Masar ma tahay dal fuliya Heshiisyada ay gasho, maxay tahay danta ka danbaysa in ay Soomaaliya aado?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Masar ma tahay dal fuliya Heshiisyada ay lagasho dalalka Caalamka, maxay tahay danta ka danbaysa in ay Soomaaliya kusoo daabusho agab dagaal?
    Geediga Geeska Gaylan, maanta waxaa uu kusaabsan yahay Heshiiskii Masar iyo Soomaliya.
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Aniop45
    @Aniop45 2 години тому +7

    Ku saliya nabiga❤

  • @popular7493
    @popular7493 Годину тому +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому +5

    masar wax khayra umaleh soomaaliya wayo wadanku wa maamul goboleedyo oo waxa dhici karata inay gobol kasta ciidan soo geliyo wadanka ileen dastuurki xasan wuu tuuray kalsoonidiina mesha way kabaxday oo xasan sheekh baaba layskadifaacaya wa waqica wadanku kusuganyahay

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 години тому +6

    FALASTIINBAY WAX TARI LAHAYEEN

  • @AnCmaj
    @AnCmaj Годину тому +1

    واطيعو الله واطيعو الرسول ولا تنازعوا فتفشلو وتدهب ريحكم واصبرو ان الله مع الصابرين

  • @abusultan011
    @abusultan011 Годину тому +1

    Masha Allah waa qaab wacan in barnaamijka waraysi kagu dhafo.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Годину тому

    Cabdiwaab maashallah professor

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 2 години тому +2

    Imitaanka Masar Somaliya Dhib Cusub ayuunbay ku soo kordhinaysaa.

  • @CnaasirCumar
    @CnaasirCumar 2 години тому +1

    Gaylan

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 2 години тому +1

    Gaylan masar waynadiday lkn israail nocodaysay

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 години тому +4

    xidhiidhka somaaliya iyo masar waxba kama jiraan hada waa danaysi

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Годину тому +1

      Siyaasada ayaaba saxiib joogta lahayn dan joogta leedahay nio

  • @Salmo6Shiinexaashi
    @Salmo6Shiinexaashi Годину тому

    Waa saxa

  • @MawliidAadanmuumin
    @MawliidAadanmuumin 2 години тому +1

    Midbaa hada kahor oromo nagu daray adna ma waxaa rabtaa inaa tidhaa faraacinadii ayaan kasoo jeednaa taasi malaha xaga oromada oo laynoo riixo ayaa dhaanta😅 fikirkayga waaye from Borama

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 2 години тому +1

    Siisi waa dulli danaysi badan ee ha uhiiliyo walaalehen falstin oo gaajo udhamaanayo ama itoobiya ha iskadhiciso Hana burburiso biyo xireenka

  • @ahmednalayeh2656
    @ahmednalayeh2656 2 години тому

    Somalia Diyaar MA u Yihiin in ay Gardarada Masar ee kula kacayso Ethiopia oo ay Biyheedii Dalkeeda Ku Magayaan Kula Dagaalamaan.

  • @haboon180
    @haboon180 Годину тому +1

    Calamku waxa maanta uu aad u arkay, in Somalia waxa dawlada lagu sheegaa ay moryan tahay. Kuwii ka horeyeyna faqash shaadh dawlad iyo wadani matalaya ahaayeen. MoU ayaa faqash iyo moryan qaawisay. Manta Somalia waa laughing stock.

  • @Feysaljeey
    @Feysaljeey 19 хвилин тому

    m.a maanta muuqaal dheer ka hayaa sidaa u dheeree muuqalada xogtada waa mid muhiim noo ah nbadgalyo

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Годину тому

    Wadh wadh

  • @MubYus
    @MubYus Годину тому +1

    Masar ayaa ii dagaalamysa ciidan ii soo diraysa ,Ethiopia la dagaalami doonta , waa iska sheeko caruureed.

  • @haboon180
    @haboon180 Годину тому

    Darod (faqash) iyo Hawiye ( moryan) waxay boobeen juboyinka iyo shabeloyinka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya, waxay daadsan yihiin meel kasta. Gedo hal tuulo kuma laha Marexan.

  • @haboon180
    @haboon180 Годину тому +1

    Somaliland maanta waxay ka dhigtay Ethiopia red sea super power. Somalia wax muhimad strategy ah ma laha. Somaliland waxay dhawan u xuubsiban doonta, magac la yidhaa Horn of Africa Republic. Somalia waa xaar dad, kab iyo xaarkeed waa la Isla tuura.

  • @Salugla
    @Salugla 2 години тому +2

    Somali xataa magacyadii waa la badalay Xundumay iyo Hoosoow ma Somalibaa

    • @MubYus
      @MubYus Годину тому

      Xundubaay waa maxay🤣🤣🤣🤣🤣

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Годину тому +2

      @@MubYus soomaalida jin ba kudhex jiran umaleyanaya oo dad lamoodaya bal adigu xunduubay iyo hoosoow baad layaabtaye kuwo kadaran ba maqalna maalinkasta

    • @MubYus
      @MubYus 38 хвилин тому

      @@firdowsmusay-ze9gs
      Run. Soomaalidu way isku wareeratay, aduunkiina been ayay ku wareeriyeen anigu lama yaabo, JIN wax ka daran ayaa ku dhex jira.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    ciidanka shisheeye oodhan hakabaxan wadanka soomaaliya soomaliya lehe

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 24 хвилини тому

    waligeed dawladaha carabtu dhexdhexaad kama noqon arinta soomaaliya mar walbana waxay u janjeren dhinaca koonfurta ama marka la fasiro in ay qabiil taageeran waana mida sababaysa in soomaaliya dawlada soomaaliya

  • @Salugla
    @Salugla 2 години тому

    Masr iyo Itoobiya labaduba dantooda ayay u socdaane Somali bal car danteeda iyo waxay damacsan garo

  • @user-pq3ue4su7s
    @user-pq3ue4su7s 2 години тому +1

    Adi isku dir ka shaqee iyo lkn Malin un wa imanee somali ama wa lagu so qabanaa in sha Allah duli baa tahay dowlada somali neh wa inee kuso qabataa

  • @MubYus
    @MubYus Годину тому

    Ethiopia hada waxay ku doodaysaa Soomaaliya dhiig ayaan u daadiyay si aan dawladeeda u dhiso, Masar beri waxay oran doontaa aniguna dhiig baan u daadiyay , markaa Soomaliya waxay noqonaysaa oo ay ku danbayn doontaa Naag 2 nin qabaan .

  • @C.shkauurCumar
    @C.shkauurCumar 40 хвилин тому

    Daarood waligiiba waa cabsaa😂😂😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    ciidanka masar waxa lasheegay in buuhoodle lageeynayo si puntland loogu bur buriyo ee xasan hadu daacad yahay awdal ba ciidan umaahan xoreya ee mugeeyo hadu qabyaalad wadin

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Годину тому

    Su'aashu waxa weeye, ma madaxweynaha caalamku aqoonsanyahay ee jamhuuriyadda baa Masar u yeedhay mise iyadaa iska timid? Anaga ayaa u yeedhanay. Waa maxay, marka, waxa la sii baadhbaadhayaa?! HAA dan weyleedahay, laakiin adaa u yeedhay. Maxaa Masar loo sheeganayaa, marka?

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Годину тому

    soomaalilaad wey iska bixisey masaarida joogtey xuuti koofur ayuu duqeynayaa ogaada

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    masar qabiilka hawiya wata dad baana lagu xasuuqi raba waxana cadeyn u ah in sharci daro laguso geliyay wadanka ee midakale falistin bay u naxihi weyday ma soomaaliyay khayr uwada

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 Годину тому

      Ma ogtahay in wadanka kaliya Israel dagaal lagalay yahay masar aysan dal carbeed uusan usoo Gurman,

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 2 години тому

    Itoobiya ma tahay mid laga nabad galo

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 39 хвилин тому

    Waligiin walalaheen Turki, walahen Masar, walalahen Carbed kujira. Maxaa inoo diiday inaan midayno walalnimadena Somaliyed. Markaa kadib ayaa dunida kale walaltinimo laga raadin karaa nacalaa adinka iyo mesha kadojedanba😅

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    wadanka dowlad lagu mideysanyahay maba kajirto oo xasan dasturki wuu tuuray ee gobol kasta haystifaaco hadi muqdisho masar keensatay wa khatare

  • @DrAbdullahiIbrahim
    @DrAbdullahiIbrahim Годину тому

    VEDIO GAAN KU CELIS WAAYE EDIT KIISA 😢

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 17 хвилин тому

    Afartaas dalba dhibaatada haysata masar qayb ayay ka tahay waxaana sabab u ah aragtida gaaban ee madaxda hada joogta iyo difaaca yahuuda ee ku salaysan sandareetada maraykanku siiyo masar looguna burburiyay dawladahii gidaarka iyo difaaca iyo garabkaba u ahaa hortoda lagu burburiyay waliba ayada loo kaashaday hadana masar danteda ayaa keentay masar waana xili ay masar waxba ka qaban karin waxa dhacaaya lkn nasiib wanaag ethoapio ayadaa burburaysa xaqiiqdii hadaan sida wax u socdaan wax iska badalin

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Годину тому

    waxaa ka daran ey u soo gashey soomaaliya iney ka qorato ciidan ay u tababarto xuuti inuu la dagaalamo uu bada cas ee geeyneyso aabayaasha iyo hooyooyinka dhalinyaradaa dhaley ilmahooda ha ceshadaan ayaguna wey holcayaan soomaaliyana wey holceysaa markey ku tuuraan saaruuq

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 2 години тому

    Somalia ma noqon karta dhul ay ku dagalamaan masarida iyo ethiopianka?

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Годину тому

    hadii ay faaiido ugu jiroto masar jamaal cabdinar ayaa ugu dambeysey iney carab iyo muslinba wax taraan waa been masar milatari ma keenen ee waa ciraaq dowlada taageereysen dagaalkii 77 masar wax barasho ayey u joogtey carata yo muslimiinta intooda badan masar waxey ku socotaa dariiqii uu u sameeyey saadaad masar wa bas meeshii dan ugu jirto wey galeysaa haduuna dan ugu jirin ma galeyso

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Годину тому

    Masar maxey na tarayaan

    • @MubYus
      @MubYus 35 хвилин тому

      Waxba ku tari maayaan, aan lugooyo ahayn, haday cid wax tarayaan Falastiin ha u hiiliyaan.

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 2 години тому

    Been daarode