Ilahay Xaggii Ucarara || Sh Saciid Raage

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 3 роки тому +1

    Aamiin jasakumulaahu khayiir

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 8 місяців тому +1

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 роки тому +3

    Mnsha Allah
    Waa run meel kale oo aan Alle agtii ahayn xasiloni iyo deganasho malaha mana yeelan doonto cidii Alle ka jeedsata Allena (sw)wuuka jeesta Alle inagama dhigo kuwuu kaleestat. (wal ciyadu billah)

  • @siidowcabdullaahi1604
    @siidowcabdullaahi1604 5 років тому +4

    Maasha Allah wa jazaaka Allahu kheyran wa xafidahu Allah sheekhul Al faadil said rage

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 3 роки тому +1

    ماشا الله تبارك الله

  • @mulkiabdirahman0751
    @mulkiabdirahman0751 3 роки тому +1

    Mansha allah

  • @marianali5416
    @marianali5416 5 років тому +3

    Maasha allaah jzk kheir kuligiin Sheekh Umal sheikh Saciid iyo kuli inta dacwada alle u taagaan iyo salef media

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 роки тому +1

    Jasaka allah sheekh

  • @deqajama8385
    @deqajama8385 4 роки тому +1

    Subxanalaah wal xamdu lilaah wallaa ilaaha illa laah wallaahu akbar wallaa xawla wala quwata illa bilaah laa ilaaha illa laahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku wallahul xamdu wahuwa callaa kuli shay un qadiir Allaahuma salli Calaa muxamed wacalaa ahli muxamed kamaa salyta calaa ibtaahiim wacalaa ahli ibraahiim innaka xamiidun majiid. Subxanalaahu wabixamdih. Cadada khalqih waridaa naffsih wa ziinata carshi wa midaada kalimaatih.

  • @deqajama8385
    @deqajama8385 4 роки тому +1

    Allaah ha kaa abaal mariyo su xanahi wata calaa

  • @yungmana8778
    @yungmana8778 5 років тому +1

    Maan Shaa Allah Shiikheenu Raage Allaaha Fifdiyo Isaga Iyo Culumada Umada Iyo Dhamaan Umada Islaamka Meel Ay Joogaanba

  • @abdirahmanali44
    @abdirahmanali44 5 років тому +10

    Allah ha xaffido culimadeena dadaalka iyo juhdiga ku bixiya ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed. Amiin 😮 Amiin.

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +1

    Masha Allah jazakalla kheyr Sheekh siicid raage

  • @maan9794
    @maan9794 5 років тому +3

    khudbad qiima badan rabbi hainagu anfaco shekenana ajar ilahay hakasiiyo Aaamiin

  • @aalaayasin1482
    @aalaayasin1482 5 років тому +4

    ❤ ما شاء الله شيخنا
    سعيد راجي

  • @abdirmaanlayli106
    @abdirmaanlayli106 5 років тому +4

    Masha Allah Allah ha ha kaa Ajar siioy Sheekhow😍❤️

  • @muslimahsister8915
    @muslimahsister8915 5 років тому +3

    Masha allaah sheeq siciid Raage Allaha ku xifdiyo

  • @ridwanxaajiabdillahi108
    @ridwanxaajiabdillahi108 5 років тому +4

    mansha allaaah alle cumadena ha inoo barakeeyo

  • @foosabukar2288
    @foosabukar2288 3 роки тому

    Allaha mahada iskale allahadulaah

  • @deeqajaamacgobta4149
    @deeqajaamacgobta4149 5 років тому

    mnsha allah sheekhuna runtii waa muxaadiro qalbiga taabanaysa alle miisaanka xasanaadka hakuugu darro
    anagana hanagu anfaco
    aaamiiin yaarrabi

    • @abdulazizsheikh9130
      @abdulazizsheikh9130 5 років тому

      Walal Ma Sha Allah sidan u qor sida aad u qortay xoga qalad aya ku jira jazaka Allah khair.

  • @safiyahussein848
    @safiyahussein848 5 років тому +5

    Allah ajar idin ka siiyo

  • @suhuramaxamad2013
    @suhuramaxamad2013 5 років тому +1

    Mash Allah jazakallaha khar

  • @FurqaanAxmed
    @FurqaanAxmed Рік тому

    Love❤❤🎉🎉🎉😅🎉🎉❤❤❤❤❤❤waa kujeclahay❤❤❤🎉❤❤

  • @khadradheere3021
    @khadradheere3021 5 років тому

    Maan shaaallaah sheekh allaha kaa abaalmariyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Waa qofna.asww

  • @raghdahirsi8068
    @raghdahirsi8068 5 років тому +3

    Masha allah

  • @dhaaldarawish2347
    @dhaaldarawish2347 5 років тому

    Mansha Allah tabarka Allah sheikh Allah hakuxifdiyo

    • @abdulazizsheikh9130
      @abdulazizsheikh9130 5 років тому

      Walal Ma Sha Allah sidan u qor sida aad u qortay xoga qalad aya ku jira jazaka Allah khair.

    • @dhaaldarawish2347
      @dhaaldarawish2347 5 років тому

      @@abdulazizsheikh9130 shukran walalo

  • @maryamasirad7596
    @maryamasirad7596 5 років тому +3

    Manshallah Sheeik Raage Iillahay ha ku xiifdiiyo wa muxaadaro tabaneeysa qalbiiga oo ku fiican dadka joga Africa ee modaya Canada meel fiican.

    • @abdulazizsheikh9130
      @abdulazizsheikh9130 5 років тому

      Walal Ma Sha Allah sidan u qor sida aad u qortay xoga qalad aya ku jira jazaka Allah khair.

    • @maryamasirad7596
      @maryamasirad7596 5 років тому +1

      @@abdulazizsheikh9130 walal iga rali noqo haadi aad fahmiiweeyiday siidi aan wax u qoray ina abee by maryan

  • @maryamma6311
    @maryamma6311 5 років тому +1

    Mashallah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 років тому +4

    MashaAllah💕💕💕💕🙏

  • @abdidulanesigale7181
    @abdidulanesigale7181 5 років тому

    Maa shaaa allaah

  • @farasmohamed9242
    @farasmohamed9242 3 роки тому

    Scw Scw u

  • @shwaafi7927
    @shwaafi7927 5 років тому +2

    God advice

  • @ayansalmo9829
    @ayansalmo9829 5 років тому

    M.a

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 5 років тому

    Wale sheqow runbad ka hadashay qofki ilahay ka baqaya raxo kaheli maayo lakin qof aqiradisa u baqaya halki uka yimid wu ushalayn

  • @abshirmukhtar6575
    @abshirmukhtar6575 5 років тому

    Maa shaa Allah illaahey culumada hanoo dhowro la aantood maxaan ku sugnaan lahayn ?

  • @abdullahiibraahim1941
    @abdullahiibraahim1941 5 років тому +3

    Subxanallaah walal dadka dislike dhahaya allah soo hanuuniyo
    Uduceeya allah soo hanuuniyo👏

    • @familyofquran9221
      @familyofquran9221 5 років тому +1

      abdullahi Ibraahim wllo taleefan qaar Yagaa sika noqda

    • @hanixaaji1016
      @hanixaaji1016 5 років тому

      Asc ilah ha barakeyo culumadeena

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 3 роки тому

    Nicmaa laydhaa, nicmooyinka.famili baynu nahay. dumartaay dhankayga.iyaa khadraay yar walaashiin ban ahey waalidkay iyo walaalihay.iyaa

  • @caliyare2206
    @caliyare2206 5 років тому +1

    UA-cam channel ka somalida e siyaasada alla maxa negative iyo qabyaalad iyo naceyb lugu haya war wlh xita adigo qabiil aqoon wa ku baraneysa
    Waxaad arkaysa qof weyn qabiil dhan o laga yaabe IN uusan waligi arkin iska caynaya
    Dhanka kale meelaha kheyrka iyo culumada wanaagsan ay ka hadlayan positive iyo kheyrka kasocda indhaha kuugu qabobaya iyo comment ka mashallh iyo ducada sheeqa lo ducaynayo
    Wa laba aduun o isgarab socda,midkii aad waqtiga badan ku bixiso unba noloshaaduna u badan

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 5 років тому

    Albabyada madaxtoyada iyo barlamaanka waxaa lagu jabiyay towxidka meelkasta oo mamul ah towxidka qabsayay waxaa lidinkarabaa hogamin ee ogaada

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 5 років тому

    Allow naga dhig kuwo ku camal fala wax loo sheegay

  • @dhaxalreeb3358
    @dhaxalreeb3358 5 років тому

    Bushaaro Bushaaro
    Waa MAAHIR ISLAMIC ONLINE
    Oo laguu furay hore usoo gaadh. Kala soo xiriir wixii faahfaahina
    0634849115

  • @familyofquran9221
    @familyofquran9221 5 років тому +4

    Mashaa allah

  • @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
    @xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 5 років тому +1

    Masha allah