😢😢😢😢so sad Abaayo ninkan iska ilow ilow owladaada ka fikir waxaan wey dhagaysanaayan wiilkada qeerkiisa lama kaftamaayo, jaceelka wu jiraa lkn waa inaad naftada ushegta in lawaayo lana helo qofkuna kunici karo intu shalay ku jeclaa in la eg
Gabadha stress ayaa haya e waali maaha waxaan u baahantahay daryeel Maxamed habaar ayaad qabta ama sharaf ku dhaqo ama sharaf uga tag gabadha masiibo ayaad tahee
Asxaabeey Gabadhu, Airport Ayey dhawr - Bilood nala joogtay 4 Qof bay u Gacan - Qaaday , Waalaga Cayriyey !!! Waana Ka - Xumaanay , Balse Aurport Dagaal lama - Ogola ' Saft is the lambar one , Allaha u - Gargaaro ,
@@ismahanmahamedshire Walaal sax hal dhinac ma fiicna in wax laga maqlo laakiin sheekada gabadhaan Aad bay u dheeraatay laga yaabaa inuu asba ku daalay ee waxaan Aad uula yaabay sida gabadhu wiilka uugu khafiiftay sidaas baan u iri ma lagu sixray. Waxay ahaataba ilaahay ha xaliyo arinkooda
Wayahee maxamed ka ilahay dartiis mu u cawiyo wayhee ileen wa wof xanunsan oo nolol iyo dhimasho u dhaxayso talo mahayso gabadhan maxamed xaasid waye why gaber maskiin ilmo u dhashay kaliya inuu quran saaro makari la yahah bili adan nimadi kaliya ya Allah ilahow cawi
Hani uduceya pls like & Subscribe saar welcome
Maashaa Allah Naciimo Jooker, Allah ha ku caawiyo sidaad u caawisay Gabadhaan❤️❤️❤️
❤MAANSHAALAAH ILAAHAYOOW NACIMA ADUUNKA WAXAY U JACESHAHAY OOY KU FARAXDO SII. ADUNKA FII NIMCO AAKHIRO FII JANO ILAAHAYOW KU SII AAMIIN 🤲🏼❤WALAAL KU MAAHA KA AABAHAA IYO HOOYADA DHALEEN OO KALIYA. ILAAHOW HANNA QALBIGEEDA CAAFI, OO IIMAN WANAGSAN SII. ILAAHOW NINKA DHIBKISA KA HAY AAMIIN 🤲🏼
Subxaanalaah alaha u gargaaro hani
Naciimo qeer ilaahay hakusiyo caawi hani maskin waye allaha caafiyo
Ilahay nacimo qeer badan ha kusiyo cawai abyo qof xanusan waya qof dhib heesto waya
Maxamed hadaad gabadhaan dulmineysa allaha ku qabto
MAASHA. ALAAH
NIMCO. GABAR. WANAAGSAN
ILAAH. QEER. HAKAASIIYO❤❤❤
Illaahay xaqeeda oon daah leheen illaahay haugasoo qaado aduun waa wareekto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Yaa rabbi Allow caafi miskiimtan
Allah ha ku caafiyo walal ❤
Amin
Niciimo weytaagantahey kassala isteeska waataagantahey niciimo Maasha Alah good job nuncio saaneey ugafurantahey
Walale uyeer violists wajigaan mafiicna
Naciima Jokar mqsha allah. Gabadhaan caawi.
Mashallaha
Alle ha uu gargaar hani Amiin nimco qeer alle haku siyo amiin 🤲
😢😢😢😢so sad Abaayo ninkan iska ilow ilow owladaada ka fikir waxaan wey dhagaysanaayan wiilkada qeerkiisa lama kaftamaayo, jaceelka wu jiraa lkn waa inaad naftada ushegta in lawaayo lana helo qofkuna kunici karo intu shalay ku jeclaa in la eg
Culeeyka ilaahey ha ka feydo gabadhaan😢Quraan ha la saaro caadi maahan wallee.
Sixir kiisa❤Allaha ka saaro nacalad Allaha ku ridee
Yaa hubaa abayo ha dambaabin😢
Allah u Akbar walhi waa in xaasid ninkaas Hani waa doqon wax jeceylaatay
Subxaanalaah. ILAAH. Ugugargaar😊
Walaahi ninki gabar dhalay naxadinba u taala,waayo mid cawaan ah ayaa guursanaya, dabeeto wuu u dhamaaynaya.
Allah maxamedka baas yuu yahay xaasid sanaa inkaar qabaha 😢😢
Allaha awooda badan waxaan ugah baryayah cafimaad badan
Way oyinkarta, balse live ha u ooyin, waa ceeb.
Mahadsanidiin
She had heartbroken and she doesn’t accept the situation Walahi
Ax 😢 Ilahayow binadam qalbigeena ka bad baadi.
Asc ninkaan maxamed ah meel fog ayuu wax gaarsiistay ee ha isku daalinina
Maxamed haduu maqalyo waxaan wuu kadara 😂😂😂
Wll Asc wrb please understand there is a mental issue sheneed a professional advise. May Allah make it easy for all of you.
Abaayo Aanuqabano loyaris Maxamed Sami Cornish
Gabadha stress ayaa haya e waali maaha waxaan u baahantahay daryeel
Maxamed habaar ayaad qabta ama sharaf ku dhaqo ama sharaf uga tag gabadha masiibo ayaad tahee
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Naciimo waa gabar qalbi wanagasan gabadhinin hani ninka wuu sixiraya gabadhan ninka wuxu ku hestada sariirtada ku heestada marku ninka maxamed qoooqo wuxu wacada ayada marku ka dharko uff yirada wee is baha dishay magaci dumar ceebisey
Naciimo gobeey walale thanks A lot
Haniga. Waa qof. Intaxaanka. Bisinka
ILAAH hakamadoobeeya. Xaasidka nin baaska
Yahuuuuu somalida baa waleso qoftaan aar somaaliyaa
Allow caawi yabalcallamiin 🤲 kaa ka oohiyey allow uga hiili yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲😭
Gbdhan quran saara
Ilaahoow culayska ka dul qaad waa hooyo awlaadeeda u xafid
Naagahaan ma xishoodaan naagahaan ma xishoodaan
Nin adofadhiyo ku arki wayay loma istago
Yaa ilaahey warninkan moxow ahaa mahamadow ilahey ka cabsoo
Naciimo Naciimo walale soomatihid nixing faarexeey
Maxamed ma lala hadlo oo gabadhan wado laga mariyo isaga lo yeedho nijaaska
Allh ha kuu saqiro
Mohamed ma kugu ogi ilmahada mohamed kuu ah iska iloiw
Gabhaan quran ayay rabtaa
sixir hadu jiro meshaas waxa hagaagayo ma jirto gabdhan sixrka ha laga furo
Lacagta loo uruurinaayi asagee farta kasaaree
Sh Xasan Jamici Waa Anuraan '30 Sano
Baan Aqaan
Subxaan Allah 💔💔😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Gabadhi way buktaa somaliyey kadayaa hadalkaa o daabibaa
Waa la I taagay oo live ah😢 war maxamedow miskiintaan cuqubadeeda intee la gelee
Wallahi ilmahada hoyadood ina ciqabto ma ficno😭
@ilhan6838 rabbi ha u sakhiro miskiinta. Hadane social media ha iyo dadka warkooda wuu sii waalaa. Waxyaaba badan ayey soo xusuusinayaan
Naciimo xabadka wax iga galisay ku lahaa kkkkkkk
Way sixrantahay😢
Subaxnalah 😂
Nimco Allaha kucaawiyo
Naagtaan jacel maahaaya gabadhaan ninkale ma helicopter karto naagkasto ma sixrano ninkaan waay waalataay maxishooto
maxmedkas bas wax ceshto malahan miya balyada alow wax xun wax hanogo darin
Soomalidan waxba mahanto Waar gabadhani Ninkeeda way jeceshahay walaahi yayna idinwaalin soomaaliyeey!
Maybe Jaceeylka adduunka Iyo Kan Naagaha Soomaaliyeed Uyaqsanan iskumid Maahan. Ma ninka Saa udayacay, uwaalay, ee police Iyo Maxkamad La aaday, baa jacel naagtaan? Ma naagta social media looga qaraamaya ninkii ee caruurta udhashayna Kuwiirsanaayo Baa wax jecel? Wallaahi Waad bahdilantihiin Oo nolashii Kadhacdeen. Waaba duul dulinimadda, foolxumadda, Xanuunka Iyo ba'a Iyo dayaca umaleeya "Jaceyl" Subhana'Allah.
Walhi cadi maha nacimo
Maashalaah nacima juker xbbti jasa kalah
Eehalabaro maya jaarati family dooneejin waacaadi
Maxamadka amuu sixray ilaahoow kaqabo
Wahi wuu ku xiri maxmed kahar
Asxaabeey Gabadhu, Airport Ayey dhawr -
Bilood nala joogtay 4 Qof bay u Gacan -
Qaaday , Waalaga Cayriyey !!! Waana Ka -
Xumaanay , Balse Aurport Dagaal lama -
Ogola ' Saft is the lambar one , Allaha u -
Gargaaro ,
Hhhhhhhhh ruux usa jogo dad ugacan qadee way walanthy
Kwrn walal maqofkas ba ilmo masul ka noqon kara Wilkas naftisa ubuqay .
War gabar idinkaa u faamali ah ka dhaafa hadalada xanaftaleh jecayl naha ee waa sixir aan u malaynaa
Ani waxan u arkaa naagtan. Ninkeeda ay rabtaan. Isku daaya. Isagaa xalisanaaye...
Gabadhu mohamed ayay jeceshahy
Adaaba xanuun san ee isdawee heer baadiye
Oh my God . when someone is in need of help it's not about to storytize his affairs . Or do they mean beyond their speech. I don't understand
Waxaas Jacayl maaha gabdha armaa ninka lagu sixray qof qof saas uuma jeclaan karo gabadha cilaaj hala geeyo ilaahow caafi maskiinta waanba ka naxaa ninka baas dad maleh miyaa wax ka qabta gabadha
Asharaaf waaye ninka sidaan maqlay
@@foosk9260 Haa walaaleey Asharaaf dad wanaagsan bayba ahaayeen ninkaan gabdha xanuunka buu uuga faaidaystay ilaahay xaqa ha tuso asaga ayadana ilaahay ha caafiyo ilmahaas yaryarna ilaahay ha xifdiyo
Hal dhag wax kann maqlin qaali❤
@@ismahanmahamedshire Walaal sax hal dhinac ma fiicna in wax laga maqlo laakiin sheekada gabadhaan Aad bay u dheeraatay laga yaabaa inuu asba ku daalay ee waxaan Aad uula yaabay sida gabadhu wiilka uugu khafiiftay sidaas baan u iri ma lagu sixray. Waxay ahaataba ilaahay ha xaliyo arinkooda
Caafimaad mahaayee mana jiranee ok gabadhaan maxishooto waxna maqorto waxna ma aqriso
Wayahee maxamed ka ilahay dartiis mu u cawiyo wayhee ileen wa wof xanunsan oo nolol iyo dhimasho u dhaxayso talo mahayso gabadhan maxamed xaasid waye why gaber maskiin ilmo u dhashay kaliya inuu quran saaro makari la yahah bili adan nimadi kaliya ya Allah ilahow cawi
Ninkan wa narcisist wlhi sixiroola ma'aha
Xitaa hadiii xanuuunsantahay sidaaan iin loo la hadlo ma ah gabdh maskiiin iyadda isku buuuqsan
Nin soomaali waa cadaw ilaahow hano jabin🥹ilaahow Hani ninkaas qalbiga uga reeb xaqeeda Allah kasoo saaro maxamed mid maahan
Amiiin amiiin
Wiil somali aa jiro oo dhakhtar ku taqusay madaxa ee ha la geeyo
Hani wey sixran rahay miskiin
Asharafta waa sixirolayaal
Wllhi waa runtiis
Sorry
Hani abaayo ilaahay isku xir oo ninkan ka har hooyo ayaa tahay ee quraanka iyo tasbiixda Afka hay
Kahar ninkan abayo
Gabadha quraan hala saaro marka labaad halaga block o ninka
Nacaska bay jeclaatay may iska ilowdo
Gabdhan adiga famliy uha xixir quran saar nacimo
war ilen nimco wa nin raga caml mnshll
Walale waytaagantaheywajigaan sorry Maasha Allah
Hani caruurteeda ayuu ka haystaa maxamed ee hala yaabina
Gabadhaan jeceyl ma aha ee ilmaa ka maqan
War aaway tolkeedii
Ninkuna waa ninxan
Gabadaan mafiyowa
Hani wlahi calool xuma i disho markan ku arko illahow qalbiga u qawooji
Amin abayo ..Is sad this Wallahi I hope that’s she get beter 😢
Maxa helay gabadhan
Abyo ninkan kahar ilmahaga ratso bas
Hani ilmi ma rabto waxay rabta Hani maxamed ninkay haaaaah utiri.
jacel maxe wa jini
Way sixran tahay cilaaj ay hal Maalin imaatay kuma soo noqon
Walaasheey relapsing mmaskiin waste