Riwaayad Reer Jabuuti (3aad)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Riwaayad reer Jabuuti ah oo ay ku jiraa: Ibraahim Gadhle oo habar metelaya, Cabdi-nuur Alaale, iyo hobollo kale.

КОМЕНТАРІ • 33

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 роки тому +4

    😂😂😂funny
    Dadkeeni hore
    Ilaah ha idiin naxariisto

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 4 роки тому +2

    Cajladii video ah oo riwaayad ah oo aan daawado tii ugu horaysay 1982.
    Riwaayadii Qaahira

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 Рік тому +1

    Ilaahayoow u naxariiso aamiin

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому +2

    Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi waa dhab walaahi. Xikmadi wataa soomaaliyeey. Dadkeenii hore wadaniyad iyo xikmad midna ku gaadhi mayno walee.

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 6 років тому +1

    Jigjigaawi Allah u naxariisto

  • @bishaarlabanin9872
    @bishaarlabanin9872 8 років тому +4

    kkkkkkkkkkk alaha u naxariisto abdo xamarqodh and ibrahim gadhle

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 років тому

    Ibrahim gadhle alle ha u naxariistee abwaan murti badan riwaayadan murtida badan isagaa leh se islaan buu metelayaa

  • @abtidonomar5516
    @abtidonomar5516 3 роки тому +1

    Elahay dalaqadisa maxu u daloolshay inu cay nagu dacoo ABWAN IBRAHIM GADHLE Aleh yarxama

  • @Carrabey
    @Carrabey  12 років тому +3

    Alla hortii wuu kobcay!!!!!!!!!!

  • @Carrabey
    @Carrabey  12 років тому +5

    Ilaahay dalqadiisa
    Ma waxuu u dalooshay
    Inuu ceeb nagu daaco!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @gouledahmed1820
    @gouledahmed1820 10 років тому

    waa ruwaayad aad u qosol badan

  • @Carrabey
    @Carrabey  12 років тому +6

    Daamur bay u ekayd!
    Afku wuu daldaloolay!!
    Sanku wuu dunsanaa!!!
    Dibin hoosta u dheeriyo
    Cirid aad duqus moodo na
    Illaah baa ku dahaadhay!!!!!!!!!!!!!!
    Tolow muxuu intaasoo foolxumo ah ku jecleystey.

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 років тому

    Aamina gacan la oo yar waaw

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 8 років тому +2

    dunida foolxumededa adiga uu delegue aah kkkkkkkkk

  • @taajiryouzuphjama7769
    @taajiryouzuphjama7769 Рік тому

    Dad waa dadkii hore hadalna waa ninkii hela

  • @niciimadhoolayare6080
    @niciimadhoolayare6080 4 роки тому +1

    😃😃😃😁😁😄😁

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 5 років тому

    Fadlan magaciisa igu caawiya

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 5 років тому

      Niinka islanta matalaya wa ibrahim gadhleh Allaha ha u naxariisto ka is caayen wa abdo xamarqodh Allah yarhamu
      Amina farah
      Iyo abdourahman ubax ka daacaska lala dhacay

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 5 років тому

    dumarka 2019 maxay u qaadan caruurta

    • @abdifatahabdi7511
      @abdifatahabdi7511 4 роки тому

      Talafan iPhone ah ayay jarigaga dhinaca uga galiyan war iyo wacalna uma hayan

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 8 років тому

    kkkk walahi waa funny

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 5 років тому +1

    war weyba iscayeen

  • @ikraancumar8006
    @ikraancumar8006 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @ciiseibraahin4553
    @ciiseibraahin4553 4 роки тому

    Kkkkkk

  • @farxiyaahussein361
    @farxiyaahussein361 Рік тому

    Hhhh😅

  • @dekaibrahim5145
    @dekaibrahim5145 4 роки тому

    h

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 8 років тому

    dunida foolxumededa adiga uu delegue aah kkkkkkkkk