iskujidhan.farmajay.xaqdaro.isuguracen.mArkansas.xaqi.aya.kasobaxay.labadodaba.wAna.nabsigi.farmajo
Daraawiishta Jubaland ee Baxsadday hala Maxkamadeeyo.
Ciidankaas Xassan Sheikh Raacay
Oo Naaska Jubaland Soo Nuugay
Hala Maxkamadeeyo.
labadooda waa wada tuugo ha lala xisaabtamo kuligooda xasan sheikh iyo axmed mdoobe
JAMACOW AXMAD M. WAXAA KHAYANO QARN SAMEEYEY WAA XASAN XABALO QOTE EE AXMED SAX BUU KU TAAGANYAHAY E RUNTA SHEEG
Jamavow xaladu waa
isbadashay kadib waarankii
Xamar ay u jartay A.madobe waaran
1.khalad waxaa ah in qabiilqabiil u dawladeeyo
Ugu horayn ismaaciil cumar
geele marka uu carta ku sodhisay 1.caqaasim 2 shiikh shariif hawiyaha wuxuu
Ka dhaadhiciyay in daaroodka
afar gumaysi ay ku hoos noolaa daan
Tu saale ahaan
ogaadeen
Waa inuu ku hoos noolaadaa
2 gumaysi oo kala ah kenya iyo
itoobiya oo basaboorka
soomaaliya ogaadeen loo
diidaa si dastuuriya loga mamnuucaa
3.warsangali iyo dhulbahante
Waa in ay isaaq gumaysigisa
Ku hoos noo laa daan oo
SL AY dawlada xamar citiraaftaa
4 mj iyo mareexaan iyo daaroodka soo raaca
Waa in ay hawiye gumaysigiisa
Ku hoos noo laadan oo
Madaxwayne awood leh
mudisho laga hirgaliyaa oo
Dastuurku noqdaa mid boqotooyo irir ah uu adeega
Arintaan waxaa 24 sano
hortaagnaa PL oo irir hangool
abadisa ganood cunaha kaga haysay
Balaayo waxay dhacday markii
Amad madoobe 2 xamse 3 ina
diyaano 4 aaranjaan 5
boqorburhaan
Iyo barlamaanka labada aqal
daarood ugu jira af loo
buuxshay oo PL in ay
burburburiyaan loo
adeegsaday
Sharcigii fadaralkana in
laburburiyo loo adeegsaday
Wax walbana laga sixiixday
Ayaa iyagii la isu deegsaday
Wanataas xamse iyo in diyaano
A.madoobe soqabta layiri
Isku soo duub cawa
kamaduwana iyadoo hawiye
Boosado qabsaday oo qabrigii
Daarood hawiye faganayo
Waranka hawiye A.madoobe
ujaray taas bay daarood uga
dhigantahay dal iyo dibad meel uu joogaba
Hadaba caawa daarood meel
uu joogaba waa A.madobe islaan
Ceebtu waxay ku hartay
1.xamse
2 inadiyaano
3 baarlaanka labada aqal daarood kuwa ugu matala
Iyo boqor burhaan oo arintaan
Geed fadhi u ahaa aarajaan
Waa wahaabiyo alictisaam
Walba kabashadaan bay ahaayeen
Waa dawladnimada oo lagu cayaaro xasana dawladnimada soomalida wuxuu u burburinayaa in 5 sano hor leh uu boobo si u boobo hantida soomalida
Warranty ka Ahmed madoobe waa mid qabiileeysan adna waa ku faraxsan tahay hadii dowladnimo rabto jigjiga xoreey
Bal Jaahilani wuxuu inala soo hor imansyo eega. Waa Ma Xishoode. Kkk
Dameerle waxuu rabaa inuu gumaado daarood
Somalia dowladnimadii somalia ayaa laga riwaayadsanayaa, daarood ayaa cagaha ku laaqaya somalia. Somaliland wa dowlad awood leh waana xaqiiq wixii kale been
Bareejo waa lakala qabaa xariga hawada 👮♀️😭
😂😂😂😂😂😂😂😂 ahmed madobeee waa libaax
Asc kkkk xaqqa afka laga xidho feedhaha yuu ka dilaaacaa yaa ii qosla kkkkkkkk
Sharci daro sharci daray leedahay xasan isaga sameeyay waxa uu ku eedeyay axmed isaga sameyay kenya iyo dubai ba wuu kudacweyay iyo un ta axmed yaa khiyani qaran sameyay daljir inader midnimo kashaqee maantay taasa loobahnyahay dadkana uhiili halka loo socda axmed mahan waa jubaland rerkan horgalada cadawga isuloogaya ugaaqo mic oo kashaqee midnimo guud far kasta ugu qor luuqadan badal nin wallaki geed ugujira geesi noqonwaa hadalki darood jarerta kabadan wawaxa kooxda xasan aminsanyihin waana hawlwayn oo isku xiran qabyo ninkeda dhamaystira waxaso dhan waaxarko wawayn midnimo iyo wax tusalayn uguhiili dadkiina maantay xasus axmed cumar jees iyo xamse waa isku mid waxa uu hada wado axmed cumar jees ba sameyay asago cagacad buuna naftisa lasoo cararray ragii ciidankahana wax lalayay iyo wax cararay noqden xisab la antas iyo ilowshahasi waxaydhashay tan manta taagan halka loosocda inader waa rubadada ninki maanta taa aan fahmina malinkalu fahmaya iskala gurkan midnimo la antan waatan lagu lumay
Qabyaaladdu yey ku qaadin Ilaahaana ka baq laba maamul ma aha dibna u eeg ninka dabada ku wada cadowga Soomaaliya intaas baan warka uga haraya waayo Soomaaliya iyo xabashi waxey isku yihiin bisad iyo jiir.
Waa nop xiidhaan yaahay inaa suuban sabriye 😂😂😂😂
HASAN XOOLO WAA USC RABA DAGAAL 1991 INUU QABSADO DHUL ABSAME
HIHI😂 LAGA BARAYBA LAGA BADI😂. XASAN HADUU SI SHARCI DARO AH KOLBA WAX ISKA QORANAYO, ISNA WAA LA SOO QABAN😂. WAA GOOD NEWS❤❤
Meesha Hal madaxweyne ayaa u jeedaa kan kale was Tuug daba dhilif ah ha ku tilmamamin president, cadaalad ma taqaanidee
Ina saluugan. Baa saxan bowe waa daacad ina saluugan. INa Suuban. Waa tuug. Qabriyada. QOTO. Rer. Aaqiradkii. Baa ka Dacwooday. In suuban. Dalkeith. Waa xalifiyay😂😂😂😂
😂😂😂mashrucii la magac baxay " ila meereeyso"" ba konfur ka bilaabmay
farmaajo isagu waa miskiin fahad yaasiin leeyahey macna malaha
Waaranka Ciidankii Daraawiishta Jubaland Baa dhiman ee Maxkamadda Jubaland Ha soo Qorto.
Meeshi lagu Arko hala Qabto.
Gobalka ma xukukumi kara ???
Libaaxa axmed nuuri. Ya n lagaa badin
Jamcaw erayada aad adeegsanaysid iska sax labo maamul maahine madexwyne xassan waa madaxweynaha dalka soomaaliya
Guul in la helay federal lagu la xisaabtamo nimanka marka ay villa soomaaliya galaan sharciga laala oo shaqo ka dhigta burburinta waxa umada u dhisan iyaga oo shaqadii loo idmaday mid ka soo horjeeda ku kaca.
Wlhi waa odayal Ciyalka suuqa Saa u qoslayey waaba wasaq madax Somali’ye Miya hada waxani
Axmed madoobe wuxu matalaa jubland ogaadeenka kunool xamse cabdi bare wuxuu matalaa daarood oo dhan marka amarka laguxirayo axmed madoobe waxa bixiyey pm hamse xasan sheekh maxad karabtiin daaroodow
Maxakamada Jubbalnd Way Mahadsan Tahay Qabashada Ina Suuban Xasan culusoow
Hhhhhhhhhhhhhhhh
Labadoda hadan kagarnaqo waxa inlasoxiro mudan xasan
Sababto ah isaga kusodul
Mamul nabada ciidamana korkenay dad io magaloyin nabada.
Marka denbile waxa ah ninka kusoduley. Magaloyin nabada
Xaqiiq kasa denbile ah.
Kuwa idiin dhaama allaha ukeeno umadda waad dhibteen e
Qaniinyo qaniinyo ayaa kaa fujisa.
2mamul aaaa ?
Somalia saaan maa udanbeysi
Xasan dooraale ha la soo xidho
JAMACOW SHARCIYAN MAXKAMAD GOBOLED MA AMRI KARO GOBOL KALE OO FEDERALKA KAMID AH. WA IN AY FEDERAL COURT WARQADA KU XUSANTAHAY. MAXKAMADASNA MADHISNA WAQTIGAN WAAYO FEDERAL KA WELI WA QABYO AFTI DAD WEYNE LAMA MADHININ.
absamoow bahashi waa ku hafateen mar labaad ayayna USC idin isticmaashay .
Caqli idiin kordhi maayo
Xasan.waa.walan.yahay.axmed.baa.tetal.weyn.xasan.xita.xamar.ma.xukumo.yuu.xirikaraa
DAGAAL JUBBALAND DHUL HAWIYA RABA INUU QABSADO IN LA ISTICMAALO DAD CAQLI EE DHASHAY OGADEN WAXA QAAR OGADEN LA JIRA CADOWKA OGADEN
axmed madoobe xasan sheekh waraaq ujaray waa beentaa
Talo. Ku socoto walalahay kumado iyo daarood weyne iyo tu ku socoto halyey axmed nuur tan axmed madoobe aan ku horeeyo waxaan maqlay xasan dhiiqo oo gu hanjabay hadey kenya lashaqeyso axmed in qaadka ka joojin doono marka axmadna waa in uu ku dhawaaqaa in uu xiray hawada jubland bad iyo biri bal hawiye waxbey is moodeene meeshey Diyaarad qaad wado u Mari lahayd baa larabaa waayo raaskamboono ilaa luuq iyo dolow waa dhul daaroot- ogaadeynow dhageyto jubland darrood adinkaa ku xukumo madaxweynhii waa idinka maanta ma wa xaan mareynaa in madaweyne daarood waliba kumade hawiye abgaal waaran xamar ooga gooyo axmed markii heerkaas loo gaaraayay gacal soo malahayn daaroodow ogaadeen yaan lagu Haleyn jubalnd ha la difaaco
Guul sayid Ahmed mohamed islam xassan dhiiqo wuu fashilmay