Sidan u dhibsaday oo kale ayuu Sheikha u dhibsaday dadka social mediaha ku jira, mararka qaar aad ban uga murugoda benta iyo aqlaq xumada ka jirta🥺. Alle ha soo hanuniyo inti habowsanba 🤲
Asc sheekh waan ku salaamay waxaan hada ka hor culimada ka maqlay mana hubo inuu nabiga swc uu yiri iyo in saxaabi yiri waxaa aduunka dabayaaqadiisa marka la gaaro muslimiinta ku badanaaya munaafaqiinta waana kuwa wax qora waxna akhriya marka culumaa ku fasirtay dadka quraanka xifdisan aniguse waxaan isleeyahay kuwa la sheegayay waa ragaan iyo gabdhaan maalin walba dadka isku dira.beenta faafiya fisqiga isku amaana.caayda iyo aflagaadad xayeysiiya
Dadka qar marka dhegaysato waxadba is dhehaysa miyunu ogayn in laxisabin dono o adunkan iyo dhaldhalalkisa in laga tegayo qof aney aqon u lahayn o magicisa maqlen kana arken shashad ayey xukumayan rer dhan o wax kasta leh ayey cayayan subxanalah wakhti adag aya lagu jira hadan nafta lala dagalamin wlhy Views bn radinayey iyo rerkayaga difacayey akhiro kama sarayso
Social media been iyo khurafad ba lagu faafiya ammunition ama rasaasta la isticmalo na wa dadka sii faafinaya ayago ay ka dahsoon tahay in la isticmalay, hadana waxa jira in warka beenta ah uu 6 jeer ka faafid badan yahay Kan runta ah
Sheikhow culimada islaamku waxay leeyihiin Facebook Page- si ay u soo bandhigan dacwada iyo sunada diinta adiga masajidka aad tujiso Page- ma lihid miya Sheikh youtuber noqo aan ku kala kicine
*Sheekh qabiilkaadii aad taageersaneed, maxay ka dhaheen Kenyan ka laynaaya umada Muslim ka ah ee reer gedo. Mise Farmaajo oo jid xiray ayaa kaaga darnayd*
Rabiyoow naga yeel kuwa afkooda Iyo adinkooda laga nabad galo
Jazakallahu qeyr yaa sheikh usuuli Allah haku xifdiyo
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤
ALLAH swt culimada ha ino xifdiyo allah ha udambi dhafo iyaga iyo enagaba janatul firdowsl aclaa allah ha inagu kulmiyo
Mansha Allah 💯 💯 Sheekh jisakalah khayr Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲 Scw Scw Scw Scw Scw Scw Sheekh Shugran inbadan Alle haku Karaameyo adun iyo aaqiraba Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️🙏🙏👍👍👍
Masha Allah sheikh illah haka awaal mariyo axsanadka nosamysay
Sidan u dhibsaday oo kale ayuu Sheikha u dhibsaday dadka social mediaha ku jira, mararka qaar aad ban uga murugoda benta iyo aqlaq xumada ka jirta🥺. Alle ha soo hanuniyo inti habowsanba 🤲
asc p88
9
Jazaakallahu khairan sheikh Usuuli.
زادك الله علماً ونوراً وحكمة
Maasha Allah TabarakAllah
sheekh asuul jasaaka llaahu khayran somaali inta halawsan alle hadeeyo amiin
Naf iyo sheydaan ayaa xariira yarabi adaa qafuru raxiim ah isaaxam oo carabkeyga iga qabo😢😢😢😢
Masha alle ha xifdiyo sheikha anagana kuwii waanada qaata hanaga dhigo
jazakulah sh usuuli runbaad kahadashay ejer iyo xasanaad allahakaasiiyo amin amiin
Waarun diitay fahamsaneen subxaana laaahwaaruntaa sh👍🏽
Masha alah barakalah shikh ajir iyo xasanaad alaha kaa siyo
MASHA ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️
Sheekh usuli ilahay hakuxafido
Thanks sheikh
Mansha alaah sheekh
Allah ha ku xifdiyo Sh Uzuuli
Salalaahu caleyhi wasalam
Aslc waxaan rabi lahaa sheeqa meel lagala xiriiro
Mahadsanid sheeq uzuuli.
Asc sheeq alaha kaa abaalmariyo muxadarada jawaabaha su aalaha
Shiqalahakubarakeeyo
👍👍👍👍👍👍
Masha-ALLAH JasakumuLLAHU Kheyran
Baarakallaahufiik
Sheikh allah haku xiftiyo 🤚
Mashaallah
Asc sheekh waan ku salaamay waxaan hada ka hor culimada ka maqlay mana hubo inuu nabiga swc uu yiri iyo in saxaabi yiri waxaa aduunka dabayaaqadiisa marka la gaaro muslimiinta ku badanaaya munaafaqiinta waana kuwa wax qora waxna akhriya marka culumaa ku fasirtay dadka quraanka xifdisan aniguse waxaan isleeyahay kuwa la sheegayay waa ragaan iyo gabdhaan maalin walba dadka isku dira.beenta faafiya fisqiga isku amaana.caayda iyo aflagaadad xayeysiiya
Allaha ku xafido sheikh cisman
Walhi waa runtaa waye sheikh
Alloow na cafi Oo noo danbidhaaf
Sheekha immisada ayaa su,aaalaha laydiiyaa Wll ...????
Plz shekha inte kawaci kara sual wadina lhay
Warninkaan ummadahalaqabto
Shii waxaa ilajoogah wiil jiray 1o San salada maigajaniyaa
Toban sano waa caruur hadowsan calamadihii qaangaarka yeelan
Eedayntaadii baa badatay niyow!.....
soo booqo nucmaan elmi channel
oo nala wadaag kheyrka dhegeysigiisa
👆👆👆👆👆👆
Asc
Ilaahaow noo dambi dhaaf
adaa kamida kalaheyayasha somalida
Dadka qar marka dhegaysato waxadba is dhehaysa miyunu ogayn in laxisabin dono o adunkan iyo dhaldhalalkisa in laga tegayo qof aney aqon u lahayn o magicisa maqlen kana arken shashad ayey xukumayan rer dhan o wax kasta leh ayey cayayan subxanalah wakhti adag aya lagu jira hadan nafta lala dagalamin wlhy Views bn radinayey iyo rerkayaga difacayey akhiro kama sarayso
Waanadada kuwii ku camal fallo alle hanaga dhigo
Shiikh usuli tefonkada
Social media been iyo khurafad ba lagu faafiya ammunition ama rasaasta la isticmalo na wa dadka sii faafinaya ayago ay ka dahsoon tahay in la isticmalay, hadana waxa jira in warka beenta ah uu 6 jeer ka faafid badan yahay Kan runta ah
Csw csw csw csw csw
Sheikhow culimada islaamku waxay leeyihiin Facebook Page- si ay u soo bandhigan dacwada iyo sunada diinta adiga masajidka aad tujiso Page- ma lihid miya Sheikh youtuber noqo aan ku kala kicine
youtube waa leyahay ma aadan arkin sh usuuli aa ku qoran
acs
Spritual narcisist....danger
Shekhow Temirtu 1xal Halo khato Dadka 2mo 2mo yay ucunin sidas ugu sheg xadaat thy shekhul waliimo iyo Pariiska gesaha Halagu cin Dhaxda yay kucunin ulumadu mxaa ku diidy wax kher umada ufaideyso xadaat shekh isu sheganeyso 144surada wuranka miss waxbo lagern weydy inta dahin iyo naag kashrkeyneyso ja isdhex xadaat doneysi guri Wan ku dhiseyna khaof masersan bthy ku shakgeysi Guido xadan ku dhisno dimarka uwacdi
Sax
*Sheekh qabiilkaadii aad taageersaneed, maxay ka dhaheen Kenyan ka laynaaya umada Muslim ka ah ee reer gedo. Mise Farmaajo oo jid xiray ayaa kaaga darnayd*
Beentiisa ayuu rumeynayaa cinwaanka wax ayuu kuso qorayaa kadibna waxkale ayuu shegayaa asagaa isu marqati kacayo inuu been lowyahay
Sheikh matahid ee waxad tahay qabiliste adigaha haddan Ku baranay dadkiina Ku barte
sheeq beenaale qabyaladiiste yaad wax ushegeysaa
Sheekh usuli ilahay hakuxafido
Plz shekha inte kawaci kara sual wadina lhay
Plz shekha inte kawaci kara sual wadina lhay