Diiga Habeenkii - Maxamed Axmed Kuluc Kabankii Dauud Cali Masxaf

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому +2

    waaba heesta keliya markaan dhageysto aan ku dhawaado in samadan koowaad aan dhaafo naftaa wax kale lagu ladhaa allow kuu naxariiso aamiin maxamed axmed kuluc ibnu sugule caynaashe xirsi cismaan.

  • @nassomal
    @nassomal 4 роки тому

    Daud iyo maxamed axmed ba Alle ha u naxaristo

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 років тому

    Axsan hees iyo boqorkii masraxa Alle naxariistiisi janno ha siiye

  • @zuldansalman4977
    @zuldansalman4977 5 років тому +1

    Alle ha kuu naxaristo

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 5 років тому +1

    2006-Godey
    2018-Calgary

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому

    allow kuu naxariiso aamiin

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 3 роки тому +1

    Daya awrka geeluba
    Wuxu micida duuga
    Dayrtiyo gugiiyoo
    Hadba dayr cadkiisuu
    Sheeda uga doobyaa
    Markuu daaro xiisuhu
    Wuu keli dawaafaa
    Dambar-samaha cawlkaa
    Dabylaha ka faashee
    Ana dookhu yaab lehe
    Siduu iigu kaa diray
    Dawoy adiga mooyee
    Dumar kale ma eegee
    Dan kama lahee taa dhaaf
    Wa doqone haw jabin
    Darba igu yidhahdee
    Aheey! ah walhi wa murtidii aan ku gardsaday bari samadkii

  • @iprahimyoome6631
    @iprahimyoome6631 5 років тому

    Markuu daaro xiisuhu
    Uuu kali dawafaa
    Dambaraamaha cowlkaa
    Dabaylaha ka faashe
    Ana dookhu yaaplehe
    Siduu igu kaa daray
    Dumar kale ma eege
    Waa doqone how jabin
    Danka malaha taa dhaaf
    Darba igu yidhaahdee
    Ana diradiraha iyo dadka kaa xanaqan inta daaya leeyahay
    AHN mahamed ahmed kuluc fanan xarago ayuu ahaa