DALKA SIDII LIIN DHISI DEY. MAXAMED ABUUKAR SHEEKH. ( MACAASH). ERAYADII MAXAMED XUSEEN. 21/2/1972.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • DALKA SIDII LIIN DHISI DEY. MAXAMED ABUUKAR SHEEKH. ( MACAASH). ERAYADII MAXAMED XUSEEN. 21/2/1972.
    Maxamed Abuukar Sheekh(Macaash)-Dalka Sidii Liindhisay Waa Hees Maay Ah Oo Waddani Ah
    Erayadii: Maxamed Xuseen
    Wuxuu Ku Luuqeeyey 21/02/1972.
    Dalka sidii liin dhisi dey
    Dowladii mariidi
    Dal ma dhisaane
    Unu lee nadaagaayeen
    Deynta sidii liin gudi dey
    Dowladii mariidi
    Deyn ma gudaane
    Unu lee nadaagaayeen
    Danta sidii heli dey
    Dowladii mariidi
    dan ma la hayne
    Unu lee nadaagaayeen
    Walaal sidii liin heli dey
    Dowladii mariidi
    Walaal ma haayne
    Waraabe lee haaytee
    Waroo sidii liin qodi dey
    Dowladii mariidi
    War ma qodaane
    Waraabe lee haaytee
    Wabiga sidii liin hiraaw dey
    Dowladii mariidi
    Wabi ma hiraane
    Waraabe lee haaytee.

КОМЕНТАРІ • 11

  • @JaalleAllemagan
    @JaalleAllemagan  3 роки тому +4

    Maxamed Abuukar Sheekh(Macaash)-Dalka Sidii Liindhisay Waa Hees Maay Ah Oo Waddani Ah
    Erayadii: Maxamed Xuseen
    Wuxuu Ku Luuqeeyey 21/02/1972.
    Dalka sidii liin dhisi dey
    Dowladii mariidi
    Dal ma dhisaane
    Unu lee nadaagaayeen
    Deynta sidii liin gudi dey
    Dowladii mariidi
    Deyn ma gudaane
    Unu lee nadaagaayeen
    Danta sidii heli dey
    Dowladii mariidi
    dan ma la hayne
    Unu lee nadaagaayeen
    Walaal sidii liin heli dey
    Dowladii mariidi
    Walaal ma haayne
    Waraabe lee haaytee
    Waroo sidii liin qodi dey
    Dowladii mariidi
    War ma qodaane
    Waraabe lee haaytee
    Wabiga sidii liin hiraaw dey
    Dowladii mariidi
    Wabi ma hiraane
    Waraabe lee haaytee.

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 3 роки тому +1

    Masha alaah keydkii hore wa lo bahan yahay sida ku wad

  • @abdihassan3840
    @abdihassan3840 2 роки тому

    thanks mahadsanid

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 роки тому +1

    Alaha u naxariisto

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 3 роки тому +2

    Wllkeey heeso badan oo wadani ah ayaan kaa sugeynaa

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 3 роки тому +1

    Ok

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 роки тому +1

    Hees taariikh weyn leh.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 роки тому

    Jaalle alamagan heestii cabdi maxamed caafimaad noo soo raadi erayada waxaan ka xasuustaa Somaliyoo Hal ah heeryada gumaysiga ka hoos ordaayow heberdyahaw lagaa badi

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 Рік тому

    Meeshu waa Baidoa (Baydhaba).
    Heeskan waxa curiyey oo ku luuqeeyey nin aan saaxiib ahayn Mohamed Hussein (Manyaase) hadda in uu nool yahay war uma hayo. Manyaase wuxuu deganaa xaafadda Carabta ee Baydhaba, markii danbena loo bixiyey Xaafadda Isha. Anigu waxaan deganaa xaafadda Buulo-Jamiico markii danbena loo bixiyey Xaafadda Hawlwadaab. Waa xusuus dheer.

  • @gaalkacayomudug7627
    @gaalkacayomudug7627 3 роки тому

    Ariirey may fadaasee kkkkkkkkkkk