Walaahay INA xaashi iyo xirsi dalka ma xukumi doonaan si toos ah cid dooranaysana ma jirto maanka galiya anigu waxaan leeyahay waa Arab 2030 2035 waa samaroon 2040
Anaga og waxay ku heshiiyiin in haday dhaco ururka kaah in lasiiyo lasiiyo dhowr wasiir haday sowada baxaana ay kala noqdaan muxaafid iyo mucarid lolamaya
horta wax sanado badan inaga xigan wax walba filo labadoodna kii ilahay u qoray baahelaya waxanse isleyahay ilahay isaga ogee kii noo yimadaba wa guusheena somaliland ader ciro marlabaad buu tartamaya hashi wa la tartamaya kaahina walatartamaya hirsina xiligiisu sugaya wa sidas meeshu anu aragnp sida muuseina kaahin u yidhi sug eeuu mar kale u tartamay buu cirano u sugaya haday taas dhici waydno hj way kala reebi labadoona haday mar wada tartaman mid uun bay gusha raaco kaakalena wa hanaynaaya
@getwhatyouwant3879 heego ereyboxinteeda cagdheer ayaa lahayde erey bixin samayso yuzra harti hadaan kaaga keenay maxaan kaaga tegay new faqash della eno come on hawdo
warya nabiibiye naatuu gala iska ilali labadan ninba wa guulsyten mid walabana xusbigiisa guulaystay wasiriada hj waa mid hadba kii ilahay u qoraa helaya wa lab geesi oo laholin hashi iyo xirsi kaaah ina xashi dad baa la leh keligiis iyo beeshii qudha malaha dadka loo soo sarayna kujiran qabiilada kale iyo beeshiisba iyo beelaha kaleba mar haday xusbiga katirsan yihin wa isku beel ka samroon hj ka arab ka isaq dhaman intii sku xusbiya way loo soo sary qarna wa u hadhen ader lama eego qofka qoldiisa waxa la eega xusbigee buu yahay yuu tageera ya soo saray taas ku busharayso qabiilka wa ina walay waa inanu ka tashano xusbi u xarbino guusha ina xashina mid la xaqiri karo malah amana aha in beeshiisa wada qadato samroon buu wax ka siiyay meel walba wax buu ka siiayay taas la socon guuliyo gobanimo ina hashi iyo xirsi xata ina kaahin hadi ilahay wax u qray inkaso kulmiye odayga gowracen anagu kulmiye kama tagneen hadan ina kaahin isna is dayacin isna la dayacin
Good reporter xog ogaal
He is the man,I believe I mean Mr Hirsi.
Xirsi w alshabaab
❤❤❤❤
Waa 5 wasiir iska hubso halkaa
Dhegayso. Ama ha dhegaysan waa weriye yaasha aan wararkoodu. Cadaymaha lahayn
5wasiir dheh
mala awaalkan iyo humaagan wararkaagu ubadan yiin ma dad war sax ah u yaqaan baa jira
Xirsi walaga qaadayaa xusbiga ciidagale ayaa lagubadalayaa waayo ciidagale waxba gacanta kuma hayo
Walaahay INA xaashi iyo xirsi dalka ma xukumi doonaan si toos ah cid dooranaysana ma jirto maanka galiya anigu waxaan leeyahay waa Arab 2030 2035 waa samaroon 2040
Xirsi walaga qaadayaa xusbiga ciidagale ayaa lagubadalayaa waayo ciidagale waxba gacanta kuma hayo xussbigii ciidagalena waxay u bireeyeen xusbiga wadani
Xirsi waxaa guulaystay Xisbigii sii. Maxamuud haddii laba wasiir la siiyey waa la hagaajiyey ee intaa ha iimaansado.
Munaafaq munaafaqdhalay
Habarjeclo fursad danbe oo ugu yaraan 20 sano soo socda ma helayaan waayo hadda Waxaa bilaamaysa jeegaanta cusub ee garxajis iyo subayriyadda iyago waxay noqqnayaan outsiders ilaa jakaantaa cusubi jabto modo
Anaga og waxay ku heshiiyiin in haday dhaco ururka kaah in lasiiyo lasiiyo dhowr wasiir haday sowada baxaana ay kala noqdaan muxaafid iyo mucarid lolamaya
horta wax sanado badan inaga xigan wax walba filo labadoodna kii ilahay u qoray baahelaya waxanse isleyahay ilahay isaga ogee kii noo yimadaba wa guusheena somaliland ader ciro marlabaad buu tartamaya hashi wa la tartamaya kaahina walatartamaya hirsina xiligiisu sugaya wa sidas meeshu anu aragnp sida muuseina kaahin u yidhi sug eeuu mar kale u tartamay buu cirano u sugaya haday taas dhici waydno hj way kala reebi labadoona haday mar wada tartaman mid uun bay gusha raaco kaakalena wa hanaynaaya
Waa abid ina soo martay dowlad loo qaybsaday xaartisaam,kuwa dhaqanka iyo koofiyad beenaalayaasha
Heego wax la cuno meesha ma yaalaan 😂
@getwhatyouwant3879 heego ereyboxinteeda cagdheer ayaa lahayde erey bixin samayso yuzra harti hadaan kaaga keenay maxaan kaaga tegay new faqash della eno come on hawdo
@@hassanmohamoud-t7p Heego wax la qabsaday iyo wax la cunay ayey ka sheekeeyaan sagaashankaba 😂 hanti umadeed oo aad daldalataan wa idiinka xaraan apti 🤣
Waar Tuug Tan Cidi Dooranmaysee Waxkale Keen
kkkkkk Sowtaa muuqata in uu xaashi yahay ninka boqolkiiba sodon helay ee xirsi wax kastoo uu watay ladiiday doqon masruufyar lasiiyey waar caruurta hada socod baradaa tahee xashi hortaaba caruur dhabarka laga soo taabtay waxba ka qaadi waayey xirsina kama ilbaxo hebelow dacaayad ii samee waar xusbiga wadani walaahi baan maree waxa iska leh ina mooge iyo garxajis laba sano ka dib ayay taasi hortaada iman imika waad hurudaaye xaashina 7 sano kadib xaashi baa kursiga sare leh Xaashi waa nin ka korran qabyaalad iyo isku dirka hj dhexdeeda yaa neef
Xamar maxay u dabasocdan aqonsiga JSL ee Xogoogal uga hadli ladiihin wareerka simalia naguère hayso
Ma runbaa ma beenbaa been raad .a leeh
warya nabiibiye naatuu gala iska ilali labadan ninba wa guulsyten mid walabana xusbigiisa guulaystay wasiriada hj waa mid hadba kii ilahay u qoraa helaya wa lab geesi oo laholin hashi iyo xirsi kaaah ina xashi dad baa la leh keligiis iyo beeshii qudha malaha dadka loo soo sarayna kujiran qabiilada kale iyo beeshiisba iyo beelaha kaleba mar haday xusbiga katirsan yihin wa isku beel ka samroon hj ka arab ka isaq dhaman intii sku xusbiya way loo soo sary qarna wa u hadhen ader lama eego qofka qoldiisa waxa la eega xusbigee buu yahay yuu tageera ya soo saray taas ku busharayso qabiilka wa ina walay waa inanu ka tashano xusbi u xarbino guusha ina xashina mid la xaqiri karo malah amana aha in beeshiisa wada qadato samroon buu wax ka siiyay meel walba wax buu ka siiayay taas la socon guuliyo gobanimo ina hashi iyo xirsi xata ina kaahin hadi ilahay wax u qray inkaso kulmiye odayga gowracen anagu kulmiye kama tagneen hadan ina kaahin isna is dayacin isna la dayacin
Beenta jooji
KAAH waxay xukumada ka hashay 5 Wasiir, dib ugu noqo hadalkaaga
Xirsina waa la ogyahay wiligii somaliland dooranmayso xirsi.
Stop spreading fake news about Somaliland and the new government.
Beena was ayad tahey