CAWAALE AADAN & MSS XIIS OO DADKA CAANKA CASUMAAD QURUX BADAN USAMEYY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @AbdifitahAbdulkadir
    @AbdifitahAbdulkadir 2 роки тому +6

    Masha Allah qacmo database qofta kliyah an muqaldeda ku rxyso always high sistr pin me

    • @queen5026
      @queen5026 2 роки тому +1

      Qacmo database aaa 🤣🤣🤣

    • @AbdifitahAbdulkadir
      @AbdifitahAbdulkadir 2 роки тому

      @@queen5026 😀😀😀 because almost I write database word for searching engines so It gives as catch autocompletion so ha iqaban hadan arkee sister

    • @queen5026
      @queen5026 2 роки тому

      @@AbdifitahAbdulkadir 🤣🤣🤣caadi waaye var lee kusoo qabtay

    • @AbdifitahAbdulkadir
      @AbdifitahAbdulkadir 2 роки тому

      @@queen5026 ok sister kgu dayn mh hdan kgu hell

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +23

    Qof walpa oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +4

    M. A Aniga Muuqaaladaadii Hore Ayaan Daawanaayy. Ha Naga caajisin Ismahaney Keep giong Ismahan Dahir

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 2 роки тому +2

    Xamar baa laga helaa qof martiya oo waliba isagu dadka marti qaadaya cawaale aadan iyo miss xiis hargaysa markay imaadeen shacabka mahane xataa dawlada ayaa casuumaad u fidisay 3 qodob somaliland laguma gaadho
    Sooryo bixin ta
    Sama falida
    Soo dhawaynta we love you dhamaan soomali meel walba oy joogto

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 2 роки тому +3

    Mashaallah Muqaal Qrxn update no ahow marwalba thanks ismahaan 🔥🥰🙏

  • @cabdirisaaqaxmad3993
    @cabdirisaaqaxmad3993 2 роки тому +3

    Sumayo qurux iyo ismahaan idin jeclahay❤️

  • @abdikxassan2614
    @abdikxassan2614 2 роки тому +2

    Finally ismahan is back man sha Allah hope u r doin wel

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 2 роки тому +4

    Ismahan dahir gabar sharafleh. Oo edab badan waaye masha allah.
    Lkni martida in ayaga la casumo ma ahaynoo!! See camal dhalinyaradeena muqdisho shiid miyaaaa

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 роки тому +1

    ismahaan Gacmo dahab waa kuu xiisnay xbbti Video yadaadi quruxda badnaa xbbti hana ilaawin hadaa nahay asxaabtaada UA-cam ka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +1

    Www my favorite 😍 ismahan dahir

  • @shamsomohamed7587
    @shamsomohamed7587 2 роки тому +3

    Maasha Allah guuulaso abaayo qaali

  • @safiyomohaz
    @safiyomohaz 2 роки тому +3

    Maasha allh

  • @isseahmed3492
    @isseahmed3492 2 роки тому

    Asc soo dhawaaw ismahaan dahir waan ku waayey meel aa ka baxdey anyway soo noqod wacan from Sweden

  • @sihaamqarshe4085
    @sihaamqarshe4085 2 роки тому +1

    Ismahan dahir maxan kuu xiisnay hadan asxabtada nahay soo noqod wacan queen❤

  • @alidhoofdahir7524
    @alidhoofdahir7524 2 роки тому

    Masha alah gull wacan walale farxad waligaa

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому +2

    Gacan dahab ismahan dahir ganey ❤️❤️❤️

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 2 роки тому +1

    Welcome back gacan dahab walashey ismahan waa lagu xiisay Halkan Noso laabo

  • @quruxkudhiiglefans6407
    @quruxkudhiiglefans6407 2 роки тому +4

    welcome back the Really queen ismahaan daahir ❤❤❤👸

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 роки тому

    Gacan-dahab soo laabashadaada waan ku faraxsanhy so dhawow saxibada nasrana so celina iyadana la mahaye

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 роки тому +1

    Ismahan gacan dahab asxaabtada qaar baan TikTok isticmalin like aniga saan kuugu xiisey lee xabbty Hana ilaawin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +2

    Mashallah

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 2 роки тому +4

    Masha allh ❤ ♥

  • @mohaqanciye2017
    @mohaqanciye2017 2 роки тому +2

    Welcome back sharafey

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 роки тому

    Ismahan kaliya ayan salamaya
    😃🧕🧕👸 faro dahab bal wLo Mel an kala so xidhidho isheg wax ayan ku weydin lahaaaye

  • @AAElmi-cl3wt
    @AAElmi-cl3wt 2 роки тому +1

    First comment waxasu waa jcyl aan ku qabo

  • @shukriali444
    @shukriali444 2 роки тому +2

    Masha allaah 😍

  • @Intisab-fd1yq
    @Intisab-fd1yq 2 роки тому +1

    M.a adaa iyo adaa

  • @faysalyuusuf3100
    @faysalyuusuf3100 2 роки тому +2

    M.a

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 2 роки тому +1

    Wakusalamay ismahn cadey walaashey macaan

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 2 роки тому +1

    So lawasho wanagsan masha alah wajiyo cusub sad uso lawaty ha ahato mash quul wa cadi guleeso

  • @nboss8028
    @nboss8028 2 роки тому +1

    Mansha allah idikaaba wankiina ku raxeysanaayo

  • @mohazsaed4418
    @mohazsaed4418 2 роки тому +1

    ismahan dahir my favorite first☝🎉❤

  • @feysalmacalin2577
    @feysalmacalin2577 2 роки тому +1

    Welcome back wlashy ismhan

  • @alxajiabdalle3584
    @alxajiabdalle3584 Рік тому

    Ismahan dahir keep going sister

  • @mohamedyarechannel1266
    @mohamedyarechannel1266 2 роки тому +1

    Hore u soco sister

  • @mudanchannel1578
    @mudanchannel1578 2 роки тому

    Gacmo dahab macal qalbi dahab ismahan daahir guuleyso abayo

  • @inamohamett1693
    @inamohamett1693 2 роки тому +2

    Tiktoga kugu ognahay anaga waba nanacde 😂😂 xbb noso laabo miss you yqy mcnei ❤❤

  • @kaynaancabdulaahi6465
    @kaynaancabdulaahi6465 2 роки тому +1

    Walal macaane ismahaanay adiga UA-cam wadka waynaytaye aniga maad igu warejisid

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 роки тому +1

    Guuleeso abyo

  • @falastiincabdiraxmaan9167
    @falastiincabdiraxmaan9167 2 роки тому +2

    Masha alha

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare4557 2 роки тому +1

    Ayaantaan in aad dad muuqaal ka duubtid ayaa nooga maqneed hooyo ayaan kuu sheegeyna.

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 роки тому +1

    Mash Allah wllo

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 2 роки тому

    Masha alah

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +2

    kuu xiisay abaayo ❤waxaa ujeedaa big big problem shactiro ninkaan ajaanibta waa ka yaabiyay 😂

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Рік тому

    Masha laaah

  • @maxamedyare5438
    @maxamedyare5438 2 роки тому +1

    M.a wlshy guleyso

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 2 роки тому +1

    Soo dhawoow smuhaan

  • @fatushadan5854
    @fatushadan5854 2 роки тому +1

    Gacan dahabtena

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 2 роки тому +1

    Gacan dhab 🥰🥰😘

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 2 роки тому +1

    gawadha kali aan youtube ka tageero🎊🥰

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 2 роки тому

    Best video gacan dahab❤️

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 2 роки тому

    M a gacan dahab ❤❤❤

  • @bahjomahad522
    @bahjomahad522 2 роки тому +1

    Keep going sister

    • @xuseendaahir9195
      @xuseendaahir9195 2 роки тому

      Ismahaan daahir gacma dahab waa aan ku salaamay

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 2 роки тому +1

    Washeko kalee

  • @hafsahassan5147
    @hafsahassan5147 2 роки тому +2

    Ismahanay malmahaan tiktoker caadiya noqoty youtube inaad leedahayba waa ilawday

  • @maryamanuur375
    @maryamanuur375 2 роки тому +1

    M.a abayo

  • @haniukcumar517
    @haniukcumar517 2 роки тому +1

    ❤️❤️

  • @abdirihmanmohamudyusuf
    @abdirihmanmohamudyusuf 2 роки тому +1

    Pin igu wabo yrey

  • @lulmohamud564
    @lulmohamud564 2 роки тому

    Abayo banadir moll intuu ku yalaa noo sheeg

  • @muparikyuusuf3955
    @muparikyuusuf3955 2 роки тому +1

    😍🤩🤩🤩🥰🥰🥰

  • @bashkacade115
    @bashkacade115 2 роки тому +1

    Ismahan UA-cam maal mahan wa nacday soo laabo gacan dahab

  • @aliahmed5824
    @aliahmed5824 2 роки тому

    Waloo xisay muqaladii wacanaa iyo xeebihii dalka maso labatay hno

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 2 роки тому

    Nasrokawaran

  • @abdihanad
    @abdihanad 2 роки тому

    🔥

  • @caashocabdiraxmanaxmed8802
    @caashocabdiraxmanaxmed8802 2 роки тому +1

    Wllh reer coment oo you tubeka jogon wa benti oo dad ah runba lama barin
    War umdn filtar naga saar iswada cadeyay ee xadna fildarda badan 😏👎😂hush

  • @sahroabdimire297
    @sahroabdimire297 2 роки тому

    Catosh yare iyo masalaxo maxaad ucasumi waydeen☹🤣

    • @fartuuncqaadir9381
      @fartuuncqaadir9381 2 роки тому

      Kkkkk way hadleysaa dawadayaal🤣 inuu mesha ku dhaho marabta

  • @abasadde9950
    @abasadde9950 2 роки тому +1

    ua-cam.com/video/9zAmUZSgxDo/v-deo.html Ciyaarta SOMAL...

  • @ismahaanahmed4587
    @ismahaanahmed4587 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤