Dhivka haystay wadanka wa mjcaradka e idinkuna adkayssta mucadka kasoo dara oo ah 2²×² Waliba mucardkan wa kuwa ku fadhiya lafdhabarkta dhaqaalaha Waxan sugnaba wa wadoni o dhaqajin waya daelada marka edani micad noqdo
1.5 Billion Dollar! That's so nice, lakinse sidee ayey u kordhinayan? Qaad ka na wax adagtahay in la joojiyo because CONSUMERS wey ku dagaalmayaan haddi la jookiyo. Sidee ayey 1.5 Billion u garsinayan?
@@faadumomaxamuud4796 Wan garanaya walalo, lakinse su'ashedu wxay ahayd, sidè 1.5 Billion Dollar Budget loo gaarsinaya? Wan fakarey, II mana muuqato sidu und kordhayo budget ku haddii Dakhligaga Somaliland u yaryahay? Anyway, Cirro election campaign Programm kiisu wuxuu bahanyahay inuuu sharaxo....MORE DETAILS...
Haddaanu nahay shacabka reer somaliland waa rajadii u danbaysay iyo balan qaadkii uu danbeeyay ee aanu siyaasi ka rumeysano. haddii sidii kuwii hore Awr ku kac si iyo waraabe utaag noqoto, seefta galkeedii ha lagu celiyo.
Shalay amba waxn la yaabanaa Allah ha u naxariistee w.maxamed xaashi cilmi oo misaaniyada dalka oo markaa ahayd 30 milion inuu sheegi jiraya in gaadhsiin doono dhawr boqol oo dollar waanay dhabawday
War benta naga daaya imikaba kun shilliing muwadinka wedisanaya . Oo halku ka keeni benta ma kursiga ku fuulbaa war orod oo jahilnimada nagala tag Hadaladaadu ismaba laha muhimadadu waa cod soo jido .
Insha alla doorkan waa WADDANI 🧡🧡🧡
Inshallah guul ciro Allahum Amiina ❤❤
IN SHA ALLAH 🧡🧡🧡 RAJADA SHACAB KA 🧡🧡🧡 ISBIDAL DONKA 🧡🧡🧡💚⚪️❤️
Qaranka hala badbaadiyo cirona doorta❤
Masha allah ilaahay khayr ha ka dhigo guul insha allah 🧡✌️🤲
Ilaahay haynoo rumeeyo, waa jimcee,
Shacabku codkooda haku garab istaagaan wadani si dalka looga gooyo cadawga kulmiye
Great, allah Haydin fududeeyo'e idinka iyo muwadinintaba😮
Insha allahu tacala qaranka aynu badbaadino bulshoy❤
guul wadani
Waddani❤
Insha allah wadani 🧡
Masha allah ilahayaw run ka dhig
Insha allah ranaw garab istaag
Insha allah
Maan sha alaah. Waraa. Aragtida fog ee aan rabnay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul wadani ✊️✊️✊️
Miisaaniyadda hadda 2025 dollar ahaan waa imisa??
Maaha allah tabaraklaaha❤❤❤❤❤
Insha Allah guul❤🎉
Making Somali land Great Allah mahad leh
Guul isha allah
Somalilanders qabiil wax ha doran ee isbedelka hoganka dalka taagero.
Guul wadani ❤❤❤🥳🥳🥳
Viva wadani
Ilaahay haynoo soo saaro madaxwayne inoo khayr badan oo badhaadhe ina gaadhsiiya dalkana horumariya 🤲🤲🤲🤲🤲
Mash allah guul guul waan Helena❤❤❤❤
La arkee❤
Waan ucodayndoonaa xisbiga wadani
Boqlkiba 30% maaha waa boqolkiiba 300% iyo ka badan waayo 400 m hadii laga qaado 1.5b noqoto kudhawaad 4 times ayey laban laabantay
375% weeye
@khaalidcarab1403 absolutely wariyaha yar qalday 30% buu yidhi
HHHHHHH YAA KU DAR DEE WADA HADALO SOOMALIA IYO SOOMALILAND BAANU FUREYNAA BEEN WEYNAA TUUGTII SODON SANO CUNEYSAY SIDII WAXEY WADANKA KALIGOOD LEEYIHIIN AYAA ISUGU TAGEY IYO KUWII FAQASHTA U SHAQEYNAYEY
VIVA KULMIYE VIVA KULMIYE VIVA KULMIYE VIVA KULMIYE VIVA KULMIYE VIVA KULMIYE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
WE LOVE KULMIYE MUJHIDIINTA
Guul ciro ciro
Mshaa alh adbn ubogaadinayaa waxaanan leeyahay ilaahay hala garab galo
Reer s/laanoow wadani ayaa inoo balana mustaqbalkeena aynu u daneyno
Mustaqbalku ma somalia la safo baa ama ku celi dadkaa?
Ma aha wax kale oon ahayn siyaasad dhaqaale oo uu hiigsanayo ololihii doorashada sababtoo ah 5 sano gudahood waxaas oo dhan laguma hirgelin karo xaqiiqaduna aad ayay uga weyn tahay oo ficillo maaha hadal madhan.
InchaAllah kheir
Somaliland hanolatoo.
Inshaa Allah. Let’s fix somaliland and make it better than before.
MA XIRSI BAA ma ISMAACIILBAA ma ina xaashibaa ilaa Ciro ku dar maanay Ahayn madaxdii shhalay QARANKA dhacay waar wax kale sheekkkkkkkkk😢😮
ISKA HADLOW INA HIGIRE!!!.
Wlahay hadii tiirkaas sadexaad la hirgeliyo somaliland hawada ayey u dhawaanaysaa
Buuga xisbiga halke laga heli kara
Markaa lacagta maa la inoo soo daadin doona. Looolz ciro arinkaa kamuu fiirsan cashuurta la qaada waa waxa budged keenu yahay. Laakin 1.5 bilion bsn gaadhsiinaya cashuurta la qaadnaaya 500% extra
Muuusa for ever❤❤❤❤
Fadlan book ga linkiga noo soo dhiga.
1.5B ma jabebkisu kasoo sarayaa😂😂 wax macqul ah la yimada
wadada buurco, oodwayne ilaa hargeysaa aaad banu ugu baahi qabnaa hadaanu nahy shacabka ku dhaqan degmada burco ee gobolka TOGDHEER
These are just empty promises until they announce a plan on how they plan to achieve these objectives .. I don’t believe a word.
Dhivka haystay wadanka wa mjcaradka e idinkuna adkayssta mucadka kasoo dara oo ah 2²×²
Waliba mucardkan wa kuwa ku fadhiya lafdhabarkta dhaqaalaha
Waxan sugnaba wa wadoni o dhaqajin waya daelada marka edani micad noqdo
Marka ma amydka aya la cashuureyaa wa ayaab 😮
Riyo Iyo mirqaan
😂😂😂 halkuu ka keni 1.5 billion
@ abti walahi waa sheeko mirqaan pro max 🤣🤣🤣🤣🤣
Kuwii musee kula dagaalamayey wax hala cuno ayaa immikka ina leh dhaqaale aan jirin ayaan abuuraynaa😄
DAWLADU INCOME-KEEDU WUXUU KOR U KACAYA MARKA CASHIURAHA LAKORDHIYO MARKA MA CULAYSKALAAD UMADA USOO WADAAN
Yaa balan qadaya inay runtahay waxaasi.
Oo isagaba dawatsanaye😂😂😂😂
Aaway dekadi xiis iyo wadadi madheedh aduruxmin indhihisa waa qaba
1.5 Billion Dollar! That's so nice, lakinse sidee ayey u kordhinayan? Qaad ka na wax adagtahay in la joojiyo because CONSUMERS wey ku dagaalmayaan haddi la jookiyo. Sidee ayey 1.5 Billion u garsinayan?
Becouse=maxaa yeelay=afsoomaali
400milion ee hada miisaniyada ah qaadku 25% buu ka yahay dawladu cashuur badan bay qaadka ka qaadaa
@@faadumomaxamuud4796 Wan garanaya walalo, lakinse su'ashedu wxay ahayd, sidè 1.5 Billion Dollar Budget loo gaarsinaya? Wan fakarey, II mana muuqato sidu und kordhayo budget ku haddii Dakhligaga Somaliland u yaryahay? Anyway, Cirro election campaign Programm kiisu wuxuu bahanyahay inuuu sharaxo....MORE DETAILS...
How they would do that !!!
Waar ninkaa haloo codeeyo dhalin yaro.
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda hawdhiibina viva horseed iyo kulmiye muuse legend
😢 13 Nov is coming soon, labadii mushahar wax yarbaa kaaga hadhey sii qaadashadiisa
Adigu ma. American thy maxad isugu dhererineysa xita ma tihid dowĺad la aqoonsan yhy sorry
Abarso cooper guska wali ma jagda.ku busharyso ragi dalka xorystey in cawa hubkodi gacnta Ku haystan Wanda qaxyaa o walahi. Maansor bano Isha Ku hayan
@@mohamedalimohamed5828hunadaasi goormay xiniyo yeelatay ay ku dagaalanto
Badhiyo culuseey
mzaha alh lkn dadkiiii waa sidoo xoolaha xamar baa leydinku darayaa baa loogu ololeynaa 2024 waqtigii 17 weynu ogyn
😊😊😊😊😊📢📢📢📢📢
Tuug buu leeyahay waxay gaadhsiinayaan MMTv tuug tuu la shaqaystaa in la xidho ayaa fiicab.
Ku tusaale qaata afmacaanidi inamooge kudoranay iyo midho dhalkeegii oo ahayd qabyalad iyo wax qabad xumodisa
Wadaniyoow hada meeshu waa somaloland niyoow aqoon ku dara
Haddaanu nahay shacabka reer somaliland waa rajadii u danbaysay iyo balan qaadkii uu danbeeyay ee aanu siyaasi ka rumeysano. haddii sidii kuwii hore Awr ku kac si iyo waraabe utaag noqoto, seefta galkeedii ha lagu celiyo.
Siday ku gaadhsinaysaa faahfaahi sheeko aan la hubin waxwalba tafaasiil ayay u baahan tahay
Shalay amba waxn la yaabanaa Allah ha u naxariistee w.maxamed xaashi cilmi oo misaaniyada dalka oo markaa ahayd 30 milion inuu sheegi jiraya in gaadhsiin doono dhawr boqol oo dollar waanay dhabawday
Waa runtaa been maaha laakin dhamaystir hakala reebin maxamed xaashi wuu faahfaahiyay siduu u kala keenayo hadaad daawatay wuxu isbarbar dhigay tacriifadi dawldii udub ay guryaha ka qaadaysay iyo ta kulmiye siday u kala dhigtay wuxu kaluu sheegay inuu afar waaxood uu ukala qaybinayo magaalada wuxu kaluu sheegay in baayac mushtarka u kala shaqayn doono inay u hogaan samaan bixin cashuuraha wuxuu joojiyay lacagta baada loo siiyo salaadinta uu joojinayo waanatii uu iska casilay markii dawladi siiraanyo joojin wayday markaa ku wadani ku jiraa exkulmiye maanta tii shalay ina xaashi ka tagay ayuun bay doonayaan waxa muuse lagaga yaacay ayay kamid tahay xayiraada meel walba uu saaray ilaahay ayaan ku gu dhaarshee xirsi 40jir 40 miliyan haysta xaashi oo airporrka lacagtiisi iyo xunba wayne cunay siday u keeni 1bilyan iyo dheeraad
Maskaxdaadu yet noqon maqal lagula leedahay wadani waa noocaas adeer
Beenta eega daalimiin war mid shaqo hayaa majiro
War benta naga daaya imikaba kun shilliing muwadinka wedisanaya .
Oo halku ka keeni benta ma kursiga ku fuulbaa war orod oo jahilnimada nagala tag
Hadaladaadu ismaba laha muhimadadu waa cod soo jido .
Been badanaa. Dadka caruur miyay mooyeed. War caqliga ha nooga ciyaarinina.
Wax run ah u sheega oo qaban kartiin.
Qodobo aad ufcn weeyi warkaasi haday wax dhabatahay
Oo halkee laga keenidoona war benta owrku kacsiga naga daaya waxaad tihiin wan aragney
ina mooge xaguu ka keenay iswaydii
Oo halku ka keenayaa markaa ma idiñka bixinaya nonsense
😂😂😂😂😂😂😂😂😂Maalin walba filim cusub iyo been badan😂😂wadani 😂😂
Been badna yisaasiyiintu