Sheekh Usuuli-Su'aalaha Diinta | Su'aal & Jawaab |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2022
  • Su'aalaha Diinta Sh Usuuli

КОМЕНТАРІ • 24

  • @AbeyAdan-nx1wc
    @AbeyAdan-nx1wc 11 місяців тому +1

    Allahu mustacaan asc shiiq suaal nin muslim ah 6sano ama 7sano salaad iyo soon iyo siko midna kabanaan.sabtuna aytahy waxuu ahaa ciidan difaca dalka.dinta mayleedahy midkaas okale

  • @aminaabdi3727
    @aminaabdi3727 3 місяці тому

    Waa naag buufisqabta

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 Рік тому +4

    Maashaa allaah

  • @saidayusuf575
    @saidayusuf575 9 місяців тому

    Nambarkia shiikha ayaanrabaa

  • @amiinart2088
    @amiinart2088 Рік тому +2

    Masha Allah

  • @cabaasxasancabdi9325
    @cabaasxasancabdi9325 Рік тому +1

    Ar sheekha sawar badnaa

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Рік тому

    jasaaka llaah sheekh

  • @Xalimo33
    @Xalimo33 Рік тому +1

    Mansha Allaah sheikh

  • @abdulrahmanabdulrax8009
    @abdulrahmanabdulrax8009 Рік тому

    Sh usuuli lanbar kaaga iisoodir

  • @barwaqoabdillahi3277
    @barwaqoabdillahi3277 3 місяці тому

    Lanbarkisa isoo sheeg sheekh please

  • @khadarahmed2451
    @khadarahmed2451 Рік тому

    Shiikh lanbarkiisa sideenku helaaa

  • @AmiinaMuhumad
    @AmiinaMuhumad 3 місяці тому

    Asc Sheekh waxanrabaa lambarkaaga ee riyo ayaan Rabaa in aad iisheegto

  • @shukrimohamed2084
    @shukrimohamed2084 Рік тому +3

    Asc walalo waxaan ubaahna labarka shiqa

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Рік тому +2

    N N K H❤❤❤❤

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 Рік тому +1

    Maashaa allaah waa yaay

  • @shukrimohamed2084
    @shukrimohamed2084 Рік тому

    Waa

  • @abdulrahmanabdulrax8009
    @abdulrahmanabdulrax8009 Рік тому

    Sh usuuli waxan kusu alayaa jaad ayaan xanaala tunkayga maxaarnbaa

  • @maryanxali1492
    @maryanxali1492 Рік тому

    Usual

  • @maryanxali1492
    @maryanxali1492 Рік тому

    Asc walalaha fadlan labarka

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 Рік тому +1

    umad dhan oo ku sool sheekhoow dadkaan cunaaye ma ii xalaal baa kaaga darane diinti baa haysanaa oo waan tukanaa su aashu maxaa u diiday inay diinta bartaan mise mamarsiinyo bay ka dhiganaayaan boqolkiba sagaashan diinta ma bartaan maxay ku sugnaan doontaa caruurtay dhalaaniyo kuway sii dhalaan waa aafada maanta ka taagan soomaaliy oo idil hada waxaa u dhiman inay qabiilka sanam ay caabudaan samaystaan jaahilnimada aad bay u dhib badan tahay waxayna u sahlaysaa inay is cunaansida carabtii diinta ka horaysay

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Рік тому

    Ayada naaf axanteeda wax qalaat ayay sameysi oo aah inay nin xoolihisa iskacunta madama ay waliid lexeet kamafikirin inay waliidkeda ukeeni doonan ninkale oyna kadidi Karin wey ogeet.Marka oy ninkas sheekada bilabayeen inay walikeeda usheegta waxa surta gaal Axan lexeet inayba ninkala ukeeni leexen

  • @fooso1327
    @fooso1327 Рік тому +2

    Dadka waddanka joogo in badan ookamida diinta islamka sifiican umaba yaqaanaan mana kudhaqmaan masaajidadana tiradi bey kabateen waa waxa aan aadka ulayaabey

    • @Cadar49
      @Cadar49 Рік тому +1

      Wax walba weey og yihiin lakiin aduunyo lee u muuqato IIMAANkii ma jiro

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar Рік тому

      Shiiqey ku dheedheelayaan kuwaan