TEAM RAHMA HASAN IYO TEAM IDIRISKA ITABO OO HAL NEEF DHEYLO KU DAGALAMAY YAA GULESTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 219

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +47

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😢🕋❤️

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +86

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +28

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

  • @Mahad_Fort
    @Mahad_Fort Рік тому +3

    Team raxma Hassan félicitations from Djibouti 🇩🇯❤️🇸🇴

  • @Kassim24hours
    @Kassim24hours Рік тому +14

    Hal neef inta kuciyari laheden maa masakinta siisaan walaloyaal😢😢

  • @AbdirahmanMohame
    @AbdirahmanMohame Рік тому +7

    Baaba jeey guuleyso abti 800k coming soon inshallah ❤🎉

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Рік тому +21

    Gacmaha illhy haku barakeyoy hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😂

  • @musamohamed9129
    @musamohamed9129 Рік тому +2

    Team idriska 7 team dusay 6

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +15

    Big legend always babajey and team's raxma xasan congratulations 😎😍❤⚽️♥️😊

  • @HaaruunXuseen-qd6mm
    @HaaruunXuseen-qd6mm Рік тому +10

    IDIRISKA IYO RAXMO IS NOT EASY😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +9

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤

  • @shaadiyomaxamed6326
    @shaadiyomaxamed6326 Рік тому +6

    :allaha u gar gaaro wallehen reer palestine 🤲🥺

  • @ShineCade-d7z
    @ShineCade-d7z Рік тому +6

    Raxmo ciyaarta wey baratay m allah❤❤❤

  • @simane-mohamoud12
    @simane-mohamoud12 11 місяців тому

    team rahma, guul baan ku rajaynaya hbbti

  • @Xamsenour-r9w
    @Xamsenour-r9w Рік тому +3

    Team idiriska ayaa badiyay bab jeeyow book 📖 soo qado dhibcaha ku qor cawa wixii ka danbeeya

  • @SharmaKasharma-so6fn
    @SharmaKasharma-so6fn 11 місяців тому +3

    Idiriska iyo raxmo xasan is not easy 😂😂😮

  • @Maxamuddhagayarexusen
    @Maxamuddhagayarexusen Рік тому +2

    Baabijee waxad uu Qalanta 2m asxabta dadka uuqalmin wad Qadhsisan tim babije han uu dabal dagno 1m💥

  • @mawlidahmed5268
    @mawlidahmed5268 Рік тому +2

    Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🎉❤🎉✌️👏👍💪

  • @BashiirMaxmuud-l1u
    @BashiirMaxmuud-l1u Рік тому +3

    Allow falastin xore 😢😢😢

  • @nasserkaskey5320
    @nasserkaskey5320 Рік тому +4

    Raxma Xassan waantegaraa Soo Badi sxb baaba ❤❤ Iftin ukunta wey daftay aboyabooy afaweynaa

  • @ibraahiimcabdi9789
    @ibraahiimcabdi9789 Рік тому +3

    Guleystaha waa Team Idiriska ii taabo waa inaad Raali gilin ka bixisaa sxb

  • @smokeeyblacky355
    @smokeeyblacky355 Рік тому

    idriska team waa la qiyaamey winner idriska

  • @moukarammohamed819
    @moukarammohamed819 Рік тому +8

    Dheylo is not easy 😂

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +4

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 Рік тому +1

    Team idirska

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Рік тому +2

    اللهم أنصر هم في غزه

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Рік тому +2

    Team raxmo indertay❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @omarjelle8029
    @omarjelle8029 Рік тому

    Idriska team mar 2 mar 6 Marna 7

  • @Mohamed_Mohamed_M
    @Mohamed_Mohamed_M Рік тому +1

    BAABA GABDHA WALLSHA WYE IS ASTURA KU DHEH 😢😢❤❤❤

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Рік тому +1

    Ciyaartaan waxaaa kuguleystay team idiriska hadìii xaqa lafiirinaayo

  • @timadhere3554
    @timadhere3554 Рік тому +5

    1k waxyara igadhiman igaarsiya 🙏 ❤❤

  • @rahmahassan1435
    @rahmahassan1435 Рік тому +3

    Waxan waa xaaq daro anago badinay bay nala cunen marki camerada laa xiray yahuuu 😂😂😂

  • @SamDjama-ii2pd
    @SamDjama-ii2pd 11 місяців тому

    Team raxma wa lagaa badiyaay
    Baba jey sidaa maficnooo

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 Рік тому +1

    Qayano waye team idirskaga win

  • @SamiirNuurciise
    @SamiirNuurciise 11 місяців тому

    Team rahma guul ❤❤

  • @omarjelle8029
    @omarjelle8029 Рік тому

    Ciyartan wa qayano wlhi ciyartan wabadoyay idriska runti baba jeey

  • @waatijaabo4630
    @waatijaabo4630 Рік тому +7

    Raxma waa funny 😂😂😂😂

  • @ridwaancabdiqaadiraxmed6504
    @ridwaancabdiqaadiraxmed6504 Рік тому +2

    Team iftiin ba badiiyaya marka hore😂😂

  • @abdirahmandayibosman960
    @abdirahmandayibosman960 Рік тому

    Team idiriska wa 15 and Team raxmo wa 14

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +1

    Jah barnaamij aan in badan sugaye

  • @hassankhalif7367
    @hassankhalif7367 9 місяців тому +1

    7 ayuu keenay dee baaba

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Рік тому +14

    Masha aliha ❤️🤙

    • @SaidOsman-k8r
      @SaidOsman-k8r 11 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂1❤ 2:11 2:23

  • @xasanmaxamed2629
    @xasanmaxamed2629 11 місяців тому

    Quri tuurka wuu kaa qaldan yahay ee is sax

  • @amiinupdy1753
    @amiinupdy1753 Рік тому

    Hadal nin wayn idiriska ii tapo anu gbdh 50 ley ah uma baxayo 50 ley kale u hyaa legend idiriska

  • @nananasriina1306
    @nananasriina1306 Рік тому

    15 team idiris 14 team Rahma

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 Рік тому +1

    Baab ninka ad leedihin dj dhuusay magaca gabadal pleaz qofka muslimka niyada ahaan bay u dhibaysa pleaz pleaz wiilka magaciisa isku day inaad ugu yeedhana wlhi aad ban uga xumaday😢

  • @lilMoha-p8w
    @lilMoha-p8w Рік тому +2

    Baba marwalba qofka ugo horaya oo comantiga bilawo ahay❤❤❤❤❤❤❤ 1m com son baba

  • @suniilpoy9344
    @suniilpoy9344 Рік тому

    Baba Jey Marka Hore Waxaan Badiyey Team idirska Ayaga Dacaalad ah

  • @IbraahinAbdi-et8vf
    @IbraahinAbdi-et8vf 11 місяців тому

    Team Raxma lagends

  • @abdullahiabdi1414
    @abdullahiabdi1414 Рік тому +1

    Qayano team idriska ayaa toos ubadiye

  • @axmedrashiid8263
    @axmedrashiid8263 10 місяців тому

    that"s not fair because idiriska team win the first time

  • @maxamedabdulaahi4110
    @maxamedabdulaahi4110 Рік тому

    Waa ka hiilisy team idiriska iitaabo

  • @abdikanijama6445
    @abdikanijama6445 Рік тому +1

    10:06 Raxma xasan iyo idiriska 😂😂😂😂😂

  • @Mr_________ZuMo
    @Mr_________ZuMo Рік тому +1

    TeAm iDiRZ Wa iNi WaTa WllHy 🎉❤

  • @zakicade910
    @zakicade910 Рік тому

    Team idiriska ayaa guuleystey nio

  • @Fadumoxusencali
    @Fadumoxusencali 10 місяців тому

    Allah nasyo tobad nasxa wlaheyga

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar Рік тому

    Guul raxma

  • @cabdiraxmaanmaxamed364
    @cabdiraxmaanmaxamed364 Рік тому

    Dhijey midi koowad gacantisa ayuu ku caliyey

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 11 місяців тому

    Illahay amarkii nin aqn iqabin inaan ku dhowaada jidhkayagu is taabto haduu yhy walaalkay ma jecli xishoodku dantuu ka mid yhy

  • @falaago1
    @falaago1 Рік тому +2

    Intii aanad Ciyaarta ku darin wakhtiga dheeraadka ah Team Raxma waxay keeneen 2+6+6= 14 Halka Team Idiriska ii Taabo ay keeneen 3+5+7= 15 Waxay guushu hal dhibic ku raacday Team Idiriska

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 11 місяців тому

    Allez rahma

  • @Cabaasey
    @Cabaasey Рік тому

    Yes

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Рік тому

    Rahma is not easy

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Рік тому

    Idiriska 7 caadi ooo nadìif ah ayu keenay 8 kajir 1 7 Caaaadi ayuu keenay

  • @Maankey-i4s
    @Maankey-i4s Рік тому

    Idiriska waala qiyaanat

  • @CabadiQaadir
    @CabadiQaadir Рік тому

    Idiriska win

  • @AbshirOsmaan-j8h
    @AbshirOsmaan-j8h Рік тому

    Baaba team idiriska ayaa badiyeen hadii zax loshego video kulaawo

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher Рік тому

    Asc Baaba jeey?gabdhaha qaaqawan oo kula jooga wax u sheeg qeyr alle ha ku siiyee,alle aan ka baqno,,Asc

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 Рік тому

      Xagee ka qaawan yihiin edeb daradaada intaas waxaa rabtaa in kommentigaaga la aqriyo ka tag

  • @MaxamedCiise-pc8nx
    @MaxamedCiise-pc8nx Рік тому +1

    7ok

  • @fathiabdi-gd7bz
    @fathiabdi-gd7bz 11 місяців тому

    7 /6

  • @Shacni724
    @Shacni724 Рік тому +2

    Nimanka somalia joogo qalad ayeey aaminsan yihiin kulahaa ani 100 ahay ayada waa 50 raxmo 😳 inteey ku qoran thy idriska waa 100 dumarkana waa 50?

  • @Koronto487
    @Koronto487 11 місяців тому

    iftin modeleey walaaley fudeed badnidaaa😮😮😮😮

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 11 місяців тому

    Qof ween ooo aan asturneen😢naahoooy sharfaada qarso

  • @captanpaara5589
    @captanpaara5589 Рік тому +2

    ADOO COMMENT FIIRININ VEDIOGA MA DHAMEYSAN KARTID MIYAA

  • @qadarcumar6589
    @qadarcumar6589 Рік тому

    Baaba macquul mahan idriska oo dheylo si qaldan loogu qaatay hadana shib ah timirtaba lafaa ku jirto baaba asi maa hin ee raxmo waa ye 😢

  • @AbiyaazaCusmaan-o3w
    @AbiyaazaCusmaan-o3w Рік тому

    Falastiin guul

  • @sumeyaabdullahi1688
    @sumeyaabdullahi1688 Рік тому

    Ciyarta waxa badiye team idiriska itaabo baba Jey maxa wa qayante

  • @Maxamed143Faarax
    @Maxamed143Faarax Рік тому

    Tiim idiris markii hore aybdiyen

  • @zakariyequmbe1970
    @zakariyequmbe1970 Рік тому

    Wala qora babajay sida Asad haguo waraqa lagu qora

  • @haashkaboy
    @haashkaboy Рік тому +2

    Baba jey dheylaha halii soo xawilo 😂

  • @maxamednoorcali591
    @maxamednoorcali591 Рік тому

    idiriska ayaa badiyeen

  • @amranmuxsin5657
    @amranmuxsin5657 11 місяців тому

    idiriska 8 uu kenay Hal ayaa laga jaray

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 11 місяців тому

    Mama jiis

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Рік тому

    Dhaylada maxa kudhacaya ayay kula tahy markuu vediogu dhamaado❤

  • @Siska..Cabdirisaaq
    @Siska..Cabdirisaaq Рік тому

    Baba jey cadalada mataganaida😢😢😮

  • @apdiaziizhasan4242
    @apdiaziizhasan4242 Рік тому +1

    Baba idiriska waad khiyantay dhaylada isaga lahaa 30 iyo 28 kla lahayeen cadalo daro ku samaysay ninkaa ciyartasi waa lagu celinayaa

  • @mbaape7757
    @mbaape7757 Рік тому

    Ciyaarta kowdii hore tiim idiris ayaa badiye

  • @AbiyaazaCusmaan-o3w
    @AbiyaazaCusmaan-o3w Рік тому

    Kusali nabi maxamed n,n,k,h

  • @Fadumoxusencali
    @Fadumoxusencali 10 місяців тому

    Gabdhow is astura amarka ale hala ilaliyo

  • @xasancutti8422
    @xasancutti8422 Рік тому

    Oo nadif eh halka 8aad wana laga jare

  • @QeysMohamed-o2c
    @QeysMohamed-o2c Рік тому

    Baaba jeey maa i balan sadid sxboo daageradaada kowaad aan ahay

  • @maryanmubaarak855
    @maryanmubaarak855 Рік тому +1

    Raxmo ukun jeclaa😂

  • @haashkaboy
    @haashkaboy Рік тому +2

    Hada iguma dambeen plz

  • @Xamdi-cm7hs
    @Xamdi-cm7hs Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @hodandeeqa9429
    @hodandeeqa9429 Рік тому

    Boqol iyo kontonka u sheegya mxy tahy kn fooshaxun iydo kontona ayy Ka Karti iyo aqli bdntahy😂😂😂

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Рік тому

    Hoos U Dhac Baa Kugu Yimid Sxb Xaasidnimada Iska Ilaali Si Horumar Aad U Sameyso Waxaad Jeceshahay Walaalkaada La Jecloow Waa Iga Talo Libaaax

  • @MAANKACALI-t4c
    @MAANKACALI-t4c Рік тому

    Waa qalasa

  • @dhalintamantachannelofficel

    Lkn ciyarta idiriska badiyay wlh

  • @king_ilkacase1
    @king_ilkacase1 11 місяців тому

    Tiina farey arkey yaa ila arkey isnapchat😅

  • @adenmohamed2593
    @adenmohamed2593 Рік тому

    ALBIITAR KAHAAAINSANAA