Hees Goojacade Ayaan Toromso Xafladii SSC Khaatumo Belgium

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 11 місяців тому +15

    Reer khaatumo heesta laxankeedu inaba caadi maaha ayaan hees iyo badh, anoo reer hargeisa aad baan uga xumahay xaqdarada loo Gaystay dhulbahante, Allah ha idiin siyaadiyo nabada

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 10 місяців тому +3

      Waad mahadsan tahay qof qalbi nadiif baad tahay

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 11 місяців тому +5

    Reer khaatumo dembiga iska yareeya guusha allah idin siiyeyna ku mahad naqa

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 11 місяців тому +5

    Harti Waa Guuleysatay .. Cabsi Cabsi Waaye Wlhi😊

  • @rahmacawil7252
    @rahmacawil7252 11 місяців тому +2

    Manshaa alllah tolkay oo faraxsan ana ma farxadbaa iga maqan iinoolaada ilmaderayaal ilyartu inama cawryaan ilaahayoow isha nacabka naga qabo ssc guuul guul khaatumo waligaa jir oo joog guuulguuul ssc

  • @user-zc1co8qq6d
    @user-zc1co8qq6d 11 місяців тому +12

    Wooow mashallah mashallah daaroodnimadu macaanaa

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 11 місяців тому +3

    WAX BAA KA DHACAY DAD BAA ISAGU YIMID KAPTAN AYUUB CABAAS MADANI BOODHARI YACQUUB AYAAN KIIN CABDI HOLAND GUULAYSTA DHAMAANTIINA HANBALYO GUUSHA WAYN EE HARTI HESHAY🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️

  • @hamdiiidle3079
    @hamdiiidle3079 11 місяців тому +5

    Mashallah guulaysta xaqoo dulmi diidaan arkaa darwiish hubka qaatayoo dagaalamaan arkaa.....

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 11 місяців тому +6

    GUUL SSC GOBONIMO ❤❤

  • @vitoriavibe9905
    @vitoriavibe9905 11 місяців тому +4

    Allah ya cisak General Ayub @kabtan Ayub Calankii oo dhacay buu ka daba tagay🎉🎉🎉 ❤❤

  • @faizam523
    @faizam523 10 місяців тому +1

    Hambalyo reer Khaatumo State of Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 👌 Ayaan masha Allah hilibkii waad la dagaalantey, quruxduba waa caatada show🎉🎉🎉

  • @BosteyA-pb7xv
    @BosteyA-pb7xv 11 місяців тому +3

    Taleex 1900 hadana 2023 goojaacade guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭♻️👍🛖🛖🛖🛖😁xorbaaa

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 11 місяців тому +11

    Am work dancing so cool

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 11 місяців тому +3

    Masha Allah ilaahay ayaan xamdi unaqaaya inuiu taan igu simaye Dadkaygow dulmigii iska dulqadaye farxada ayaan la ooya 8 months u dabaye illaahow xaqa noogu hiil❤❤❤❤

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib 11 місяців тому +2

    Df maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤guul iyo gobo nimo dhaladka isirkiisu isbadelin df isha cadawgu kaadedan❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 11 місяців тому +4

    Allow farxada usiyaadi xasadka idinka jabi

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 11 місяців тому +3

    Gacalkeygow guuleysta

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 11 місяців тому +12

    Masha’Allah! Waa habeenki halgamayaasha. Waad u qalantaan inaad damaashaadaan ilma adeerayaal❤️❤️❤️❤️❤️

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 11 місяців тому +1

    Wow cajiib ree khaatumo guul iyo ree tolkay❤❤🎉❤🎉❤🎉

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 11 місяців тому +4

    GUUL HARTI GOBONIMO ❤❤

  • @nurqorane-od4oq
    @nurqorane-od4oq 11 місяців тому +3

    Maashaa ALLAAH.
    Tolkay Harti iyo Turkiga Mooyee Aadmiga kale Tabar ma leyahay??????

  • @simisra1179
    @simisra1179 11 місяців тому +2

    Waa qiirooday wlhii😭💙🤍🐎

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 11 місяців тому +3

    Waxaa aad isoo jiitay Wariye bakayle.🇸🇴👍💪

  • @Light-q3r
    @Light-q3r 11 місяців тому +16

    I love 💕 goojacade

  • @Somfox1
    @Somfox1 24 дні тому +1

    Mujaahidiinta Daraawiisheed .. dad jecel Somalinimada iyo Midnimada Umada Somaaliyeed .. GOBONIMO

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 11 місяців тому +2

    Goulesta SSC garabkina❤❤❤❤❤

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 11 місяців тому +1

    Waa bashaalaya. Salaan ka timid USA🇺🇸💪

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 10 місяців тому +1

    Khatuumo state of Somaliya guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷🩷💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🦁🦁🦁🦁❤️🐎✅👍👍👍💙🩷🩷🩷🩷💚💚💪🦁👍

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 11 місяців тому +2

    Amazing 👏 🙀 😯 song 🎵 ❤️ 👌 😍 thank you so much xxbti ❤❤❤

  • @fadumaahmed220
    @fadumaahmed220 10 місяців тому +1

    United Masha'allah 🎉🎉🎉

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +3

    Rabi Cadowgiina Ciil & Cadho Ha’UdiLo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 11 місяців тому +2

    Gojacade groups ❤❤❤

  • @munoahmed9290
    @munoahmed9290 10 місяців тому +1

    Kuwii farxadeena ka taliyay wiilashenow rbi hydin xifdiyo

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 11 місяців тому +1

    MANSHALAAH MANSHALAAH GUUL IYO GOBANIMO ALLAHA IDIN KORDHIYO

  • @suubanfarah6683
    @suubanfarah6683 11 місяців тому +4

    Mashallah tabarakallah guul iyo Gobanimo!!!!

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 11 місяців тому +1

    Gojacade groups we love you

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 11 місяців тому +2

    CaasinimoAlle Nimcaday kaa Celisaa, Ciyaar looma baahnee Alle kacabsibaa larabaa

  • @husseinhared
    @husseinhared 11 місяців тому +3

    ❤❤❤❤❤❤guul gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul❤❤❤❤

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 11 місяців тому +3

    Mashalah sax

  • @user-iy5zv1gm8e
    @user-iy5zv1gm8e 2 місяці тому

    Fanaanadan ayaan waaa ayo ma mareexaanbaa mise waa dhulbahante 😮😮😮

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +1

    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 місяців тому +3

    Ma sha allah guul SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 11 місяців тому +1

    Looma kala harin masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-cu4xb8sd8m
    @user-cu4xb8sd8m 11 місяців тому +3

    Guul iyo reer ssc khaatumo ❤❤❤

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 11 місяців тому +1

    AYUUBOOW GARAADAHAASU MA KUWII FAYSALBAA

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi 11 місяців тому

    Guul KHATUMO

  • @kaltumjama6989
    @kaltumjama6989 11 місяців тому +1

    Waan nacaa habar wayno bilaa xijaab ah naa Allah ka cabso dhinaca kale viva khatumo state❤

  • @fadumaahmed220
    @fadumaahmed220 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SaynabJaamac-gc7sd
    @SaynabJaamac-gc7sd 11 місяців тому

    Maa.sha.allah...guuuuuuuuuuuuuul.harti.weyne.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedabdisalaxAhmedabdisalax
    @AhmedabdisalaxAhmedabdisalax 4 місяці тому

    ❤❤ thabk sis

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 11 місяців тому +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 11 місяців тому +2

    Waa la guuleystey Haladhiso Laascaano ❤❤❤❤❤❤❤

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 11 місяців тому +3

    Mashalaah tabarakalaah guulaysta goor kasta bidmilaah SSC iyo walalahood aamiin yaarabi cadow idima helo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉❤

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siman111
    @siman111 11 місяців тому

    Please indro gabadha haajigeda jooge la fogada Ayaan ind mcn guulayso qurux badan

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 11 місяців тому

    Guul janahirta

  • @AmirOmarali
    @AmirOmarali 11 місяців тому

    Jiji in the house

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 11 місяців тому

    AYAGOO SOMALIA DADKOODA QAXOOTI YIHIIN 80% OO QURBAHA TUUGSI IYO GAAJO TAGEEN OO ILAA MAANTA 2023 KII QAXOOTI AH BEEY DAGAAL WADAAN IYO QABYAALAD WAXANA DHIBKAAS WADA DAAROOD FAQASH FIDNO WEEYE ALLAAH JABIYO DHULBAHANTE

    • @ismailyusuf415
      @ismailyusuf415 11 місяців тому +1

      Mad ka xuntahay? Guusha Allah bixiya cidna kumay Duulin , ee cadawgooda Allah jebi .

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +1

    Jah ILmaadeeradey Idinmawaayo Huunooyinoow Cadowgiinu Ciida HaCuno Insha Allaahu Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🔥💪

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha Allah ssc guul guul

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 11 місяців тому +1

    wiooow wooow ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ darwiish hunkaqaatoo 🩸🥰🥰🩸

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ali34388
    @Ali34388 11 місяців тому

    Maasha alaah ❤️🥀❤️🥀❤️🥀❤️🥀💪💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👍🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому

    ❤️❤️❤️

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 11 місяців тому

    Guul layskaga dambeeyo guul maaha

    • @issemohamed7812
      @issemohamed7812 10 місяців тому +1

      Ninki kaxunoow kanaxoo nafta waaa

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m 11 місяців тому

    Warqad. FURAN. OO. KU. SOCOTA. HOGAAMIYE. FIRDHIYE
    HAMBALYO. Maamulka. CUSUB. EE KHAATUMO/SSC
    Hogaamiye. FIRDHIYE. Maanta. Soomaali. Maamulkiina (Khaatumo) ayaa. u. Fursado Badan. Oo. Caalamka. Oo. Dhan. Idin. Soo. Eegayaa. Oo. Cid. Walbaa. Bartiina. Dooneysaa. Iney. Idiinku. imaato. ee. Meel. Kale. Waxba. Ha. Ka. doon doonin. Hana. U. Hanqal. Taagin!!!!
    Qiblad. Siyaasadeed. Kuma. Jirto. Afka. Soomaaliga.. Wax. La. Dhaho. ee. Hogaamiye. Ha. Ku. Kaftamin. Arrimaha. Siyaasadda. Iyo. Magacyada. Meelaha. CIBAADADA. EE. ALLA. BARAKEEYEY.
    Qiblada. Waa. Meel. Qayb. Ka. Ah. Meelaha. CIBAADADADA. Ee. Allaah. Barakeeye. Oo Saamayn. Ku. Leh. Si. Gaar. Ahaan. SALAADA. IYO. XAJKA. Xajka. Iyo. Salaaduna. Waa. Labo. Tiir. Oo Ka mid. Ah. 5 ta. tiir. Ee. Islaamka. Qibladu. waxay. Ku. Taalaa. Masjidka. XARAMKA. EE. Magaalada.MAKA-AL-MUKARAMA. ee. Dalka. Sacuudiga.
    Meelaha. aad. Wax. Ka. Eegayso. Adigaa. Maanta Ka. Magac. Iyo. Fursad. Badan. Ee. NAFTAADA. AAMIN.
    Soomaalinimadiina. Iyo. Midnimada. Soomaaliyeed. Maamulkiina. Ku. Soo. Dhaweeya Waad. Ku. Mahadsan. Tahay, waxaadse. Maskaxda. Ku. Haysaa. Dalku. Waa. Federal. Oo.maamul. Goboladdaa.la. dhisay. Qaarkood. ayaa. La. sheegayaa. . Iney. Ka. Awood. Badan. Yihiin. . Dawladda. Dhexe.
    Dawlada. Federalka. Heer. Gobol. (Maamul. Goboleedyada) Marka. La. Joogo. Waxay. Lee. Yihiin. Awood. Fulineed. Oo. Buuxda!!! Marka. Heer. Federal. La. Joogana. (Dawladda. Dhexe. Ee. Muqdisho). . Waxaa. Looga. Danbeeyaa. Arrimah. Dibada. Iyo Xiriirka. Caalamka, Safaaradaha. Iyo. Bangiyadii. Lacagta. Oo. Weli. Qabyo. Ah.
    Dhanka. Ciidamada. is bar. bar. Yaac. Ayaa. Weli. Ka. Jira. sidaa. Awgeed. Duruufaha. Federalka. Haysta. Awgeed. Cidna. Ma. Fili. Karto. Ciidamo. Federal. Oo. SSC. Dhawaanahaan. Soo. Gaara!!!!
    Deeqaha Soomaalida. Caalamku. Siiyo. Qaybtiina. Iyo Wixii. 30kii. Sanno. Ee. La. Soo. Dhaafay. Ee. Disputed. Area. La. Idiin. Yaqaanay. Idin. Dhaafay. Ayaad. Xaq. U. Leedihiin. Oo . Hadda. Waxay. U. Badan. Tahay. In. Beesha. Caalamku. Bartiina. Idiinku. Keenayso. Iyadoo. Aan. Cidina. Idin. Dulaalin. Haddii. ALLA. IDMO. Barnaamijkii. Deeqaha. Iyo. Samafalka Soomaaliya. Wuxuuba. La. Socon. Waayey. Amni. Xumo. Konfurta. Soomaaliya. Oo. Haddii. Amnigaa. Aad. Muujiseen. Sii. Adkeysaan. Waxaad. Kala. Xaajoon. Kartaan. Wadashaqayn. Oo. Labada. Dhinacba. Ay. Daneyn. Karaan!!!!
    Kalsoonida. Ugu. Weyn. Cidda. Aad. Uga. Baahan. Tahay. Waa. Reer. Sool, reer. Buuhoodle. Iilaa. puntland. ( Nugaal. Mudug, Sanaag. Iyo. BARI) Intaas. ayaa. Kuugu. Filan. Nabad. Iyo. Sugida. Amniga. Maamulka. Khaatumo!!
    Soomaalida. Oo. Dhan. Waa. Walaalo. Oo. Gobol. Walba. Duruufo. Gaar. ah. Ayaa. Ku. Xeeran. Mana. Jirto. Meel. Xirfada, cududa. Iyo. Dhaqaalaha. Isugu. Tagay. Sanadkaàn. Gobolka. SOOL.gobol. Soomaaliyeed. Oo. ayJoogeen!!!! Markaa. Walaalnimo. Iyo. MIDNIMO. SOOMAALIYEED. AYAAD. HORMOOD. U. Noqon. Kartaan. Ee. Ma. Tihiin. Safka. Dambe, weliba. Waxaad. Og. Tahay. In. Gobol. Walba. Culays. Ku. Filan. Haysta. Oo. Sool. Iyo. Buuhoodle. Laga. Filayo. Meelaha. Soomaaliya. Ugu. Nabdoon. Iney. Ka. Mid. NOQDAAN. Mustaqbalka. Insha-allah.
    Su'aashu. MARKA. . Waa. Maxaan. Iska. Kaashanaa. Soomaali. Weyn. Sida. Federalka. Iyo. Maamul. Goboleedyada. Federalka. ciddii. Xiisa. U. QABTA. ee. MA. Jidho. Kaalaya. Nala. Wareega. Ama. Na. Maamula. Weliba. Iyadoo. Arrimihiino. Qabyo. Yihiin. Meelaha. Qaarkood. ( unfinished. Bussiness). Qabyana. Ninkeedaa. Dhammaystira!!!!
    Koonfurta. Soomaaliya. . Badankeed waa. Meel. Dagaal. Oo. Shabaab. Dhuunta. Qaraxyo. Uga. Lisayo Waxaa. La. Idina. Filayaa. Inaad. Meelo. Amniya. Ugu. Talagashaan. ( Safe. Heaven) . Ama. Magaalooyin. NABDOON. oo. Madaxda. Soomalidu. Ku.nasato. ama. Caruurta. Iyo. Xaasaska. U. Soo. Dirsadaan. Int. Dagaalku. Ku. Socdo. Oo. aad. U. Soo. Dhaweysaan, Lacagtana.ka. qaadaan. Ganacsiga. Gobolada. Isu. Furtaan. SSC. Ilaa. Koonfurta. SOOMALIYA. iyo. Waqooyiba. Marka. Muuse. Kursiga. Laga. Badalo!!!!
    Gobolada. Waqooyiga. Ee. Somiland. Loolan. Hogaamineed. Ayaa. Ka. Socda.tan. iyo. Markii. aad. Ciidankii. Maamulka. Muuse. BIIXI. KA. DIDISEEN. Goojacade. Iyo. Gobolka. Sool. Ilaa. Haddana. Lama. Hubo. Cidda. Talada. Somaliland. U. Hadhi. Doonta. Maamulkii. Muuse. Ee. Doontu. La. Caarinayso. Iyo. Dabaylha. Xagaaga. Iyo. Beelweynta. GARXAJIS. OO. TARAHOODA. AAMINSAN. IN.LA. JOOGO. MAANTAN. Helay. Jabhadda. Gacan. Libaax. Oo. La. Maagan. Muuse. Iney. Baaqigii. Maamulkiisa. Iney. Booska. Ka. Riixdaan. Xilli. Uu. Gatey. Hogaamiyayaashii. Xisbiyada. Siyaasadeed. Ee. UCID. IYO. WADANI.
    Waa.inaad. fahamtaa. Cadowgiinu. Inuu. Ahaa.MUUSE. BIIXI. oo. Uu. Jabay. Iminkana loo.filayo. inuu. MEESHA. KA. BAXO!!!!.sidaa. awgeedna. Uusan. reer. Somaliland. Madax. U. Sii. Noqon. Karin!!!!
    Shacabka. Reer. Somaliland. Waxay.dantu.ugu.jirtaa. maamul. CUSUB. INEY. DHISTAAN. SIDIINA. OO. KALE. OO. AY. HESHIISKA. IYO. NABADA. Aad. Ku. Baaqday. Ka. Faa'iideystaan!!
    Adduunku. Wuxuu. aaminsan. Yahay. In. Dawlad. Goboleedka. Ugu. Kheyraadka. Badan. Soomaaliya. Uu. Ka. Soo. Socdo. Deegaankiina. SSC. Waxaanan. Filayaa.maamulka. laguu. Doortay. Waa. Mid. Qabyo. Ah. Oo. Weli. Dhismaya. ( Wòrk. In. Process) ama. Buildiing. Up. For. Development) . Oo. Shaqada. Ugu. Weyn. Ee. Ku. Hortaala. WAA. Labo. Arrimood
    1. Amniga. Khaatumo. Oo. Aad. Madax. U. Tahay. Adoo. Kaashanaya. Shacabka. Punþand. Ee. Ku. Dhinac. Taagan iyo. Ìsku xirka. Deegaanada. Beriga. Sanaag.
    2. Dhismaha. Dawlad. Goboleed. SSC. Oo. Buuxa. Oo. Leh. Dekad, Magaalo Ganacsi. Iyo. Caasimad. Sidoo. Kale. Yeelata. Madaxweyne, Gole. Baaamaan. Iyo. GOLE. WASIIRO. Waxayna. Ka. Go'daa. Oo. Aad. Kala. Tashaneysaa. Reer. Khaatumo. Iyo. Shacabka. Iyo. Maamulka. PUNTLAND. OO. QAYBO. Deegaanka. SSC. AH. Ka. Mid. yihiin. Una. Baahan. In. LAGA. HESHIIYO. SIDAY. DAWLAD. GOBOLEEDKA. SSC. U. DHAMAYSTIRI. LAHAAYEEN.
    Nabad, Cadaalad. Iyo. Guul. Ayaan. Kuu. Rajeynayaa, reer. Khaatumo. Iyo. Somaliweyn. Oo. Ay. Somaliland. Cusubna. Qayb. Ka. Tahay!! Nabadgelyo..Jimco. Mubaarak.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 місяців тому +1

    Maashaa allaah reer khaatumo guuuuuuul

  • @mimipuloo7879
    @mimipuloo7879 11 місяців тому

    3:01 3:08 3:08

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +1

    Allaahu AkbaR☝️

  • @nimcomaxamed4538
    @nimcomaxamed4538 11 місяців тому

    Jah😢🎉

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 11 місяців тому +1

    Mashalaah tabarakalaah jamahiirta qurbaha guulaysta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 11 місяців тому

    Kkkkk issaq is not esy walahi 2023 aya xornimo laaka qataye

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 11 місяців тому

    Gabadhan ma d5 baa?

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 11 місяців тому

    Huwantii waa baashaalayaan somali land waa u dhimasho

  • @munaahmed4124
    @munaahmed4124 11 місяців тому +2

    Maansha allah my people Harti gaabgaab waa idin salaamaya]

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 11 місяців тому

    Wllhi waxan la yaabanahay dadkan 2023 xoriyad u dabaal dagaya 😂😂😂😂😂

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 10 місяців тому

    Gooje cade ilaa maraaga Ciidankii galaa ku jiray… Nimanka maalinkaa halaag ayaa ku dhacay

  • @Raho339
    @Raho339 11 місяців тому +1

    Cadowgiinu HooZZ👎

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 11 місяців тому

    Calan aan dhafin lascnod ka ordaysan waa reer khiyaali ku nool hadhawna is caya markii waxaas socon wayso 😂

    • @darkplace9933
      @darkplace9933 11 місяців тому +1

      Adaa iska hadlaya wlhi oo kaagu hargysa dhaafin citiraafki 32 sana raadinaya khas

    • @LuckyAbdiMohamed
      @LuckyAbdiMohamed 2 місяці тому

      Kaga ka sheeke snm xagee laga yaqaana kan calaanka blugu ku ab tirsada shame on you fuckingland

  • @ahmedwelihassa3544
    @ahmedwelihassa3544 11 місяців тому

    Tolow inadeerkay Bakayle muxuu Dareemayaa, damiirlaawe

    • @Jualli
      @Jualli 11 місяців тому

      Garxejis is Yusuf harti
      7 habroot kale ayaa isaaq ah
      Garxejis land no more smlnd

    • @hanihirsi4354
      @hanihirsi4354 11 місяців тому

      Nacas

    • @hanihirsi4354
      @hanihirsi4354 11 місяців тому

      Kasi waa duli

    • @LuckyAbdiMohamed
      @LuckyAbdiMohamed 2 місяці тому

      Gaan harti buu ku jira muxuu dareemi lahaa😊

  • @mounaabebe8126
    @mounaabebe8126 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamednuurcabdi1491
    @maxamednuurcabdi1491 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤