Yaan Lacaayin Habar-jeclo Waa Sida Ay Rabaan Reer Wadani Si Dadkii Iskugu Dhacaane...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Yaan Lacaayin Habar-jeclo Waa Sida Ay Rabaan Reer Wadani Si Dadkii Iskugu Dhacaane...

КОМЕНТАРІ • 40

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 5 годин тому +2

    Habarjeclo waa lafdhabarta wadanka

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 6 годин тому +2

    Kulmiye waa Firdhiye Kulmiye waa Firdhiye

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 5 годин тому +1

    Mahadsanid was muwaadin

  • @ninkaculus1555
    @ninkaculus1555 6 годин тому +2

    Habar awal lay xishooda 7sano ayaad dhuuqiseen dalka

  • @AboudiM
    @AboudiM 6 годин тому +2

    Dadka xanuunka kadaa been raad maleh 😊

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 4 години тому +1

    Nilagabadiyay warkiisu waa kaas
    Daaka iyo duufaanada isbalduunka ayaa jahada kaalumiyay waana lagusoo afjarayaa inshaa allaahu

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 5 годин тому +1

    Calan casta reer Wadani 😂😂😂! Xidbiga Huwanta iyo buuro fuulka!
    Uu amusa ! Kadibna jawaabtooda sanduuqa ugu rid!
    Gobanimo 🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +1

    Huwanta xaarmajo caaaaaaac faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo ushaqeesa

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Годину тому

    Guul kulmiye Guul Somaliland

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 6 годин тому +3

    Adeer hj maha afartan tuug ee qolka sooxidhay codna gacanta kumahayan ee huwanta been baay u sheegen hj waxaay u hiilinaysa qaranka si uun ugu gacangeelin cadawga iyo kooxaha ladeegsanayo hj waa kulmiye codka shacabka ayaa haya ee oday mahayo

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 6 годин тому +1

      Bro qaranka defintionkisu wamxay??

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 2 години тому

    Waa run guul kulmiye

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 6 годин тому +2

    Kulmiye waa kulmiye

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 4 години тому +1

    Waa runtii inankaa yaan lalal qasan warin

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 5 годин тому +1

    Maryo Casta ka cuna oo ka codeeya Shicibkoow oo Dalka inoo ilaasha
    Dalkeenu Cadow nadan ayuu leeyahay maryo Castuna waa Huwanta gudaha inga jira
    Guul Somaliland inshaAllaah

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 4 години тому

    Habarjeclo yaa aayikara Derbi isaaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 6 годин тому +2

    dadka beenta kadaaya cid din rabtaa majirto

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +2

    Huwantaa xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo

  • @Yaasmiin4087
    @Yaasmiin4087 Годину тому

    Waa talo. Inadera. Waa mahadsataha.

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 5 годин тому

    Waaa sax ❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +1

    Viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Годину тому

    Guul kulmiye

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 3 години тому +1

    Hj odayadu codayn maayan hj waxay si wayn mug uyo miisan le ugu codka usiìnayann kulmiye magaca kulmiye sow inanaka yagii kulmiye Axmed siilaanyo ma ha.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 6 годин тому +1

    Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 години тому +1

    YAA RABA INAY CAAYAAN HABARJECLO ADEER WAA IN EDEB LA YEESHA DAD AFKA KA NOOL LOOMA BAAHNA OO WAX MA TAREYAAL AH

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 3 години тому +1

    caydaad sheegayso sowkan ina samaale ku bilaabay habarjeclo iyo odayaasheedii

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Годину тому

    Waaruntii wiilkaa huwan iyo hadhaa faqash haw joojinina😅😅😅😅

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 3 години тому +1

    14 sano ayaa nalacaayaayey waa ukaysantahay iningumeedkii cadowga noosooraacay odayaa koofiyada kufashilmayna name metal aan cuqaal iyo raggii ciidankayaga isgarabtaagay baajooga

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Годину тому

    Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita iska ilaaliya

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 5 годин тому +1

    Dadka reervwadhane waxay rabaan, in ay somaliland burburiyan.

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal 4 години тому +1

    Marka been layskugu shekaynayo wa sidan 😂😂

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l Годину тому

    Leegka badai oo kuwaalo umada

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 години тому

    Dagaalka waxa bilaabay oday beeleedyada laga diiday laaluushka iyo tuugtii lagasoo eryey kulmiye iyagoo iskaashanaya.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 години тому +1

    Habarjeclo cid caayayaa na jirto waa la ogyahay inta meesha qorshaha cadawga Somaliland u soo dhibay la tagtay yihiin cadawgii gudaha iyo ictisaamtii qaranka dhabar jabintiisa u igmanayd. Adigu waxaan jiri ha ku soo dhex tuurin dadka ciwaanadaaduna waa majaro habaabis viewska si kale Ku raadso niyow

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 6 годин тому +3

    Dad ka ben takadaa

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 6 годин тому +2

    Beenale benale qab yalada yaqanaa