Xassan Sheikh Isagaa Ku Xan Qarsaday oo ethopia iyo kenya ku yiri Ila Qabta Ahmed Madoobe jubbaland Marka Xassan Isagaa is hoos dhigay kenya iyo ethopia
Xasan shiq shalay wuxuu diidana in Puntland iney ka dhacdo Doorasho Qof iyo cod Af iyo maalba wuu kala Hortagay hadana isaga mid aan loo dhaneyn wada 😂😂😂😂😂
Maxaa ka jira warka ah: Madaxweynaha Soomaaliya MD. Xasan Sh. Maxamuud ayaa lagu wadaa isagoo joogaa dalka Switzerland in la gudoonsiiyo bilad sharaf ah BEST AFRICAN PRESIDENT LEADERSHIP AWARD
Xasan doorashada u qortay ha qabto ha ku qabto dalkuna 5 dawladdood buu yaalanaya bal ha la arko ciduu maddaxweyne u yahay . Xasan cadow qofa wareysanaysid ka daa hantidaada wariye tahay meel dhexaad noqo
1 man vote for the existing somali new generation government is very correct to obtain 1 man vote 89% is correct while the parliament of 4,5 tribal government approved to obtain 1 man vote with out discussing with regional presidents i,e the regional president there representatives in the parliament abroved by vote majority from that view somalia government is correct ❤ president Hasan shiek keep up ❤
Shacabka hadaa nahay wax waliba waxaa noo hoo saa sinaayo waa siyaa siyiinta aan qab wadani yad laheen jeeb shisheeye ku jiraan laa luush qaa tayaal baa wadan kee nii baa bi inaayo
Hawiye hadii lagu yiraahdo idinka kaliya doorasho dhulkiina ka qabta miyeey ka qaban karaan dhul hawiye oo dhan waa maya sidaas darteed somaliya qof iyo cod xasan kama qaban karo taas laabta ha loo furo oo tendhadii yaan laga dib dhicin
Doqoni dibir kama dheregto. Xasan-Caddow, siyaasiyiinta aad waraysato waad ku ceebowdaa. Ceebta dawladda oo sida qorraxda u muuqata ayaad jeceshahay inaad gacantaada ku qarisid. Waa dalkaagii iyo dadkaagii waxa sidan u sii baabba'ayaa Xasanoow. Dadaalka iyo runta qayb ka noqo ama ka aammus.
Xasan cade abtiga aya ahay waxba shegi Karo Wan ku xushmaynaya dorasho sax ah Balkan kama dhici Karter anbasadorka hawareerin caawa xasan waxbaa kaa qaldan
Xasan xeerka saxaafada meel hakaga dhicin allah ka cabsi ku dar (800) goobood ee ka dhacayso xagay ku yaalaan? Ma cirka korkiisa? Be realistic be mediator xaga qabiilka ha uiilan/leexan😂😂😂😂😂
Waxaa loo eryay guddigii doorashooyinka Xalimo Yarey, oo tagtay dalal badan dowladahoodii buurbureen haddana galay marxadan ku jiro guddigii la Xalimo Yarey, hala soo ceeliyo, sabaabto ah dadkaas waxaay bay soo arkeen.
War Xassan Cadow ha noqonin cbb Dowalada beena ha sheegin beentu waa xaaraan Ssc ma odhan doorasho aan loo dhameyn oo nin shaati leeg is leykiisey. Muranka iyo qajacjacda iska daa iyo xagjirnimada iyo beenta aad ka sheegeysid Ssc
Shimbir-yahow Heesa, Hees Wanaagsan Heesa,Cadaalad Ka Hadalkeed In Laga Xishoodo Ayay Fiicnaan lahayd,Asxaabay Been Run Eg Ma Hayno,Mashruucan Hore Ayuu U Fashilmay,Xoolana Yaan lagu Qasaarin,Madaxdeena Qur'aan Saar Ayay U Baahan yihiin!!!?
Waa xisbiga xasan garguurte ee Damujadiid ama al islaax oo kaso farcamay ikhwaanul muslimiin. Waa urur diimeedyadii argagixisada aha oo siyaasada soo galay.
Weriyenimoow xaal qaado..!!!
Ambasador/Xildhibaan, Cali faqi Mahadsanid runta aad ka hadashay...
Doorasho qabashadeeda qofna si cad uma diidana laakinnin la isla ogolaado ayaa la rabaa
Kan wariye maha Somalia oo dhan Muqdisho ayuu u haystaa dameeraleey aqli malaha
Xasan shiiq dastuurka anaa suubsaday baarlamankana anow iigu xareysanyihiin ayuu xasan yiri
War kan yaa soo dirsaday wariye ma aha waa mooryaan fikir xun aaminsan
Ambasadar waa nin fayoow oo jecel dalkiisa guul iyo gobonimo
Xassan Sheikh Isagaa Ku Xan Qarsaday oo ethopia iyo kenya ku yiri Ila Qabta Ahmed Madoobe jubbaland Marka Xassan Isagaa is hoos dhigay kenya iyo ethopia
Hasan cade gurgurte kursiga.haku so celiyo
adeer meesha cadaalad mataalo xasan garguurte wixii asaga shalay uuka diidanaay dowladii asaga ka horeysay maanta uu ku dhaqmo wax soconaayo maahan kuma rabo kumarabay ku leedahay asagaa afkiisa ka yiri.
Ninkaan oo kale ayaa somaliya Ambasadoor u ah Kuwaan Allah hanaga qabto Mid dhahaayo ma arkeysid Doorasho qof iyo cod ayaan rabnaa😊
midaad la ordaaysan ayaan la rabin lakin doorasho un ah waala rabaa.
siyaasiyinta wadan kale muwadin kah marabo dorasho qof iyo coda anaga soomaalida xorta anaga ah wana coodenen qof iyo cod
Siyaasi soomaliyeed yaa aaminaya
Dorasho wa dhacee xasan shiiq ilahey ha ufudeeyo
No Dani dani shacabkisu wa laqabaa fikrada federalka.hassana gurgurte ha u ololeeyo
Deni gurigiisu jooga 😂
Siyasyinta hadey udiyarsaney hanaga hor waregana amba wax haqabtan ama umada haka horwaregan
war bal dameerkan xasan futo cade wuxuu ku hadlayo war Puntland wax aysan raali ka ahayn soconmayso
Adiga weriyaha ayaba wadani ahayn
Xasan shiq shalay wuxuu diidana in Puntland iney ka dhacdo Doorasho Qof iyo cod Af iyo maalba wuu kala Hortagay hadana isaga mid aan loo dhaneyn wada 😂😂😂😂😂
Ambassador Mr. Cali Saeed Fiqi, waa khabiir xoog ogaal ah wax badana og, laakiin yaa dhagaysanaya.
dadkan madidano doorasho in laqaban karo waa ogyihin lakin xasan inow qabto ayay didanyihin
Dowaladaan waa fashilantay ee ha isa casilaan hadeey ummada u turaayan.
Maansha allaah
Xildhibaan kan waa very logic haday helilahayeen dhawr siyaasi oo sidan ah way hagaagi lahayeen!
Midakale.hadiiba doorasho xalaala laqabto yaa xasan guurguurte ucodaynaya
adeer hiraab somali halkaas ayaga dhigay somali isuso noqonaayo maleh somali yaa burburiyay waxaa rabtaan casimadii madaxwaynihi wazaartakasta idinkaa haysta oo qadataa wixii dheef wadanka soo kala hiraabow gacntiina ayay gashay xaaraan ka dhergtee haduu wax initareeyso puntland iyo somalinda tagtay lacg ugooniya ayay samaysteen
Dorasho qof cod ah waa dhacee insha allah kher
Buulo xuubey may ka dhace
Intee ka dhacee noo sheeg aan codeynee, xasan shiikh aan u codeynaa ani..
Saamileyda siyaasada waa iney doorstaan madaxweynaha soomaliya xasan dan noomahaayo anaa filada iskaleh ayuu yiri cid igabixikartana maleh
Xasankan wax wareesanaya iyo Xasanka uu u hiili isleeyahay waa masiibo qaran. Nacalatullah doofaartaan kutaal. Kulahaa Sanaag baa laga qabanaa oo Warsangeli waa codaynayaa!!!! Warsangeli saw Puntland ka mid maha? Tuugo tuugo dhasha
Soomaaliya ma hore ayey dhimatay!
Maxaa ka jira warka ah:
Madaxweynaha Soomaaliya MD. Xasan Sh. Maxamuud ayaa lagu wadaa isagoo joogaa dalka Switzerland in la gudoonsiiyo bilad sharaf ah
BEST AFRICAN PRESIDENT LEADERSHIP AWARD
Ambassador fiq run buu ku hadalaya iyo xaqiiqada dhabta ee jirta,
Dalka waa lawada keyahay ee shaqsiyaad ma yeelan kaaran,
War talaada miiska hala saaro oo mamuul gobeleedyada halala tashto hadii taas la waayo umaleyn maayo in aay doroosho qof iyo cod ah aay qabsoomeyso waa billahi towfiiq asc wr wb
Hi
Dr. Fiqi Xildhibaan Qaran baa tahay waajibaad baa dalka kaa saaran ee gudo hawlaha kaaga aadan.
Ambassador cali fiqi xasan cade waxaad weydiisay xaafada xamar jajajab iyo hawlwadaag ayaad weyddisay kee noo dhow ayaad tiri, xasan cade maba yaqaano xamar jajajab iyo hawlwadaag ma yaqaano xasan cade, xasan cade wuxuu ka yimid guraceyl.
Somali ayagàa dhibkà wadaan
Xasan doorashada u qortay ha qabto ha ku qabto dalkuna 5 dawladdood buu yaalanaya bal ha la arko ciduu maddaxweyne u yahay . Xasan cadow qofa wareysanaysid ka daa hantidaada wariye tahay meel dhexaad noqo
5 dawladood markii horeba wuu lahaa dalku ee xasan sheekh kama dhigin shan dawladood haddii qabiil walba uu tuulad88si goostay oo qabiil noqotay meel walba u maleyn maayo inuu imaan doono madaxweyne isu keenayavwaayo qolada hadda heysa hogaanka ee lagu dhegganyahay iyaduna berri sidaas uunbeey ugu dhegi doontaa qolada bedeli doonta oo qabiil gadaal u geli doonta
somaliya waxaa faragalin iyo.lugooyo ku haya XASSAN DHIIQO
WARIYE CALI XARAARE WAA NIN WAX BADAN KAHOREEYA SOMALI MARYOOLEEY,AADNA U BARTAY HAB-DHAQANKA SOMALIDA. CALIYOOW SIDA AAD SHARAXDAY MAAYAR MOOGE WAA ASIIBTAY.
Xasan cade waa Wariyaha kaliya ee afka dabka kuwado oo jecel inuu qofka uu wareesanaayoo warka ku duro mida kale waayihii Horn Afrik qofka xasuusto wuxuu madaxa isku galin jiray Hogaamiye kooxeedyada Dalka sida Muuse Suudi Qanyare cismaan caato iyo kuwo badan marka waligiis ninkaan wuu war xumaa wariyahaan wareysigaan hadaan Ani ahaan lahaa Xildhibaanka cashar ayaan u dhigi lahaa wlhi
Wareysigaan ninkaan afkaan juqda gabay waraa Cali Fiqi waa Qatar kkk masha'laah ha ka yeelin ninkaan dhinac uu janjeeraa kkk
Weriye saqajaan doorashada u kaadiye ka hadal in Xasan Tuug laga xannibey $270 malyan uu ummadda ka xaday.
Waa wariye mooryan ah. Dhul boobka Xasan buu diaacayaa
Hassan Ade never talks about his cousin's corruption he is like the spoks person of HSM
Wariye x/cade Qandaraaskaagu waa fashilmey umadda masiirkeeda haka ganacsan
Dowlad kama jirto Somalia- waa open border cidwalba u furan!
1 man vote for the existing somali new generation government is very correct to obtain 1 man vote 89% is correct while the parliament of 4,5 tribal government approved to obtain 1 man vote with out discussing with regional presidents i,e the regional president there representatives in the parliament abroved by vote majority from that view somalia government is correct ❤ president Hasan shiek keep up ❤
somali dowlaad kama jirto Hassan dhiiqo ama mr xoolo siyaasad meesha kuma haayo.
Asc. Suxufi sare xasan cade
Meesha laga codaynayaa waa xaggee teeda kale Xasan Sheikh miyaa caddaalad iyo dawladnimo laga sugayaa
Dawlada herrings ah oo mar a dal Canada u dhiibanaysa haysku ceebayn weriyow tan waa baqtiday
Benlow al-Shabaab ah wariye
Maxaa been ah. Axmed madoobe iyo siciid dani waxeey ku xiranyihiin imaaraat itoobiya iyo kiinya dan soomaaliyeed ma wadaan danahooda ayeey wataan iyo ineey laaluush ku qaataan ineeysan soomaaliya doowlad yeelan cidna shaking ugama jiro farmaajo beey kula dagaaleen bilaa micno xassana kaar qabiil beey uxoqdeen barri kan imaanayana sidaas weeye kolka adeer qaain-nimadaas islagala soco
@@SaidAhmed-t5c deni iyo ahmed anaga na matalaaan 😂 xamareey awrkaagu hku qaado
xasan sheekh axmedow raga aad wareysaneyso weydii suaalaha ku haboon.
Wadadkan rerxamarka xasan cade mafahmin
Qofkaa Xasan Cade sheegtaa Waa nacas, Inuu Dameer ku shaqeeyo ayaa u dhaantay.
Xasan cadee ma intaas ba aqoon ka ah mise caadifadba haysa
Asc waxaan oo kalaa weye sheeganaaya waa ninran xasan shiikh shalay isgaa diidiy doorasho qof iyo coda gudida aadsheegeyso magudi loodhan yahaybaa mese waagudi xasan shiikh soodoortay iskadaa gobolada ee xamar kama qabankaro marka wereye ku sheegoow xaqiiqda kahadal
Waar xagee campaign lagu sameen
Waar xasan marka hore garsoor ha sameeyo madaxweynaha hadii lays qabsado kala saara
Weriye kanlagumasheegikaro waacawaan wadankadhana umaleeya xamar oo gobol ahaan Somalia ah gobolka uguyar Somali oodhan itaasuukayaqaanaa midakale suaalihiisa oodhami waabilaacamal
Somaliya 1991 ayeey dhimatay has daalinina garguurte umadda allaha kaqabto garguurte
Shacabka hadaa nahay wax waliba waxaa noo hoo saa sinaayo waa siyaa siyiinta aan qab wadani yad laheen jeeb shisheeye ku jiraan laa luush qaa tayaal baa wadan kee nii baa bi inaayo
Durbaan xadaw xaguu kutumaa
Xassan mooryaan nimada iska daa dawlad meesha ma hoogto kastuumada yaan lagaaga baxsan
Xasanow qabiilka aad Xasan sh ku jeceshahsy ee Qabyaakada ah qabilgey ka degtay.
War heedhe wariye maahide ka fariiso maaha
XASSAN. CADDEX. WAA WAR. MOOGE. WARIYE KA. DACIIFSAN MA. ARAG. WAAYO. MA. AHAN. WARIYE. DALKA. IYO. DADKA. U. ADEEGAYA. BALSE. WUXUU. U. MUUQDAA. SHAQSI. HAL. DHINAC. KA. RARAN. FADLAN. NOQO. WARIYE. SOMALIYEED.
wariye ciilan oo cuqdadaysan oo ciilan qabyaaladayste ah adeer farmaajaa laga diiday doorasho boob ah xassan dhiiqana laga yeelimaayo.
Xasan Cadow ilaah ka baq ee qabiilka qslbiga ka delay iska.
Hawiye hadii lagu yiraahdo idinka kaliya doorasho dhulkiina ka qabta miyeey ka qaban karaan dhul hawiye oo dhan waa maya sidaas darteed somaliya qof iyo cod xasan kama qaban karo taas laabta ha loo furo oo tendhadii yaan laga dib dhicin
Doqoni dibir kama dheregto. Xasan-Caddow, siyaasiyiinta aad waraysato waad ku ceebowdaa. Ceebta dawladda oo sida qorraxda u muuqata ayaad jeceshahay inaad gacantaada ku qarisid. Waa dalkaagii iyo dadkaagii waxa sidan u sii baabba'ayaa Xasanoow. Dadaalka iyo runta qayb ka noqo ama ka aammus.
Waryaa weriye ku sheeg puntiland xasan Mooryaan iyo doorashadiisa tuugnimadiisa loogama baahna boolshidh
Horta wax heshiinaya ma'jiraane maxaa doowladii markaas joogta iyo shacabka la'gudboon weeye. Maxeeyse doowladu kukasban kartaa shacabka dalkana doowladnimadiisa ugu soo celin kartaa siyaasi iyo maamul 2o years ka badan beey soo qasaariyeen
Gurgurte iyo hasan caday wadanka maleh kaligood
xassan cade waa mooryaan wariye ku qaraabta.
Kkkkkkk weligod maheshiinayano ayaan kuqoslayaa
Xalaal iyo abgaal maxaa iskudilayaan
Xasan cade abtiga aya ahay waxba shegi Karo Wan ku xushmaynaya dorasho sax ah Balkan kama dhici Karter anbasadorka hawareerin caawa xasan waxbaa kaa qaldan
,hadey isku qabsadan oo xasan wax qaban waayo an aragno lakin tuusbax goay siyasiyinta dibusocodka aya ah
Dawladd kulaha dawladdu waa tee gay joota ma xasan dal xaraashe baad Dawladd utaqaana
Xasan xeerka saxaafada meel hakaga dhicin allah ka cabsi ku dar (800) goobood ee ka dhacayso xagay ku yaalaan? Ma cirka korkiisa?
Be realistic be mediator xaga qabiilka ha uiilan/leexan😂😂😂😂😂
Waxaa loo eryay guddigii doorashooyinka Xalimo Yarey, oo tagtay dalal badan dowladahoodii buurbureen haddana galay marxadan ku jiro guddigii la Xalimo Yarey, hala soo ceeliyo, sabaabto ah dadkaas waxaay bay soo arkeen.
😂😂😂😂😂😂
Warsangali xagee ka codaynayaa ma xamar haeiye calling xumaa dawlad ma banana karaan
War Xassan Cadow ha noqonin cbb Dowalada beena ha sheegin beentu waa xaaraan Ssc ma odhan doorasho aan loo dhameyn oo nin shaati leeg is leykiisey.
Muranka iyo qajacjacda iska daa iyo xagjirnimada iyo beenta aad ka sheegeysid Ssc
Dalkan waxaa dhibaato ku ah mooryaan xamar joogta
Beenta xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto
Xasan Cada Afka Xasan Munaafiq uu ku hadlaa. Maybe, Xasan Munaafiq aa siin doona Xasan Cadda Xildhibaan.
Saxafi maba aha muran miidhan weeye isago saxaafad sheeganaya ayuu tageersan yahay dhinac waligeed intay nocaasi muqdisho cidina is raaci mayso
doorashada waxaa diidan kuwa dhul aanay lahayn xoog ku haysta
Shimbir-yahow Heesa, Hees Wanaagsan Heesa,Cadaalad Ka Hadalkeed In Laga Xishoodo Ayay Fiicnaan lahayd,Asxaabay Been Run Eg Ma Hayno,Mashruucan Hore Ayuu U Fashilmay,Xoolana Yaan lagu Qasaarin,Madaxdeena Qur'aan Saar Ayay U Baahan yihiin!!!?
Xasan cade ku wad suaalaha.xanuun.kaleh
Caasumadu intey xamar thy soomaliya hagaagi mayso 😂xamar waa in laga takhalusaa waa xarun argigixiso
War siyaasiso ninkaan yuu ku walin qabiil ba wadnaha iyo madaxa kagalay
Xassan futo cade dameer caqli lix saac wuxuu haysta Somalia inaytahay dadkuna hawiye yahay duli fooqul duli war xassan dhiiqo oo aan villa wardhiiglay xataa maamulin ayaa doorasho qabanaya
Qabyaalad wadanka dhiqi mayso nin waliba intiisa ha u taliyo wa la idin qabsan weliba la socda
Xasan baa u liita wu kala direy dadkii
Who is UDP?
Waa xisbiga xasan garguurte ee Damujadiid ama al islaax oo kaso farcamay ikhwaanul muslimiin. Waa urur diimeedyadii argagixisada aha oo siyaasada soo galay.
Ninkani ma wariyaa mise waa afhayeenka xasan sheeg he's fucking sick
War waxas hano shegina dolad mesha matale qabika haladayo Marka hore madaxwene qabil aminsan wax umahagagayane
Hassan cade yaan lagaagaran dhinac baad u raran tahay
Wadanku halis xun buu ku jiraa hadaan hassan shiikh mahamuud dal xaraashe xaabsade