Aj family walalkey in dhiiqo lagu geliyo iska ilaali si nadiifa maamada uga qanci inaad wiilkeda aad aheyn mida kale kumeysan oran wan baahanahey lacag I sii ha xad gudbin inad wiilkeda aheyn iyo sababta ay farta kaga godey cadee intaas ayaa anfaceysa laguna qancayaa
AJ Saaxiib.Su,Aal.? Halkeed Ku Dhalatey.? Aabahaa Magacii.? Hooyadaa Magaceed.? Meeqo Sano Jirbaad Tahey.? Haddii Kale DNA.Ha Laga Qaado Please Brother.
DNA waxaa yeelaa qofkii shaki ku jira, ninkaan wuu is hubaa, islaantaan xataa hadalka waa loo yeerinaa. Adigana ilaahey ka baq waad ogtahay in Dahir been iyo qayaano badan yahay, maamada Lacagaa la soo siiyay. Adiga maxaa u qaadaneenaa dhinac, i'ma dhalin haduu yiri ma dhalin, yaa diidi lahaa Hooyadii.
Aj Famly DNA mar ama Familkaga keen like saar & subscribe
AJ Saaxiiboow Waa Hooyadaa Rumaad.1.Taariikhda,Aad Luntey...2.Xaaladihii Jirey...3.Sannadkii,Aad Jirtey iyo 33 .Sano Marka Leysku Dark.4.Calaamadda Gacanta Farta Go,An...5.Muuqaalka Wejigaaga ,iyo Hooyo,iy,Abbaayo.Waxaan,ii Soo Baxey iney Hooyadaa Tahey islaantani.
LKN ISAGA HA CADEEYO XILIGA AY KA GODSY AMA SAWIR UU KU CADEEYNAAYO IN FAR UU LAHAA
Raxawan Wayne qof wax a Kama sheegin Laakin ka gar bax.
Waar illaahay kabaqa waa hooyadii oo inta taagan ee uma baahna lacag hooyo waa qaali 😢😢
Xishodkaba raxaweyntad ka keentay majeerten ma xishodo mar horad so caytami.leheyd
DNA hadii iska qaadaan solution ayuu helayaa,m , dadka ha dhegeysan dheh oo hadii waaliidkaa hesho adiga ayaa nasiib leh .
Yur
Hooyo layskama Helee hooyo ha dhihin ima dhaline dna u mar ha qanacdee
Hooyadaa ayaan inkirtay balaayo jugular dhacday
Maxamadow, hooyadaan wiilkan waa dhashay
Taas waxaa kaaga daran gawadha uu Abtiga u yahay sida ay oogu egtahay subxaannallaah
If it's not Ur mother except the DAN
Wahadu Allah wafajiyo
A j ha sheego xiliga ay farta ka goday
WAAYO FAMILKA WAXY SHEEGEEN ISAGOO NAAS BUUG AH IN AY KA GODAY
Meesha dhiba mayaale ninkaan hadii laso sheegtay hays cadeeyo it’s not big deal.
Buskudow waaba hooyadii oo inta taagane muxuu u inkiray aah aah aah😭😭😭😭😭😭😭
Benlow ayad tahay abdiaziz really weligay ma aragu yiri
Aj family walalkey in dhiiqo lagu geliyo iska ilaali si nadiifa maamada uga qanci inaad wiilkeda aad aheyn mida kale kumeysan oran wan baahanahey lacag I sii ha xad gudbin inad wiilkeda aheyn iyo sababta ay farta kaga godey cadee intaas ayaa anfaceysa laguna qancayaa
Exactly maamada lacag ma weydiin maamadiis hadii helo asaga ayaa nasiib leh walaahi.
AJ Saaxiib.Su,Aal.? Halkeed Ku Dhalatey.? Aabahaa Magacii.? Hooyadaa Magaceed.? Meeqo Sano Jirbaad Tahey.? Haddii Kale DNA.Ha Laga Qaado Please Brother.
As wahyadis
Allah subxaana watacalaa sohanuuniyo 😂
Iskumaba eka walaahi indhaha, sanka, afka iyo wajiga walaahi midna mid kamida xataa iskagama eka.
Ok hoos maxay ogahad laayaaa waryaaa soos soos ilmaheedaaa looyaabaa dadwaadaba gashee
Fiest an ahay
Oomaar meel kasto magac ayuu ka radhinaa dhex ku jir dhaalkii buneed.😂😂😂
Calamadu no leyahay ayu sikale u fahme waxa waye micnahu astamo ayuu leyahay
DNA waxaa yeelaa qofkii shaki ku jira, ninkaan wuu is hubaa, islaantaan xataa hadalka waa loo yeerinaa. Adigana ilaahey ka baq waad ogtahay in Dahir been iyo qayaano badan yahay, maamada Lacagaa la soo siiyay. Adiga maxaa u qaadaneenaa dhinac, i'ma dhalin haduu yiri ma dhalin, yaa diidi lahaa Hooyadii.
It doesn't work that way honey 😂😂😂😂
Waxanku odhanlahamamadan ilmakaqan inad qancisafican oo dna ogolow hadad ishubto
Wejigiisa cabsi badhan aa ka muuqdo. 😮