SAYID KHALIIFA. GEEDDI CAANO LEH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Khaliif Cismaan Cabdi(Sayid Khaliifa)-Geeddi Caano Leh
    Erayadii Abwaan: Siciid Saalax Cabdi &
    Laxankii:Kaliif Cismaan Cabdi 1986
    Garhayeenka Beeshoow
    Gaadiid Hayinahow
    Guri Lagu Minqaadiyo
    Goobtaad Ku Deelnayd
    Geedihii Naqahaaa
    Haddii Ay Gahayraan
    Cawskii Gubnoodoo
    Dabadeena Raad Go,o
    Gamma, Kuuma Yaallee
    Gaadiidka Soo Raro Oo
    Ha Gibleeyo Socotada
    Waa Geeddi Caano Leh
    Guryo Samo Halagu Furo
    Gaaridii Haweenkaay
    Soo Geli Hoggaan Awr
    Qarqarsiga Ku Gow Sii
    Habka Guriga Loo Raro
    Gurgur Reeryo Jilicda
    Gar Ka Dhaaf Kabaallada
    Dabogeliska Cayn Bay
    Ku Guree Ilmaha Oo
    Gibilkiyo Jarcada Saar
    Gaadiidka Soo Raro Oo
    Ha Gibleeyo Socotada
    Waa Geeddi Caano Leh
    Guryasamo Ha Lagu Furo
    Guud Caddiyo Barbaartaay
    Gedda Lagu Hayaansho
    Goor Subax Jarmaadaa
    Guura Galab Mirtii Dhexe
    Ama Galab Carrowshiin
    Haddaan Gaatis Loo Wadin
    Waa Galan Galcoobaa
    Hadduu Maalin Galana
    Waa Rara Gubyoodaa
    Gaadiidka Soo Raro Oo
    Ha Gibleeyo Socotada
    Waa Gaaddi Caano Leh
    Guryo Samo Halagu Furo.

КОМЕНТАРІ • 6

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 2 роки тому

    I think Siciid Saalax baa tiriyey........ Best Abwaan.........
    "Sayid khaliif:......

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 3 роки тому +1

    Thanks bro

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 роки тому +1

    Mahadsanid. Waa heestii asalka ahayd. Ereyada: Siciid Saalax Axmed.

    • @JaalleAllemagan
      @JaalleAllemagan  3 роки тому +1

      ROBLE, Waa heestii oo dhameystiran., waxaa meelaha ku jira ayadoo aan dhameystirneyn. laakiin waa tan Waa geeddi caano leh oo dhameystiran. Eyaradii Abwaan Macallin Siciid saalax Axmed.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому +1

      @@JaalleAllemagan Waayo waayo.