Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
We really enjoyed this Video. Thanx a lot. Greetings from Nairobi Kenya.
Burco Mar hore iyaa igu dabeesay sanadka baan imaanayaa hadu alle idmo alle hagu simo aamiin
Magaaladaydii burco oo aanan arag mudo dheer
Burco togdheer somaliland ❤❤❤
Absolutely
❤
Ma sha Allh heer sare huno
Burco hooyadii somaliland
Xamze xiriir ma kii Abokor Cabdile miya 😂
Isaaqow siyad barena caaya muusana Amanda,waana mida laydika raacay😊
❤❤burco❤❤
Kharaabadan maxaad kasoobuubaysaàaa
Nasaasir xariir nin la dhoho oo sigaar ka ku iibin jiray 1993
Tuwali sxb ma taqaan
BUSHAARO BUSHAARO Dhamaan Daawadayaasha iyo Guud ahaan Asxabta ku Xidhan Boggan 15-ka bishan april oo ku beegan maalin isniin ah Waxaa wasaarada deegaanka ka bilaabmaaya Dhir qaybin sidaa darteed Halaga faa'ideysto oo Qof waliba Gurigiisa,xafiiskiisa,Dugsigiisa,masaajidka xaafadiisa ama goobaha xaafadiisa haka beero dhir waa fursad Halaga faa'ideysto, Asxaabeey Fadhiga ka kaca oo Dhireeya Magaalada iyo guud ahaan Wadanka Asxaabta Joogta Gobolada iyo degmooyinka Hala xidhiidhaan Xafiiska Wasaarada Deegaanka Ee Gobolkiisa ama Degmadiisa.Waad Mahadsantihiin,Xamse xariirbwaxaan leeyahay Iyo dhammaan youtuberka Dalka haka qayb Qaatan wacyigelinta Dhir beerista Dalka.Waad Mahadsan tihiin.
Waar ma reer somaliland baad ahayad maxaa dhexdhexaadka kaa dhigay ee aad dalkaaga u difaacan wayday hadaad somaliland tahay😂😂
iso qabo indr ana ku sheegiye 😂😂😂❤️
We really enjoyed this Video. Thanx a lot. Greetings from Nairobi Kenya.
Burco Mar hore iyaa igu dabeesay sanadka baan imaanayaa hadu alle idmo alle hagu simo aamiin
Magaaladaydii burco oo aanan arag mudo dheer
Burco togdheer somaliland ❤❤❤
Absolutely
❤
Ma sha Allh heer sare huno
Burco hooyadii somaliland
Xamze xiriir ma kii Abokor Cabdile miya 😂
Isaaqow siyad barena caaya muusana Amanda,waana mida laydika raacay😊
❤❤burco❤❤
Kharaabadan maxaad kasoobuubaysaàaa
Nasaasir xariir nin la dhoho oo sigaar ka ku iibin jiray 1993
Tuwali sxb ma taqaan
BUSHAARO BUSHAARO Dhamaan Daawadayaasha iyo Guud ahaan Asxabta ku Xidhan Boggan 15-ka bishan april oo ku beegan maalin isniin ah Waxaa wasaarada deegaanka ka bilaabmaaya Dhir qaybin sidaa darteed Halaga faa'ideysto oo Qof waliba Gurigiisa,xafiiskiisa,Dugsigiisa,masaajidka xaafadiisa ama goobaha xaafadiisa haka beero dhir waa fursad Halaga faa'ideysto, Asxaabeey Fadhiga ka kaca oo Dhireeya Magaalada iyo guud ahaan Wadanka Asxaabta Joogta Gobolada iyo degmooyinka Hala xidhiidhaan Xafiiska Wasaarada Deegaanka Ee Gobolkiisa ama Degmadiisa.Waad Mahadsantihiin,Xamse xariirbwaxaan leeyahay Iyo dhammaan youtuberka Dalka haka qayb Qaatan wacyigelinta Dhir beerista Dalka.
Waad Mahadsan tihiin.
Waar ma reer somaliland baad ahayad maxaa dhexdhexaadka kaa dhigay ee aad dalkaaga u difaacan wayday hadaad somaliland tahay😂😂
iso qabo indr ana ku sheegiye 😂😂😂❤️