Asma Omar iyo Heestii Qaniinyada Abeesada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2019
  • Brought to you by Assajog Studio
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 182

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 5 років тому +39

    Walahi waan ilmeeyay heeskan markan dhagaystay faadumo ahmed waxay ahyd qof halgan adag laso gashay gobonimo doonki jabuti heestana guumaystaha fransiiska ayay ku socotay allaw ku naxariiso faadumo ahmed 😭😢
    Asma yar waad keentay xasuusti faaduma codkagu waa malab ❤️

  • @abdikarimsacad3016
    @abdikarimsacad3016 5 років тому +38

    Noolada reer jabuuti walaahi si dhaba ayaan idiin jecelnahay
    Allow u naxariiso fadumo exmed waa hees qof walba oo somaliya uu jidhidhicoodee yartana hore u soco waad keentee hestee

  • @nimcosagal8723
    @nimcosagal8723 5 років тому +122

    Reer jabuuti waxan ku jecelahay waa dad qalbogooda iyo calooshooduba nadiif tahay big kiss from hargeisa somaaliland

  • @kaltumqasim7920
    @kaltumqasim7920 4 роки тому +8

    Abtiyaladay nolada inta nolol jirto Amin yaa rabi

  • @somaligang5319
    @somaligang5319 5 років тому +25

    Djibouti jiro joog kuwa qalbi wangsn aya tihiin hiil walal

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 4 роки тому +13

    Big Love Form Hargeisa walalahay reer Jipouti ❤

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi 5 років тому +22

    Xasus fadouma ahmed dhimbil alow ku naxariso amiin ya rabi🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdirahmanmige4192
    @abdirahmanmige4192 5 років тому +23

    Hanbalyo dhaman Shacabka reer Djibouti 27 Jun 🇩🇯🇩🇯😍😍😍

  • @ayanmoustapha1847
    @ayanmoustapha1847 5 років тому +26

    Je n'ai pas pu retenir mes larmes car cette chanson me.touche tellement même si que je n'ai pas vécu à la colonisation 😭

    • @rahmasaidali495
      @rahmasaidali495 5 років тому

      Je suis d accord avec toi huno macan

    • @rahoimran505
      @rahoimran505 5 років тому

      Je suis d accord avec toi huno

    • @slmansaylici3784
      @slmansaylici3784 5 років тому

      Tout les monde souviene que Fadoumo ahmed etait patriot et hero nation djiboutienne

    • @rabiabdillahi235
      @rabiabdillahi235 Рік тому

      je suis avec toi a chaque fois j'ecoute je verse de larme
      il suffit de connaitre l'histoire de la colonisation

  • @itsalwayscloseenought1217
    @itsalwayscloseenought1217 5 років тому +8

    Waa fanan ASal ah Asma qurux hore u Soco quruxay big love from hargeisa. Sanad guuro wacan djiboute....... am sick of tired this new singers who always sing play back song on the stage. That’s real talent right there. ❤️❤️the girl from right gottta my 👀 eyes.

  • @samatersaamji3424
    @samatersaamji3424 5 років тому +27

    Hambalyo dhamaan dadweynaha reer djibouti meelkastood joogtan 27 june awgeed i love u more 💜💜💜🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @saedhassan8341
    @saedhassan8341 4 роки тому +11

    Djibouti dalkaygii labaad, xurmo iyo sharaf baad iga mudantihiin

  • @hassanmoussa1900
    @hassanmoussa1900 5 років тому +12

    Ax xasuustii FADUMO AHMED DHIMBIIL ilaahay ha u naxariisto aamiin

    • @hassanmoussa1900
      @hassanmoussa1900 5 років тому

      Wlhi wan ilmeeyay markaan heestan dhegsystay caawa xaada i istaagtey noolow asma huno

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 років тому +10

    Nice song hees xasuus ku Lee bushawaynta reer djabuti Xasuusti Allaha ha u naxariisto fadumo Ahmed dhimbil asma omar way kentay
    Ereyada waxa iska Lee and jiigjigawi Allaha ha u naxariisto

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 5 років тому +8

    From djibouti todobaadkan waa todibaadkii Somalida 26juin 27juin iyo 1 luulyo bonne fette tt les somaliyan

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 років тому +4

    Anima gacanla ma joogin jabuuti markii ruwaayadan geedigii koobad iyo geedigii labaad dhigtay kooxdii gacan macaan ee halka baraarujinta dad weynaha kaalinta hore kaga jirtay halgankii gabanimadoonka. Amina Gacanla Boorame buuraha ka dambeeya ayay riyo ku raacaysay 1974 kii

    • @shiraacfaarax7665
      @shiraacfaarax7665 5 років тому

      Halganka ciddii gashaa ma dhadhamiso balse waxa ku faaida shacabka iyo cid aan u soo dhididinba.

    • @amineroyal7118
      @amineroyal7118 5 років тому

      Si kastaba ha noqotee Amina way ka yarayd fanaaniintii markaa markii dambana tiirarka ugu waa weyn bay noqotay iyada iyo xabiba faniintuna dad is jecel oo isku duuban weyyane ka daaya kala qaad qaadka

    • @abdisalamfarah9344
      @abdisalamfarah9344 Місяць тому

      Aammini waa fannaanad reer Jabuuti ah, waana fannaanad Soomaaliyeed oo mar walba weyn, Allaa weyn e. Waana fannaanad quluubteenna ku wada dhex nool. Markaa, waxba ayaynaan wax kale iyo nacayb caanteen ah isu riixriixin.

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 роки тому +2

    woow axsan codmacaan qurux dumar tan ugu qurux boqorada fanka somali

  • @nasrayusufcilmatan5129
    @nasrayusufcilmatan5129 5 років тому +11

    ILAALIYA wadajirka jiritaanka jabuuti ILAAHAY how adkeeyo sharafta maamulka hada jirana xaqa ALAHA tuso

    • @abdallahibrahim8820
      @abdallahibrahim8820 5 років тому

      Nasra yusuf Cilmatan kkkkkk amiin wll ❤️❤️❤️
      Mamulka hada jira kulaha 🤣🤣

    • @nastimoha1053
      @nastimoha1053 5 років тому

      Amin 😭

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 5 років тому +5

    Que Dieu qui te protège préfet République de Djibouti machallah🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤩🤩

  • @hassanmoussa1900
    @hassanmoussa1900 5 років тому +6

    Wlhi wan ilmeryay heestan markasn dhegaystay caawa asma noolow mama fadumo Ahmed dhimbiil aad na xasuusisay

  • @adeecagobtitogdher3333
    @adeecagobtitogdher3333 5 років тому +8

    Waa balan jabuti sida bunka ihaysaye inan tago insha alhh

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 роки тому +2

    Dawladdii iyo Shacabka Somaliyed waxay garaaceen albaab kasta oo xornimada Jabouti ku jirtay. Waxana so dedejiyey dagaalkii 1977 ETHIOPIA lagu furay oo marka ay ka mashquuleen inay afaafka hore ka dadhistan xoriyadda Jabouti

  • @mohaashkar9545
    @mohaashkar9545 5 років тому +2

    Wlhi been mahan ariintas 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱putlando

  • @slmansaylici3784
    @slmansaylici3784 5 років тому +1

    Trés bon chason j,aimé notre peuple vîve djibouti et djiboutienne, je souviene quand j'avais etais le chanter et muscien , befor 2000 in djiboutî

    • @slmansaylici3784
      @slmansaylici3784 5 років тому

      Aujourdhuit je suis tres loin de mon peuple or djibouti ,mais je souhait bon fête j'aim toujour mon pays, allah bless of all djiboutienne

  • @rabiaroun4475
    @rabiaroun4475 5 років тому +6

    My home Djibouti 🇩🇯❤👩‍✈️

  • @mariamyossouf589
    @mariamyossouf589 2 роки тому +3

    Masha allah wan joogay habeenka

  • @mariamyossouf589
    @mariamyossouf589 2 роки тому +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯 calankaygi ha noloado

  • @fatoumaalikine6001
    @fatoumaalikine6001 5 років тому +3

    Ma shaa Allah, quel voix asma qurux

  • @ibrahimahmedsamireh6976
    @ibrahimahmedsamireh6976 5 років тому +2

    Saanad guuro wngsn dhaman my country iyo maay daadkaygi allaha ino siyadiyo nabada dhaman umada islamakana alllaha nabada iyo wanag kuso dabalo

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 5 років тому +9

    Hanbalyo hanbalyo sanad guura wacan umada reer djebouti

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 5 років тому +9

    hanabalyo wllahayo jabuuti sanadguuro wacan

  • @maryangullit8922
    @maryangullit8922 5 років тому +2

    Xasuustii fadumo med dhanbiil aloow kuu naxariiso yaa rabi

  • @kalidrap6101
    @kalidrap6101 4 роки тому +2

    Love jibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

  • @queenedebsan
    @queenedebsan 5 років тому +6

    Faadumo axmed dhimbiil ayayba I xasuusisay allow kuu naxariiso

  • @mahdiabdi1902
    @mahdiabdi1902 5 років тому +1

    asmaa walahi waa fananad qali ah sida degaan ay u hesayso iyo kalsonidaan kahelaay hees qiro iyo murugo xambarsaan xasusti faduma axmed aun

  • @rahmaadan5053
    @rahmaadan5053 5 років тому +6

    Sanad guura wanag san reejabuuti

  • @soumeyamiguil8292
    @soumeyamiguil8292 5 років тому +1

    Ax ax ax souvenir de maman Fatouma Ahmed dhebil

  • @habibiyeh5061
    @habibiyeh5061 5 років тому +3

    Ma sha allah my Djibouti ilaahay dhib kuma tuuso

  • @kadramoureaux4490
    @kadramoureaux4490 5 років тому +2

    Viva..Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 5 років тому +5

    Eerayadii Allah u naxariistay Ibraahim Gadhle .

  • @haligrondin6821
    @haligrondin6821 5 років тому +6

    Hees igu qiiro leh.
    Oon ku xasuusto Faadumo Axmed Dhibiil.

  • @abdiqadar058
    @abdiqadar058 3 роки тому +1

    ax ax mamo ilahay haku naxariisto fadumo

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 роки тому +2

    Reer japuti mashallah

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 4 роки тому +3

    Inantu cod macaanaa

  • @sumayaahmed4629
    @sumayaahmed4629 5 років тому +6

    Codkeeda masha allh ❤️

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie8763 5 років тому +2

    Ax Ax Ax dhiga i kacay ❤️❤️❤️💙💙💙

  • @Mudan-
    @Mudan- 5 років тому +5

    Illahow unaxariisto qabriigana unuuri fananadii fatouma ahmed dhimbil 😢😢

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 5 років тому +3

    Hanbayo shacabska ree jabuute was walaaldan alle idinaka haye cadowo

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 роки тому +1

    Miss u dalkagi djibouti 😭😭😭😭😭😢

  • @medidtransit4121
    @medidtransit4121 5 років тому +3

    la princeuxe de voix de la rtd asma, omar

  • @nohamkho8389
    @nohamkho8389 4 роки тому +1

    Asma omar wll nolasha qof wax kagaranaya ayuba fahmi kara ax ya sowd af kaga cana jum jum lagu qabay wll ree jabuti nolada

  • @lenfantci282
    @lenfantci282 5 років тому +7

    Heestan si gara u jecelay Asma Masha ALLAH wad keentay wllo

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 5 років тому +4

    Masha allaah asma qurux noloow huuno

  • @slmansaylici3784
    @slmansaylici3784 5 років тому +3

    Beautiful girls younger and amazing voice ,i'm very glad to hear that

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 роки тому +2

    qumanoow walaalkey markey tidhaahado ayaan ooya qiiro weyn omg

  • @HamouddaherSouleiman
    @HamouddaherSouleiman Місяць тому

    Best sing

  • @ibromahdi2344
    @ibromahdi2344 5 років тому +3

    Masha Allah mon pay Djibouti I miss you my home Djibouti jir oo waliga jog DJIBOUTI MY HOME ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @hanadhanad533
    @hanadhanad533 3 роки тому +1

    sawtu raxma asma cumar

  • @ayaanleaadan9681
    @ayaanleaadan9681 4 роки тому +1

    Fananad qliya illaahy codka kugu manaysty ayaa mahdlEh

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur Рік тому

    Homage la chanteuse de fatouma ahmed ansi je la fèlicite madame asma pour cette chanson.hambalyo hambalyo hambalyo.

  • @user-ur3rd1fp8y
    @user-ur3rd1fp8y 3 місяці тому

    Ax ya ❤❤❤❤

  • @ayaanahmed5939
    @ayaanahmed5939 4 роки тому +2

    Ereyadii ibrahim gadhleh Allah naxariista janno hasiyee

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 роки тому

      Waxaa leh ereyada axmad xuseen jigjigaawi

  • @daahadanbe9408
    @daahadanbe9408 Рік тому

    heestan waxaan dhagysan jirey 3sano kohr balse maanta waan ku cejistey sii aan ugu raaxeysto

  • @zainabhassan2891
    @zainabhassan2891 4 роки тому +1

    Mansha Allah qurux Wllhi cod iyo Maaha D jabouti Jir Oo joog

  • @nimcohamud3690
    @nimcohamud3690 5 років тому +8

    Agoon koriyaay DJIBOUTI

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 років тому +5

    Hambalyo 27juin
    Adma wey keentey heesta.. waliba la tenue hablaha toob aad uquruxbadan

  • @housseinmed8160
    @housseinmed8160 2 роки тому

    De que j'enttend cet chansons je me rappeller le temps passé

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 років тому +3

    MashaAllah hambelyo umadydi reer jabuti

  • @hasnadaher5253
    @hasnadaher5253 5 років тому

    Mashallah tres belle chanson asma Omar

  • @houmedmohamed1923
    @houmedmohamed1923 5 років тому +2

    ❤️❤️❤️❤️ djibouti republic

  • @kadarnour4639
    @kadarnour4639 5 років тому +1

    heestii nimca jamac ee ay ku qaday asma maxad uu soo dhigi waydeen ree asagoog

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor9119 5 років тому +1

    Wwww ma shallah Alle codka ha KU barakeyo

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 5 років тому +1

    Ereyadii Ahun Ibraahim Gadhle

    • @QAAMUUS_PODCAST
      @QAAMUUS_PODCAST 10 місяців тому

      walaal waxa lahaa Axmed Xuseen Jigjigaawi

  • @mohamedomar6831
    @mohamedomar6831 5 років тому +1

    Asma Omar 👍👍👍

  • @hawalopezdajia3178
    @hawalopezdajia3178 5 років тому

    Machallah vivre Djibouti

  • @nasrayusufcilmatan5129
    @nasrayusufcilmatan5129 5 років тому +1

    Waa inloo naxaa dadka iyo dalkaba wax aqoon kadhalinyar shaqada siwanaagsani uwadi lahha yaa jira wayna ujeedaan waxay qadra iyo guruubkedu walaaqayaan lamaqaadankaro markadanbe waxun yay iskubadali

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 роки тому

    Adeecaay soo soco sacabo furan 👋

  • @fiicaneinahusseinwalli5605
    @fiicaneinahusseinwalli5605 4 роки тому +1

    Wadan ka dad xun malahan jabuuti dadka ku nool oo dhan waa dad wada xun somali dadka ugu xun weeyan

    • @hiernexisteplus5938
      @hiernexisteplus5938 3 роки тому +2

      inteed nagaa salantay oo maxad nugu cuntay? walee wa yaab. wali na ma ki Djibouti jano ka sadagaysanaya?

    • @fathiafany1918
      @fathiafany1918 3 роки тому +4

      @@hiernexisteplus5938 ne répond pas aux malades Wa buukan socod allah ha ku cafiyo huno dad naga wanagsan iney jiirin Wa la wada ogyahay miskinyohow

  • @alimoaw4039
    @alimoaw4039 4 роки тому +2

    erayada waxaa lahaa Abwaan ibraahim gadhle

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 2 роки тому

      Waxaa leh ereyada axmad xuseen jigjigaawi

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 5 років тому +2

    tu ne peux jaaaaaamaaaiiiis égalé la reine Fatouma AXMED , nnnnnnnn jamais

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 10 місяців тому

    Jawi dagan

  • @raisowaberi8676
    @raisowaberi8676 5 років тому

    Machallah guul iyi gomonimo

  • @asmastyleofficial235
    @asmastyleofficial235 4 роки тому

    Masha Allah

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 5 років тому +1

    Bravo Asma

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 років тому +1

    Qaniinyada abeesada
    Qacda horaad ku dhimataa
    Ama Qodax weeye kugu maqan.

  • @HarbiMuuse
    @HarbiMuuse Рік тому

    Xarbi

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 5 років тому +3

    WALEE waa runteed Qaniinyada issaqa qac da horaad ku dhimataa ama Qodax kugu maqan bravo huno Asma

  • @radwanmohamed5773
    @radwanmohamed5773 5 років тому +3

    💚💚💯👏👏

  • @zerazmr8542
    @zerazmr8542 2 роки тому

    Axsan Sawt Asma Horey usoco walal

  • @dahirmaxamed6967
    @dahirmaxamed6967 2 роки тому

    Asc madwu aragaragne caadaabkuna maxuyahay

  • @ridwaangeelle7190
    @ridwaangeelle7190 5 років тому +1

    Waan isku RacneY Dadka Re JaButi

  • @guellehali3312
    @guellehali3312 4 роки тому +1

    La vedette ☺️

  • @moudabadid2589
    @moudabadid2589 4 роки тому +2

    Macha Allah

  • @amyeden8616
    @amyeden8616 4 роки тому

    💖💖💖💖

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled 10 місяців тому +1

    Ama qodaxdo kugu maqan

  • @mustafahassan8798
    @mustafahassan8798 2 роки тому

    Asma ❤️

    • @abdulahibodhle-yu1yh
      @abdulahibodhle-yu1yh 10 місяців тому

      je aime se chanson ça mes touche j'ecoute quand je bouté mrc asma omar

  • @nastehoidriss1908
    @nastehoidriss1908 5 років тому

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AhmedAyanleh-xn1lr
    @AhmedAyanleh-xn1lr Рік тому

    P

  • @morganzaihdhd8658
    @morganzaihdhd8658 5 років тому +4

    Masha allh jabuuti jano ciise warabe likeda isaara

  • @HamouddaherSouleiman
    @HamouddaherSouleiman Місяць тому

    Best sing