Magaalada Ceerigaabo | Sanaag |
Вставка
- Опубліковано 2 лип 2022
- Welcome to the Official Channel for Dalkeena Hooyo.
Dalkeena Hooyo Channel was created to showcase our beautiful country, Somaliland, from its natural wonders that leave everyone in awe, such as the Laas Geel cave paintings, which are thought to be some of the "most vivid rock art" in Africa, to its great and hospitable nomads that often have little material wealth to show for, but are gifted with generous hearts the size of several continents combined.
Dalkeena Hooyo channel will bring Somaliland's case for independence, its natural resources and pristine landscapes, human capital and strengths, to a wider range of audiences all over the globe.
This channel will soon provide you with content that covers every aspect of Somalilanders, doing their everyday thing, and anyone looking for such content will certainly find it here.
Please subscribe to our channel for weekly videos geared to help you see the beauty of our country and its people. You'll love them both, GUARANTEED! - Навчання та стиль
Maanshalaah somaliland beautiful country ❤️ 😍 ♥️
War-idaad-Gadhka- Berkada/cali xiriso- Berdaha-tuurka/tuurka/ Garadag- fadhigaab- ceelnimcoon- Celafweyn- kalaheekh-yufle-dagaar-cergaabo ❤
Dhul aad u qurxoon iyo dad gob ah ayaa ku nool dhamaan magaalooyinkan. Mahadsanid inaad nala wadaagtey magacyadan walaal.
nice! cant wanna visit sl /Djibouti and Somalia one day
Gobolka sanaag dhulkii aan soo maray markii aan tagay
Garadag
Fadhigaab
Ceel afwayn
Laas domare
Huluul
Yufle
Dayaxa
Ceerigaabo
Jidali
Yube
Daalo
Waa xasuus iyo dhul arag wanaagsan, Ridwaan. Inta nooga dhiman listigana waanu tegi insha'Allah.
Mashaallaah Somaliland beautiful country
Maasha magaaladaan ku dhashay
Masha allllah noooolaaada reer ceerigaaabo❤
Waan ku farax sanay in aynu caalamka horumaray aynu la jaan qasdaydayno keep going
MashAllah qurux weeye dalkeenu Ilaahay ha inoo xafido Aamiin ❤️
Aamiin wllo❤
It’s such a wonderful place to live in erigaboo and saanaag area. It’s so beautiful to be living there.
Tani Waa Magaaladayda Ceerigaabo
Masha allah magaaladaan ku dhashey sifican noo daawasiisey wallo thanks
Gobalkii awoowyada gobalkii quruxda iyo uduga masha allh
My city erigavo allow igu celi ano nabada xaqiiq xisaha an u qabo cerigabo wuxu gadhsisan yahay inan habeenada qaar Iska daawado videowyo an mar badan dawady o waqti hore la dubay ❤ 3/2/2024
Masha’Allah
Caarigaabo m.a❤❤
We need more
Asc dalkena hooyo camera nooce ayad muqalkan u adeegsatay faahfahin igaso walal magadsanid
Magaaladu waa magaalo weyn laakiin dhismayasha cusub ayaa aad ugu yar waa qadiim Magaaladu waa in la dhisaa magalada waa hooyadii iyo aabihii somaliland
Gaadhi camera men ah waa ii kow shaqadiisu waa infront uun malaha lift iyo right toona barnaamijkaagu waa dal barashee sxb ee inaga hagaaji duubista kale
Cerigaabo sanaag somaliland ❤❤❤❤❤❤
Reer Ceerigaabo inay magaalada dhistaan maxaa u diiiday Hambalyo our Mayor thank you Ismail haji Nur 2005 baan Ceerigaabo kasoo dhoofay iyadooo lahayn wax laami ah
Caarigaabo
Magaladaydi cerigabo wxa daremi kara ka maqnaanteeda qof sidayda habenada qaar uso dawashada taga videowyada waqtiyada hore laga duubay xiise awgii 3/22024😢
Cerigabo aabaha somAliland
Magaalada qashinka ka halaga nadiifiyo
Qashinka waa malmo roob ah 😂😂😂
@@MaxedEmalhoom-kq3qqQashinku waa beel ka mid ah beelaha habar yoonis, tolkood baa difaacaya haddii la taabto😂😂😂😂.
Walaal hadaaftimo ku xeji
Name this song guys
Life piece @ heeska Asal waxaa lahaa amhed mooge liibaan hadase waa gadaal kagaar xuseen fagaase- heesta magaceedu waa tiiraanyadaadii habeenkii toosa! Nabadeey
Aad bay uu yaar tahay
dagaxyadda iyo qashinka haa lays ga guroo
Masha’Allah