Xogaha Ku Qarsoon Buuggii Hargeysa Oo La Fashiliyey Iyo Huwantii Oo Laysay Saraakiil U Xidhnaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Xogaha Ku Qarsoon Buuggii Hargeysa Oo La Fashiliyey Iyo Huwantii Oo Laysay Saraakiil U Xidhnaa
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 58

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 8 місяців тому +5

    Mashallah thank you Ibrahim ❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 8 місяців тому +3

    Zuuti gashaan geesiyo qaran waa madexda mustaqbalka somaliland❤❤🇮🇷🔥🙏🏽💞🙋🏽‍♀️🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @FardosFardos-u5j
    @FardosFardos-u5j 8 місяців тому

    Absolutely waa dad walaalo ah

  • @MaxamedCabaade-e6f
    @MaxamedCabaade-e6f 8 місяців тому +4

    Warbaahinta arabsiyo news waxaanu Leenahay marka hore waan idinku kalsoonahay marka xiga waxaanu idinka codsanaynaa inaad xubnaha ictisaamta ah ee ku jira beesha sacad muuse iyo kuwa kaleba daba Gaashaan oo noo soo gudbisaan si aynu uga badbaadno khatartooda waayo inta ay inoo qarsoon yihiin ayay wax badan ina yeeli karaan inagana maaha waa cadow qaran dumis ah oo halis ku ah jiritaankeena waad mahadsantiin

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому +2

    CABDI SHAKUUR HEYBE WAA WIIL YAR OO TAALANTI AH OO AH WERIYE CAALAMI AH CABDI SHAKUUR HEYBE INADEER MAR KASTA KA HADAL ARABSIYO NEWS SI UU KOR UGU KACO ARABSIYO NEWS WAAYO WAXAAD TAHAY QOF YAR OO MUCJISO AH WALAAHI WUXUU ILAAHEY KU SIIYEY COD CAJIIB AH

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 8 місяців тому

    WAA RUUN WUXU SHEGAYO IBRAHIM CAYDID

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому +1

    DAAROOD DILA MAXAABIISTA HABARJECLO EE AAD KU HEYSAAN GACANTA WAXAA INOO BALAN AH IN AANU IDINKA JARO TOBAN LAAB YAAN LA SOO OOYIN LAAYA MAXAABIISTA OO XASUUQA LAGAMA YAABO IN UU DHULMAHANTE WAXBA MEEL IGALA TAGO

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 8 місяців тому +2

    SULDAAN KII SACAD MUUSE AYAA MEESHA KU CEEBOOBAY سنحانك يا العظيم

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 8 місяців тому +1

    Buug maha waxasi waa cay iyo aflagaado

  • @lit7189
    @lit7189 8 місяців тому

    Yes you are right my brother 👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚👍🏻🤍❤️💚

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 8 місяців тому +1

    Masha Allah difaca Qaranka Alxaqiiqa Suti gaashan Ibrahim Caydiid 🎉🎉🎉🎉

  • @Yaasmiin4087
    @Yaasmiin4087 8 місяців тому

    Ibrahim. Caydiid. Ilahay. Haku. Xafido. Waxad. Kuu suntahtahay. Jacalka. Wadankaga.

  • @relaxingsoundsandmusic328
    @relaxingsoundsandmusic328 7 місяців тому

    Xirsiwaa ninja sonata inuudalkabbaabiyawaarwaaiyowadniwaa faqashsiyaasiyiintaasiwaafaqashwaafaqashwaa indalkalagabadbaadiyaabhadahay awalwaxaanudoorananaafaysalamakulmiy

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 8 місяців тому

    😂😅😅😂😅😂 Ibrahim AYDIID is not easy miid faraweyne jooga oo cabdalo abokor ah baa jooga halka hadi laa yidha ino doona baaye leyihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @relaxingsoundsandmusic328
    @relaxingsoundsandmusic328 7 місяців тому

    Buugaasiwaaxaaraan dibumilicso buugaagtacaalamkaqofqudhakamawaramaan buugaasi why luuusay wa ayo buugaagtalagumacaayaa

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 8 місяців тому +1

    Walee hadaan loo Aarin, waa in xun oo inagoo dhan inagu taala

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 8 місяців тому

    WAALA WADANE ITO QAASHINKU WAATO DAALKAN LAAGUMA AMIINYO
    FAAQSHTA UU DAABA DHIILFKA😅😅😅😅😅😅😅

  • @MahdiHassan-i9w
    @MahdiHassan-i9w 8 місяців тому

    Waligay maan arag Cay Buug lagusoo qooro Oo xaflad Looqabto Buugbaa lasoo bandhigaa shaadh noocaasa soogashadeen lkn ujeedadu waxay ahayd Cay Mid kaliya oo buuga wax kuqoran sheegay maynu arag dadkii meesh cayda kudaacay wax lasheego buugaa kuma qornayn Cunfi, cuqdad, nacayb Naxli baa hadheeyay meesha waxaan ukhajilay Kii buugbaan qoray lahaa dalaayad wuxuu yidhi gude baas mid laga keenay oo garaca mooyaane ma gilgilo duqaytida ninkii aw kasoo go'ay

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 8 місяців тому

    Intani reerna may ahayn ee WAA reer Gaara ka mida reer SHEEKH waan jilibka 9aad oo la yidhaa doqon SHEEKH isaxaaqa marka anaga waxaanaga jir suldaan xasan ,Cali guray iyo laabsalaax, xamarji iyo ismaaciil yare oon Mida naftiisa mooye wax kale AAN eegayn reer walbana intaas in leeg baakaga horta halagu kala badnaadee

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 місяців тому

    Ibrahim Caydiid waraysi giisan iyo ka Red Sea waa isku mid markaa waa in midkiin copying sameeyey, ku dadaala copy rights ka labadiiniba.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 7 місяців тому

    Maxamkuud xaashi wuxuu tidhi sittn oo nool ayuu ku sheegay nin geeriyooday

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 місяців тому

    HUWANTA GUDAHA SOMALILAND MA JIRTO WAX AY YEELI KARAAN QARANKA SOMALILAND SHACABKA SOMALILAND MAANTA QARANKA SOMALILAND WUXUU DIYAAR U YAHAY AQOONSI WAXAA INOO BALAN AH WIXII IS HOR TAAGA AQOONSIGA QARANKA SOMALILAND WAA IN AYNU NAFTA KA JARAA MAANTA QARANKA SOMALILAND WAA HALKII UGU DAMBEYSEY WIXII MAANTA QARANKA SOMALILAND NECEB EE IS HOR TAAGA AQOONSIGA QARANKA SOMALILAND WALAAHI WAA DIL

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi 7 місяців тому

    FALSAFIYADA AWALISTE AYAANU BUUGANU LAA WAADIN
    BUUGA REER BORAMA MA GADABURSI BUU KASHEEKEENAYAY ?

  • @relaxingsoundsandmusic328
    @relaxingsoundsandmusic328 7 місяців тому

    Doowladuwaainaysamaysaasirdoonkuwaa inuulagabaqaa

  • @dahaboluul4078
    @dahaboluul4078 8 місяців тому

    Adigoo reer wagara ayaad doonaysaa inaad dadka wax ka sheegtoo oo aad dhaliisho walaalkaaga axmed caydiid ee xanuusanaaya ee waalan ee suuqa hargeisa isagoo qaawan dhex meeraysanaaya orodoo xidh oo dhakhtarka dhimirka ama cilaajyada dadka dhimirkaa lagu dabiibo orodoo gee oo dhar u xidh

  • @hodankariye
    @hodankariye 8 місяців тому

    Dadka bilaaha life oo shaqo la’antah kaha badatay most of them are iliteracy

  • @yusufcumar587
    @yusufcumar587 8 місяців тому

    Sacad musoow sùuldankinu muku biray

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 місяців тому

    ala run badana ibraahin cayidiid ilaahayi caafimaadka iyo cimrga ku barakee yaa isaga noo soo sharaxa

  • @AxmedInaTuur
    @AxmedInaTuur 8 місяців тому

    Ninka waxaaba derensan baan ahay wlwilamid ah allah talo saarta mada slaamkoow❤

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 8 місяців тому

    Ibrahim nolow vive

  • @yusufcumar587
    @yusufcumar587 8 місяців тому

    Suldàanka savad musa meesha kucebobay

  • @lit7189
    @lit7189 8 місяців тому

    Xiisibiga wadani somaliland dana umaha Xiisibiga wadani waa cadawga somaliland iyo shacabaka somaliland baa Xiisibiga wadani waa huwan taah gudaha shacabaka somaliland haka feejiganadan miishinika Xiisibiga wadani waa cadawga somaliland xamar baa logataliya

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 8 місяців тому

    Waar allahaaga ka baq ibraahim duffle.waalo waalo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 7 місяців тому

    Nin ka sheekaynaya qoys aanu garanayn oo ah reer xaaji faarax

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 8 місяців тому +1

    MAASHALLAH WALAALA IBRAHIM CAYDIID JAZAKALLAH KHAIR.

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 7 місяців тому

    Buuga ha ladigo musqulah.

  • @relaxingsoundsandmusic328
    @relaxingsoundsandmusic328 7 місяців тому

    Xaaraanbuuahaabuugu

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 8 місяців тому

    Maxa laga eeganayaa

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 місяців тому

    Tolaay tolaay ma dhulbahante ayaa rageeni maxabiista ahaa ayaa maalinba mid ladilaayo kuwii horena lagawracayee meeye ragii reer Shexisi xaaq tolaay tolaay 😢😢

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 8 місяців тому

      Ha u werwerin maxaabiisteen Qadarka noloshooda Ilaahey gacantiisa ayeey ku jiraan, markeey dagaalka geleeyeen Dhimasho ayeey u badheedheen oo ay dalkooda ku difaaceeyeen.
      Isku deegaana waa la wada deganyahay, waana loo arri doonaa ragaas la diley.

  • @Noobify101
    @Noobify101 8 місяців тому

    Dad ciil wada hayo ayuunbaanu arkaynay balo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 8 місяців тому

    Mhdsnidin mdnyal

  • @dahaboluul4078
    @dahaboluul4078 8 місяців тому

    Waxa la yidhi tiisaba daryeela tukale ku dara war orod oo baylahdaada isku ururso nacsayow dhakada wayn leh

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 8 місяців тому

      Doqonoow aduu maad taada isku ururiisid imanlawe buuka oo dabadhilif ah Ibrahim caydiid waa kuu cilaye ruuntu waa xanuun yaa 😅😅💩🐷💩🐷💩🐷

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 8 місяців тому

    Hanoolaato soomaaliland guul guul guul somaliland waad mahasanti hiin ibraahim caydiid iyo mr haybe

  • @moekahin
    @moekahin 8 місяців тому

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 8 місяців тому +1

    Warunta ibrahim

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 7 місяців тому

    Ninkani wa aqlibada yahay sheekada ruxad coloudan radintasi wa ta filan dumarkodu isticmalan dhaqan xunweyaan😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 місяців тому

    Wadaad Xumayaasha Qaran dumiska ah iyo Al Ictisaam ka feejignaada iska ilaaliya waa mujrimiin qaran dumis ah.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 місяців тому

    Buugan waxa isugu yimi qolo la yidhaa CIIL IYO CADHO waa huwan meesha isugu timid badhkoodna waa maxaan cunaa sida Cali Gurey oo ah afminshaar, Suldaanka Sacad Muse oo isna lacagtii salaadiinta laga jaray u cadhoonaya oo huwanta taageera markaa hala iska ilaaliyo khaasatan Al Ictisaam waa urur diinta ku shaqaysta oo ah dagaal ogayaasha huwanta waa cadow oo wadaado waaweyn ayaa ku jira oo isu kiin qarinaya qaarna waa cadaan sida Wadaadka Mustafe oo dhawaan shirkii wadaadada Ictisaamaka Ogaadeen ka qaybgalay kaas oo ahaa shir Somaliland loogu tashanayey isna wuu joogay halkaa dadkiisa iyo dalkiisa loogu tashanayey waxa kaloo ka mid ah Dirir iyo Almis oo isagu markii horena ahaa Akhwaan iminkana Al Ictisaam ka mid ah oo qaabilsan in uu Sacad Muse ku daro Ictisaam ee iska ilaaliya waa mujrimiin diinta ku gabanaya oo dantooda gaar ka ah wata iyo in wadanka la dumiyo oo Xamar wadaado ku sheega joogaa ina Xukumaan.

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 8 місяців тому

    Muusa dameer sanadka mindhaa ciidankii u dabaaldegi maayo huuno oo intuu afka taago danaahiyi maayo miiskiin huuno afkii baa juuqda gabay talo waxsy kaga soo ururtay xabashi basaas u noqo sidii adeerkii axmed yusuf ducale kkkk aaway heego indha biijo !!!

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 8 місяців тому

    Wadan please brothers stop swearn our country.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 8 місяців тому

    Basaas guulwade ah

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 8 місяців тому

    furuq issac shegana way bixi donnan gul somaliland ibrahim assad waliga wad guleysendonta allah ku la jira dhasha cheiro way guleysanayan allah ilashana