DEG DEG COD SIR AH SHEKH Ali Wajiis oo laso Qarxiyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 107

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 13 днів тому +13

    MAREYKAN DAALIMKA UGU WEYN WRRYE ALLAHA JEBIYEE AABAHA NECAYBKA IYO XADGUDUBKA MUSLIMIINTA WEEYE MAREYKAN GAZA HADUU SHARCI CELINAYO MAREYKAN FALASTIIN MADAMIREEN ALLAHA JEBIYEE ORDOGANQ KHAA'IN DANTIISA WATA WEEYE DHULKAYAGU BEEC MAAHA بلادنا ليس بيع ولا شراء يا الأعداء الله 🎉🎉🎉🎉🎉❤صومالية ❤❤❤ليس بيع ولا شراء ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @yassinduale34
      @yassinduale34 12 днів тому +1

      War maxaad la rux ruxaysaa

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому

      😂😂😂😂​@@yassinduale34

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому +1

      Orod o ladagalan ma hadal uun banu wadi dona 😂😂😂😂

  • @The-informed
    @The-informed 12 днів тому +5

    Shay tan wajiis, jaajus mooriyan ah

    • @Banadir-State
      @Banadir-State 12 днів тому

      Aamus jaahil baa tahay fahan wuxuu ka sheekeynaayo saqajaanoow...
      Wax jiro buu kuu sheegay, waxa uu sheegaayo waa wax uu dad ka soo guuriyey, maxaa u aflagaadeynee..

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 13 днів тому +6

    Ethiopia iyo somalia waxaa udhaxeeyo khilaaf abadan eh waayo nijaaska kacbada burburin doono waa Ethiopian kuwii kacbada burburin rabey na waa Ethiopian Soo waa in aan kacbada kuwa rabo burburkeeda aan quluubta ka'nacno
    Wabilahi towfeeq ✌️✌️

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому

      Show sufiyaduu warar badan ayeey hayaan 😂😂😂😂

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdirazakabdihasan1545
    @abdirazakabdihasan1545 13 днів тому +6

    Sheikh ma aha waa munaafaq basaas u shaqeeya dowlado carbeed oo diidan Qaranimada soomaaliyeed

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 13 днів тому +2

    Mashanleste wuxuu ahaa maareyeheegii allaha u naxariisto

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 6 днів тому

    ILLAAHEEY CADAWGA HANAGA QAABTO MIID DARTIIS NALAA AH IYO MIID NAGAA FOOGBA FAIIDO NOOMA LAHAAN ILLAAHEEY HAANAA CAAWIIYO

  • @rahmabarsame4207
    @rahmabarsame4207 12 днів тому +2

    Asc Sheikh Allah ka cabso

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 6 днів тому

    MUSLIMIINTA OO DHAAN HAA CAAWIIYO ILLAAHEEY HAA CAAWIIYO

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 12 днів тому +2

    Culimada soomaaliya 3da sheekh ee xag diin iyo siyaasada islaamka aan ku doortay waa 3daan:-
    ■ Sheekh Musafa ALLAH yaxfad
    ■ Sheekh Muxamnad Rashaad..
    Rabbi yarxam
    ■ Sheekh Cali wajiis ALLAH yaxfad

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 13 днів тому +3

    Sheekh adigu imisaad qaadatay

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 12 днів тому +3

    Beeeeeenaaaaaale!!!

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому

      Abaha beenta 😂😂😂

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 13 днів тому +2

    Si fiican oo macquul ah ayuu u faaleyey sheekhu

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 12 днів тому +2

    Wanu ku fahanay saxiib xagad siyasada u wado sir maad sheegene tanu sir maahe siyada Aad fidinayso wanu ku fahanay

  • @SannaMire
    @SannaMire 13 днів тому +2

    Subhanallah 😮

  • @aligeelle8473
    @aligeelle8473 12 днів тому

    Xaggee joogtaa dowlad

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 днів тому

    SUBXAAN ALAAH😱😱😱

  • @MohamoudAbdi-f1y
    @MohamoudAbdi-f1y 12 днів тому

    Mareykanku.waacadeyey.in.caliwajiis.argagixiso.yahay.waanalataliyaha.xasan

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 6 днів тому

    MAHADSANIID

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 13 днів тому +5

    Cali wajiis somaliyeey maxaad ka fahamteen ,anigu waxaan u fahmay inuu jaajuus ahaa weligiis ,sababtoo ah sheekh sidan gaalada ugu dhex jiro iska fahan ,muxuu gaalada u jaajuusay shaydaan jiis

    • @moktarabdi7646
      @moktarabdi7646 13 днів тому +1

      Wuxuu inoo sheegayaa in inaadeerki Hassan Sheikh ku saxsanyahay in Ethiopia bada Somaalia lagu wareejiyo. Danaha dowladahaasi leeyihiin intuu ka sheekaynayo maxaa u diiday in u danahaa Somaalia ka hadlo? Waa dadkaa noocaa u hadlaya ayaa inajabiyeey

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 12 днів тому

      😂😂😂😂😂

    • @A.R.P-eo4wp
      @A.R.P-eo4wp 11 днів тому

      aad baa u saxantahay. Ilaahay hanaga qabto kan oo kale ayaa naga buuxo.

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 12 днів тому +1

    Waa mahadsan tahay Sheekh Cali wajiis wax ceeb ah ma sheegin waxaa ka sheekeeysay nin kale oo kuu waramay laakiin waxaa la yaabay dadka iska caaynaayo sheekha muxuu khalad ah oo ku cayseen?
    Dadka bilaa sabab dadka u caayo waa dad aan xalaal lagu soo koronin oo ibnu saqajaamiin ah..

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 13 днів тому +3

    Soomaaliyama kuma baraarugsana arintaas soomaaliyeey kaca kaca kaca toosa toosa

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 13 днів тому +2

    Wadaad jaajuus ah warkiisa ya ku jira

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 12 днів тому

    Hadday sidàas tahay mA xuma 3daa arrimood ee maraykanku rabay lknse markasta itoobiya Badda halaga ilaaliyo.

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 9 днів тому +1

    DOFAAR CALOOSHIISA U SHAQEEYSTA AH WAR KIISA KA SO QAAD; HADII UU ISLAAM YAHAY MUXUU U SHEEGI WAAYAY? DIINTA SOMALIA LAGU BURBURSHAY HADII DIIN WADDAN LAGU XUKUMI KARA? MAXAAN U ARKI WAAYAY HAL DOWLAD DIINTA ISLAAMKA ISKU XUKUMAAN?😂😅😮😢😅😮😢😊

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 12 днів тому

    Hawiye waxba la qariyey intaad naga deysan qabta inkaar qabhahan hungurigu qaaday oo wadsnkiba been geeynaya

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 13 днів тому +2

    Waji jiis, miyaa magaciisa, suu been jiisa u sheegaayey aa Waji Jiis la dhahay miyaa

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 10 днів тому

    Arinkaan waxaan u fahmay khalad iyo dano guracan oo gaalo wadankeena ka leedahay itoobiyana arimahaas ayey ogtahay waxayna rabtaa inay ka hor dhacdo oo iyadoo dakad haysata shidaalkeeda la soo baxdo kana dhoofsato dakad ay iyadu leedahay khayraad soomaaliyana suuq la'aan dhaco sheekhuna wuxuu rabaa inuu ka dhigo arin caadi ah

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 13 днів тому +1

    Shaydan wajisi

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 12 днів тому

    😢waa culuma suldha.yuusan idin wareerin

  • @tayebmussa3836
    @tayebmussa3836 12 днів тому

    Waxaa layiri "Beenloow qof dhintay ayuu markhaati uqabsadaa".

  • @aweysali
    @aweysali 12 днів тому

    Langab iyo darod ohin oo ka kenay hassan libax dheh

  • @mussaali1084
    @mussaali1084 13 днів тому +3

    Ciidamada mareykanka waxey kabaxeen Somalia march 1994 not 5/5/1994

  • @Abdullahi-b6k
    @Abdullahi-b6k 10 днів тому

    Horaa loo yiri dad aan somali ahayn ayaa ku dhex jira .waxaase qaladka leh in xil loo dhiibo.maxamed cali xaamud waa raxan wayn .mana aha somali waa Oromo

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 12 днів тому

    Xaaraami Cali Wajiis Sheekh ma aha waa qabyaaladeyste Wahaabi ah. Ninkii Sheekh u haysta Sheekh waa xooolo. Cadow cadow dhalay.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 12 днів тому

    Nin Somali waxba nooma hambeeyn.

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 13 днів тому +2

    Muxuu ninkaa wayni soo kordhiyey ee uu sheegay, waa waxba malaha nin hurda ayuu ahaa oo moodayey in wax wayn ogyahay.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 13 днів тому +2

    DADKA SHEEQA CAYNAYO ,MAXAAD U CAYNAYSAAN DALKENA SIDA LOO DUMINAYO AYUU KA HADLAA ,

  • @KoosIlmi
    @KoosIlmi 13 днів тому

    Ninkaan asoo dhalinyarada abgaal cismaan ku afeeeyo gidir waaye rag aa soo qarxiyay wuxu yahay alaa og isku dirkaas abolojees uu ka bixiyay

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 10 днів тому

    Maxaakaagabaxay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 днів тому

    HAWIYE BAAHANE IN AY MACDANTA DALKA GADAAN BAA U CAD😂. HAYKAL AY KU TALIYAANA MALAHA OO WAA DAD XOOGAA LACAG AH HADII LOO TAAGO, DALKA IYO DADKABA XARAASHI KARA😂.
    WAA WADA DHUUNI RAAC😂

  • @GodsaveGaza
    @GodsaveGaza 13 днів тому

    Oday Gabadhiisa ka oohinaya ayay dhagaysanayaan Soomaalida.

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 12 днів тому

    Cali washeysi waa dayuus la kordhebey

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 11 днів тому

    Wajiis waa tuug

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 10 днів тому

    Kkkk

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 13 днів тому

    General Wesley Clark ayaa sheegay in somalia ey kamid tahay dalalka la bur'burinaayo Soo inta uu sheikh a sheegayo waa run

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому +1

    SHeekh cali wajiis fekerkiisu waa feker Diciif nimo ah iyo hadaladiisu waa Hadalo Kalsooni daro badani ka muuqato iyo nin hunguri uun eegaya iyo armaad itoobiya la ganacsataa taasi waa hunguri xumo Toloow ma Dekedaha uu sheegayuu Sher ku leeyahay odaygu yaab nin Soomaali hun guriguu la caqli yahay Dulinimo kasta iyo bahdil kasta iyo Doqonimo kasta hunguri buu u galayaa Ceeb caleeg nin Culimo sheega nayoo noocan Diciif u ah bahdilka itoobiyana Hunguri ka door biday

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 12 днів тому

    Itoobiya maanta ayadi baaburburtay maxa diidaya soomaaliya inay utashato dalkeeda iyo qayraadkeeda ayadoon dawlado kale lahoosgayn iyo qayraadkeeda iniiloosoosaaro maadaamoooyo itoobiya bur burtay madaxda soomaaliya maynan si masuuliyad le iyo raganimo aysan uorankari dhulkaas waala isku haystaaye kan soomaaliya kasoosaara wadanka nabdgalyadiisa iyo amniga anaga nawaydiiya ooy inta shiraan umada soomaaliyeedna usheegaan ugu dhaqaaqi layihiin misa ayagu waxmicna dalkooda uguma fadhiyaan oolagama waydiiyo anigu marka aanyaabo markaasaa kamida nin aandalkiisa waxba laga waydiinayn umadaxbanaanay sooma ahan itoobiya iyo soomaaliya waalabo dawladood qayraadkana waykala leeyihiin maantana amni soomaaliya roon waxbadana midakale dhulkaas waala isku haystaa kan aan la iskuhaysan waxkasoosaara anagana maniga nawaydiiya ladhoho walaahi labo qof oosoomaaliya kuma wada hadasheen ilaahoow madax xaqa umada soomaaliyeed uhadasha nookeen oon duliga qaadanayn iyo afduubka ayaguna hishiisa uhishiiya waxqabadka umada siqabyaalad kujiri dhabna ayagu uwada hadla hishiis dhabana wada gaar oodhaha umada soomaaliyeedèy maanta laga bilaabo waxdanbo ishaysada majiro sharciga iyo dawladnimada halaraaco iyo midnimada qayraadka halawad ilaashado

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 13 днів тому +3

    Cali Wajiis, hadda maa u horrayso, danayste, hadba meeshi ay ka bisishahay taagan!

  • @Zaak100
    @Zaak100 12 днів тому

    munaafaq cali wajiis

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 13 днів тому

    Nin soomaaliyeed oo cadoow la shaqaynaya. Lacanatulah calaykum.

  • @AbdullahFarah-z8j
    @AbdullahFarah-z8j 11 днів тому

    Waxaa tahay Munaafaq diinta ku qaraabta

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 12 днів тому

    Waa Argagixiye ku dhex jira maamulka DFS ee Gurguurte hogaamiye. Waana beenaale tuug ah oo ka been sheega diinta,

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 12 днів тому

    Alla been badana 😂😂😂

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 13 днів тому +1

    Asc arintan hadii la ogaa maxaa looga hortagi waayey in gobolo naloo kala qeybiyo, Raga Soomaaliyeed oo isku sheegayo wax garad laakiin way dayaceen dalka, Maraykanka asagaa nagu talaaley Alshabaab

  • @nboss8028
    @nboss8028 12 днів тому

    Asc sideey isu qabaneysaa somaligalbeed ayaa gas laga soo dhoofinaa dhaqaalahana Somalia iyo itoobiya ayaa isla leh oo somali galbeed dhul Somali ka maqan ma ahinoo somali xoolaheeda ayaa la qeysanaa dhaha noh nimanka dowlada ku jiro baati ha gashtaano marka itoobiya ayaa leydinku daraa wax ma tarayaal

  • @mohamudwasuge7383
    @mohamudwasuge7383 13 днів тому +1

    Waa been wuxuu ka badalay ninkii col ahaa 1982 ayuu noqday mareeyaha w/dhismaha soomaaliyed

  • @farhiyaabdirahman5146
    @farhiyaabdirahman5146 13 днів тому +1

    Maryan iyo Yurub haday u soo Socdaan waqooyi

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l 13 днів тому

    Minafaq jiis meqa dhalo o qamriiya ow cabay mise waasasaqay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому +1

    2ba qabiil oo loolan ka dhexeeyaa ma jiro oo ilaa iyo 60 kii ee Tuugtaa shacabka beentaas u sheega say dalka u xadaan shacabka masaakiinta ahna isku dira

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 10 днів тому

    Cali Nijaas waa kadaab Shabab ka tirsan Hassan Fataal na jaajuus u ah Kalb.

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 13 днів тому +2

    Waa kuwa diinta kuqaraabto

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 13 днів тому +1

    yaa gus qoorta lagaaga tumin cali wajiis waa warsangali abgaale sharmuutaa ku dhasheee

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 12 днів тому

    Wadan wuxuu Ku dhisma hogaamiye hogaamiye aqoon leh oo Adah iyo shacab raacsan.haddi lawayo meesha
    Dawlad Kama jirayso , maxaa yeelay hogaamiye jilicsan oo qabiil Ku shaqeeyan iyo shacab aqoontiisa Ka badnayn qabyaalad.

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 13 днів тому

    Waxaan filayaa in kani wuxuu ahaa jaajuudtii

  • @mos1954
    @mos1954 12 днів тому

    Balfiiri Meesha Nalagaarsiiiyay? Weliba Kuwa Somali ah Baa Hormuud u ah Balfiiri Garaadkeena Sida Lookufsaday!
    Somali Masaan Baa Udanbeysay?

  • @alijama6723
    @alijama6723 13 днів тому

    WIXII MAREYKAN LA SHAQAYAA WAX UMADA KA CAQLI IYO CILMI BADAN INAY YIHIIN BUU AAMIN SZN YAHAY WAA KU CELCELINAYAA OQOONTA XATAA MUU FAHMIN IYO CILMIGA WAA KOOFIYAD BACLEE AF KU XOOGLE AH

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 13 днів тому +3

    Shekha matihidee waxad tahay shaydaan faqashaa

  • @SaiidElmi
    @SaiidElmi 13 днів тому

    Wadankiina inigu u tashada somaliyeey cid kale waxba yan laga sugin

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 13 днів тому

    Waa beenalee

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 днів тому

    HIHI 😂 TANI WAA DAMACII HAWIYE😂. MARKABKAY U YEEREEN HAWIYE CEEBTII KA DHACDAY SHIDAALKAY QODA DHEHEEN WAATAAD U JEEDEEN😂. CEEBTII WAATI DAWLADU RAALI GELIN KA BIXIYEEN😂

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому

    Heshiis ma dhici karo Itoobiya iyo Soomaaliya waayo itoobiya way nagu soo xad gudubtaa ma arakaynin miyaa say u dhaqmayeen Abay iyo sarkaalkii xumaa ee Oromka ahaa iyo Safiirkii Soomaaliya itoobiya u fadhiyay siday u had layern ma iloobin iyo Gabre siduu vila Soomaaliya uga talin jiray xiligii Xasan Sheekh Itoobiya intaasoo oo xad guduba fara galin joogta ah Ma kuwaasaanu la heshiinaa,? Waa mud bahdil nagu ah taasu

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому +1

    MA XUMA IN LAKALA FAAIIDAYSTO LAAKIIN ITOOBIYA IYADOO BUR BURTAY OO KALA TAGTAY OO IS NACDAY OO GAAJO GAAJO DHASHAYA BAY DALKA SOOMAALIYEED IYO DADKA SOOMAALIYEED INKIRTAA JIRITAAN KEENA OO XAQIRAYSAA OO YASAYSAA KUSOO XAD GUD BAYSAA MA KU WAAS BAA GANACSI IYO FURSAD SIIN KARNAA??

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 13 днів тому

      Sababta ma taqaan walaal

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому

    Yaab Itoobiya maxaa naga galay maxayse nahu wadaagtaa?? Iyagaaba Saayid naga maqan yihiin Dhul iyo Dadba ee Maraykanku waa edeb daran yihiin Itoobiya marna ma heshiin doono waa cadaw soo jireena waa cadawga maanta cadawga beri Itoobiya waa Xaqiiriin Itoobiya waa Dal ay ku nool yihiin muslimiin badan hadana ay mar kasta xukumaan Kirishtaan ku

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 13 днів тому

    Cali najis wuxu sheego waa beenaale, jaajuus, caade qaate iyo wax kasta uu sheeg la ma aaamini karo.

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 13 днів тому

    been badanaa asagaa aas aasey kuwa uu kamid yahey saraakiishii soomaaliyana ayagaa dhameeyay ka hor inta aysan muqdisho qabsan reer galbeedku inay Alqaacido aas aaseen wuu sheegay

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 13 днів тому

    War ninku beenaaleysanaa garad mabay jirine

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 12 днів тому

    OO WAAD RUMAYSANAYSAAN WARKIISA 😂⁉️.AQLIGIINA YAAN LAGU CIYAARIN😂. WAA BEEN IYO BROBAGAANDO.

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 13 днів тому

    BAL ODAYGAAN WUXUU SHARAXAAYO MABA FAHANSAN DALKA MA MAAMULAN KARTIINE UMADAHA IDIIN TASHANAAYA ISU DHIIBA QABAANO IYO QADAAMADO HA IDINKA DHIGTEENE ILAYN SOOMAALIA MA ISTAAHISHIIN DAL SIDIINOO KALE LOO TASHADO MA JIRAAN.

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 13 днів тому

    Ninkan waa xanuusan yahay waa ciilqabe cuqdad uu uqab galnudug ayaa wax walba oo been ah ugu argqgaadeyayaa Galnudug beenaaie

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 13 днів тому

    Hadalka nuxurkiisa kasoogooso dee

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 днів тому

    Oo yaad Masar kula shiraysay?? Muxuuse ahaa shirka Masar eed ka qayb galaysay??Ma madax baad tahay??

  • @samir7657
    @samir7657 12 днів тому

    Ayu Caqliga ka xadi kara wajiis. Somalia Somaali baa leh sxb. Waxba Casanova gurgurte qiil ha ugadhigin Oromada u rabo inu dhul iyo bad somaliyeed siiyo u ka iibsado. Sheikh na matihid beenaale qof dhintay markhaati gashanaya o tuug ah ayaad tahay adiga iyo kaad wilka uraadinaysid.

  • @HaarunAlcayn
    @HaarunAlcayn 13 днів тому

    tough beenalle ah waaye kkkkk ieithopia marna laheshin meyno illa dhulkena ayno noga baxaan kkkk tasi madhaceyso kkkk odagana wabenlow marken iethopiana iskusiyad mahan ismana shiinaha aya ugadhaw w la ogyahey ineysan abiy mareyknku isku ficneyn kkkkkk

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 13 днів тому +1

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 13 днів тому +1

    Beeèeenloooow

    • @miinkaay
      @miinkaay 12 днів тому

      Sidii ilmo hadal barad ah ha u hadline yaa been low ah? Ma wadaadka? Mise ninka warka laga soo wariyey oo injineerka ah? Mise ninka bogga iska leh?
      Maxaadse ku beenisay?

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 6 днів тому +1

      ETHIOPIAN AYAA NAGA DHAAX BUUXO OO AF SOMAALIGA LAA SOO BAREEY ​@@miinkaay

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 6 днів тому

      NAA DHAAF ETHIOPIAN YAHOOW

  • @A.R.P-eo4wp
    @A.R.P-eo4wp 11 днів тому

    Beenaale waaye kan, waa caado qaadato. waxaan oo kale in la dhageesto ma'ahan. Somali way ogtahay in wadankeeda iyou deenteedaba lagu soo duulay.