Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
Ustaad way cadahay in ay kooxda shabaab u socdeen taas waxay la micno tahay in ay heli karaan ama heleenba kuwa la qabtay kuwo ka badan Waa akhbaar naxdin leh madaxtooyada, xalane, xarunta baarlamaanka airport yada hotelada dhamaan halisbay kujiraan
Sheekhunaa waxaan daroin ma ah ee waa daroon laguxiro telephone ka oo wax lagu sawiro meelaha kore sida dabaqyada ee waxa ladonayaa in besha calamka deeq looga qaato waa qaraabasho
Shiiq ma nin waalan baad tahay mase Aniga Ayaa mooday? Maxey tahay xasan shiiq iyo doowladiisa ha la taageero, ma doowlad mooryaan Ah Ayaad leedahay ha la taageero? Waa cajiib hadalkaaga
Somaliyey midka Noqda wadanka No qabiil war waxa laga ganacsanaya xubnaha bil Adanka dowladan markey qaraxyadi jojisey ogow dowladi hore heshisba lala ah wana 2 argagixiso marka dowladan markey jojisey qaraxyadi muqdisho Qasa laga bilabey falastiin walaso dhameyey hadana Somaliyey aya meel laga galo la egegaya ee Somaliyey digtoni
Dadka kubada cayaara Ayaan dhihi jiray raja cune rajadiisa lacunaa dowlada somalia jaanisyo badan ayey beerdareysay marka in laga faa ideysto maxaa diidayo walal?!
WAR TAN DOWLAD MA AHAN ,SABABTO AH MD.XASAN HADU HA MILYAN AYAN GAARANAY SANADKI LA SO DHAAFAY OK HADABA WAXBARASHADA AYA UGU HOREYSE CARRUURTA LACAGTA HAYSAN WALIDINTODA OO SIDAAS BAHALADA WAXA QARXIYA U GACAN GALA SOW LAGAMA BADBAADIYEEN.HADEY WAALIDKI WAXBARASHO LACAG LA,AAN AHU UHELAAN . TAASO MACALIMINTANA WEL8BA LAGA SI HUBIYEY,ILEYN IYAGI HADEY SCHOOLKA SI JOOGAAN WALO SAHLAY,SI AANEY U DHICI TAANA WAA IN MACALINKU HUBINDHER DAMAANAD. INTABA LO HELA
soomaaliya wax ay soo iibsan kari wayday haday ba soo iibsadeen shaki kuma jiro inay naga hor marsan yihiin hadaan laga gaarin waxay awood uyeelan doonaan sidii xamaas oo kale inay gantaalo sameys taan
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Aaway whatsapp kii dulmi diid waan waayee
Sh dulmidiid Allah haa ku xifdiyo somali Allah uu maqan iyo inta Caqliga leh ee xaqa fahmya☝️🇸🇴❤️❤️
Tani waa shar cusub oo soomaali soo foodsaartay alle ha u maciino warsoomaali ha istaagan oo ha ka hortagaan
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 ❤
Amiiiin yaa raxman
Shayadiinta dalkayaga ku jira iyo munaafiqiinta, Alaah ha naga qabto. Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin.
Laaillaah illa ALLAH SWT. Tan walaahi waa musibo.Illahay SWT DALKA IYO DADKA HA BADBAADIYO.
Ninka xasan shiikh taageeraya oo wuxuu walaaqayo dawlad kusheegaya waanin qabyaaladi Indha tirtay ama waanin aragti gaaban shiikh mid.dooro
Sax waa run wallahhi illahay khery ha ku siiyo soomaaliyee kacay oo isu imaaday oo heshiiya oo wadankiin iyo naftiinaba dafaacay meel xun bay mareesaa maanta ❤❤
Sh iqow Allaaha kuu naxaristo waa kuu cudur daaraa majoogtid wadan kii
Umadan wey dhibantahey waxaana heesto dhib ey gacmahooda ku geesten
Qolo waxa ey leedahey bixi can shuurta waxna kuma qabtan qolana wirbixi canshuur dheerad waala gubey
Suuqyadii
Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji somalida waa reer lahalagayo caro ilahay baa kudhacaday😢😢😢😢😢😢
Villa somalia bay xitaa weerarayaan😢😮
ilaahow cadowgan naga qabo Amen Yarbi 🤲😭😭
Sheekh qeyr allaha kusiiyo waxaan arkay masaajid xaafadeena ayadoo tafsiirka quraanka socdo ayaa lagu dhex dilay subxaanallah
Subxaana laah waa halis cusub yaa allaah naga qabo
اللهم انصر اخواننا في الصومال
Subxanallah Iiraan aya sameyso dorooniskan waana Qatar cadiim ah
Beentii waa la xalaashaday dawlada iyo ayaguba waa ogyiin runta alle ha laga cabsado
Ilaahoow Dadka Gardarada ku Dilaa Naf Kale.
Ilaahoow ka qabo Qof Muslim Iyo Qof Gaal Deenta Kuuma Banerynin Naf inaad Gardaro Ku Gooyeo.
Ilaahoow Naga Qabo
34 _Sanno Ayeey Somali Ku Jirtay Rhibaato.
Hadane Daroon Gardaro Loogu Weeraro, Walaahi Waa Madiibo.
Ilaahoow Adigaan Ku Tala saaranay.
Sheikh waa xabashi ayan u malaynaa
WA arin Qatar ah
Lax dhukani abaar moog!! Waaa dawolada hada dalka ka talisa
Shiikh goormaad gaaranaysaa soomaali dawlad mahaysatee hala tashado
Allah hanaga qabto cadawga iyo cadawkalkaalka
Run ma tahay sheekhow
Baarlabaanka inlala xisaabtamo
Weeye wax huruumara majiro
dulmidiidow xadalkaaga wuxu lamid yahay waraabihi yari waxan ahay mohamed amin🤗 ee ariga ah lagu daro adna waxad leedahay ariga racsiiya xitaa labo kamid wuu soo celin lahaa 😁😁😁😁😁 horta ku tijaabiya dhex😅😅 waan rarakyanaa intuu soo calin lahaa 😊 somalia war badan ayaa kaga maqan
Bisinka ilahay umada habad baadiyo waa cadow kuwaas subaxanalaah
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
ilaahayoo darooniskaas gacanta hau galin waxaa xasuustaa wixii kadhacay liido😢
SUBXANA ALLAH 😭😭😭
Ciidamada shiisheeye baba wada si ay u joogtaan ciidamadeedu
Waa runtaa
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.
What shall we do? As expatriates.
somaali cadowgeeda labaad waa yamen sababtoo ah 1977 waxeey ciidan iyo huba siisey itoobiya yemen waa cadow qarsoon
Asc❤sheekh ❤daacad ayaatahay yaalasiiyaa cashuurta MW sasan sheekh waa jaajuus gudoomiye deni waa jaajuus muuse biixi waa jaajuus ❤maxamad islaam waa jaajuu ❤
Daroonta waxaa so iibsatay puntland waana been waa laqabtay waxayna rabtaa si bulshada indhahooda usii jeediyaan
Xiutiyiinta Somalia weeylahadlikarta ineykajoojyan kooxaahan
Waa qatar baaxad weyn.
Ustaad way cadahay in ay kooxda shabaab u socdeen taas waxay la micno tahay in ay heli karaan ama heleenba kuwa la qabtay kuwo ka badan
Waa akhbaar naxdin leh madaxtooyada, xalane, xarunta baarlamaanka airport yada hotelada dhamaan halisbay kujiraan
Sheekhunaa waxaan daroin ma ah ee waa daroon laguxiro telephone ka oo wax lagu sawiro meelaha kore sida dabaqyada ee waxa ladonayaa in besha calamka deeq looga qaato waa qaraabasho
Ayaga lee keenay gaalo iyo imaraad itoobiya dalkeena wax difaaca madaxwayne caadila allaha keeno
wadankaa waa beylaha mar dhow waa la qaadan
Hasakallaahukhyr
❤❤❤
Diyaaradahan hadeey xarakada mujaahidiinta alshabab gacanta kudhigaan waxaa lagu xasuuqayaa gaalada iyo gaal raacyada
Shaydaaan argigixiso
Dowladdaan waa laga aamin baxay,Cunshuurtana waxaa ogaaday Jeeb gaar ah inay ku dhacdo dan guudna aan lagu qaban.
Hawada soomaaliya waxaa lagu wareejiyey imaaraatka jubaland na airport drones ah ayay ka sameysteen markaa waad iska fahmi kartaa sheekh
amacanaheeda haday dawalad haday lacagahaysan shacabaka maxeehaysatan waxay gajoonayan
Canshuur meel ey ku baxdo mabo ogin shiikhow
Dowladan Cadowga dalka
Ma ilaalinkarto ee ddkale haladoorto
Shacabka dhibaata heysta
5oookun oodooller qofka xildhibaanka ahi xagey aadaa lacagtaasi
Madalxiis baa lagubixiya
Sodonjir sodon malyan haysta
Kuli qarashadka ddka gaara qaata
Shacabka ilaahay baa umaqan
Subxaan allaah Bismillaahi
Adeer anagaa sogadaney ee waxkale ku mashquula, ya isgaaray xitaa f16 an sowadna ka naxa
Ma Macasi diil kaweyn aya jira
Waxaa lo isticmalaa dhamaan daba dhilifyada gaalada
Sheekhow waxba ma qabtaane kuwaan umada halaga qabto banging dhiiga asd sheegaysid waa ganacsi bilaashna maaha canshuurtana xassan iyo kooxdiisa yaa dadka ku caburinaysa wax khayr ah oo laga sugayo majitee kuwaan wadanka halaga qabto in aan nala qabsan oonaan falastiin noqon
Qaanis xaasida indade Somaliland ku xun tahay jab aad laa raabto hosdada ka heli👇👇👇👇👇👇👇
SubxanaAllah
Are you creating ideas now dhuulmi dhiid ?
Waxaa Ku dartaa gacsigii safa iyo Marwa sida loo galay
Shiikh xasan shiikh dda,iyo cilmi umadhimana waxa uusamaynayo waa mashruuc imaaraad iyo ingiriis ayaa wata mawaxaasaad taageeraysaa soomaaliya waalaqabsan maxaad oran doontaa wax qarsoon maaha inxasan khaa.inuwadan yahay
Allow Sahel Amuraha khatar
Inta la qabtay waaba aragnee, intee ayaa fakatay? Soomaalida waxa ay qabato waxaa ka badan inta ka fakaneyso
Sheik dont fall depression
Sheeqow waxba dadka haku bararujin canshuur bixiya waayo maxaa loogu qabtaa in lagu qarxiyo mooyaane
اللهم انتقم من حركة شبا.ب 🇩🇯❤️😢
Shiiq ma nin waalan baad tahay mase Aniga Ayaa mooday? Maxey tahay xasan shiiq iyo doowladiisa ha la taageero, ma doowlad mooryaan Ah Ayaad leedahay ha la taageero? Waa cajiib hadalkaaga
Allow no gargar wllhi wa dhibato 😢😢
Intay soo tuugsadaan wey ku dalxiisaan .waxay diyaarado un usaaranyihiin maalin kasta
Imaaraat miyaa soo galiyey waa ayagii ku faanayey shalay inay sudan dumiyeen😢
😢xasan dhiqo wuu fashilmay
Somaliyey midka Noqda wadanka No qabiil war waxa laga ganacsanaya xubnaha bil Adanka dowladan markey qaraxyadi jojisey ogow dowladi hore heshisba lala ah wana 2 argagixiso marka dowladan markey jojisey qaraxyadi muqdisho Qasa laga bilabey falastiin walaso dhameyey hadana Somaliyey aya meel laga galo la egegaya ee Somaliyey digtoni
Diyaaradahan qoloda eey usocotay weey iska cadahay alshabaab iyo xutiyiinta yaman heshiis hoose oo aan laga warheynin ayey galeen diyaradahana alshabaab ayey usocdeen dalkan wuxu noqday bahalo galeen
Allow Sahel Amuraha khatar allow nagaqabo
kkkkkkkkkk sheekhoow soomaliya daawlad kama jirto waa mooryaan
HAWIYE IYO DAROOD LABQDOODABA WXA WANAAGSAN IN HUBKA NUCLEERKA LIISKUGU DHIIBO HA ISKU BABASHAAAN
Dawlaadaba haysaan
rajada shacabka somaliyed waa xarakada mujaahidiinta alshabab
Ninkan waraarkiisi dad badaan baa ku xanuunsad dhiig kaar buu dadka ku kiciiyaa
Waaxan maqli jiri furuq maarki la arko warawow fara kaadhuqdhq waaye
What?
Xasan sheekh yu mataala ninka xun ee beeladaa ah
Dadka kubada cayaara Ayaan dhihi jiray raja cune rajadiisa lacunaa dowlada somalia jaanisyo badan ayey beerdareysay marka in laga faa ideysto maxaa diidayo walal?!
Drone taa waxale ragii keenay hubkii caabudwaaq illaahay siiyay kuwii ayaa keenay
WAR SHABAB OO LACAGIHI AY UUU BARTEN TASO UMADA KA QAADI JIREEN WAYYEEN .
AYA HADA CIIL DARTI. UGU DOONTAY
SHACABKAN WADADHOOOHAANE
SHACABKA HANTIDA LAGA GUBAYE USI SACBINA
Hhhhhhh Faankii miyaa mise
20% haday tahay xitaa waa diyaar lkn mesha ay kubaxeyso waa in ay cadahay awowe
Sub xaanalaaah🤔
Sheeq qooto qooto 😂😂😂
Acuudu billah war see wax u jiraan? 😳😭😭
Hadaanahay somaali matashan karno ee dunida hanoo taliso
WAR TAN DOWLAD MA AHAN ,SABABTO AH MD.XASAN HADU HA MILYAN AYAN GAARANAY SANADKI LA SO DHAAFAY
OK HADABA WAXBARASHADA AYA UGU HOREYSE CARRUURTA LACAGTA HAYSAN WALIDINTODA OO SIDAAS BAHALADA WAXA QARXIYA U GACAN GALA SOW LAGAMA BADBAADIYEEN.HADEY WAALIDKI WAXBARASHO LACAG LA,AAN AHU UHELAAN .
TAASO MACALIMINTANA WEL8BA LAGA SI HUBIYEY,ILEYN IYAGI HADEY SCHOOLKA SI JOOGAAN WALO SAHLAY,SI AANEY U DHICI TAANA WAA IN MACALINKU HUBINDHER
DAMAANAD.
INTABA LO HELA
Burburbadakashekesin.shekhow.maxanyelaa.mantashana.mataqanid.
😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲😭
🥲🤲🏼🤲🏼🤲🏼👈🏽❤️❤️❤️❤️❤️
Sheekh meesha dawladi ma jirto waa tuug caloosha u shapaystayaal shihseeye u shapeeya waakuwa hawadii soomaliya ku wareejiyay imaaradk
Waabee caad o an geed loogu gaaban buudlan iyada soo gaadatay
Xasan waxwalba liqe diaarad saarne xamse
War hala kaco
soomaaliya wax ay soo iibsan kari wayday haday ba soo iibsadeen shaki kuma jiro inay naga hor marsan yihiin hadaan laga gaarin waxay awood uyeelan doonaan sidii xamaas oo kale inay gantaalo sameys taan
waaqwaQaw walle yaab baad leedahay liido waa tee ma meesha fasaadka
Terror attack lacag baa lagu qaata haawiye il bay ka garteen lacagtaa hala raadsho
Somalia siyasi la ugdadeysaan siyasad virus ah ibinaya ummadi somaliyeed e masakinta qabil iyo kala qaybin ka gadayaan