عمر إنشار حفظك الله وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وفي ثغرك العظيم, umaddeena wax badan ayaad ubayaanisay walina faanoole fari kama qodna ,garabkaaga allah galo.
Sahib omar insharow aniga markan podcast gaga dhagysanayo nicdeydaa soqata waba ku mirqaama o si wacan ban ula dhacaa dhageysiga io codkarnimada ad usoo gudbineyso bulshada sahib horay usoco👍
Xaqiiq waaye in. Dowladdaha Muslimka ah badankood dadka hogaamiyo ay damiir. Laheyn adoomana u yihiin sirdoonada reer galbeedka waana wax aad looga naxo dhab ahhaantii , lkn Insha Allah 💯 maalin maalmaha Allah ka mid ah waa laga baxaya Muslimkana quwad nool waa noqon donaa
Wan dhagaystay wlhi shucurtayda lama so kobikaro waxan daremay qasatan dawldaha muslimka ah ee siday u jirdilen galku waba cadaw ee ku islamka ayaa i xanujiyay siday u galen waxan kalo layaabay 15 sano asago dhibina aha oo hadana waxa s oo dhan samaxay waliba waxu uu le yahay waxan balan ku qaday in an ahaado qof latiif ah yacni qof wanagsan subxanallh ninkan waxan is iri wa ehlu khayr adun korkisa ku socda san aniga qiyasay ilhay ha xafido wallkena islam ah
Waxaan ku xidhanahay meshan ama pagekan in mudo ah balse badanaa waxaan ka faaiida wax badan sababto ah markay qisaba qiso ii dhibto waxaan noqdaa mid quwad leh sababto ah waxaan dareema inaan mar walpe aan dulmi qaadankari balse markaan arko qisaska ninkan oo kle waxaan nacaa dadka maamulka isku sheegaya een hoos joogayasha u nahay balse way dhamaan insha allah kaliya aan mujino samir
Dowlad iyo nidaam islaami ah kama dambeyn khilaafadii muslimiinta ee cismaaniyiinta. Waxa kajira calaamul islaamii laguma tilmaami karo dowlad Muslim ah, balse iyaga kaxun in badan oo dowlado Christan ah.
Ninkaan magaciisa qofkii garanaya ha iisoo sheego iyo halka qisadiisa laga heli karo. In uusan sheegin ayaan filayaa cumar inanka magaciisa iyo Qisada halka laga heli karee.
Qoftkii Raba Waraysiga oo dhamaystiran oo Luuqada Carabiga Ku Baraxaya Oo Soconaya 4 Saacadood Ku Dhawaad Qoralkan Replygiisa Idiin Soo dhigaa Copy lee dhahaa kadib UA-cam ka ku Pass ti Gareee shukran
2 buug oo laba nin kala qoreen oo guwantanamo ku xirnaa baan aqriyay lkn 2 daba anigoo xanaaq dartiis indhuhu icasaadaen baan dhameeyay Marar badan baan qusan gaaray
Asc sxb sare xld dhaman family Inta kadib waxan kamid Ahay dadka kuguxiran ku tagero waxan kula tali Lin lahaa in ad sameyso beej feysbuug inta halkas ayay ubadan yihiin
Carabta waanka madax adag nahay soomali meelkasta aad kajoogto waad uga banaan baxi kartaa taasi waxa ee cadeehe in aan caraba ka fiicsnahay hana bar bargin kuwaas bahdilan
Ninkan waxaa laga sameeyay Filim la yiraahdo The Mauritanian oo 2021dii soo baxay si fiican ayaad u fahmeysaa hadaad filimkaas daawato. Dulmi iyo dhibaato weyn ayaa loo geystay Muxamad Iam sorry.
Hada lee ogaaten miyaa war ogow hadaadan hub wadan oo jihaad ku jirin bahdilaad inaa galayso goobaha mujahidiinta alqaacida hala buuxiyo ama wax walbo fisha
Waligey waan kuugu mahadcelin doonaa, noloshayda oo dhan waad beddeshay, waxaana sii wadi doonaa in kuu soo duceeya inaad iga badbaadisay caadada xun, mahadsanid cumar inshaar ❤❤❤❤❤
Ilaahay ha garab galo asiga haduu ogaan lahaa inuu dhalinyaro bdn dhiirigeliyey ilaahay asiga abaal janno hawga dhigo ❤
Qisadan aad baan u doonayay
Runtii. mahadsanid Cumar inshaar
Meesha ka soo xigtay ii sheel wll
@@yahyeabdi8375Filimka The Mauritanian ka soo daawo netflix.
أثير= barta youtupe ka ee
Wallahi baan ku dhaarta Aduunka waxa ugu xun inaad Qof bini'aadam ah godob ka gasho Hada la joogo weeba ugu daran tahay wallahi Tusaala waxa kugu filan waxa hada ka socdo Falastiin Ilahey ha udhib dhaamo walaaleheen 😢😢
Walalayaal Aan Ku Salino Nabigeeni Muxamed عليه الصلاة وسلم
Omar inshaar حفظةلله😊❤
Waandhagaystay intaan UA-cam lasoo dhigay
360 aljazeera
Waxaa cajiib ah cafiskiisa, Sabarka, dulqaadka iyo wanaaga qalbigiisa iyo naftiisa.
Adne Allah hagaa abaalmariyo inaa inala wadaagtid qusadiisa Allah yajziikal khayr
Waxa ka fiican chnelka al Athear oo soconaya 3 iyo dheerad.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Yaa ahlan wa sahlan
Shukran omar inshar 👍🤝👏
Allaha kabogsiyo qulubtisa xumanta iyo jarimoyinka ay ugesteen salibiyinta & dawadhilifyadoda😊
Allaha haka aqbalo hamaam 😊albalawi shahdadisa qaliga ah
Murtadiinta sbbta ay udhahaan hadaa ogaadey...
Aĺle Intaan aakhiro lagaarin adduunka haku ciqaabo
Cumar ishaar legentry
Wall is ilali runta wa qarara bas intabi cala nafsik walalakeygiyo Allah hanaga saro dhibatada bacada cusri yusara❤
وعليكم السلام ورحمة الله
Mahad ha kaagaarto cumarow!
Saalamullaah
asc wll waad mahadsantahay runtii waxbadan ayaan kaa faaiidnaa allah kubarakeeyo
Omar inshaar manta Ana uhoreyay 🎉🎉🎉🎉❤❤😂muuqaladaada taagera
Mxy qosolka sxb qof ba sida loo dhulmiyay adna video aad ugu hor dhawaty baad ka hadleysaa
Maxa waye qosolka qof ba sida lo dhulmay oo muslm adna waxad ku furaxasanthy inad thy qofki ugu horeyay videowga dawatay away damirkaaga wll
Shukran akhii cumar❤❤😊
عمر إنشار حفظك الله وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك وفي ثغرك العظيم,
umaddeena wax badan ayaad ubayaanisay walina faanoole fari kama qodna ,garabkaaga allah galo.
team ogaansho waan idinzallamay
Mahadsanid sxp waxbdan ayaa kaafadiday
USTAAD OMAR INSHAAR 🦁✅️
Thnks huno
Omar inshar❤
yaa allah
Sahib omar insharow aniga markan podcast gaga dhagysanayo nicdeydaa soqata waba ku mirqaama o si wacan ban ula dhacaa dhageysiga io codkarnimada ad usoo gudbineyso bulshada sahib horay usoco👍
Allah karim
Maraykan iska daaye, amxaar ban dadkeena udhiibna bal ka waran! Beer weeye wa xaqiiq.
Saaxib waxaan ku leeyahay horey usoco inshaa allah
Xaqiiq waaye in. Dowladdaha Muslimka ah badankood dadka hogaamiyo ay damiir. Laheyn adoomana u yihiin sirdoonada reer galbeedka waana wax aad looga naxo dhab ahhaantii , lkn Insha Allah 💯 maalin maalmaha Allah ka mid ah waa laga baxaya Muslimkana quwad nool waa noqon donaa
Ustaad ku mahadsanid waresigaan 3saacod buu soconayaa dhex aaba ugu tagay hadanh adiga aba noo khulaseesay 😮😊
Subxana Allah 😢
شكرا استاذ
Thanks ustad
Intee ka soo daawan karaa asagoo carabi ah podcast kaas🙏🙏
بودكاست مغارب
Buuga maalmihii qadhaadha ee xabsiga guantanamo waxan ku ogaaday dhamaan dawladaha muslimiinta inanay wax awooda lahayn oo dhamantoon dusha laga maamulo awaxan rajaynaya anuu rabbi ituso wakhti dunidan muslimiintu maamusho
Muwaadin falastiin ah ayey sidaan ku dhacday qisadaan camal 😢 Ilaahay gaaladas shartooda hanaga qabto❤
Wlhi dhib waaye qof layska xiranaaya asigoo wxpa galapsan 😢😢 qofkii soo arkay ama soo maray fahmi kara😢😢😢
Aado Ween Any Igu Dhacday Taas Xanuunka Ka Ween Ma Leh
Sxb cumar inshaar waan ku taageera sxb
Muxu inaga mudanyahay tollow Cumar inshar❤😢
Maanta kadib ma Aamini doono wax Argagixiso ladhaho😢
Waan so daawaday
4 sac ban dawanayay ku dhawaad
Cumar inshaar zxp hadalka soo koob
Waad jiidaa
ASC brother
أنا من موريتانيا🇲🇷
15 iyo toban sano jirdil kadib ralinoqo 😢 balse fiiri ilahay waa caadil qiyamaha qofna laguma qaldamayo bini adamka xukun walbo uu samaysto wuu qaldmaa maqaldame waa Allah
Alle umada muslimka ah haw gargaaro dawlado gaalada uun ushaqaynaya ayaynu leenahay lkn allah ayaa inagaga filan
In aan sidaa isu arakno daciifnaan ma aha wax anu anaga iska dhigno ee waa daba dhilifyada cadanka cabuud kana na amiin San ilhy
Wan dhagaystay wlhi shucurtayda lama so kobikaro waxan daremay qasatan dawldaha muslimka ah ee siday u jirdilen galku waba cadaw ee ku islamka ayaa i xanujiyay siday u galen waxan kalo layaabay 15 sano asago dhibina aha oo hadana waxa s oo dhan samaxay waliba waxu uu le yahay waxan balan ku qaday in an ahaado qof latiif ah yacni qof wanagsan subxanallh ninkan waxan is iri wa ehlu khayr adun korkisa ku socda san aniga qiyasay ilhay ha xafido wallkena islam ah
Shp umar inshaar wxn rabaa inaad noso gudbiso qisasaka amiiru shucaraaa axmed showqiy☝️😭codsi wy😊
Hamaam albalawi
Hargeisa iyo burco waxa jooga rag Guantinama wakhti isaga ka badan ku soo qaatay
@Macalinbashiir1 qaar ba meel kuwaan ogahay qaar USA qaar Djibouti qaarna Europe
الله مستعان 😢
Waxaan ku xidhanahay meshan ama pagekan in mudo ah balse badanaa waxaan ka faaiida wax badan sababto ah markay qisaba qiso ii dhibto waxaan noqdaa mid quwad leh sababto ah waxaan dareema inaan mar walpe aan dulmi qaadankari balse markaan arko qisaska ninkan oo kle waxaan nacaa dadka maamulka isku sheegaya een hoos joogayasha u nahay balse way dhamaan insha allah kaliya aan mujino samir
Dowlad iyo nidaam islaami ah kama dambeyn khilaafadii muslimiinta ee cismaaniyiinta.
Waxa kajira calaamul islaamii laguma tilmaami karo dowlad Muslim ah, balse iyaga kaxun in badan oo dowlado Christan ah.
قدر الله وماشاء فعل
12:00
Yemen inuu kadago ayay ahyd 😢
Mamulada rida carabta ee samankan waa mamula dawa dhilif ah oo lo carbiyay ladagalanka sharciga alle 😊
P
Wll soobadi qisoyinkaan caml si looga cimri qaato
❤❤❤❤❤
Cajiib
Asc cumarow wllo sideen kuula so xiriiraa waxan arin yar inaan kula wadaago
Wcs wll waa xalqadeeni 134 m a ❤❤
ما شاء الله تبارك الله الف مبروك يا عمر أنشار
Maxad Beero ugu sheegin wadamada Musliminta🤔🤔
Daawade illaa hadda Adiga Nolosha Maxaa Cashar ah oo aad ka Baratay?😮😮😮
SXP CUMAR kasoo Hadal Wll Sida was waaska la iskaga JoojiYo pls 🙏
Ninkaan magaciisa qofkii garanaya ha iisoo sheego iyo halka qisadiisa laga heli karo. In uusan sheegin ayaan filayaa cumar inanka magaciisa iyo Qisada halka laga heli karee.
أثيرا halkaa ka eeg
Qoftkii Raba Waraysiga oo dhamaystiran oo Luuqada Carabiga Ku Baraxaya Oo Soconaya 4 Saacadood Ku Dhawaad Qoralkan Replygiisa Idiin Soo dhigaa Copy lee dhahaa kadib UA-cam ka ku Pass ti Gareee shukran
محمدو ولد صلاحي: أسرار 14 عامًا في غوانتانامو - بودكاست مغارب
Wcs wr wb
Alkataaib Media √
Ogaansho media ×
Sahib waa tageer lkn hadii dhalin yaradu sidada wax micno leh so tebinlahayd waxan noqonlahayn dad sifican u fekera
Athir baan ka dhagaystay xalaqada Muxammedu oo dhammaystiran !
100 jeer baam ku dhintay Jeelka dhexdisa !
Dr Cumar wll waxaa kaa codsan lahaa inaad halmarka ka soo hadasho waa maxay aadaab ?
Please 🥺🙏
😢😢😢
Somalidaba waxaa jiray jabhadii onlf ayay itoobiya udhiibi jireen xukuumadaha soomalida oodhan
Wllhi wadankena qof somali argagixiya looga shakiyay ayaa loo dhiibaa sahyuuniga itoopiya
2 buug oo laba nin kala qoreen oo guwantanamo ku xirnaa baan aqriyay lkn 2 daba anigoo xanaaq dartiis indhuhu icasaadaen baan dhameeyay
Marar badan baan qusan gaaray
Magacyadooda wll io meesha laga helaayo
Maxad la dhuus dhuusaysa wll waan kuhu caajisne
ustaad mar procast maad qabatid si aan macluud bdn kaga faaidno
first one
Asc sxb sare xld dhaman family
Inta kadib waxan kamid Ahay dadka kuguxiran ku tagero waxan kula tali Lin lahaa in ad sameyso beej feysbuug inta halkas ayay ubadan yihiin
Galbeedkuba wa uxiraa qofki ubanan baxo Gaza lkn carabta way kasi xunyihiiin gaalada cad
Waxaan arkaa inaa si qiieo leh uhadleysid lakin wali ma aragtay qof soomalia ah oo xabsi gaalo lagu bahdilayo in eena jirin aan aami sanahay
Riyo ayaad ku jirtaa sxip ee soo kac
nin oday somali sidaan oo kale ah ayaa hada kahor mm tv waraysi siiyay sidan oo kale ayuu ahaa isna
Sxb Cajiis Saa'd Ah Zhp Bal Maxa Ku Helay?
𝑠𝑎𝑙𝑎𝑎𝑚𝑢𝑙𝑎𝑎ℎ
Link inaan hello ayaacan
Nasteexo fadlan ka saar markaad wax cunayso ama wax cabayso vedio intaa marku marayeyba nacay bal talada ku darso dadba dhibsankaree
Ac
Haday falastiin xorowdo oo awood military yeelato masar waa inay miis saartaaaa
Vlogs Maxa udiise
Xagee laga heli qisada oo carabi ah
Zxp wxad rugumataa chanel ka la dhaho al Athear waana sadex saac iyo dheeraad.
Halkeen ka daawadaa podcastigan afcarabi? Fadlan
Atheer. Kaso daawo
Tani waxaye kamidtahye imtixanka Aduunka ee soo maraen kuwii naga fiicinaa
Boskas xabashi inoogu jirtey cid walba loo xeri jirey 😢
Carabta waanka madax adag nahay soomali meelkasta aad kajoogto waad uga banaan baxi kartaa taasi waxa ee cadeehe in aan caraba ka fiicsnahay hana bar bargin kuwaas bahdilan
Ninkan waxaa laga sameeyay Filim la yiraahdo The Mauritanian oo 2021dii soo baxay si fiican ayaad u fahmeysaa hadaad filimkaas daawato.
Dulmi iyo dhibaato weyn ayaa loo geystay Muxamad Iam sorry.
Hada lee ogaaten miyaa war ogow hadaadan hub wadan oo jihaad ku jirin bahdilaad inaa galayso goobaha mujahidiinta alqaacida hala buuxiyo ama wax walbo fisha