WAY OOYSAY GABAR CAAN AH AYAA CUDUR IGU DAARATY ILA HADANA ANIGA XAALKAYGA ….

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 298

  • @Eng_showqi225
    @Eng_showqi225 6 місяців тому +45

    Faadumow Waxaa Kula Talinaa Inaa Habeen Kasta Suuratul Baqara Mobilke Ku shidato Waa Caafimaadey I.a

  • @SalmoSiyaad
    @SalmoSiyaad 5 місяців тому +2

    Cfmaad taam ah allaha ku siiyo hooyadey mcn samideed hurdo cafimd qeeyr qabtoh

  • @fadumamacalinmukhtaar6183
    @fadumamacalinmukhtaar6183 5 місяців тому +1

    Samideyda Alle ha iikaa caafiyo
    Quraanka iyo adkaarta aqriso
    Insha Allaah waad caafimaadeysaa

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 6 місяців тому +18

    Gabdhow guryahiina ku ekaada, dameer baadi ah ookale meel walba ha u taagnaanina. Xiligay hooyooyinkiina idinku nasan lahaayeen aa naaga asaagiin idinku shaqeysanayaan markaasay balo idinka soo raaceysaa markii xoogiina la jeclaado. Ceelal aan biyahooda la cabin baa jira'e is daba qabta

    • @Sundus-i9e
      @Sundus-i9e 6 місяців тому +1

      Wlhi wa ruun bini adanka qar barashooda wa ka shaleyni

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 6 місяців тому +2

      Ssc wallaal waaruntaa gavar amaah ma gasho gurigooda ama guruga nin keeda xataa guriga wallaheena inlloo ogollaado maahin waayo in ey soo dhaxdo ama soo daahdo maahin raviyoow noo asturias ubax yadeena sidra noo asturtay oo shar iyo sheydaan nooga xijaab musllimiinta oo dhan wiilal iyo gabdhoba

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 6 місяців тому +3

    ALLAHA KU XIFTIYO ALLAH KU CAFIYO ALLAH IYADANA KU HANUNIYO WANAG IYO CAFIS DHINACCEGA DUCADA MUSLIMIIINTA KUGU CAFIYO

  • @roodaismai-dm8kb
    @roodaismai-dm8kb 6 місяців тому +47

    Abayo wax waliba quraanka alle ayaa kaweyn bini aadan waxba habaryin muhiimada waa inaad hooyadaa oo qalbigeda ilaaliso naagtaasna baryadeda waxaa kaaga muhiimsan allah baryadiisa istiqaaro tuko allana bari wd caafimadeysa insha allah cibadaada badi quraana isisaar wd caafimadi insha allah

  • @QueenNamu
    @QueenNamu 6 місяців тому +23

    Allah hakucafiyo ameeen ameen yaa rabi

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 місяців тому +9

    Allah Caafimad haku Siiyo Quran
    Isasaar Shakiga iska dhaaf

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 місяців тому +12

    Waxba ayada ha wicin ilaahay wac abayo ilaahay xiriirkiisa ma aha mid lagaa qaban waayayo ilaahay bari salatu layl tuko suratul baqarah akhriso saliga nabiga badi abayo ilaahay wuu ku caafinayaa idanka ilaahay

  • @YousraXaaji
    @YousraXaaji 6 місяців тому +3

    Fartiin Gabadhaas cabsi ayaa heesay wehelkeeda isku ilaalinesay. Waxaa ciladaa ku heeyay markeey jali tahaa walashaan soo raacay. Gabadhaas na ku maa xirnee quran haa isaa saarto insha allah

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 5 місяців тому +1

    Quraan is saar abyo wllshey Alla ha ku caafiyo😢

  • @maryamibrahim9032
    @maryamibrahim9032 6 місяців тому +6

    Alle ha ku caafiyo wax aye kugu leedahay majirto waxaa kugu Finlan quraanka

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 6 місяців тому +21

    Aniga naag rer shabeela ah ayaan la saaxiibey oo sharax qabta baalyo ku dhacdey xanun ayaa idaba dhigtey qoorta habeen iyo maalin wey ixanuuneysa indhaha wax ma ka arki laba cunug oo iijoogey hadal la,an ayay iga noqdeen waan gurigeyga waan nacey nolosheyda waan nacaey marki xanuunku ibilaabayey aya dacdey iney niman sharax tumo iigeyso waan ka diidey ilaahey ayaan uga dacewoodey aakhiro habeen xataa waxaan ku riyoodey iyadaoo xanjo isiisey oo ilkihii isku key dhageen oo hadli kari waayey wey idhibtey soomaliyeey naagaha gurigiina soo galaya iska hubiya iskana ilaaliya

    • @BarakahChannel114
      @BarakahChannel114 6 місяців тому +4

      Allaha ku caafiyo adiyo ubadkaagaba abaayo xasbunaAllah wa Nicmal wakiil aad ukhriso waad ku caafimaadaysaa InshaAllah

    • @9Warda
      @9Warda 6 місяців тому +1

      Wll adkaarta akhriso iyo quraanka suuratul al baqrana akhriso intaad ka akhrin karto

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 6 місяців тому +1

      Rusheeye u tag mida kale sharax ma migis ba ka wadaa wll is quraan saar calaamadaha sixir ka weeye inu qofku gurigisa naco

    • @ayaanmohamed3010
      @ayaanmohamed3010 5 місяців тому

      @@lailaismail1317 walalo ma aqaani waa wax heeso gooniya leh oo lagu ciyaaro sidey sheegeysey gabadh boosaso katimi oo qaadsiisey ayay niman sharax tumo ugeysey waaney caafimaadey lakin ani waan ka diidey iyada waan jaery ilaahada quran ayan isku daweeya

    • @samiraamira-xo4wg
      @samiraamira-xo4wg 5 місяців тому

      sharax cudur miyaa mise waa cillaan saarow🤣🤣🤣

  • @fahmoyousof1745
    @fahmoyousof1745 6 місяців тому +7

    Ilaah hadad kuxiranto, asagaa kugu filan bini Aadam waxba kuuma haayo caqiidadada wanaaji ilaah baa wax walbo haya bari Asaga, suuratul baqarane isku aqri. Ilaahay hakucafiyo.

  • @ifrahali7125
    @ifrahali7125 6 місяців тому +18

    Malaha waxeedi ey ku wareejisay waxey teelka uga qabaneynin Quran halagu saaro illaahey haku caafiyo habo

    • @adenmohammed2065
      @adenmohammed2065 6 місяців тому +1

      waa cayaaal suuq gabadha maxay 20days guri kale usoo seexatay

    • @khadijsibrahim8111
      @khadijsibrahim8111 6 місяців тому

      Alla ku cafiiyo habo 😘

    • @nawalmohamd1524
      @nawalmohamd1524 5 місяців тому

      @@adenmohammed2065wa wasxan layabay hoyaday oneday xata makamaqnan kari

  • @Sukei-s3x
    @Sukei-s3x 6 місяців тому +8

    isha Allah sax ale siiyo cafimad tam ah walashen Somalia 🇸🇴 ❤😢sorry 🙏 abaayo gabar yar oo😢 iman leh weyay masha Allah farxad iyo horto cafimad leh 👆 uqti saxiix dhmntod ale siiyo cafimad tam ah

  • @RozalinaXusen
    @RozalinaXusen 6 місяців тому +10

    sax waaye jacely way kugu soo raaci karaaan xanaaqna way kuguso raaci karaaan waxas ma fiicno allah hku caafiyo abyo😢😢

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 6 місяців тому +9

    QURAAN HALAGU SAARO ILLAAHEEY HAKU CAAFIIYO

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 6 місяців тому +9

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo allaah dartiis

  • @AyaanCabdilaahiyuusuf
    @AyaanCabdilaahiyuusuf 2 місяці тому

    Alahakucaafiyo wllo quraan ka iyo cibaadada akhri oobadihri insha allaah waacaafimaadaysaaye😭😍

  • @ShankaroonAbshir-rm7eu
    @ShankaroonAbshir-rm7eu 5 місяців тому +2

    Alaa hakucafiyo abayo kuraanka akreso😢😢😢😢❤❤

  • @ahmedxasan720
    @ahmedxasan720 5 місяців тому +1

    Suuratul baqara maalin walba aqriso iyo atkaarta ducada subax iyo galab la aqriyo اذكار صباح والمساء iyo alboqr aqriso subixii ito galbtii aqri لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو علي كل شيى قدير waa qaldan tahay alh caafimaad weydii horta hadii adiga aad qalad ka gelin waad caafimaadi

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 6 місяців тому +2

    Asc gabadh waxaan kuu sheegay marka hore xaq Allah ku tuso caafimada Allah ku siiyo hooydeed baari ha u noqoto diintan baro naagna barashadeed iska iloow waxba kama faaiidaysid Allah ku caafiyo

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 місяців тому

    Illaahow caafi rabiyoow ayada iyo inta jiran Aamiin Aamiin

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 6 місяців тому +6

    WAA GABAR YAR WAXEY GURIGADA KA MAQNED 20 MALMOOD INTA KALE BULSHADA AYAA U DAYEY

  • @ShadowNight-o2c
    @ShadowNight-o2c 5 місяців тому

    ilaahay haku caafiyo raxmadiisa haku caafiyo ❤❤

  • @sumayocqadirsumayocqadir
    @sumayocqadirsumayocqadir 2 місяці тому

    Alle hku cafiyo abyo cafimat taam ah ku rajeyna hoyadey samadeda alle noloshda hore hkugu so celiyo si qurux badan ❤🥺🤲🤲

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 5 місяців тому

    Ilaah danbi dhaaf ilah kaga dhigo❤😢mideda kle quraan aqriska

  • @sacdiyo8676
    @sacdiyo8676 6 місяців тому +8

    Allah ha ku caafiyo aamiin yaa

  • @AdnoAhmed-vz7xs
    @AdnoAhmed-vz7xs 6 місяців тому +8

    Allha kucafoyo walal😢😢😢😢😢

  • @nasteexocqadir
    @nasteexocqadir 5 місяців тому

    Allow ku cafiyo abayo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NasroCabdikariim
    @NasroCabdikariim 6 місяців тому +8

    allha haku cafiyo abayo😢😢

  • @tazniimppe
    @tazniimppe 6 місяців тому +5

    Wllhi caloshaa i hurisey illhay ha ikaa cafiyo abyo😢😭😭😭😭😭

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad 6 місяців тому

    Alle ha caafiyo ayada io dhamaan inta xanuunsan 😢

  • @AyanIsmail-og9hh
    @AyanIsmail-og9hh 5 місяців тому

    Fadumo. Quraanka ilaahay akhriso saliga nabiga akhri so ha isku Dulayn nin naag taas ilaahay caafimaad taam ah haku siiso abaayo suura tu baqarah laazim habeen kasta najiidada waad arki Doon taah isha Allah

  • @Saada-b8y
    @Saada-b8y 6 місяців тому +1

    Allah ku caafiyo caafimaad taam ah oo dagdag ah.aamiin yaa Allah.

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 6 місяців тому

    Asc rabiyoow caafimaad qeerqabo allaah ku siiyo xaqna kuma llaha waayo waallidkii ku dhallay ayaa kaaga qiimo badan waayo hooyo hoosteeda in aadku noolaato marka waxbo ha murgin rabi aaka ween yaa xayu yaa quyuum

  • @YaasminXasan-n6u
    @YaasminXasan-n6u 5 місяців тому

    ALLAH KU CAAFIYO 🥰🤲

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 6 місяців тому +1

    ALLAHA HOU GARGARROH AFFIYO CHAFAKALLAH AFFIMAD DEG DEGHAA FATOUMA COURAN KARIM LISTEN 🎶 SURAT BAQARA LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW

  • @MaryanAli-h2k
    @MaryanAli-h2k 5 місяців тому

    Abayo cafimad Allah hakusiyo

  • @abdirahmanhussein9815
    @abdirahmanhussein9815 6 місяців тому +4

    Allaha ku caafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 5 місяців тому

    Allah ku caafiyo Quran badan isasa sar markastana sürat baqra iyo Ruqia daaro

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 6 місяців тому +4

    war waregu ma fiicno gabdhoow guryihiina ku ekada vadow badan ayad ledihiin allaha dhowro dhalinyaradan

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 6 місяців тому +11

    Alle haku cafiyo

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 6 місяців тому +3

    Ilahay walwalka gabadhaas ha ugargaaro Aamiin Aamiin yaa Rabi❤❤

  • @ANUU_12
    @ANUU_12 5 місяців тому +1

    سبحان الله العظيم😢

  • @Fitax-h9d
    @Fitax-h9d 6 місяців тому +5

    AllaH Kucaviyo Abaayo WAD CAVIMADYZAA I.A BAAYO

  • @Najma-sq6nw
    @Najma-sq6nw 6 місяців тому +4

    Alle ha ku caafiyo abyo

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 місяців тому +1

    Alle ha ku caafiyo xabiibti

  • @SuleimanBagaja-hb5vc
    @SuleimanBagaja-hb5vc 6 місяців тому +8

    Allah hacafiyo

  • @salaxabuukar3615
    @salaxabuukar3615 6 місяців тому +2

    Alle haku caafiyow caafimd taam ah alle haku siito amiin yarbi😢😢😢

  • @fatumaahmed1505
    @fatumaahmed1505 5 місяців тому

    Alah hakucafiyo walashey mcn

  • @BishaaroAbdi-f4j
    @BishaaroAbdi-f4j 6 місяців тому +8

    Alaha ku caafiyo abaayo

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 5 місяців тому

    ilahe Cafimad haku siyo Hooyo mcn

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 6 місяців тому +4

    Sorry Sister ilahaay haa kucafiyooh 😢😢😢

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt 6 місяців тому +1

    Waxaas dhib malaha waxaas waxaan waxan moodey inaad soo wado waxan qabaa adhis waxna kaama qaadi karto ha aaminin waxad daarataa suuratu baqaro habeen iyo maalin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 6 місяців тому

    ❤habo bani,aadam waxba kama qaadi karo waxad yeshaa quraan hala saaro quraanka wax ks wayn kuma so diri hooyo iyo aabo u sheeg waxad daremayso waanku so ducaynaa markan cisho tukado

  • @CabdulqadirJaamac
    @CabdulqadirJaamac 6 місяців тому +8

    Allaha kucafiyo wll

  • @FarihiyaAli
    @FarihiyaAli 5 місяців тому

    Alaha ku caafiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @souberahmed1957
    @souberahmed1957 5 місяців тому

    allah ku caafiyo amin amin yaa rabi incha allah hn mcn

  • @GuraySuufi
    @GuraySuufi 6 місяців тому

    Ilahow xanunka caafimaad ugu badal aamin yaa rabi 😢😢

  • @HibaqAbdilahi-t7g
    @HibaqAbdilahi-t7g 6 місяців тому +7

    Alle cafiyo

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 6 місяців тому +1

    Ammmin y'a Rab

  • @AbdulahiFarax-y4x
    @AbdulahiFarax-y4x 6 місяців тому +2

    Alaha ha kucafiyo amiin amiin 🤲🤲🤲

  • @MuntaazCabdiraxman
    @MuntaazCabdiraxman 5 місяців тому

    Alaaha haku caafiyo

  • @FatimaAliadan
    @FatimaAliadan 6 місяців тому +2

    Ilaahay hacaafiyo wlasheen I.a ❤

  • @nimoabdi4526
    @nimoabdi4526 6 місяців тому

    Alaha ku cafiyo abayo baqara laasim hataa aqon dhaga casho habeyn ki
    Suratu fataha 41 jeer isku aqri tasbiixda iyo saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam carabkada haka sulin waa cafimadi niyatana wanaji waxyabaha negative iska ilali mar walbo qeyr rajee inshaAllah waa cafimaadi ilahay ucarar wixi kasoo hara asagaa kaga filan habeyn ki iyo subixi xirsi xir lahow

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 6 місяців тому

    Sura racad aqri habeen walba insha allah 3 jeer rabi waa kaareebaya

  • @faniali6340
    @faniali6340 6 місяців тому +2

    Ilaahay Haku caafiyo wll isagaa awoodee

  • @MohamedHabon-q4k
    @MohamedHabon-q4k 4 місяці тому

    Walashey fatuma alla waxan ku bariya inu ku cafiyo

  • @AyanHared-cw4ww
    @AyanHared-cw4ww 5 місяців тому

    Fatouma wllo allah Ku cafiyo

  • @qalihamda2883
    @qalihamda2883 5 місяців тому

    Allah hakucafiyo ameeen ameen yaa rabi🤲🤲

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 6 місяців тому

    Ilahay haa cafiyo amiiiiiin ya rabi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @MunaAxmed-c8f
    @MunaAxmed-c8f 5 місяців тому

    Wllo Allah ku cafiyo🤲🤲

  • @DjdbHwbwb
    @DjdbHwbwb 5 місяців тому

    Allah kucfiyo wall

  • @BashkaM-p5r
    @BashkaM-p5r 6 місяців тому +3

    Allah ha kucafiyo walal mcn

  • @KhadrogacamayNuur
    @KhadrogacamayNuur 6 місяців тому

    ilaahay ha ku caafiyo abaayo ilaahay baa caafimaadka haaya ilaahay bari allah ayaa kugufilan ilaahay talo saaro

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 6 місяців тому

    Abayo Ilahey cafimad badaan haku siiyo Amiiiiiiiiiiin ee magaceda sheg si waxa kuhayo u u buro🫠

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 місяців тому +4

    Gabadha miyaa la sixray dadka qaar ayaa dadka sixra illaahay ayaa naga og mise jinbaa kasoo raacay

  • @AmuunXaliimo
    @AmuunXaliimo 5 місяців тому

    Ilaaahy bari wllo salaadana tuko zubxanaalayzo markaad zeexanayzid zii waysayzo

  • @SuldankalelefowLelefow
    @SuldankalelefowLelefow 6 місяців тому +1

    Allahow kucafiyo ya rabii 🤲🤲

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 6 місяців тому

    Caafimaad dag alleh siiyo inasha allah 😢😢😢

  • @ManeAli-x5o
    @ManeAli-x5o 5 місяців тому

    Alah kucafiyo abayo fadouma

  • @HalimaHassan-p6m
    @HalimaHassan-p6m 6 місяців тому +2

    Allah hakucafiyo sze😭😭

  • @AbdikarenHusen
    @AbdikarenHusen 6 місяців тому

    Ilahay hacaafiyo aamiin

  • @akramlyrics9788
    @akramlyrics9788 6 місяців тому +3

    Allh cafimd tam ah ku siyo wllshydii

  • @AhmedMohammed-m8q
    @AhmedMohammed-m8q 5 місяців тому

    Alle ha caafiyo

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 6 місяців тому +2

    Gabarey qur'aan halagu saaro wax walba cilaajkaa ka weyn

  • @HidaayoSheikhali
    @HidaayoSheikhali 6 місяців тому +1

    Allh hakucafiyo abyo😢😢😢

  • @Zamzam-sd5bs
    @Zamzam-sd5bs 2 місяці тому

    Allah ku cafiyo abayo mcn 😭😭😭😭😭😭

  • @axmedxusen8793
    @axmedxusen8793 6 місяців тому

    ALLAH ku caafiyo apyo caafi. Aad gaam ah Allah ku siiyo🤲🤲

  • @IqroAli-l6k
    @IqroAli-l6k 6 місяців тому +5

    Allah ku cafiyo ale haka dulqada abyoh

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 6 місяців тому +1

    Gabadha wee xanuunsantahay, Allah caafiyo

  • @BiriyaHalif
    @BiriyaHalif 5 місяців тому

    Allah haku cafiyo abaya

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 6 місяців тому +3

    Alah ku caafiyo abayo Lkn ilaa jada ma fahmin dhibkaada ilaahey isaga wax og

  • @SaharaHassan-vy2ug
    @SaharaHassan-vy2ug 6 місяців тому +1

    Allah hacafiyo🤲🤲🤲

  • @farhanibrahim-w4b
    @farhanibrahim-w4b 27 днів тому

    Wllshy ado rali ah iskacafii wllsha camal wayo iskacafii Abyo Allha kocafiyo muslimentadhan allha cafiyo

  • @AbdiwiliAhmed
    @AbdiwiliAhmed 6 місяців тому

    Allah aakucafiyo sister 🤲🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 6 місяців тому +1

    Habo wax maka samayn karto aåx waan ka xumahay allaha ku caafiyo habo

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 6 місяців тому

    Iska dhaaf alle aya kaweyn kanu caafinaayo insha allaah kor uga bax cidna waxba kama qaadikaro danbigana ayada kuwaregayan.