Libaax Ayuu Cunay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @simanishaq2048
    @simanishaq2048 4 роки тому +10

    maash allaah allaw cimrigiisa dheeree awoowayaal gresiyaalaa nadhalay dadyahaw marka waa inaan fulaynimada iskadaynaa inta ogu raacsan like iisaara♥♥♥♥♥

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 6 місяців тому

    Khadar baad gashay Allah SWT ba ku bad badbadiyey

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 2 роки тому +1

    Mansha allah waa geesi Allah ciimriiga haku dhereeyo

  • @xasanmaxamed4454
    @xasanmaxamed4454 5 років тому +5

    Waa run waayo oday geesi ah weeye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    As, yaawaaYE yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha sahrascaday tEen dumar ta ahEyaE iyaaaaa

  • @zuhurdaud390
    @zuhurdaud390 2 роки тому +1

    Ragg waa raggi hore kuwan hada waa kuwa rashta ka carara allow allah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    dumaaaaaaaaar iyo Rag.Familyyyyyyyyy

  • @adnaanlaari487
    @adnaanlaari487 7 років тому +5

    walee waa rijaal mujahid orgobe alle cimriga iyo caafimadkaba hawsiyaadiyo

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 років тому +2

    Odeyaashii hore geesi ayay ahayeen

  • @khadarsaid4651
    @khadarsaid4651 3 роки тому +1

    Adeerkay Alle ha daayo

  • @MahdiHassan-i9w
    @MahdiHassan-i9w 9 місяців тому

    Faan weynaa waar Ilayn Hadalku Idaa Kumayidhaa

  • @miinbou1365
    @miinbou1365 Рік тому +1

    Waayeel faantamayo😅😄😄🤣

  • @Jawaahir617
    @Jawaahir617 3 роки тому +2

    ninkan odaygaa ee la waraysanayo plz cidii xidhiidh ka haysa ayaaan ubaahnaaaa

  • @munaibraahin2309
    @munaibraahin2309 3 роки тому

    Alle haw naxariisto orogobe

  • @abdulrahmansalad3304
    @abdulrahmansalad3304 6 років тому +6

    Halyey

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on Рік тому

    Libaaxa ka daaya ciyaarta Lion 🦁

    • @yaasirdaahir2199
      @yaasirdaahir2199 Рік тому

      Walhi waa run lkn hada wuu dhintay alle ha unaxaarsto 😢

    • @najaxfaarax-cp4zv
      @najaxfaarax-cp4zv Рік тому

      Waa runtiisa odaygan wan aqaana axamed orogobe daris ahayn m.a lkn hada raga jooga dawacada xitaaa way ka cararaan

    • @najaxfaarax-cp4zv
      @najaxfaarax-cp4zv Рік тому

      Alle haw naxariisto

  • @Sundus-u8k
    @Sundus-u8k 11 місяців тому

    geesi

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 3 роки тому +1

    Cajiib intuuna na cunin inagu maynu cuno. Waa waxii Ayaxa ku dhacay markuu Galmudug iyo dhulkaa isku tagay. Wey soleen oo ay ku qadeeyeen.

    • @xalanesuldan7232
      @xalanesuldan7232 2 роки тому

      🤣😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂😅😂😅🤣😂🤣😂

  • @MahdiHassan-i9w
    @MahdiHassan-i9w 9 місяців тому

    Dadka Caqiyaraa inaar Libaax aynu naqaan aarka joogkale ayaan qalay kulahaa inuu kusoo booday waa macne lkn libaax dusha lagaga soodhacay bootinta uu boodo noole qaban karaa awooda ilahay siiyay maaha inta muuqata ookaliya Libaaxu Ma ribaa Walahi Caqligalmaaha Ninwayn been baad sheegaysaa lama yidhaahdee 😂

  • @idilidil2321
    @idilidil2321 3 роки тому +1

    Wlhi ragi hore aya wax la gursada aha wayo pl manta nin ku dhacya iska daye raganimadodi aye Mel kaga dheceen oo nago ayee isku ekeysiyen ar nio mesha ka yacaah

  • @mohaasilent2600
    @mohaasilent2600 Рік тому

    Libax geed makora miyaa benta naga daa

  • @harliinali3677
    @harliinali3677 Рік тому

    Lama arag

  • @abdihakim3146
    @abdihakim3146 7 років тому

    wale awoow yasheen gesiyaal bay ahyeen

  • @abdirahmnmahamud7953
    @abdirahmnmahamud7953 5 років тому +1

    Geesi gesi dhaly

  • @jamaalyare5268
    @jamaalyare5268 4 роки тому +6

    Iisaaq faan badanaa been media la hor keena ayagaan ku arkay kkk w1xaan ka loo layaabay midka baal dahab la baxay anoo baal dahab ah kulahaa 🤔

    • @istahilibrahim5633
      @istahilibrahim5633 4 роки тому +2

      Ader wa nin kula mida dee car shinbir iska celi adigu intad qabiil dhan afkga la doonanyso

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 4 роки тому

      Faanka beenta adaa ku caan ah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 роки тому

      Jamaal yare
      futa jilicsane goormaad isaaq been sheegaya aragtay ? been waa layaqaan dadka sheegana waa layaqaan!

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 роки тому

      Wa beenaale weyn

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 Рік тому

      Faankiii qaranka

  • @abdiosman9624
    @abdiosman9624 7 років тому +4

    Waar ninku geesisanaa waligay taas oo kale ma sameeyeen

    • @manlikezakaado6135
      @manlikezakaado6135 5 років тому

      Mesha iska sarnan leheed miya hhh

    • @cabdiraxmaan.Ceeljoog
      @cabdiraxmaan.Ceeljoog 3 роки тому

      Waad samayn lahayde waanay kugu qabsan, adigoo isu haysta inaad fulay tahay ayuun baad cidlo u baxaysaa ka dibna marka orod iyo dedaal kale oo dhan kaasoo dhamaado waxaad go aan ku gaadhaysaa inaad iska difaacdid bahalkii aad ka baqaysay ee ay dhicikarto inaad sanado iska dhan ka biqi jirtay ayaad u jilib dhigaysaa, anigaa arrintaa soo jitaabiyay, waxaana kusoo koobayaa ragga badankiisu waa geesiyiine dan baan ku qasbin hhhhhhhhhhhhhh

  • @abdllemohamed2031
    @abdllemohamed2031 5 років тому

    Sxbi odygu uu nooso sheko dhaafya

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤩🥰😘😚

  • @mustafehuseen1223
    @mustafehuseen1223 5 років тому +1

    Alla been weyna bal wuxu nogu shekeeyaay day