MEHER AYAAN LA GALAY REERKAYGA AYSAN OGAYN KADIBNA GURIGA AYUU IGA SOO BURIYEY WALGAA HA GUURSANIN.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 113

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 3 місяці тому +45

    Insha allah aniga iyo inta aragta qoraalkayga ilaahey janada hanagu kulmiyo amin ❤🤲

  • @ilhaanmaxamedisaaq4166
    @ilhaanmaxamedisaaq4166 3 місяці тому +31

    Anoo Will Somaali ujeedo nin ajaaniib ilhyow aan guur san 🤲

    • @DRAKRAM31
      @DRAKRAM31 3 місяці тому +1

      Wax garad

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 місяці тому +1

      Nagahan hadee rookaley leyhiin wiil soomalia ba ficn ale kuwa badan jaclan laha inay halmar darbiga sootabtaan sida tan cml ookle hadey noo ruxleyneysa wilzha somalia ficn 😂😂😂

    • @abdikhalidmohamedsugule4105
      @abdikhalidmohamedsugule4105 3 місяці тому +1

      Naaaag nool

  • @user-ug4tr2nc2e
    @user-ug4tr2nc2e 3 місяці тому +10

    كلام فهيمة صحيح 100%
    بس رجالنا صومالية هم السبب
    هم اللي ضيعوها بناتنا لا احترام
    ولا اهتمام ما عندهم ابدا شكرآ لك ي فوفو
    الله يعطيك العافيه ❤

    • @hikli1
      @hikli1 3 місяці тому +2

      حبيبتي فهيمه كلامها مش صح وتذكري دائما البدايات التي لا ترضي الله
      نهايتها لن ترضيكِ أبداً
      فلا تعص الله من أجل من أحببتِ
      فقلب من أحببتِ بيد من عصيتِ
      وتذكرِ بأن الخذلان دائماً يأتيكِ
      من الجهة التي عصيتِ الله لأجلها

  • @xawom3016
    @xawom3016 3 місяці тому +1

    Walahi xaqiiqda ka hadashey, mahadsanid walal. Maanta qof dalkaga iyo dadkaga jecel ba tahay, ajnabi kheer maleh diin kasta halahaado. Gabdhaheena iyo wiilasheena wanaagsan alaha u kusahlo mid ku hilmansiiya dhibkaas . Inta ku kadsoon tana alaha kasoo badbaadiyo. Waxaan arkey sida ay carabtu ula dhaqmaan dadka madoow. Alaha kugu soo celiyey dalkaga iyo dadkaga aya mahad iska leh.alaha ku sahlo mid wanagsan oo wiilasheena ah. 👈✌️👍👍👍👍 “ nin walboo wadankaga wax kuu dhaama maleh, nin walbooow wadankaga wax kuu dhaama maleh.

  • @sweeet_november
    @sweeet_november 3 місяці тому +3

    كلامها صح البنت الصومالية الله يرزقها صومالي محترم يقدرها

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 3 місяці тому +7

    Wlhi Ano will somali ujedo nin ajanib ilahow an guursan wilasheyna igaa badan❤

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 місяці тому +1

      Ma hadero kalay nadhahn wilzha somalia cid kugama dorsankaro xalimo leef leef bilabeen 😂😂😂

  • @ahadkey358
    @ahadkey358 3 місяці тому +3

    Jiheeye ka qariya video gaan

  • @MunoCadey7536-ti5bi
    @MunoCadey7536-ti5bi 3 місяці тому +6

    Qisa waano ah waaye xanuunkeeda wadata

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 3 місяці тому +8

    Kusali nabi wsc ❤❤

  • @mahadcabdi1384
    @mahadcabdi1384 3 місяці тому +2

    Oo guurkas haduna jirin sidad shegayso saw lamad sinansanayn

  • @Aadane1
    @Aadane1 3 місяці тому +4

    Jiheeye haloo sheego qoftaan

  • @ayaanitaabokor4383
    @ayaanitaabokor4383 3 місяці тому +4

    Same to you xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @abdikhalidmohamedsugule4105
    @abdikhalidmohamedsugule4105 3 місяці тому +1

    One waY paaatahay beb eee horay uzoco gabdhaHeena nagabadan xalaaaLka ah

  • @sabriinashacban1954
    @sabriinashacban1954 3 місяці тому +1

    Adigu hadad familga ku ogayn ina u inan ad guursany mab jiro sabta tahy waliga waad ka qarisaynsa qudbo siraad iska dhaf reer xamarka dhaqan fiican mah 😢😢

  • @AbdirahmanTuur
    @AbdirahmanTuur 3 місяці тому +1

    Jecliyaa hablaha bashaalka jecel haddana qiil iyo mar marmarsiiyo keena.

  • @adnawarsame6746
    @adnawarsame6746 3 місяці тому +1

    Qoftan macayi karo lkn wax wanagsan maysan sameyn😂

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud 3 місяці тому +1

    Wlhy Waxaa wax laga xumaado ah in gabar somaliyed ay sharaf teda iyo qiima heda ay lacag iyo wax iska maalmo un ah ay ku badalato I'm so sorry😢

  • @user-ni5oy3qo4o
    @user-ni5oy3qo4o 3 місяці тому +1

    Maashaa alaah .

  • @moahmedmaalin6078
    @moahmedmaalin6078 3 місяці тому +1

    Xaliye qoftaan ma maqlin miyaa?

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c 3 місяці тому +2

    Ajanabi guur iwaydiistay waa jiranyaha saan qabo

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 місяці тому +1

      Waxba hafaan tamine xalimo 😂😂wad rabtaan cadaanka 😂😂

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 місяці тому +1

    Naag somali 🌹 flower maxaa kala haysta ajaniba raga somalida waxee dheeryihin flower hal Dollar jooga gabdhaha soamlida maba arkaan ninka somaliga ee ee dahabka uga daaya biilo xita ayada reerkada biila 😅😅😅

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah 3 місяці тому +2

    "Gabar magaalada aada, oo carabta la macaamisha" = DHILO JIDHKEEDA KA GANACSATA

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 3 місяці тому +1

    Part 2

  • @mohamedyusuf5110
    @mohamedyusuf5110 3 місяці тому +1

    Very true 🎉

  • @user-uk2rk6mu8f
    @user-uk2rk6mu8f 3 місяці тому +1

    Part22222222

  • @user-yh3bi9tt1r
    @user-yh3bi9tt1r 3 місяці тому +3

    Qofka ugu horeeya 😅

  • @naasireid8638
    @naasireid8638 3 місяці тому +1

    Garoob hadana kasbasho iyo lacag isla rabta kaasi waa wuxuu waayay gabar ajaanib daaye mid somali ah arag ayaa buuxeee

  • @user-sr4om4xq7l
    @user-sr4om4xq7l Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @zeytunmoha8242
    @zeytunmoha8242 3 місяці тому +2

    First ahy🥰

  • @adnawarsame6746
    @adnawarsame6746 3 місяці тому +1

    Marba hadey ajanib gursato raga somaliyeed janazadooda wey tukadaan maxa sababay 😂😂

  • @AbdinazirFabio-rz9wr
    @AbdinazirFabio-rz9wr 3 місяці тому +1

    Shuubo cheap and clean 😅

  • @afraxyare2727
    @afraxyare2727 3 місяці тому +1

    Wax laga xumaado ma aha ...sababto oo ah gabar muxrim la'an wareegaysa... oo walidkeed iyo walaaleheed ka qarinaysa xiriirkeeda ..waa ku fiicantahay sidaas iney ku dhacdo

  • @yarkabisha9326
    @yarkabisha9326 3 місяці тому +1

    Fisrt coment uncle😂

  • @MustafBashiirali
    @MustafBashiirali 3 місяці тому +1

    Aniga waxaan qabaa naag aan laqabin lacag yaan lasiin

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 3 місяці тому +1

    Uuu kaa dhanansadey

  • @Nimco-jh2qf
    @Nimco-jh2qf 3 місяці тому +1

    Sax 8 Sano ko noolahay wan maqli jiray wilige ilhey hana xifdiyo😢

  • @DeeqoowCabdifitaax
    @DeeqoowCabdifitaax 3 місяці тому +1

    Sxp part 2222222

  • @user-ph6cr3ft9k
    @user-ph6cr3ft9k 3 місяці тому +1

    Dhulkaga ajanibtaba waad ku sharfaysay anna ga maxad nogu didaysan

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 3 місяці тому +3

    ayada oo siilkeeda free ku bixisay ayey leedahay ubax iyo lacag wiilka Somaliga ha ii keeno

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 3 місяці тому +1

    This days gabdhaha somalida waxaad moodaa in layiri wixiikajooga ladhaho iney radinayaan so guys be careful xataa somaliga xun iska ilaaliya ajnabi iskabadaaye please ❤

  • @waanasiibnololaduun4853
    @waanasiibnololaduun4853 3 місяці тому +6

    Waxa is weydiin Leh Zababta TV yadu aay waraysi uga aadan Dadka so macsiyeeystay Bal Qiyaas Qof soo hor fadhistey malayiin dad ah hadana ku dhahaayo waxan ku dhacay macsi iyo qof qof'kaa waraysanaaya so ma idhankarno TV ayaa Dhaqaale ku bixiya buun buunata La dagaalnka dhaqanka

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 3 місяці тому +1

      Waryaa edeb daradadaa adi maa og in ay waxaas sameesay . waxay tiri waa guursaday guurka ceeb miyaa?

  • @mohamedbooyaax6391
    @mohamedbooyaax6391 3 місяці тому +2

    Adiga oo hada soo daashay oo Ajaanib kaa soo shaweeyey ayaad wali gifts rabtaa sorry wll

  • @duranabdul3452
    @duranabdul3452 3 місяці тому +1

    Alxml 2024 wiil somaliyed oo goriile ah majiro gbdha MARKAY guri ii joogto aan lcg u ogolaaa
    Said mcalin xaliye😂😂😂

  • @raashkakulmiye213
    @raashkakulmiye213 3 місяці тому +1

    Xaraanta aad u bareertay waad ku farax san tahay aniga waxaan ku Leeyahay allah u towbad keen

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 3 місяці тому +2

      Afsoomali soo baro ma dhihin guur xaaraana waxay tiri waan guursaday maxaa danbi uga galee

    • @nasrocabdi4072
      @nasrocabdi4072 3 місяці тому

      ​@@barlinsabriye2029saficn u dhageyso shiiq ayan weydiyay ayey dhahdy marka ma jirin gurkas xaran weye

  • @DeeqAariyo
    @DeeqAariyo 3 місяці тому +1

    Ibashaal hee lacaga rabtaa adiga

  • @Simaneyyy
    @Simaneyyy 3 місяці тому +5

    Hambalyo jakaarta❤103k🎉

  • @maxaadxadi3201
    @maxaadxadi3201 3 місяці тому +1

    ANIGU AAD AYAAN KUU SALAAMAYAA

  • @Apdynajib07
    @Apdynajib07 3 місяці тому +1

    nin Somali ah aduun lacag lagu xiraa lkn kan ajanabiga free lagu siina

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 місяці тому +1

    GUURKA WALI LA,AAN MA ANSAX MAAHAN HADII QOFKU BILAA DAD TAHAY OO UU WALIGU NOQONAYO QOFKA AMIIRKA AH AMA MAGAALDAAS AMA QOBOLKAAS KA TALIYA ,IYADOO GUURKU ASALBA LA SHAACIYO OO DADKU AY WADA OGYIHIIN, LABA KAMA DHAXAYSO GUUR SAXDA AH AMA WAA LA NOOLAA SIDA GAALADA WAAYO MEHER QARSOON MEHER LAMA YIDHAA YAANAN DHALINYARADA LOOGA DHIGIN WAX DIINTU OGOSHAHAY INTAANAD WAX SAMAYN UGU YARAAN OGOOW WAXAA SAMAYNAYSO INAY BANAAN TAHAY HADII KALE CILMI LA,AAN DANBIYO BADAN AYAA GALEE

  • @maxamedyoolax6655
    @maxamedyoolax6655 3 місяці тому +1

    Adiga Hada Waxaa Dhaheysey Wiil Soomali Naftaa Jacel😂

  • @mahadmcc
    @mahadmcc 3 місяці тому +1

    waaba lagu qabaa weli xaa lagaa soo doonaa kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-mz3wm1xu6o
    @user-mz3wm1xu6o 3 місяці тому +1

    Jaareer soomali maweysan nayaa

  • @cadeyare44swaxkale49
    @cadeyare44swaxkale49 3 місяці тому

    Faarax ogaada waa dheeman hee 😊

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid 3 місяці тому +2

    Hor soco wll

  • @raashkakulmiye213
    @raashkakulmiye213 3 місяці тому +1

    Aniga waxaan ku leeyahay allah u towbad keen xaraan ayaan u bariirtay adigoo allah talo saaran karo hada waaba ku xaran san tahay wiilka somali lacag ayaa ku xugeey neeysaa lacag ama fiyooro kulee aniga waxaan leeyahay xaaraan ayaa u bareertay is saqa allah bixiyo wax walba waxaad u sameey say lacag

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 3 місяці тому +1

      Xaraan na dhihin way guursatay guurka xaaraan miyaa?

  • @user-yy5jm7be5k
    @user-yy5jm7be5k 3 місяці тому +1

    😮😮😮😮😮😢😢😢

  • @abdisalanmuhumed6135
    @abdisalanmuhumed6135 3 місяці тому +1

    nagaha jooga laidinka kari wye😀😀😀

  • @DadirluckyDadirlucky
    @DadirluckyDadirlucky 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 місяці тому +1

    MEHER QARSOON MEHER MAAHAN WANAAGNS HAKA SUGIN WAX LA QARINAYO

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed5191 3 місяці тому

    Naag grop way isbixin krta wali la aaan diintee shegty b war gbdhow diinta brta l???

    • @farxiyomaxamuud95
      @farxiyomaxamuud95 3 місяці тому

      @anasmohamed Dadkena kala bar sas aa misanyihiin,garoob rali ahaanshaheeda aya lugu mehriya ayey qalad ufameen

    • @MARIANHUSSEIN-vo9qv
      @MARIANHUSSEIN-vo9qv 3 місяці тому

      Garoob iyo gbr weli la aan ma mehersananto

  • @abdifatahomaryarow4728
    @abdifatahomaryarow4728 3 місяці тому +1

    Wan wey

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 місяці тому +1

    Sheekooyinkaan ma aaminsani in eey run tahay🤚🏽🙄🤚🏽

    • @user-wt5oc9fl7v
      @user-wt5oc9fl7v 3 місяці тому +2

      Same nahy 😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 місяці тому +1

      Wan ogaa inad wali cadaanka kasamri la’dihiin lkn waxan jclan lahaaa inad darbiga sotabataan 😂

  • @NajaxCawil-kf8kf
    @NajaxCawil-kf8kf 3 місяці тому +1

    😢😢😢😢

  • @user-ue5if3xt3q
    @user-ue5if3xt3q 3 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedamal9698
    @mohamedamal9698 3 місяці тому +1

    Naa doqon baa tahy amus nagaha maxe raqiis iskaga dhigan horta nin ajanib ah maxa ku geye walbo carabta nagaha gadal ugu tagan laa yeri aqas

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 3 місяці тому +1

    🥰🥰

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 місяці тому

    Qaxaab meel waliba qaxba ayeey ku yihiin

  • @SuleyIbro-iy7wo
    @SuleyIbro-iy7wo 3 місяці тому +1

    Qofka afaraad 😂

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 місяці тому +1

    War Naga Aamus xoolayahay

  • @faysalabdi1915
    @faysalabdi1915 3 місяці тому

    Anakaa Reer Sacudi ah Sacudi Madow Oo Layaso Aa Free Kugu Dabsaraye Horey Iyo Gadaal Ka Tumaaye Waxey Tagan Tahay Wiil Somalina Lacag Aan Kaqadaa Shuubo Shuun Dheer Abgaal Mii Ayagaa Khaliijka Ila Yemen Free Lagu Cunaa 😂

    • @samiraabdi1909
      @samiraabdi1909 3 місяці тому +1

      O abgal maxa mesha keny bastar yahow 😂

  • @adannur4755
    @adannur4755 3 місяці тому

    Gofki gursado ajanib sasbaa oo taban doonto

  • @haweyohusseinalasow2151
    @haweyohusseinalasow2151 3 місяці тому

    Wow you 😏😊😊😊😡😭

  • @AdanIssack-yo4ju
    @AdanIssack-yo4ju 3 місяці тому +1

    Naga Amus free lugu wasaye markaz na leedhy wilasha somalia wax ka qaada😅😅😅😅

  • @user-yo1pg1vs3w
    @user-yo1pg1vs3w 3 місяці тому +1

    HALAGUGU RAAXEYSTO HADANA XAQAADA HALAGU DUUDSIYO OO RASMI AH WAAAA.....
    AJAANIB AAN EDEB LAHEYN AYAA LOO CARARA HADANA CEEDO AAN DHAMAAD LAHEYN AYAA LA SHEEGANA AAN WAXBA LAGA QABAN KARIN, BALAAYO!!!!!!!.

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 місяці тому

    Sababta hadaan idiin raciyo gabar waxey rabto inta sameyso meshaan lasoo istageyso baan layabey😢

  • @user-zy5hr6dj6n
    @user-zy5hr6dj6n 3 місяці тому

    Been yaan laguu sheegin ninku wuu kugu meher san yahay iska fasaq hadda utag sheekh abuukar xasan maalin

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 3 місяці тому

    Na xaran aya lagugu qabi amus dadka ayay kumaqlini qudbo siro le waye waxas elahey utuba ken

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 місяці тому

      Jacliya jabkiina nagaha nocanoo kale ah naa jooga cadaankad kunaxzantihiin idnkama jacla dantizu wata hda waxay ka mareysa wiilzha somalia wax dhama la’waa 😂😂😂

  • @maleleissa5534
    @maleleissa5534 3 місяці тому +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 3 місяці тому

    Magaca somalia ayeey ku cayaareen meel waliba. Nagahiina dhilooyun weeya ayaa kuu taala.

    • @mjama7664
      @mjama7664 3 місяці тому

      😂😂😂 markas adiga ba laga arkay ina tahy nin jilicsan nin ajnabi ah in u kugula so dhaco nagahina wa dhiloyin dhibku wa adiga jileecaga

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 3 місяці тому

      Asc nimanka carabta dabadey ka wasan nagta aado way iskufaruran sacudi WA Kahana nagaha somaliyeed way bahdilaan ok

    • @beerdilaacshe658
      @beerdilaacshe658 3 місяці тому

      ​@@faizaabdulla3604 ma adaa joogi jiray

    • @JohnAbruzi1
      @JohnAbruzi1 3 місяці тому

      ​@@faizaabdulla3604 Haa oo Midooda xalaasha ah Gadaal kama mari karaan hadana carabta saa'id ayey u dabo jecelyihin Marka luuq luuqey ku Habeestsan

  • @marshalparis
    @marshalparis 3 місяці тому

    labo jaahil oo been iskugu waramaaya 🤣😂🤣nafiska ma youtubka baa lala imaada yaab somalidu youtubka anba social media sixun bay u fahmeyn somalidu wa population 90% benlow ah🤣🤣🤣